DEGDEG: “Maxamed Siyaad Barre Wuu Na Cadaabay Fircon buu Nagu Noqday” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 12

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 8 днів тому +2

    Madaxweynaha diinta dhalinyarada difaaca dalka sunta cadawga iyo huwanta waa hogaamiyaha ruuxigaa faysal hala doorto

    • @user-lu8vx9bb6x
      @user-lu8vx9bb6x 8 днів тому

      Walee geelow geed walba daaqdee maalintaad coin daaqdaa laguu yabaa
      Doorta Faysal

  • @saja9892
    @saja9892 8 днів тому +1

    Shacabka isaaqow ninkaan siyaad bare mala daagaalay mise dawladiisii buu ahaa waxa idiin taliya waa ragii siyaad bare u shaqaynayey majirto meel ay ka taliyaan haraadigii siyaad bare oo aan hargeysa ahayn soomaaliya oo dhan marka waa inay siyaad bare caayaan si aydnaan u fahmin nacaybna idinku beeraan si ay idiin xukumaan sharciga laydinku dhaqaana waa kii siyaad oo aan wax qabad lahayn iyo waxay soo kordhiyeen oo idinka faaiido idiin ah canshuurta oon bay idinka qaataan kala barta bad iyo webi

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 8 днів тому

    Aniga oo ah dhashii snm iyo dadkii ay dhibaatadu ka soo gaadhay dawladii kacaanka ahayd waxa aan caf iyo saamax naga ah siyaad Barre mar hadii uu ummada ka hayey khainiinta basaasiinta xabashida ee qarsoonaa oo wajiyadoodii dhabta ahaa uu soo baxay.

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 8 днів тому +1

    😂😂😂😂WAALIDII oo QOF ah hadalkiisu waa NACNAC & NIIC aan NUXUR iyo MICNO lahayn!!!😂😂😂 MASAAKIIN weeye HALAAG lagu wado ummada noocaasi INDHO u yihiin

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 8 днів тому

    Fataalka qarniga

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 8 днів тому

    Siyaad bare muxuu kaa heestaa oo mar walba u heysataa ma hooyadaa buu kugu hor wasay

  • @FarxanCabdi-nr4gs
    @FarxanCabdi-nr4gs 8 днів тому

    bal gaal gal dhalay inuu yahay wanala layay aqli aan ka ahayn dadka walan ha usheego

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 8 днів тому

    Maalinta .uu miyirsadaa waa maalinta khudbadiisa .uu ka reebo siyaad bare bal odaygaas oo macno ku hadlaya hala maqlo wax dadka wadanka ah waa karaahiyo cudad isku dir caruur iyo .in isaga ka liidata .ayuu ka hor nacnac leeyaa

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 8 днів тому

    Niman waaweyn oo 🎤 mic ay qaataanba nin hebal baa na soo laayay ku haya 😂🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️ma qajilaan miyaa horta waxaasi ma raganimeey moodaan
    Jewish oo hitler sidaan arkay u galay xataa ma calaacalaan dantoodeey ka raacdeen saa waa somali oo ilaa hada is disha

  • @saalaxy
    @saalaxy 8 днів тому

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba???

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 8 днів тому

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalka haybadii ka qaaday