Waraysi Ay Idaacadda BBC-La Yeelatay Jaalle Siyaad 28/07/1972 Waxaa Qaaday Cabdillaahi Xaaji.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 483

  • @IBRAAHIMABUUKAR-f1i
    @IBRAAHIMABUUKAR-f1i 4 місяці тому +93

    Hadaad daawaneyso 2024 like iisar😢 from baydhawo ❤

  • @mohamedabdisalam1732
    @mohamedabdisalam1732 Рік тому +19

    Muxuu caruur badan wax barey caafimaad tayo leh siiyay

  • @advancedtv1110
    @advancedtv1110 8 місяців тому +46

    I am Issaq and I miss our president. True Somali hero and patriot .God bless him.

    • @historymade2280
      @historymade2280 5 місяців тому +3

      That is my brother I'm hawiye and I love general Mr. Doctor highest ranked president in the history of somalia ❤

  • @AbdullahiOmar-ep4bg
    @AbdullahiOmar-ep4bg 7 місяців тому +24

    Ilaah ha unaxariisto aabe siyaad mid asigoo klae alle Ha noo keeno

  • @Tooyaa.
    @Tooyaa. 2 місяці тому +6

    Dad kle hdu ka dhalan laha wxu u ahan laha halyey lkn ma dhicino anagu naga dhashe oo alle xalkenu ogyahy alle hku nxrsto papa❤

  • @Cristiano1_11
    @Cristiano1_11 Місяць тому +7

    Waxaan daawanayaa 18/08/2024❤

  • @ibarahincllahi-nd2td
    @ibarahincllahi-nd2td Рік тому +20

    Waaan ka xumayi adiga o nool ma sogadhiin ilahayi ha kuu naxariisto rabi Janadi Haku geeyo amin amin

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 12 днів тому +3

    الله يرحمك زياد بري ويغفر لك ذنوبك ويرزقك الفردوس الأعلى من الجنه
    رغم بعض الأخطاء التي ارتكبها إلا انه الرئيس الوطني الوحيد إللى حكم الصومال .

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Рік тому +78

    😭😭Allah ha ku naxariisto from Hargeisa ❤

    • @mubaarikmaxamuudjaamac6689
      @mubaarikmaxamuudjaamac6689 Рік тому +7

      Hargaysa imaka Soo galootiga Ayaa Ku badan 😂 😂😂😂😂

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Рік тому +2

      ​@@mubaarikmaxamuudjaamac6689
      Adigu goormaad soo gashay?
      Sida ku cad noteska Richard Francis Burton ama ninkii Sheikh Abdallah isku sheegay in Konfurta Berbera ay deggan yihiin 1. Bartire 2. Gerri Koombe, rerka Abbo Yoonis kadhashay oo HY dhalay 2. Ogaadeen. Wuxu ku daray waa sida isagu hadalka u dhigaye in Eidorku deggan yahay inta u dhexeysa Berbera iyo Maydh. Hadda waa 1848kii. Dhulkan Daarood ayaa Gaalo Madow ka xoraystay, ragga daba jooga in Daarood la so noqdo oogoda Somaliland oo dhan kow waa ka ahay.
      ماضاع حق ورايه طالب، وما أخد بالقوة يسترد بالقوة.
      و السلام علي خير الأنام
      Xaqu ma lumo qofkii uu ka maqnaana uu arkayo ama daba socdo, wixii xoog lagu qaato xoog baa lagu soo celiyaa.
      Nabadduna dushiisa ha ahaato dadka ugu kheyrka badan dadka.
      Wuxu ku daray in ubbadka labada Sheikh ee ilma aderka ah ee Xadarmoot ka yimid ay bitter yihiin ama col.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Рік тому +3

      @@mubaarikmaxamuudjaamac6689qofkii xukunkiisa soo gaadhayba waa qirayaa wax qabadkiisii dawladdiisnaa dawladi kama dambeyn Allah ha naxariisto

    • @sahraabdilaahi881
      @sahraabdilaahi881 Рік тому

      Ogor maadaa hargaysa ah

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Рік тому +1

      @@sahraabdilaahi881
      First business registration in Hargeisa waxa lahaa Reer Maakhir.
      Berbera ma jirin doonyo aan Reer Maakhir lahayn oo wax ka so dejin jiray. 36 doonyood ee Francisco Jabouti ku dhisay dekedeeda dhamaan Rer Maakhir baa lahaa. Gabood waa Shiine Culey aderki waana Rer Maakhir. Canfarta la sheegaya iyo hormoodkooduba waa Warsangali ama Maakhiriyiin. Ereteria iyo Jabouti, Ethiopia way ka buuxaan Maakhiriyintu. Dadku muslim nimo iyo Somalinimo ayuu heshiis ku ahaa. Sida saxda ahi waa midaas. Qabyaaladi dalka ayey dhamaanteen inaga qaadaysa. In badana cadaab way ku hubsanaysaa.
      قال عبد الله بن عمرو أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال‏:‏ ‏«‏الْمُسْلِمُ مَنْ سَلِمَ الْمُسْلِمُونَ مِنْ لِسَانِهِ وَيَدِهِ، وَالْمُهَاجِرُ مَنْ هَجَرَ مَا نَهَى اللَّهُ عَنْهُ‏»،‏ وسُئل أي المسلمين أفضل قال: «من سلمَ المسلمونَ من لسانِهِ ويدِهِ».
      Wuxuu weriyey Abdallah Bin Camru in Rasuulkii Ebbe Koonkan u soo diray, Suubane Muhammad csw yiri "
      Qofka muslimka ahi waa midkii ka nabad gelyiya muslimiinta Carabkiisa iyo gacantiisaba.
      Muhaajirkuna waa midka ka haajira ama ruuxa naftisa ka kaxaya wixii Ebbe u diiday oo xuman ah. Waxa la waydiyey muslimka midka ugu fadhliga badan? "Qofka muslimka waxa ugu fadhli badan midkii ka nabad gelyiya muslimiinta Carabkiisa iyo gacantiisaba."
      Ujeedadu wuxu in lagu cadayo in calaamadda muslinimada lagu cadaynayo ama looga dayan karo qof muslim ah in la xakamayo gacanta waayo iyada ficilku ka dhaca ama gacan ka hadalku ka yimaadaa.
      Carabku wuxu ka hadlaa wixii tegay, jooga iyo ka faaloda wixi so socda. Ujeedkuna
      Waa qaybaha xumaha ee wanaag lama diidana.
      Hase yeeshee iskashiga gacanta iyo carabka marka xumme loo adeegsado raadka dhibta ka dhalan kartaa waa mid khater ah if iyo aakhiroba.
      Gacanta khasabka, dhaca, iyo ku takri falka hantidada dadka iyada horseeda, halka carabkuna la barbar taaganyahay dooda iyo kelmado meel ka dhac iyo xadgudub shafawi ah marka xume loo adeegsado.
      Waa waajib Islam ah in muslimku ka nabad geliyo muslimiinta kale gacantisa iyo carabkisaba.
      وروى عن النبي صلى الله عليه وسلم قوله: «ثكلتك أمك يا معاذ وهل يكب الناس على وجوههم أو قال مناخرهم إلا حصائد ألسنتهم».
      Waxa laga weriyey Rasuulkii Ebbe Koonkan u soo diray, Suubane Muhammad csw yiri "
      Hooyadaa Meecadow kaa goblantay"Ma wax kale ayaa dadka naarta wejigooda ama sankooda loogu geliya aan ahayn natiijadii ka dhalatay carabkooda wixii ka
      Oran jireen oo xumaan ah".

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 3 місяці тому +6

    Hadaa dawanayso 2024 1 lulyo❤😢

  • @AbdirizakAden
    @AbdirizakAden 11 місяців тому +69

    I don't think we will get the likes of him again we were so lucky to have great leader we can even say father of the nation . If he was born from other people he would have been a hero.

    • @drivethrive123
      @drivethrive123 8 місяців тому +2

      I agree with you 💯💯💯

    • @dontoni8041
      @dontoni8041 8 місяців тому +3

      Lol

    • @reercab7010
      @reercab7010 8 місяців тому +1

      I agree with you, however, the fact that people’s comments are written in English is not a good start.

    • @dontoni8041
      @dontoni8041 8 місяців тому +2

      @@kawsarxuseen2442 😂😂😂. "Father"? He told his people not to teach surah an nisa. He didnt agree with the womens right of islam and killed scholars and oppositions

    • @Waloos
      @Waloos 8 місяців тому +4

      Waxaan laayaabay, kolay af Soomaaliga waa fahmaysiine sababta aad ingiiska ugu soo qoraysiin bog soomaali ay leedahay.

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf Місяць тому +5

    Alle ha u naxariisto jaale maxamed siyaad barre waxaa ka mid ahaa dhalinyadii soo dhaweentiisa ubaxa madaxa u sudhay wuxuu ahaa nin waniyada jecel dadkiisa iyo dalkiisa neceb musuqa qabyaalada eexda iyo wm waxii uu sheegi jiray xaqiiq ayay noqdeen

  • @fadumaabdillahi9266
    @fadumaabdillahi9266 Рік тому +13

    Alah ha unaxaristo Somali wayku darsatay wadan kaa ma danbeen😢

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 11 місяців тому +31

    Dad badan oo wanaagsan weey joogaan maantaba laakiin xumaantii ayaa badatay marka ilaahay ha noo gargaaro aaba maxamad siyaadna ilaahay ha u naxriisto ❤

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 Рік тому +53

    Alloow kunaxariiso waanka xumahay inan waqtigaagi soo gaarin 😢

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Рік тому +22

    Allah u naxariisto geesigii Africa m siyad bare no one like him until 20/23

    • @dontoni8041
      @dontoni8041 8 місяців тому

      Nobody still likes him 😁. A geesi dont run to nigeria 😂

  • @MohamottAli
    @MohamottAli 28 днів тому +3

    walhi waxan dawanayaa 4bisha sept 2024❤❤

  • @AxmadCabdi-iv9lz
    @AxmadCabdi-iv9lz 9 місяців тому +20

    Siyaad Barre Allaha U Naxariisto Wadankaan Xoolo Kama Tabcan Hanti Meel Kama Dhigan Maalinkuu Xilka Ka Tagay Lacag Soomaliyeed Oo Uu Xadayna Meel Uma Ool Geesi Dad Iyo Dal Waayay Buu Ahaa Oo Soomali Maryooley Waxuush Ah Ilaahay Ka Dhaliyay😢❤❤❤

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 Місяць тому +1

      Dadku laayey ee duqeeyey Wadaadii ulaayey miyaad leedahay waa nin wanagsan?

    • @alhajjig368
      @alhajjig368 16 днів тому +2

      @@Nabiil47sxpow eed aa laso fadida maanta miya dad la leeynin kaga daran kwa wadaado isku sheeg ah oo kitaabka alle wato ayaba dadka baabinaayo aduunkana wan ugu liidana ee nio wixi hore inta iska iloowdi wadnkaga sida isbadal aad ku keeni laheyd kafakar iskadaaf maangabnimada iyo eeda aad lasoo fadidid qof walpo wuu qaldama maqaldame waa ilaah ❤

  • @hudaomar1044
    @hudaomar1044 8 місяців тому +24

    الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جنانه الفردوس الأعلى . مافي حتى يومنا هاذا شخص واحد متل هاذا الرجل الله يرحمه

    • @amareto5772
      @amareto5772 7 місяців тому

      يقول الله تعالى في كتابه:
      ومن يقتل مؤمنا متعمدا [ فجزاؤه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما.
      هذا الشخص الذي تدعو له لم يقتل شخصا واحدًا فقط، بل قتل الاف..

  • @The3rdman741
    @The3rdman741 8 місяців тому +13

    I'm from Berbera a small child living in the Miyi Somali army was very disciplined I remember the government used to do survey mapping of the Miyi they knew everything. Since these places, I'm talking no one has stepped foot anywhere. I left and went to Europe I felt sad about what we could have achieved as Somalis and what we lost a great nation. He was a good leader and well-respected by all leaders of the world. My brother was a wealthy man living in the Middle East when the civil war broke out did we lose our great wealth and lose our country too? I'm Issaq so I can't even imagine what the rest of the people in places like Mogadishu feel. Musa Bihi is total garbage and not very intelligent crooked no idea how to govern the country. It was people like him who destroyed Somalia.

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 8 місяців тому

      You are Isaq and from Berbera and think Siyad Barre was a good man? Obviously you were too young to understand what was happening around you. Granted Muse is also dictator like him and under his leadership responsible a lot of death. They are both as bad.

    • @hudaomar1044
      @hudaomar1044 8 місяців тому +2

      تشكر اخي العزيز أنا من منطقة زيلع ومسقط رأس في ي بورمه أودل وزعيم سياد بره الله يرحمه ويغفر له كان لنا اسم وشرف في وقته واسم الصومال كان مرفوع الرأس في العالم وله الحق في هاذاك الوقت ان يحارب القوم أو الفرق الذين حاولو ان يحاربو ومن ضمنهم موسى بيحي الذي يسمي نفسه ريس منطقه هرجيسا وطوحيها باسم الباطل ومن حق اي دوله تحمي بلدها من متل هاذي الفرق المخربين ومن هم موس بيحبه والفرقه الذي كأنو معه من نساء ورجال حتى جاء وقتلو ناس ابريا في كل المناطق وخاصته منصفته بورمه وقتلو الكتير منهم في ذلك الوقت وبأي حق قتلو هاذي النفس وحتي يومنا هاذا يكذبو على الناس قاتلهم الله وريس سياد بره دافع عن حق المظلومين وحاربهم وهم اليوم موقفهم من ريس محمد سياد انه كان ضدهم وبتدعوا أنهم مضلومين منه ولا يريدو ان يعترفوا بتحقيقاتهم والجرايم التي ارتكبها موس بيحي ضد الشعب الصومالي هو المسؤول الوحيد عنها حتى يومنا هاذا اللهم إني بلغت والسلام عليكم ورحمة لله وبركاته

    • @hudaomar1044
      @hudaomar1044 8 місяців тому +1

      مرحبا خواتي وبعد هاذي الجرايم موس بيحي ارتجل اكبر جريمه حق الشعب الصومالي في منطقه بورمه واني كنت موجوده بهاداك العام هو والفرق الذي معه اتصلو إلى اتيوبيا ان في فرقه تحارب الحبشه موجوده في منطقه بورمه حتى بعت منجستو طياره محمله بأسلحة الدمار وقتلو الظلبه المدارس كلها الذي كأنو في الفصول في ساعات الصباح الباكر وقتلهم جميعا ولا أنساه هاذا الموقف حتي يومنا هاذا بعد كل هاذا السنوات التي مضت في حياتي واليوم لا نريد أن نرى متل هاذا الموقف وسبب هو موسى بيحي وجماعة الذين كأنو في هاذي الجرايم ولكن الله يرحمه الزعيم سيادته الرئس سياد بره انتقم من الحبشه ورد لهم الساع ساعين الله يرحمه كان رجل كلمته قويه وضرب الحبشه في هاذاك الوقت الله يرحمه

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 8 місяців тому +2

      We said bro I gree with you Sir

    • @Nabadoon1000
      @Nabadoon1000 8 місяців тому +1

      I don’t think you from Somaliland

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 28 днів тому +4

    Alllaah haw naxariisto jenerall siyaad bare Alllaah haw from hargise Somaliland especially my clan isaaq but unfortunately gold president all of somali country

  • @safiya0986
    @safiya0986 Рік тому +15

    Libaax buu ahaa lkn madax wayne raaga africaan ma jcla rabi ha u naxariisto

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 8 місяців тому +9

    Ilaahow unaxariiso aboo siiyad amin ya rabi🤲qulub teena ku dhax noshahy❤❤❤❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Рік тому +13

    Ilahey ha udanbidhaafo oo ha unaxariisto aniga schoolka hoose ilaa sare waqtigiisii yaan sooqaatey waxbarasho free ah xataa cusbitaalada free bey ahayeen qabyaalad iskadaba warkeeda calanadan tuulo walba mid sameysatey habasheegin MSBARE NIN QIIMO BADAN AYUU AHAA bahalada 1991 ilaa 2023 wadanka boobaya ayuu kuhorgudbana oo naga ilaalinayey

    • @dontoni8041
      @dontoni8041 8 місяців тому +1

      Laakin reer waqooyi muxuu ku subiye?

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 8 місяців тому +1

      @@dontoni8041 reer waqooyi iyaga maxey isku subiyen Garxajis maxa lagu subiye. Siyaad bare majerten maxu kusubiye hawiye sidookale

  • @badalcisman4000
    @badalcisman4000 Рік тому +6

    Madaxweyne somaliyed kii ugu wanaagsana wa sidad barre

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 Рік тому +12

    Ilaahaye naxaristo janada waraabiyo aamiin yaarabe aabo siyaad sorry aabo siyaad

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Рік тому +9

    Nasiib daro wiil ina siyaad oo kale ah hooyo nooma dhalin from hiiraan

  • @neverlookback1244
    @neverlookback1244 8 місяців тому +15

    Tears in my eyes what a beautiful speech by our former President Mohammed Siad Barre may allah reward you with Paradise ❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому +4

    Ilaahay hakuu naxariisto’ ilaahay qabriga hakaaga dhigo beer kamida beeraha janadda. Mr president Dalkii iyo Dadkii aad katagtay Dawladnimadaadii iyo sharaftii aad kaga tagtay baa ugu dambaysay. Sidaad noogu naxariisan jirtay Rabi Subxaanah hakuugu naxariisto. Libaax geesi ah’ codkar ah’ wadani ah ❤️ you for ever.🫡.

  • @AHMEDALi-nb5xj
    @AHMEDALi-nb5xj Рік тому +22

    Allah ha u naxariisto xagee laga helaa nin ubadkiisa iyo ubadka somaliyeed sima ka dhab bay ahayd madaxwaynaha horumarinta somaliyeed taarikhdaa 1972 aabbihii umada somaliyeed buu ahaa ❤

    • @nahawi1479
      @nahawi1479 Рік тому +7

      Waxaan maqley in Maalinkuu xadka kenya ka Talaabay uu jeebkiisa ka waayey Shan Doolar oo uu wax ku iibsado, labadii Guri Ee uu Xamar ku lahaana labadiiba waa Bixiyey Waa Gurigii Hooyooyinka iyo Gurigii Shaqaalaha .
      Ilaahay Waxaan ka Baryayaa inuu maxamed Siyaad barre u naxariisto.
      Aamiin.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Рік тому +3

      ​@@nahawi1479 gabar lasotay ban arkay iyo midkale o carurtisa aragtay waxba ma haysan xata aniga wan arkay ano carura Allah u naxaristo qabyalad iyo musuq wa 2da shay u la dagali jiray o hada wadanka rogay

  • @Neima1000
    @Neima1000 Рік тому +16

    Mashaallah Maxamed siyaad barreh gessi dhabaa oo somaliyed. Allaha uu naxaristo janada haku waaro. Amin yaa rabi🤲

    • @dontoni8041
      @dontoni8041 8 місяців тому +1

      Nigeria 🏃🏾 💨 👈🏾Geesi Somaliya

  • @cabdulaahiyuusuf1508
    @cabdulaahiyuusuf1508 Рік тому +12

    Maasha Allaah Allaah hakaa cafiyo qaladaadki aad gashay.
    Waxbadan baad soomaaliya uqabatay waxna waad hallaysay.
    Kuwa hadda joogaa maxay qabtaan?

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge 24 дні тому +4

    jaale siyaad allah hakuunaxariisto geesi soomaliyed❤❤😢

  • @ruudvanistelrooy1088
    @ruudvanistelrooy1088 Рік тому +13

    allow u naxariiso jaale siyaad 😢😢😢

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Рік тому +34

    Allaah hawnaxariisto M/siyaad Bare oo dal iyo dadba loodarsaday. Qabriga Allow u nuuri oo firdowsa ku irsiq kuwa maanta joogan Alloow soo hadee amiin.❤

  • @hudaomar1044
    @hudaomar1044 8 місяців тому +4

    الله يرحمه ويرحم موتانا وموتى المسلمين أجمعين عندما يغيب الأسود من الغابه يضهر فيها القردة فهو كان الأسد الغابه الله يرحمه

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 Рік тому +6

    Hortiisa dal majirin gadeeshiisna iskaba daa 😢

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 8 місяців тому +27

    I like how he is correcting the man's questions. Allaha raxmaanka ha u naxariisto, aamiin

  • @Abdiwahabsheikh-v2v
    @Abdiwahabsheikh-v2v 10 місяців тому +13

    Ax ar muxu hadal yaqaan ahaa. Wuxu rag sanaayaa. Alle hau naxariisto geesigii umada somaliyeed. Halyeygii dhiga xalaasha ah lahaa. ♥️😭🤲

  • @AbdirizakOsmanustaadka
    @AbdirizakOsmanustaadka 10 місяців тому +5

    Ninka dhalinyarada maanta maxamed siyaad barre allah yaraxma qabiil ucaayaya garac sowlama dhihi karo aabe ilaahay hakuu bxariisto dabadaa dab lama shidan soomaalina xabashi bey isku dhiibtey qabrigaagii xabashi baa dul fadhida dhalinyarada soomaaliyeed ee halgami jirey way niikinayaan tiktok wax ladhaho bey kaniikiyaan ilaahay naxariistii jano hakaa waraabiyo aabe🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😭😭😭😭

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 8 місяців тому +6

    Siyaad Barre manta haduu nolaan lahaa Sida Somali gumaysi ugashay iyo wadankii xabashi qabsatay asagoo nool bu isdili Lahaa. Ilahay haku naxariisto

  • @MuslimLifeCoach-q3d
    @MuslimLifeCoach-q3d 11 місяців тому +15

    waw! So amazing! that was voice of real leader! رحمه الله رحمة واسعة اميين۔

    • @amareto5772
      @amareto5772 7 місяців тому

      الله يحشرك معاه

  • @mohammedhasan760
    @mohammedhasan760 Рік тому +6

    ILLAAHAY HA U NAXARIISTO JANNATUL-FIRDOWSA HA KA WARAABIYO AAMIIN ALLAHAYOW EX-PRESIDENT-OF-SOMALIA

  • @aali9441
    @aali9441 Рік тому +12

    Weligayo kuma ilaawi doonno 😥Mar walba waxaad ku jirtaa qalbigayaga ♥ mid kaa wngsn maanu arag oo waxaan noqonay dawlad la’aan oo waxaan qaxaati ku noqonay dhul shisheeye 😭

  • @akramfaisal5122
    @akramfaisal5122 3 дні тому +2

    ragii raga ahaa wakaas allow ku naxariisto meel libaax ka kacy eybaa hada fadhiya

  • @jamaaljamac5123
    @jamaaljamac5123 Рік тому +7

    Alla how naxariisto maxamed siyaad barre

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 7 місяців тому +4

    Allah how naxariisto geesigii soomaliyeed ee wadankeena hore u mariyay 🇸🇴🇸🇴🤲🤲🕌🤲🕋🤲🐈‍⬛💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xabebyare8220
    @xabebyare8220 Рік тому +4

    Allah yaraxma jale allah 27 sano jira wlhi ano ku arag aya qiraya ina aheyd wadani dhab ah dalkis iyo dadkiisaba jecla janatul fardowzo allah ha ka warabiya mudane jalle

  • @deqomohamed7212
    @deqomohamed7212 Рік тому +9

    Guul wadoow siyaad aabihii garashada geyiga yagoow hantii wadaa war waa habkaa barwaaqo noo horsadayee bulhaanka baxay dhulkaan bidhaamaya,

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 18 днів тому +2

    Wuxuu ahaa wadani, geesi iyo runlaw lakiin waxaa dadka ku diray kuwo shaarka dawladda dadka ku dhibateeyay

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Рік тому +8

    Allaha unaxariisto siyad
    Bare libax labo mahan

  • @abdullahabdulkader3038
    @abdullahabdulkader3038 2 місяці тому +2

    kuwa hada joogo madhageystaan miyaa kuma dayan karaan miyaa

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 15 днів тому +2

    Dan bigiisa alaah dhaafo halyeey somaaliyeed

  • @maguled
    @maguled 19 днів тому +2

    Maxamed Siyaad Barre "Mar la arag" A.h.u

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 2 місяці тому +2

    Qaabka kalyaata ee somali lagu maamuli karaa waa in meesha laga saaro oday dhaqameedka kii qabiil ku shaqeeyana kurta laga jaro

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 15 днів тому +1

    Allah SWT ha unaxariiso.🤲🤲🤲 Mashaa Allah Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa geesi, wadani, nin naxariisbadan, midab takoorin ladagaalama sida dadka laga tirobadan yahay jecel , wuxuu ahaa halyey loogafay, been iyo balaayo laga faafiyey wuxuu jecela shacabka Soomaaliyeed inuu mideeyo. Wallahi isagookale inuu marlabaad nasoomaro way adagtay. Allah SWT ha unaxariiso mr. Siyaad Barre
    Wuu itaabtay hadalkiisa🤲🤲🤲🫶👑🥰🥰🥰🥰🤲🤲♥️

  • @filibinAbdi
    @filibinAbdi 24 дні тому +2

    May Allah grant you janatul firdows my hero 😢

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 4 місяці тому +4

    papa Siiyad Bare ALLHA KU NAXARIISTO APO ADUUNKA MANTA QOOXOOTII KU NOQOONEY YAA RABBI❤❤❤❤❤❤❤ PAPA SIIYAD😢

  • @sabestiannuradin5402
    @sabestiannuradin5402 27 днів тому +2

    Aaabe danbigaga adun iyo ki aqiraba alaha dhafo

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Рік тому +5

    Wcs Alloow kuu naxariiso oo qabriga kugu Jannee.

  • @Base1969
    @Base1969 7 місяців тому +2

    God bless you MR.President 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Рік тому +1

    Waa habaarkii Somaali ku dhacay ! Askari jaahil ah oo ummad xoog ku qabsaday. Oo intuu shaarubihi xumaa ee Hitler jartay ummadii sidii dhurwaa ku dhex dhacay oo dhaqankeedii, diinteedii iyo Somalinimadeedii burburiyey. Illaahay qof kasta oo aad dulmiday 1000 sanadood oo cadaab ah kaaga dhig ! Oo cadho Alle iyo nacladiisa ku waar adiga iyo inta dulmiga iyo dhagaraha kula qaybsatay !

  • @Glydh
    @Glydh 11 місяців тому +9

    aabe kuwa aad u shaqeeysay ayaan ka mid ahaa waana ku noolahay wixii aad nala jecleeyd oo dhan walba ah cilmiyan maanta aniga maanta waxaan kuu hibeeynayaa duco kal iyo laab ah ilaahey hakuu naxariiso janada firdoowsa haku geeyo we miss you aamin yaa rabi

  • @ShaaficiCabdirisaq
    @ShaaficiCabdirisaq 3 місяці тому +2

    Inta daawanada 20224 like saar

  • @AhmedEsa-h1z
    @AhmedEsa-h1z 22 дні тому +2

    Masha Allah somaliya habarkii aabahood baa ku dhacay❤❤

  • @shakirmohaa73
    @shakirmohaa73 9 місяців тому +6

    May Allah shower his mercy inshaAllah

  • @shuceip_shuraaki14
    @shuceip_shuraaki14 Рік тому +37

    God bless him i realy enjoy his voice we missed you am verry sorry that i didn't saw him due to my age but really i know his braveness😢❤

  • @adansaed5982
    @adansaed5982 24 дні тому +3

    kartida way ka muuqataa jaale siyaad barre may allah bless him...amiin

  • @nuradincade4786
    @nuradincade4786 9 днів тому +1

    MD Siyaad Barre Allaha kuu naxariisto halyeey aa ka tirtirmeyn sinjiga Somaaliyed abid 😊😊

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 15 днів тому +2

    He was a Father of the Nation❤

  • @zakyflaq
    @zakyflaq Рік тому +5

    Ilahay ha unaxariisto jaalle siyaad wan kaxumahay inaana joogin xilligii wacnaa eed wadanka xukumaysay
    Listening from canada 2023

  • @zakariaalisheikh2971
    @zakariaalisheikh2971 29 днів тому +1

    2024 itoobiya dhulkena nagu heysata illah haku naxariisto jalle😢

  • @abdig2533
    @abdig2533 19 днів тому +1

    Wixii weeye waxaa weeye yarta islaweyen waxaa samano Pamela or jamela u never worked again children.juzz
    Askari batata

  • @CaliCabdiIidow
    @CaliCabdiIidow Місяць тому +2

    Waxaan daawaday 2011 / 5/ 28

  • @Abdull_shire
    @Abdull_shire 5 місяців тому +2

    Dawladnimada isagaa noo dhisay nagana dumiyay. Anyway alle ha u naxariisto

  • @cabdallaaxmad3816
    @cabdallaaxmad3816 3 місяці тому +1

    Aftahannimo, Hawlkarnimo Waddaninimo iyo Nin-rageednimo midkoodna wax ma taro mana gooyo Kolkay Jaahiliyad, Diin-ladagaal Xukun isku dhajin iyo qooq ku larmaan waana cibro iyo cashar ku filan ciddii Caqli leh.
    From Caabudwaaq

  • @asha3777
    @asha3777 Рік тому +5

    Allaha u naxaristo Maxamed Siyaad Bare, Taarikhdu waa ma guuran
    Allaha noo kaso mid Siyaad Bare la mid ah ama u dhawo

  • @drabdihakienhussien2994
    @drabdihakienhussien2994 Місяць тому +1

    allaha u naxariisto madaxweyne jalle maxamed siyad bare janatul firdawsana ha ugu bishaareeyo anigana xilka allaha igu asturo gudomiyaha xisbiga hantiwadaaga kacaanka somaliyeed

  • @xariiftuulo1598
    @xariiftuulo1598 13 днів тому +1

    Allah ku naxariisto jaale Mohamed siyaad bare 😢🤲😭

  • @LONGESTCOMMENTGETSPIN
    @LONGESTCOMMENTGETSPIN Рік тому +4

    Allah yarxamu

  • @ayuubjafaal5247
    @ayuubjafaal5247 8 місяців тому +2

    Xininyo badnaayaa, waxbadan waa khaldameen, sida waxbadan oo kale oo wanaagsani u qabsoomeen, se u malayn maayo xaqiiq ahaan, hogaamiye noociisa ah ayaa soomaalida soo mari doona, kuwa maanta jooga ee madaxda ah, waa dugaag dal iyo dad toonna aan dan ka lahayn.

  • @Mrpeef
    @Mrpeef 27 днів тому +2

    Waaw what the hot answer 😂

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg 3 місяці тому +1

    Xasuuqi Hargeisa iyo qaar kaalo badan huurdo wacan
    Sow gaalki silanyo SNM
    Huurda laan.
    SNM Guul SSC SNM aya leh.

  • @medovepenman
    @medovepenman 19 днів тому +1

    Siden ugu malayn karna inan wax wayn qabanay inta umad somaliyeed ay gun ku hoosjiro.
    Ila hada aabo sidi unbay gun ugu jirta wilina laraba ina gumaysi nala hoosgeeyo
    Allow wa malin jumce unaxariisto abihi umada somaliyeed mohamed siyad barreh.
    Allow ku macsuum janatul fardouzatul acla

  • @amareto5772
    @amareto5772 7 місяців тому +1

    Xukunka askarta 4 marxaladood ayuu maraa :
    1-balan qaadyo beena ah
    2- Repression in fikirka askariga un socdo oo taada la diido
    3- Fasaad ama corruption
    4- Corruption-ka oo faraha ka baxa oo meel laga qabto aysan jirin.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 5 днів тому +1

    ALLAAHU HAW NAXARIISTO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲 MAXAMED BARE

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 3 місяці тому +1

    Maxamed siyad bare ALLAHA UNAXARISTO waxanse layaba kuwa manta mdxweyna yasha isugu yero wexey xariga kajaran iskul ama jamacad dad shaqsi leyahay ayey xariga kajaran aya waxbarasho cafimad bilasha wax kuso bartay hadana ninkasey kashega o ardayda ugu qudbeyan dawladi siyad iney xumeyd balse maweydiyan adiga maxad no qabatay

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 13 днів тому +1

    TARiIDHI ABIHI FAQASH,ABAHII BURBURKII SOMALIA!!!!!!!

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 28 днів тому +2

    Ceydiid iyo cali mahdi
    Iyo hawiyaa burburiyay sharaftii somali laheyd

  • @abdifataxalisarheye6728
    @abdifataxalisarheye6728 Рік тому +5

    Allah unaxariisto siyaad soomali kamadan baay nin

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 8 місяців тому +2

    ELAHAY
    janutul fardowsa hakugeyo hana kunaxaristo Somaliya hanolato hana gulaysato guul iyo gobonimo Somaliya oo dhanba ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 Рік тому +3

    Geesigii dalka lahaa laakiin dadka waayey. Allow godka kugu janay

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 11 місяців тому +3

    Halyeey somary ayu aha tarikhda somalida ahna ki ugu waxqabadka badna mahayn sida kuwan dhacay khayradki dalka😢

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Рік тому +2

    Allaah u naxariisto, kuwii uu agoonta ku soo koriyey canshuurtii Soomaliyeed baa maanta dhacaya shacabk hantidoodii wadamo kalena ku shubanaya, bal iska daa iney caruur iyo shacab wax u qabtaane … cajiib abaal daranaa… in agoontii maanta la dhacayo

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Рік тому +10

    Maasha allaah
    Ilaaheey ha u naxariisto

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 11 місяців тому +3

    Mashallah ilaahey ha ku naxariisto xusuus aan la iloobin karin codkar dardaran ayuu uga tagtey iyo Somali jaceyl.

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 8 місяців тому +2

    Waxaan ka ahay marag Inuu ahaa Gob wadani ah 2024 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @mawliiddiyabi8511
    @mawliiddiyabi8511 4 дні тому +1

    Aaad iyo aaad ayaaan uga xumahay.
    Mantana waxaa na haysta muuse biiixi oo inankkiisii qoodha salaax ka dhigtay

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 12 днів тому +1

    Actually 'he was preposterous . He killed a lot of innocent people

  • @MohamedAli-s9y8n
    @MohamedAli-s9y8n Рік тому +4

    Soomaali waxan leehay dawlad danbe oo Soomaaliyeed yaan lala diririn. Madaxdana ha loo duceeyo meel ay joogaanba. Waan aragnaa wixii ka dhashay burbur oo qax 32 sannadood. Ummadda Soomaaliyeed Allaha isku keeno.