DEGDEG: Gudoomiye Xinif oo Ka Hadlay Codkii Laga Soo Qarxiyay Siro Badana Dibada Keenay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 179

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 20 днів тому +14

    Libax libax dhaly, nin runta u sheega oo ka adkaada inamada ismoodsya suxufiyiinta ee jaahiliinta wadankooda iyo cadawgooda dhexdhexaadka kanah. Aad baan u salaamayaa Xinif, walee hooyadii nin bay dhashay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 20 днів тому +9

    waa fariid xinif waa geesi qaran

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 19 днів тому +5

    Wariye waa nin dagan oo aqoon leh
    Xinifna wuxuu ahaa nin diyaarsan oo waxbadan iska hubiyay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 20 днів тому +6

    Shaqadiisu waa inuu caayo Cabdirahmaan Ciro iyo XIRSI Gaab 😂😂laakiin dawlada uu ka tirsan yahay ee uu Madaxa ka yahay kama hadli karo,Maxaabiista laascaanood kama hadli karo😮 waxayna rumaysan yahiin inay Foodka xadi karaan islamarkaan Ciidamadii wadanka markale u istacmaali karaan si khaldan.

  • @Ibrahim-Mohamud
    @Ibrahim-Mohamud 20 днів тому +6

    Somalilander from Kenya.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 20 днів тому +12

    Jaahil kula reer ah waxaa dhaama codowgaaga oo wax bartay.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 19 днів тому +2

    😂😂😂😂😂wax kale ma haysa idinka wadanka laydinka bad baadinayaye oo dalkii ka dhigaya reero ama beelo oo kala qayibiyey bulshada somalilnd

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 20 днів тому +2

    Xinif waa qabyalayste hantidi qaranka ayuu reerkisa wada siiyay
    Qofka noocas ah ayaa xil umada u haya

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 20 днів тому +3

    🎉🎉🎉xinif geesi qaran guuleyso nin adag ale haku xafido waa geesi guuleyso amiin🎉🎉🎉🎉🎉

  • @apdikaadiribaraaheem4264
    @apdikaadiribaraaheem4264 20 днів тому +3

    Masha alla xinif geesi qaran

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 16 днів тому +1

    Kan waxa warasanayaha waxuu doonayaha arimaha ciidanaka in laga hadalo meel kasata waxaay waxaas u sameenayan in cadowaga ay ogasiiyan waxa walaba oo ku saabasan ciidanaka sidaad arakayasan Ninkan hadaba waxa warasanayas afaka ayuu doonayaha inuu gacata ka galaliyo ninka masuulaka ah waakan isaka abiinayaha leehe anigu shaaqo kuma leehe waa qasabaya siduu uga helo sir ku saabasan cidanaka noocaas ayaa meel walabaha u fadhiya cadawaga dadaku haka fojiganadan wariyaha huwaanata u fadhiyaha hargesa iyo ka somalilaanderaka saxaada ah diid aha kuwa huwaanata ah 😔😔😔😔😔

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 20 днів тому +1

    Xisbiga wadani xisbiga wadani xisbiga wadani xisbiga wadani
    Hhhhhhhhh
    Xinif siduu u leeyhy xisbiga wadanibay
    Kaga baxaysaa .hhhhhhh

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 20 днів тому +3

    Xinif nin raggeed runta sheegay. Wariye cidla haku daalin. Mujaahidka wanu taageersanahay mar walba...

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 20 днів тому

      Kan nacaska ina biixi his dog ahaa

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 20 днів тому +1

    Gudoomiye hinif wariyaha ku hor fadhiyaa waa kuwii lacagtii Qagar qaatay maha wariye Somalilander ah.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 13 днів тому +1

    Waxani wariyayaal maaha subxaanalaa

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x 15 днів тому +1

    Xinif wadani ayu ku washay 😂😂

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 20 днів тому +3

    Xinif 😂😂😂😂😂 wlhi waa adag❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 16 днів тому +2

    Guuuuuuuul somaliland

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 20 днів тому +1

    “Tuug la qabtay talo ma leh”. Dawladda reerkii uu ka dhashay ayuu ugu jiraa si uu ugu naas nuujiyo Kulmiye oo dhamina waa wada sidaa Madaxweynahana ku dhehoo

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 20 днів тому +3

    Very good wlhi waa libaax xinif

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 20 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa alaah ale haku xafido amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉amiiin amiin amiin

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 18 днів тому +1

    Muxuu ugu diidan yahay markaa in xisbi reer yidhaa reerkayagaa doorkan leh si reed walba markooda uga dhanaansado 😂😂😂

  • @DjamahGaraad
    @DjamahGaraad 20 днів тому +2

    Daf saaxafi nin Kaan saxafiiga waan waata. Shaaqoo waacan

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 20 днів тому +1

    Ceebey Tacaaal Oo Wali Xinif Ma Intuu Nool Yahay
    Ayuu Waliba Hadlayaa
    Tani Aakhiru samaan Way Dhaaftee
    Ma Qiyaamihii Baynu Ku Dhex Jirnaaa

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 20 днів тому +5

    Indha adaygii oo qof ah muxuu damiirkiisu dhintay, weliba ummadda ayuu lasoo hor fadhiisatay

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u 18 днів тому +1

    Xinifow kulmiye way ka dhamatay shacbiyadii wuu la wareegay
    Xishood

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 20 днів тому +1

    Siyaasigii ugu madhnaa een waligay arko xinif weeye

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 18 днів тому +1

    XINIFOW ILAAHAY KA BAQO LACAGTA WADADA CEERIGAABO HABAR JECLO AYAA WAX KA BAXISAY, WAX KALE OO GOBALADA BARI LOO QABTAY MA JIRTO

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 20 днів тому +2

    Xinif 12 qof habarjeclo ah uunbaa kaa haynaa wax qabad

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 6 днів тому

    😂😂 walahi he is a lion ❤❤❤❤ Ruunta 😂😂

  • @user-je5ou6oz6z
    @user-je5ou6oz6z 20 днів тому +1

    Somaliland waxa ceeb iyo sharaf dhac ugu filan inuu waxan oo kale masuul lagu sheego.

  • @farahsulekha7128
    @farahsulekha7128 6 днів тому

    👏🏾👏🏾👏🏾💪🏾🌹💐Xinif nin rageed 👏🏾👍

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 20 днів тому +1

    Hal waxqbad oo keli ah wuu sheegi kari waayey!

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 20 днів тому +3

    Ninraged.i

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 20 днів тому +3

    sacsacyadii ayaa xinf ku hinaasayi waar difaaca dalkiina

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 20 днів тому

      Dhulbahante kaa dhigay oromo

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 19 днів тому

      Fuley dhulbaante siil buu kaa dilaaciyay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому

    Saxaafadan raadinaysa uun sirta qaranka sida ciidamada waxay si dadban ula shaqeeyaan cadowga
    Xinif walahay waa rageedii

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 16 днів тому

    hhhh kulmiye xinif baad ka garataa sidaa looga dareeray

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 18 днів тому +1

    Weriyayaashu baratakoolka ha ilaaliyaan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 13 днів тому

    Cabashada yuusku waa dhaqankeena iyo hidaheena ma dumarbaa maxaa xanuuka daba dhigay dumar ayaa wasiirka xanuuka iyo yuuska ah 😂😂

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 14 днів тому

    Xinif waa geesi qaran

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 13 днів тому

    Xafiisyada ma kuraasidin ayaa la dhigaa 😂😂

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 16 днів тому +1

    Waar bal waxa masuul laga dhigaayo eega Dibjir Waa Dibjir uun

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j 17 днів тому

    100% aniga oo aan ahayn degaankiisa shaqadii loo igmaday wuu qabtay. Waxa uu qabtayna waa waxa dawladiisa dib loogu dooranayo.💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 8 днів тому

    Askarti sppta loga hadli layahy wx yar maha😂😂

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 17 днів тому

    6 baa joga 2 ay darawalo yihiin😂😂😂

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 20 днів тому +5

    Weriyaha yooyantankiisu waa cadawga gudaha, su'aalihiisu

  • @Ibrahim-Mohamud
    @Ibrahim-Mohamud 20 днів тому

    Hinif answered all questions very well. Thank you.

  • @abdisulaiman3126
    @abdisulaiman3126 20 днів тому

    Rijaal xinif horey soco

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 20 днів тому +1

    Ciidankaa yaa jabiyay bay su,aal ugu soo horaysiiyaan ciidanka waxaa jabiyay kuwii ciidanka ku laayay wadanka badhtankiisa ee buuraha galay ee jabhadaha kala danbeeya samaystay ee gudaha hargeysa caruuraha ii dhinta lahaa eey madaxiisa ku dhinteen ee ciidanka booliska hargeysa ku laayay ee golaha baarlamaanka xildhibaanadoodu ku feedhayeen askartii iyaga ilaalinayay ee saraakiishoodii iyo ciidankoodii gobolka sool ku sugnaa cadowga 5ta somaaliya isaga yimi gacanta u galiyay ee ku kaambayngaraynaya ee maalintaana ku faraxsanaa cadawga somaali landna halkuu joogaba ugu taga xildhibaanadooduna cadowga af hayeenka u yihiin.

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 20 днів тому +2

      Gaasirasiilwayn@Buuraha Gacan libaax Maxaad ka doontay? Cadawgu waxuu joogay laascaanood ee maxaa dib kuugu so celiyey Buurta Gacan libaax? Jawaab Gus wayn ayaad doonaysay in lagu geliyo waana ku galay iskamana bixin kartid ee ku raacayso Kaaraha iyo madfaca aad doonatay

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 17 днів тому

    Xukuumada waxa waraysta marksta wariyaal wadni ah 😂😂😂😂😂

  • @carabsiyaadcabdi6708
    @carabsiyaadcabdi6708 5 днів тому

    Guddoomha hayadda barakacayaashu goormuu xukuumad ka mid noqday

  • @AbdillahiIbrahimDirie
    @AbdillahiIbrahimDirie 16 днів тому

    Xinif xildhiban abiib baa yaqaan maxaad sameysay 2008kii buu yidhi inan yar buu soo biyo geliyey markasay umad xil ugu dhiibeen

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 17 днів тому

    Mansha alah wa rag isku xidgan o wax istara weeydhaman sac sac muse afkanool kob biyoah isma warabiyan nin reerkoda wax u qabteey ceeb maha

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 20 днів тому

    Oo hada waxani ma wariness ayuu isku sheegaya duryamaya sidii ilmayar oo nacnaca loo diida😂😂😂

  • @essaabokor1167
    @essaabokor1167 20 днів тому

    Libaax says baa loo baahan yahay geesi geesi dhalay xinif

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 20 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkk waa laso qarxiyay isagoo leh reerkayaga 40 qof baan u shaqo geliyay

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 18 днів тому

    Geesi qaran gudoomiye garanaya jawaabtiisa

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 20 днів тому

    😂😂XINIF waa LABA XINIINYOOD, inkasta oo oo Somaliland-ta iyo maamulkiisaa COLAAD naga dhaxayso ninkaas XINIF xagayga RESPECT baan u hayaa, waa nin HADAL cad oo isku kalsoon👍

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 16 днів тому

    geesi weeye xinif

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 16 днів тому

    Ceebta iyo fashilka kulmiye heer waxey gaadheen waxey sameeyeen ka fooratsadaan 😂

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 20 днів тому

    Ciidanka Qaranka kama hadlayo , Doorashadana waan ka hadlayaa kkkkk arimaha Djabouti kama hadlayo kkkk Afhayeenkii Dawlada na ma yihi .

  • @GAAGAAB1
    @GAAGAAB1 20 днів тому

    Xinif Waa nin adag. Lakin wxaan jirin😂difaacaya

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t 17 днів тому

    Abdikariim geesi qaran KARBAASH kuwani weriyayaal ma aha aqoonta weriyanimo ma laha guul guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 18 днів тому

    Waa si wacan dub ayaan lagaaga maqli doonin adoo leh sidee loo yidhaa waa markayagii kol hadii reerba markuu joogo walaaqanayo😂😊

  • @sismail120
    @sismail120 20 днів тому

    Xinif runtaad ku caayeysaan, runbuu sheegay

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j 17 днів тому

    Well done , 👋👋👋👋.

  • @user-mx8ov6bv4y
    @user-mx8ov6bv4y 17 днів тому

    Wariyanimo waa cilmi iyo hibo. Inankaa wariyaha sheegan ayaa waxaan u sheegilahaa in uu update ku sameeyo wariyanimadiisa

  • @FoziaMahamud
    @FoziaMahamud 19 днів тому

    Xinif waxa katsoo uraya qabil wsdani qabil kunacay cuqdad marya aloolka wali kujirta lakin maha ninsiyasiya waxad moodi inu dhuurta fadhiyo sivuun uhadlayo

  • @ahmedhussein8962
    @ahmedhussein8962 4 дні тому

    XINIF WAXQABADKISA DOWLADA IYO TOLKA AYU KA HADLAY!!??..CEEB MAAHA MASUULKU INU SHEEGO...

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому

    KAN WARIYAHA ISKU SHEEGAYA WAAN KA SHAKIYEY WAA HUWANTA GUDAHA

  • @abdisulaiman3126
    @abdisulaiman3126 20 днів тому

    Kan wariyaha ahi waa huwanta gudaha

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 19 днів тому

    Hadaanad ahayn afhayeen anagoo ognahayna inaad shaqaale dawladeed tahay Ma marka woxogaaga lagusoo laabo ee lagu yiraahdo x wadani cay yuunbaad caytanta

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 19 днів тому

    From Gabiley.
    Power is a power and Fire is a fire also Xinif is a steel man. Like Or Dislike It's up to you Faqash Kalkaal.

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 днів тому

    Lasaanod mah hoyadah bah leh habar maxbus waa baqbaqdinih kk

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 20 днів тому

    SOMALILAND WAXA ISHAA AY MAANTA LEEDAHAY WAXA U YEELAY MARKII DADKA NOOCAA AH XILAL LOOGU DHIIBAY

  • @Twa917
    @Twa917 20 днів тому

    Kulmiye 33 sano qaranki soo jiray ayuuu good galiyay. Wanay soo idha cad yihiin

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 17 днів тому

    Xinnif waa nin raga! Qaar xunoo liita oo xanuun qaba ayaa wax ka duubay. Libaax haddaad sawirto waa libaaxii uun.

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 18 днів тому

    Oo Carjawda ruugaga dadka America ku nool waa laga bedelaaye SL MAKU CEEB BAA KKKKKKKKK? YAAB BAADBA QABTAAN.

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 19 днів тому

    رجل لا كرجال تستحق كل الاحترام والتقدير من شعبك.
    ثاني شيء اجابتك لها معاني كثيره

  • @user-mb7yk5dh9c
    @user-mb7yk5dh9c 20 днів тому

    Waddani waddani waddani nafta kaaga bixi walee ama waalo ama dhimo habarjeclo waddani waxba umaaad qaban wlee

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 17 днів тому

    Karfan iibiyihii la sheegaye uun buu noqday lol

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 19 днів тому

    Kuwan reerkiinaba sawdiga adigu keenay, kuwa odayaasha kale kuu keenaan waayo?
    Sawdigan adigu xiitaa ciidankii doontay ee taliyayaasha waydiisanaayey? Waayo?

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u 18 днів тому

    Nin reer daahira ayuu qori beebee sheeya ayuu Sidan jiray

  • @boqoreyusuf7401
    @boqoreyusuf7401 19 днів тому

    Hj. Askarbaa lanoo qoray miyay wax qabad nooga dhigayaan

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 20 днів тому

    Wariyahhani waxuu la caqli yahay kii faysal lahaa hadaan sidaan sidaa ku moodayo waraysiba kumaan siiyeen.

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud 7 днів тому

    Khaniiskani Wuxuu isku cadeeyay in u yahay tuug aan u qalmin xil dowladeed🤮🤮🤮 la yaab malaha dameerkan ee waxaa soo xushay tuug kale oo la yidhaa Muuse baahi🤮🤮🤮

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 20 днів тому

    Aqoondaraantu iyo masuuliyad xumada iyo ku tagrifalku waa isku hooyo aniga oo magacaygu xasan maxamud waxaan ugu taganay xafiiskiisa iyadoo nin xildhibaani ila socdo waxaan uga cabanay oo gaadhsiiney barakacayaal biya la,aani hayso wuu diidey inuu nagala hadlo oo xataa aanu u sheegno meelaha magaceeda
    Wuu u ekaa non u shaqaynaya reerkiisa ee aan masuuliyaduu hayo ku shaqaynayn

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 18 днів тому

    KULMIYE WAATA SANAAG RD NOO SAMAYSAY.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 20 днів тому

    DAWLADA DHEXE IYO WAXA UU ISKU KHALDAYAA HEER GOBAL SIYAASINA WUU SHEEGANAYAA 😅 SIYAASINA MA TIHID BOOS SIYAASADEEDNA MA JOOGTID EE WAXA TAHAY SHAQAALE DAWLADEED MAXAMED ABIIB WAA KU MAQLAYAA

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 14 днів тому

    Adder muuse iyo ciidanka. Kadaaya

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 15 днів тому

    Ninkaan waa iska xanaaqsanyahay yaa wax ka haleeyay ???

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 20 днів тому +1

    Bal jahilkan eega wuxuu kuleyahay arimaha cidanka qaranka haka hadlin wayo wuxuu ka cararaya yaa cidanka jabiyay wuxuu kuleyahay qaran hadana rerkayaga mesha ujogaa kkkkk

    • @faysalomar4330
      @faysalomar4330 20 днів тому

      Adiga laftigaagaa jaahil ah oo ay umuuqataa inaadan fahanba ka haysan in hawlahan dawlada wasaarad walba nin uxilsaaranyahay afhayeena leedahay.
      Ninbaad rabtaa inaad ku eedayso waxaan shaqadiisa ahayn.
      Adiga miyaad jeceshahay in wax lagaa waydiiyo shaqada wasaarada arimaha debeda amaba shaqada xoghayaha guud ee wadani amaba shaqo xilleed aadan shaqo ku lahayn waa maya ma jeclid lkn adigu waxaad doonaysaa inuu ka hadlo arimo ciidan.
      Why ? Sababtee baad uwaydiin xinif ma waxaad utaqaanaa nin ciidan ah ama sarkaal ah mise nin wasaarada gaashaan dhiga ku shaqo leh .
      Waxaa fiican inaad marka hore wax fahanto 100%buu sax san yahay.

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 17 днів тому

    Shameless...hadda waa waziir...qabyaaladiiste wayn oo aanba xishoonayn

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 20 днів тому

    Gudoomiye Xinif warkiisu waa cad yahay masuulkasta qofkiisa hanoolaaysto baa warkiisa iiga baxay. Balse falaari gilgilasho kaagama harto baa horey looyiri masuul xafiis Qaran fadhiya in uu muuqdo nin u fadhiya Reerkiisa ceeb Doowladnimadana kuxun.

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j 17 днів тому

    Geesi, warbixintiisa cadayn buuxda ka bixiya.💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 20 днів тому

    Kan walhi ka dhageeseanya ka wax ka dubaaaya samir bay ubaahanyihiin umda ka xishood

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 20 днів тому

    Xinif waa afku xoogle weyn wuu isdifaacey walee

  • @abdftahhazzan2563
    @abdftahhazzan2563 20 днів тому

    Geesi cadawgiisu kuwii ugu dhowaaa ee reerkiisa ay noqdeen ee uu wax tarayey.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 20 днів тому

    Ciyada sii badi wasirnimo ku soo dhawe 😂😂😂

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 20 днів тому

    Yeesif kulmiye waxba uma hayo adna waji umaad dhigan yeesif wlahay baanad hal cod naga helayn caada qaatayaal rer kulmiye