Sidii layaabka lahayd ee maydkii madaxwaynahii hore ee Somalia Siyaad Barre looga soo qaaday Nigeria

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 608

  • @bashirmohamed2327
    @bashirmohamed2327 4 місяці тому +40

    This honourable pilot paid my university fees ..I pray for him every day all the years . Be blessed dad

  • @jaabaa1
    @jaabaa1 4 місяці тому +28

    Good job 👏 Pilot Hussein Anshur Mohamed. Respect for the people and the government of Nigeria ❤️ 🇳🇬 ❤️

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 4 місяці тому +22

    Waa sheekadii iigu qurux badaneed waa idin salaamay wariye hareeri iyo Xuseen allah u naxariisto MMSB janno fardowso ah geeyo

  • @Shamuuri247
    @Shamuuri247 4 місяці тому +79

    Nigeria 🇳🇬 Maanta waxay iga kasbatay 🙏 ixtiraam walaalnimo AUN MD MOHAMED SIAD BARRE

    • @AdamMaxamed-ib2nb
      @AdamMaxamed-ib2nb 4 місяці тому +4

      Are you marexaan 😂😂

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 місяці тому +5

      ​@@AdamMaxamed-ib2nb ma marexan ba wixi wax fiican sheega

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 4 місяці тому +2

      Aamiin

    • @whoareyou-0
      @whoareyou-0 4 місяці тому +5

      @@AdamMaxamed-ib2nb uff! jahli iyo qabyaalad caabud wa cudur e Allah ha ku caafiyo, how's that anything to do with being mariixan? I am not even near them but Nigeria really acted respectfully and diplomatically. o kiyaalaha qabyaalada iska saar walal e wanaaga Allah ha ku tuso.

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 4 місяці тому +2

      Afweeyne ma sharaf bu laha? Gaal xun oo qanriyo caab ah bu ahay weliba inta laso karbashey ya wadanki lagaso racadeyey

  • @abdirahman1833
    @abdirahman1833 4 місяці тому +15

    Thank you Nigeria 🇳🇬 abaal weyn baan idiin haynaa Sidoo kale pilot 👩‍✈️ yada waan u Mahad celinayaa

  • @saf1090
    @saf1090 4 місяці тому +82

    Nigerian government earned my respect. They are really very responsible.

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 4 місяці тому +2

      Are you Mareehan lol 😂?

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 4 місяці тому +5

      ​@American_patriot110
      Qofkasta oo abaal kuusameeya waa loo mahadiya ama abaalguda,(Muslin iyo gaalaba) balse Soomaalida intooda badan asxaan mayaqanaan, abaalkooda (soomaalida) waa afxumo iyo waxaa aan loojoogin

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 4 місяці тому +1

      True, Me2, but Soomaalida intoodabadan abaal mayaqanaan, qofka caqliga leh oo keliya ayaa garankara, abaalka loogaley (muslin iyo gaalba)

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 4 місяці тому

      Waa runtaa soomaali waxaa ka soo haray is cun caay xataa la caayo meydkii maxaa noo dhiman waa aduunyo iyo aaqiro seeg war soomaali weyn is daba qabto meydka cafiya oo u duceeya ilaah waxuu jecel yahay Dadka is cafiyo hooyo soomaali weyn asc ​@@mapaacha4552

    • @mohamedjama3281
      @mohamedjama3281 4 місяці тому

      ​@@American_patriot110😮❤

  • @mhhalane9265
    @mhhalane9265 4 місяці тому +70

    Naxariisti jano allaha siiyo jaale mohamed siyaad bare madaxweynihii umada somaliyeed wadani dhaba buu ahaa dawlad nimada yaqaana janatu fardows ilaahay ha ugu bishaareyo aamin aamin

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 місяці тому +17

    Masha Allah captain Diyarada waday respect uu sameeyey qaabka uu usoo Dedejiyey wuxu Ahaa Beylot Geesi ah Maadama Uu Waday AUN Madaxweynihii Umadda Somali Aabe Mohamed Siyad Barre

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 4 місяці тому

      Dambiile ayuu ahaa

    • @abdulrazaqaljabarty8838
      @abdulrazaqaljabarty8838 4 місяці тому

      ​@@sir__cmc
      Adiga iyo reerkaa baa ka xun una geystay umada tacadiyaad iyo xaduuq KUTUBTA QUR'AN KA JARANJARO KAWADA DHIGTAY SI UGU FURATAAN MARWAXADAHA MISAAJIDADA.
      NACALAD BAA CAQLI MOORYAAN JIINGO FIIQATO KUWADA TAAL.

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 4 місяці тому

      @@abdulrazaqaljabarty8838 wax la fahmi karo soo qor yaa ina amizom

  • @user-fc1eb2ck2p
    @user-fc1eb2ck2p 4 місяці тому +7

    Masha Allah the owner of Blue Bird Airlines Hussein cunshur is a hero dagodia people and all Somali Kenya are proud of you ❤

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 місяці тому +11

    Ilaahay ha u naxariisto Madaxwayne Mohamed Siyaad Barre.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 4 місяці тому +24

    Thanks to Captain Hussein for bringing back home our late president! Thanks to Nigerian government and people for hosting and providing such high level of respect to our late president, Mohamed Siyad Bare. Allow u naxariiso, wuxuu ahaa wadani daacad ah🇸🇴❤🇳🇬

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 місяці тому +2

      Aad iyo aad alaha unaxariisto

  • @abaadirguulwade1288
    @abaadirguulwade1288 4 місяці тому +7

    Nigeria 🇳🇬 shaqo sharaf leh ayeey u qabteen umada soomaaliyeed taas oo kasbaysa in umada soomaliyeed oo barigaas maamuus iyo ixtiraam madaxweyne geeriyooday aan awoodin. Inaay garab istaageen dadaalna ku galeen saay MD Mohammed Siyaad Barre dhulkiisa loogu duugi lahaa🙏🙏 thanks again Nigeria 🇳🇬🙏

  • @fitahkariye585
    @fitahkariye585 4 місяці тому +11

    Allaha u naxariisto Maxamed siyad bare. Xushmad gaar ah captainada iyo Nigeria

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 4 місяці тому +13

    ALLAAH ha u Naxariisto Madaxwayne Maxamad Siyad Barre Halyey Qoran oo ku suntan Wadaninimo.

  • @ZaksVillage
    @ZaksVillage 4 місяці тому +25

    I didn't realize Nigeria did that for us when we were eating each other like animals.

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 4 місяці тому

      You mean when Nigeria was returning the most cruel butcher dictator and war criminal and the destroyer of Somali people body to be buried while 100 thousands of his victims did not even get a chance to be buried. What do expect from another Nigerian dictator

    • @faizam523
      @faizam523 4 місяці тому

      So true, but sadly😢

  • @fathiaahmed4360
    @fathiaahmed4360 4 місяці тому +11

    Thank you walaalo Heeri with your dedication of your great reports and this was the great report I always wanted to know from our excellent president Mohamed Syaad Bare Ahallah unaxaaristo him and any one else inshallah

  • @aminaaadan6620
    @aminaaadan6620 4 місяці тому +15

    Illaaheey ha u naxariisto aabe siyaad bare waad mahadsentahy wall abdisalan adiga iyo mudanahabo

  • @abdis4930
    @abdis4930 4 місяці тому +32

    Allaha u naxariisto.madaxwayne Maxamed Siyaad Barre
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 місяці тому

      Aamiin

    • @faizam523
      @faizam523 4 місяці тому

      Amiin

    • @Ladykhalifakhalif
      @Ladykhalifakhalif 4 місяці тому

      😢😢😢😢😢😢🇸🇴🤲

    • @musebixisaylici-pf1oy
      @musebixisaylici-pf1oy 4 місяці тому

      Gaalka ayaad qabil ku taagerysaa meel u ku tobad kenay lma hayo

    • @faizam523
      @faizam523 4 місяці тому

      @@musebixisaylici-pf1oy Saqajaan iidoor cuqdad kama kortaan, dadkana ciil kama koraa ugu liita, ma ahi meelna kama soo galo daarood laakiin soomaalinima naga dhaxeyso oo waa walaalo soomaaliyeed, siyaad bare iyo sayid mohamed abdule kiiba geesiyaal soomaaliyeed bey ahaayeen. Iidoor baa baa xadhig lama sitaan ah oo umadii ka dhex baxay, badii soomaaliyeed gadaya horena u gatey dhulka gaalo aad futada u dhaqaan mooyee aan faaiido kale lagu hayn.

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse2904 4 місяці тому +9

    Gessi Madaxweyne Maxamad Siyaad Barre, Allaha u naxariisto.

  • @mohakabyar7566
    @mohakabyar7566 4 місяці тому +66

    Allaha unaxariisto Madaxwayne Maxamed siyaad

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 4 місяці тому +1

      Aamiin

    • @musebixisaylici-pf1oy
      @musebixisaylici-pf1oy 4 місяці тому

      Ma ninka gaalnimadisu cadayd ayad u ducaynaysaa

    • @musebixisaylici-pf1oy
      @musebixisaylici-pf1oy 4 місяці тому

      Marexaan baa thy for sure

    • @mataan954
      @mataan954 4 місяці тому

      ​@@musebixisaylici-pf1oyWacalka sidiisaba meeshuu joogo isma qariyo waa kan nacaladi kugu dhacday faraq yahow faraqu dhalay

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 4 місяці тому +13

    Naxariistiisa janno allha ka waraabiyo Jaalle Mohamed Siyaad Barre

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      Alle oow cadaabta ku fogee ninkii quraanka dafiray ee dilay wadaadada

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 місяці тому +2

    Masha Allah waa Taariikh cajijb ah
    Dal waa dalkii hore dadna waa dadkii hore
    Somalia ha Noolaato 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 4 місяці тому +10

    Allaha u naxariisto dowlad iyo soomaali sharaf leh kamey dambayn

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 4 місяці тому +12

    General Maxamuud trained so many Somali pilots. Long live General Mohamud.

  • @83587
    @83587 4 місяці тому +9

    Alaha u naxariisto raxmad waa sac ah Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

  • @basheunshur1216
    @basheunshur1216 4 місяці тому +12

    MashaAllah captain HM proud of you daddy ❤❤

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 4 місяці тому +9

    Allaha unaxariisto Maxamed siyad bare wale taariikh waa ka tagey janadii allaha geeyo

  • @suldanlove4206
    @suldanlove4206 4 місяці тому +8

    Alle ha u naxariisto madax waynihii anuu madaxwayne ka dambayn anoo ka mida kuwii abayashood rideen ayaa sidaa Leh c salaam adeer thanks adna

  • @muslimaomar1759
    @muslimaomar1759 4 місяці тому +4

    mashaAllah long life baba captain H.M, you're really super hero and a legend. Jir oo joog weliga❤❤❤❤❤❤❤ imri dheer cibada iyo caafimaad leh.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 місяці тому +20

    Madaxweyne Maxamad Siyaad Barre, Allaha u naxariisto.

  • @saqayunshur1205
    @saqayunshur1205 4 місяці тому +27

    It’s a privilege knowing that my uncle is a hero en I’m proud to be related to him

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 4 місяці тому +8

    Allah ha unaxariisto Maxamed siyaad barre

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 4 місяці тому +16

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @nooradan1739
    @nooradan1739 4 місяці тому +1

    That's why we say Dagodia is the best somali community in kenya❤❤❤❤ for Dagodias

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 4 місяці тому +4

    Allah how naxariisto madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

  • @fatmaschannel7478
    @fatmaschannel7478 4 місяці тому +5

    Alle haku naxariisto madaxwayne somalia Ada kadhigay somaliyaday ahayd

  • @ADIFU1
    @ADIFU1 4 місяці тому +1

    Wallahi i remember my nigerian friend telling me this and how he was feeling like a big shot in how his country helped our late president out! Allah ha uu naxristo Siyad Barre!

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 4 місяці тому +1

    Alah AUN aamin abo Mohamed Siad Barre halyay geesi ah oo mar somalia 🇸🇴 🇸🇴 so maray

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 4 місяці тому +9

    Allah ha unaxariisto marxuumka ❤

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 4 місяці тому +6

    Mashallah good job thank captain 🙏🙏🙏 Walal kaada Somaliga ah mar walba waa walalkaa

  • @mohamedabdinur3713
    @mohamedabdinur3713 4 місяці тому +3

    I like how Cpt Hussein avoided the quizzes of Entebbe and NRB to make the late president burial easy. May Allah reward you. May we all get people who will burry us and respect our body

  • @abdalamuhiyadin4426
    @abdalamuhiyadin4426 4 місяці тому +8

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى من الجنة

  • @chamaabraham5088
    @chamaabraham5088 4 місяці тому +5

    Waa yaab xataa kuwa illaa hadda Caabuda afweyne iyo ehelada khaatulkii gaalka ahaa ee weynaa ee dadka dalka iyo diintaba bedelay ma waxay awoodi waayeen in ay bakhtigiisa soo qaataan,, nacaladi waa ku dhacday oo waa kii culimada la ayey cadaabta Allah Haku waar iyo Aameen Aameen Aameen

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 4 місяці тому

      SUBXANALLAAH WALAAXOWLA WALAKUBA BILLAAHI CADIIM XAASBUNALLAAHI WAA NIIMCA WAKIILAN ILLAAHEEY BAKAA HOOS GALENEEY

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 4 місяці тому

      QOF DHIINTEEY INTAAS OO DHAAN AADKU CAYNEESO ILLAAHEEY HAKA ABAAL MARIIYO DABIIGISANA ILLAAHEEY DUSHAADA HAA SAARO

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 4 місяці тому

      WAXAA OGAATA SOYAAD BARE IN UU DAAL IYO DAABA JEECLA LAAKIIN DAADKII KU HARERESNA AYAA DHIIBATADA DAADKA UU GEESAAN JIIREEY ANIGU SAAS AYAA AMIIN SANAHEEY

    • @haboon6195
      @haboon6195 3 місяці тому

      Wan la yaabay dadka gaalka af wayne u ducaynaya umad somaliya xasuuqay

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 4 місяці тому +6

    Baxariistii jano illahay haka warabiyo madaxweyne maxamed siyad bare

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 4 місяці тому +10

    Aad ayaad ugu mahadsantahay sooqaadista aad sooqaaday madka marxuun maxamed siyaad bare from awdal

  • @whoareyou-0
    @whoareyou-0 4 місяці тому +14

    Captain H. M is a somali legend, long life

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 4 місяці тому +4

    Allaha unaxaristo madaxweyne siyad barre

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 місяці тому +7

    Soomaalinimo waa xataa meedkoodii ka qarsadeen wadamo kale ay waliba ku haysaan shari
    AUN Mw siyaad bare
    ☝️❣️🇸🇴✌️

    • @hallad598
      @hallad598 4 місяці тому +1

      Haddana kuwaa u dhadhabaya in ay dhul Soomaaliyeed siiyaan cadawgooda. La kala Soomaalisan.

    • @khadram3457
      @khadram3457 4 місяці тому +1

      Ninkii ku xadgudbay diinta aa qiil u raadinosa culumada laayay jisadeeda waa helaa xeerka qoyska samaystay isagoo raali gelinoya hantiwadaag iyo ruush walciyaadu billah

    • @hallad598
      @hallad598 4 місяці тому +1

      @@khadram3457 Rabi naxariistiisu waa waasic ee adigu maxaad ka og tahay in uu toobad keenay? Hawlaha ilaahay ha faragashan.

    • @sacdiyonur7731
      @sacdiyonur7731 4 місяці тому +1

      Alaha u naxariisto aaba maxamed siyad bare kama horayn kamana danbeyo madax weyne la mida dawlada Nigeria waxan u haynayaa mudnan iyo tixgelin duuliya sare iyo ku xigen kisaba labada duliyayal ba waxay waten qibrad heer sare ah ayna u weheliso geesinadii lagu yiqiin raga soomaliyeed alaha idin xafido mahad gaara HAREERI aad ban u qadariya borogamadada many thanks

  • @faisalissa3216
    @faisalissa3216 3 місяці тому

    Thanks Mr pilot you have my respect 🙏. The way you stand with the family of our former beloved president jaale siyaad bare. In times of difficult! Thanks
    Somalia hanolato

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 3 місяці тому +1

    Madaxweyne Mohamed siyaad allaha uqaboojiyo qabriga aamiin yaarrabi 🤲🤲

  • @saidilmi5229
    @saidilmi5229 3 місяці тому

    Alaha unaxaristo M Siyaad Bare. Xusen Canshur Airport Nairobi aya kula kulmay 6 bilod ka hor anigo safar ah. Wa qof wanagsan oo somalinidada iyo soo dhaweyda iu wanagsan. Ilahay ha xafido

  • @Wildinout12
    @Wildinout12 4 місяці тому +1

    Thank you Nigeria 🇳🇬 maanta xushmad aaad uweyn ayaa idiin hayaa

  • @abudarda00
    @abudarda00 4 місяці тому +2

    Ilaahay ha unaxariisto. Madaxweyne Siyaad Barre. Kii ugu fiicnaa ayuu ahaa waxa meesha hadda joogaa. Ilaahay mid khayr qabo somalia ha noogu dhiibo.
    Matter what is said about him, he was great president. The ones today are doing things that would never be accepted by anyone on that time.

  • @maxamedcismaan5209
    @maxamedcismaan5209 4 місяці тому +4

    Allow kuu naxariiso madaxweynihii somaliya maxamed siyad barre

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 4 місяці тому +1

    Ilaahay Jannatul firdawsa hoygiisa hawga yeello insha allah 🤲🤲🤲🥲

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 4 місяці тому +2

    Ilahay ha unnaxariisto major jeneral maxamed siyaad bare

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 14 днів тому

    Alle ha u naxariisto Iftiinshe maxamed diyaad aamiin yaa allaah

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend 4 місяці тому

    Masha Allah pilot husen anshur naxariista jano ilahay haka waraabiyo amiina

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 4 місяці тому

    Wonderful job captain hussein.❤🙏🙏

  • @mohamedosmanyoussouf6002
    @mohamedosmanyoussouf6002 4 місяці тому +2

    Allaha u naxariisto Siyaad Barre

  • @mohussle415
    @mohussle415 4 місяці тому +8

    Ilaheey Naxariisti Jano haka waraabiyo Jaale Siyaad

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 4 місяці тому +1

    Geesi soomaliyeed ayuu ahaa. Ilaahay ha u naxariisto

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 4 місяці тому +3

    waa taariikh naga qarsoonayd sida loo soo qaaday meydka Alle haw naxariistee Maxamed Siyaad Bare, Hareeri waa ku mahadsantahay inaad garatay in sheekadaan dadkii qabtay aad waraysataan dadkana la wadaagtaan.. duuliyaashuna waa mahadsanyihiin.

    • @abdirazakabdi9079
      @abdirazakabdi9079 4 місяці тому

      Wuu bakhtiyey markaa waxba tari maayo gaal buu ahaa quraanka aayad ku jirta beeniyey

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому +1

    ilahay ha u naxaristo maxamed siyad bareh

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 4 місяці тому

    Allow kuu naxariiso jaalle siyaad

  • @magandeka.3713
    @magandeka.3713 4 місяці тому +8

    Ebbow u naxaris, Marxum Mohamed Siyad Barre. Madaxweynihii hore Ee Somaliyed.

  • @user-tt2sc1ci6b
    @user-tt2sc1ci6b 4 місяці тому +3

    Alaha u naxariisto, Madaxwayne Maxamed Siyaad.
    Hereri wuxuu yahay yuu sheegay.

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 4 місяці тому

    Allaga u naxariisto Madaxweyne Siyaad, aamiin yaa Rabbii.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 4 місяці тому +2

    Alleh ha u naxariisto.

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 4 місяці тому +6

    Allaha unaxariisto jalle siyaad aamin

  • @Hamzik04
    @Hamzik04 4 місяці тому +1

    Allaha Unaxariisto Madaxweyne Maxamed Siyad Bare

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 4 місяці тому

    Allaha u naxariisto jaalle siyad

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 3 місяці тому

    c.salaan herari sxb mar qudha maad pdhan marxuumka allaah ha unaxariisto afkaaga waad ka ilaalinaysay

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 4 місяці тому +2

    Wadan kaama dambeyn madaxweyne Siyad Bare, Ilahey haku naxariisto,,,

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 4 місяці тому

      Muxuu wadan ka danbeeni gefki uu Allah ka galey baa umadi dhan iyo wadankiba loo halaagey. Allah hauraxariisto denbi dhaafna hasiiyo.

    • @ahmedhagi-yusuf5355
      @ahmedhagi-yusuf5355 4 місяці тому

      Runtaa wadan kamuu tegin. Meel baaba ah ka tegey.

  • @easky363
    @easky363 4 місяці тому +2

    ilaahay uma naxariisto Afweyne, malaayiin isaaqa ayuu xasuuqay.

    • @abdinurhassan3729
      @abdinurhassan3729 4 місяці тому

      Boqolaal dhulbahante ah baa Muse Bixi xasuuqey.

    • @easky363
      @easky363 4 місяці тому

      @@abdinurhassan3729 Dhulbahante xaq buu kumintiday kuna guuleystay.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 4 місяці тому +2

    Sidaa ku dhacday ina Siyaad waxey daliil qofkii wax xun suubiya in xumaatii asaga ku soo laabaneyso oo aljazaa min jinsil camal.

  • @mareexan
    @mareexan 3 місяці тому

    Masha Allah ader mcn ❤❤❤

  • @user-ou6ov5mn3d
    @user-ou6ov5mn3d 4 місяці тому

    Allah unaxariisto jaale siyaad❤

  • @ayuubjafaal5247
    @ayuubjafaal5247 4 місяці тому

    Waa waraysi aad u xiiso leh, thanks hereri, sidoo kale pilot-kan waa nin aad iyo aad masuul u ah oo karti badan, dadkii hore ee hufnaanta iyo dun xariirada lahaa ah, dhanka kale aad ayaan uga helay sida masuuliyadda iyo sharfidda leh ee ay dawladda Nigeria u dhaqantay, thanks all

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 місяці тому

    Allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Bareb

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 4 місяці тому +1

    Ninkaas salaan gobaad iga gaarsii mahadsanid baan leeyahay

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 4 місяці тому +1

    Allahyarxamu maxamed siyaad

  • @OmarAhmed-nh7bc
    @OmarAhmed-nh7bc 4 місяці тому +1

    HM maashaAllah❤❤❤

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Місяць тому

    Allow unaxariiso ❤❤ maxamed siyaad bare

  • @khadijaomar9815
    @khadijaomar9815 4 місяці тому

    Hussein cunshur Mashallah legend from the great county of Wajeer

  • @samadondiirshe4964
    @samadondiirshe4964 4 місяці тому

    Ilhy ha u naxariisto m.wayne hore

  • @shafieahked4887
    @shafieahked4887 4 місяці тому +1

    Ina hareri
    Afkiisa wuxu ka dhowray
    Ala ha u naxariisto

  • @user-fi1tf1ts6n
    @user-fi1tf1ts6n 4 місяці тому

    Allaah u naxaristo mw jaalle maxamed siyaad bare Aamiin Aamin❤❤❤😢😢😢

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 місяці тому

    AlHa unaxariisto maxamad siyad

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 4 місяці тому

    Naxariis iyo jano Allh ha siiyo.

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 4 місяці тому

    Waa Taariikh Cajiiba, Aad bay umahadsanyiin dawlada Nigeria iyo Kabtan Xuseen iyo kabtan Maxamed dheeraba, Eebbe swt haw Naxariisto Madaxweyne Maxamed Siyaad barre.

  • @guwa1980
    @guwa1980 4 місяці тому

    Hussein is a legend❤. Masha-allah

  • @user-pp2bo3ly3p
    @user-pp2bo3ly3p 4 місяці тому +2

    Dameer baqtiyay ayu aha somalia sidaas ayu uga tagay qabyaalad iyo qurun

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 4 місяці тому +5

    Allah ha unaxariisto
    Wanaag badan buu usameeyay Somali

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 4 місяці тому +1

      Balse, Soomaalida intoodabadan ma ahan dad abaal yaqanaan, Jaahilka Abaal mayaqaano

    • @hamsejama8904
      @hamsejama8904 4 місяці тому

      Afwayne alle cadaabta haku fogeeyo! Ninkii qur,aanka beeniyey

  • @wardi1116
    @wardi1116 4 місяці тому +2

    Good job, very well done.
    Major Hussein, did the coffin carrying Said Bare's body fit into the aircraft door? If it did not fit, how did you manage?

  • @faisalmohamud5959
    @faisalmohamud5959 4 місяці тому

    Allah ha unaxariisto madaxweyne siyad barre

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s 4 місяці тому

    Alle hownaxriisto marxuunka amiin maxamed siyad barre

  • @siradm
    @siradm 4 місяці тому +2

    Way mahadsan yihiin Nigeria laakiin su'aal ka dhalatay maamuuskaas iyo qaabka loo mariyay dalalki dambe ayaan qabaa, waxaana jeclaan lahaa in la waraysto qoyska Allaha u naxariistee madaxwayne M. Z. Barre, si aan u ogaanno qaabki dhimashadiisi. Ilaahay swt ha u naxariisto.

    • @Nassermusse
      @Nassermusse 4 місяці тому

      Haa shakibaaba igalay.. sababta safirada nigeria un hawsha uwadan , hadana teamka diyaradu uqarinayso waxa aysido. ?!

  • @mousabade8654
    @mousabade8654 4 місяці тому +7

    Cabdisalanaw wariye rugcadaaya baatahaye marxuunku wuu Inaga hooseeyaa maantee ha Kala bakhaylin inaatidhaa Allah'a unaxariisto

    • @ismailvisualz
      @ismailvisualz 4 місяці тому +1

      Waa tii waxaa layska dhaafe

    • @Munaabdirahman-fw8og
      @Munaabdirahman-fw8og 4 місяці тому

      Waa runta wll sababtunan u dhahaaynin bn la yabanahy qof dhintey

    • @hamsejama8904
      @hamsejama8904 4 місяці тому

      Afwayne alle cadaabta haku fogeeyo! Ninkii qur,aanka beeniyey

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 4 місяці тому +1

    Allah haa naxaristo mw mahmed siyaad .wlh wa soo garaay dhulki dhiistana , wax ogaay diilki wadada 1989 whl dhegaheyga ku maqlaay Allah ha ka vafiiyo goankas wa lala lahaay kalis maheeyn ama wax ka ogaay Allah oog , arinkaas wax k wax oogay ka hadlaano

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 4 місяці тому

      Ehlu naar weeye