Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya iyo Diinta Islaamka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лют 2023
  • Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya iyo Diinta Islaamka
    #Muqdisho #Kacaan #SiadBarre #Hargaysa #Kismaayo #Soomaali #Waddani

КОМЕНТАРІ • 33

  • @AbdiAlasow-im5jm
    @AbdiAlasow-im5jm Місяць тому +1

    Allaha unaxariisto Aabe maxamed siyaad Aamiin

  • @istahilyusuf321
    @istahilyusuf321 Рік тому +5

    Illaahow kuu naxariisto

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 місяці тому +1

    Ilaahoow kuu naxariiso Aabbe siyaad 🙏🙏🙏

  • @abdullahisheikh1075
    @abdullahisheikh1075 Рік тому +4

    Ilahey ha naxariisto

  • @user-ke9xn9gq1w
    @user-ke9xn9gq1w 20 днів тому

    Ilaahay hakuu naxaristo waa lagu xasuusan doonaa sax inaad ahayd weligaaba

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 11 місяців тому +2

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre

  • @user-lu3vv4kn8r
    @user-lu3vv4kn8r Місяць тому

    Alhayow ku nxariiso madaxweyne qaliya mudane maxmed siyad bare janada alow ka warabi cod kar hadaladu lama gamgambado thanks

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Місяць тому

    Illaahay Ha Naxiisto Maxamed Siyaad Bare

  • @widlefanax1279
    @widlefanax1279 2 місяці тому

    Allow kunaxariso jiilkena Waa inan dhageysano saan waxbadan u fahano dalkeena heerka uu somarey ❤

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Місяць тому

    ilahow unaxariiso❤❤❤❤ يارب❤❤

  • @Aspire257
    @Aspire257 4 місяці тому +1

    Ilahow kunaxariiso

  • @abokorabco9393
    @abokorabco9393 6 місяців тому

    ❤❤

  • @user-yj3uy9wc5c
    @user-yj3uy9wc5c Місяць тому

    Naxariis waarta Insha Allah

  • @yousefabib2824
    @yousefabib2824 Рік тому +5

    Ninkaa bay soomali ku eedeysey inuu ahaa, nin dadkiisa iyo diintiisa jecleyn rabina wanaagooda balse raba baa’a ooda iyo qabiileysi. Walee ninkii joogey markaa ee caafimaad qabey uun baa garan. Laakiin intaan noolaa nin siyaasi soomaaliyeed sidaa holac wadaninimo, raganimo oo hadalkiisa karaamo ka muuqato weli mahayo

    • @SOOMAALIY-1960
      @SOOMAALIY-1960 7 місяців тому +1

      Siyaad barre waa la xaqiiray lakiina dadka caliga lahaa maran ma xaqiraayan🇸🇴💪💪💪💪

  • @crisaaqrashiid9313
    @crisaaqrashiid9313 Рік тому

    M.a

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr 4 місяці тому +3

    Nin raga ayuu ahaa alle hakuu naxariisto

  • @abdullahabdulkader3038
    @abdullahabdulkader3038 14 днів тому

    kuwa hada joogo madax miyaa

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. Місяць тому

    Muxuu hooyo badan maro cad asaay u saaray dambiilahaa hadlaya. Aduunka laguma cuqaabin laakiin aakhiro ayuu ka heli doonaa ciqaaabtii uu mudnaa.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 8 місяців тому +1

    diinta waan kudhalanay looma baahno sheeko wahaabi io khaniisnimada hada diinta lagusoo kordhiyey

  • @user-zl4uq9dv2b
    @user-zl4uq9dv2b Рік тому +1

    askarta uu noso diri jiray galo yar oo socota ayay ahayeen hoyadey illahay ha uu naxariste maqahi yar oo ay furatay ayey quran ka shidi jerty mid ay ah uun ba malin kasta noyimada oo yidha bakhtiya oo naqusa maqahiyaha kaloo dhami heesay shidi jeeren lakiin kuwa umu tagi jeerin quranka dhibaya

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 Рік тому

      Kaasay leetihiin allaha u naxariisto,naarta allaha ku fogeeyo

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Рік тому

      ​@@husseinsaid8142Naartu haddii aay Gacan Iidoor ku jirto, Siyaad Barre iska daaye qof Daarood ahiba ma galeen! Ilaahow wax gacantaada ku jira Gun ha inoogu dhiibin. Aamiin

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Рік тому +1

    Daalin illaahay ka go.ay ayuu ahaa oo kitaabka alle been oa sheegay somalina halkaas dhigay

    • @armankhan3740
      @armankhan3740 7 місяців тому

      Cadeyn keen haduu saas sameyey fadlan

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 7 місяців тому

      @@armankhan3740 SOOMAALOO DHAN ILLAA SABIGAA OGE ADIGU MA URAAG AYAAD TAHAY HALKEE KU DAMQSTAY IMIKAAN KU LEEYAHAY HADAAD ADIGU ASKHIRO KA BADBAADINAYO ANIGAA NASAKHAY,WAA LA IDINKU SHUBAY EE ANIGAA IDINKA SHUBAYA OO ULA JEEDAY QURAANKA KARIIMKA AH CULAMADII UU LAAYEY KU YIDHI MARKA ISKA DAMQO

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Рік тому

    NAARTA ALLAAH HA KU FOGEEYO,DIINTA ILLAAHAY AYUU FARSGELIYEY

    • @armankhan3740
      @armankhan3740 7 місяців тому

      Cadeeyn keen haduu saas samey yey fadlan

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 6 місяців тому

      Janno iyo Naar ma adiga ayu Ilaahey kaala tashanayaa?

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 6 місяців тому

      @@baashaal6778 afkaaga qadhmuun ku difaac ehulanaarka adigu

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 місяці тому +1

      ​@@armankhan3740
      waa beentiis waa al shabaab qofkan