"Fursadda keliya ee ay Wallawayntu haysataa waa G.Wakiillada oo iibsan...." Gud. Faysal Cali-waraabe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

КОМЕНТАРІ • 86

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Місяць тому +7

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 🙋🙋🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Hanbalyo hanbalyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t Місяць тому +5

    Faysal geesi cadawga ayuu ka oohiyaa guul guul soomaaliland ciidanka qaranka guul guul ❤️ ❤❤❤❤❤❤

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 Місяць тому +3

    Maansha allah guulayso faysal aniga oo awalaa kuu hambalyeynay

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 Місяць тому +2

    ❤❤❤feysal ilaahey haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Місяць тому +2

    Maash Allah. geeei 🦁 keep going. Somaliland' 🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Місяць тому +1

    Masha Allah, we are waiting for to fixed. Next president of Somaliland’s future guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +1

    Reer sland Faysal.AAn udoorano Boqornimada Geeska.Afrika maasha Alaah.boqor.faysal.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rikisolo1
    @Rikisolo1 Місяць тому +1

    General feysal I'm with you All the Way

  • @ibrahimmead5907
    @ibrahimmead5907 Місяць тому

    Faisal said it All. May Allah bless him

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f Місяць тому +1

    Faysal uunbaaa lahayaaaa wax runta sheeegaya❤

  • @hiboxuseen7852
    @hiboxuseen7852 Місяць тому +1

    Faysal Cali xuseen
    Waa aqoon yahan
    Wuxuu waaya y umad
    Fahanta aqoontisa
    Allaaw umada fahan
    Sii geesiga❤

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Місяць тому +1

    Faysal Ali warabe waa geesi

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Місяць тому +6

    ❤ Madaxweynaha Lixaad ee Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe 2025-2030 Insha Allah ❤

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +1

    Maanshaa allaah ❤❤❤ guul

  • @abdighalib595
    @abdighalib595 Місяць тому +1

    Madaxwyne xaajifaysal go ahead

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Місяць тому +6

    Faysal Ali Waraabe Warkiisa Cad

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 Місяць тому +1

    Allah ha ku gargaaro qalbi daweeyow halyey qaran ayaad tahay Faisal Cali Husseinow . Guul somaliland .

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Місяць тому +1

    Faisal ayatulaah

  • @FilsanMaxameed
    @FilsanMaxameed Місяць тому

    Qosol❤❤❤❤

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому +1

    Faysal gesi

  • @NADIRHASSANAWIL
    @NADIRHASSANAWIL Місяць тому +1

    Faysal waa runtii

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Місяць тому +3

    Walee faysal runta waa sheegaa alow wadani dhibtiisa nagaqabo oo odaygaa ciro ka qabo tuugta

  • @user-nh1vj8bd5b
    @user-nh1vj8bd5b Місяць тому +1

    Faysal nin wax badan oog

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 Місяць тому +1

    Wlhi waa nin rageed qudbad xiiso leh oo qiimo sare leh.

  • @MostaphaAhmed-sq3vq
    @MostaphaAhmed-sq3vq Місяць тому

    Masha allah

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Місяць тому

    FAYASAL ADEER MAGACA HAJIRO MUWAADINA DADKIISA IYO DALKIISA JECELA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Місяць тому +2

    Faysal cali warabe waa uu run sheeg waa next president of weyi Somaliland ee muse weyi waa runsheeg Weeyi Wlee

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 22 дні тому

    Af xaar Faisal waraabe

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Місяць тому +1

    ❤🌷🌷❤️✅👍😀

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Місяць тому

    Faysal cali warabe waa uu run sheeg Weeyi

  • @daahirbuurmadaw
    @daahirbuurmadaw Місяць тому +1

    Diyaaradii hargaysa lugu duqeeyay itoobiya maylahayan waxaa lahaa soomaaliya markaa usheega hailaawin gudoomiye

  • @user-ib3ou7se8c
    @user-ib3ou7se8c Місяць тому +1

    Nin rageed

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx Місяць тому +1

    Waa bilaabatay beentii iidoor

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 10 днів тому

    Hada maxaad Hedgatan?

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 29 днів тому

    Walee faysal waa geesi geesi dhalay nolow

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Місяць тому

    Xaqiiq

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane Місяць тому

    Waaa maalamahii uuu 100% kulmiye noqon jiray, isbahaysigii uuu isagu ku hoos jiray markii muuuse caagada landhacaaayay buuu maaanta caaayaya,, qiyam iyo aragti iyo han midna malaha , ku biyo cab sanadkan kulmiye kuma soo saaraynaa , waaaad gacan gashay dooorkan si fiiicNbaan kuuu baranay

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Місяць тому

    Inika o ayo ah ?

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

    Na citaarafa

  • @abdullomar8698
    @abdullomar8698 Місяць тому

    Kaneeco ay leedahay waa dam ka iibi ciyaalka

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 10 днів тому

    Cadawga cadawgakkkkk?

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5y Місяць тому

    Faysal faaruq no etoooiya lacag ka helimaysid

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 Місяць тому

    Ninkaan waa injineer yaa yiri?

  • @mchaboorentertainment8116
    @mchaboorentertainment8116 Місяць тому

    Faysalow Engineer beerta balcad iga iibi 😂😂😂 intaanay wallawayntu kugu caqliyaysan 😂

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 29 днів тому

    HARGEEYSA,
    MARKII DAGAALKA SOKEEYE KADHACAY
    #1988-DII
    REER HARGEEYSA
    #XARSHIN,
    AYAY DEEGAAN KADHIGTEEN
    #XARSHINA,
    WAA DHUL SOOMAALIYEED,
    EE DHUL XABASHIYEED MA'AHAN.
    SIDAASI DARTEED,
    FAAYSAL CALI WARAABOOW,
    SHACABKA TAARIIKH KHALDAN HA USHEEGIN
    #AXMASRO,
    HADAAD JECESHAHAY
    ADIGUBA U GUUR.

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Місяць тому

    Ingariisku ubadkoo dhalaa ehel saneynaaye
    Waa ina Waraabiyo adna olola ayneysa

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu Місяць тому

    wajigan wa waaji ay nacaalaad ku taalo

  • @HRU20209
    @HRU20209 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on Місяць тому

    Hhh muxu cuunay caawa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Muxuu cuni lahaa dee wuxuu cunay Arsaaqaduu Alle siiyay ee ha cawryin gaajooy wax la cunuun baad ka hadashaane

  • @user-ye5vy1ug6x
    @user-ye5vy1ug6x 29 днів тому

    Tabard siiya generation idinka dambeeyey

  • @AJYahye
    @AJYahye Місяць тому

    Waa dad halaag saday qowmka kanoo kale hogaamiyaha u yahay..Iidoor saw wax garad kale malaha ??

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 Місяць тому

    Waryaa faaruugo dhalinyarada caagnimadha haa baring ee eskadaf

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому

    Ddwol😂😂😂

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 Місяць тому

    Ninkani waa ka kow shakhsiyaadka sodnka isfaham la aanta reeraha somaliland wada degan sababto ah wuxuun buu suga intay reerkooda reeraha kale qabanayaan

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 29 днів тому

    XABASHI IYO SOOMAALIYA
    WAA (2 DAL OO KALA MADAXBANAAN)
    WAXAANA LOOBAAHANYAHAY
    IN
    #SOOMAALI GALBEED,
    LAGA XOREEYO,
    #XABASHI,
    MA GUMEEYSANKARTO
    #DHUL IYO SHACAB SOOMAALIYEED.

  • @elkhetyar1309
    @elkhetyar1309 Місяць тому

    Kuwan la iibsaday, madaxwaynhu hakala diro

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Місяць тому

    Fasal faaruq oo inuukiraysanyahay sheegay.
    Fasal waa nin kaleh golaha wakiiladu waa soomaaliya waa ceeb lkn waxad cadaysay zaadii muuse sheegayey ayadhaba.

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Місяць тому

    Faysal Faaruq inu Kulmiye isaga biiro ayaa loo qaatay.

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 Місяць тому

    Faysal Cali Waraabe dowladnimo iyo aqoonsi dan ka maleh. Dagaal qolo daarood la yidhaahdo ayaa maan marey.

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Місяць тому

    Hadlkaaga toosi faysal kasaar caadifadan aanufahamsanahay hakuu kusalaysan yahay walee ciida galaan turub baran

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waligay wlhi ma arag xisbi muxaafad ah oo soo qaadanaaya hadalada masuul ama gudoomiye xisbi kale oo mucaarada waar meeshii kulmiye miyay waalatay meeshii dad waalaan ayaa la wareegay 😂😂😂😂😂
    Xitaa labada xisbi ee mucaaradka ah hadaladooda masoo qaataan xisbina xisbi kale warkiisa masoo qaato waa markii iigu horaysay ee aan arko

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Місяць тому

    Ninkaan wuu waalanyahay gaal ayu walaal ka dhigtay walalki ayu ka cararay foolish weeye maangaab. Ah

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Місяць тому

    Fasal wuxu matelaa heego oo isaagaa qiraya.
    Fasal maacaleesh waar muuse waa khayr kaa ee damac yeelo sida raga.

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 24 дні тому

    Feisal Cali WRAABI WAA NINKA ISAAQ UGU CAQLI BADAN. Waayo 1991 Spomaalidii aad wax ku darsateen waa burburtay 30 sano waqooyi waxay ku dhameysteen. KABAHAAN KALAY BAXNAY. MAXAMED CALI IYO LIXLE AYAA DAAQAD JABIYEY IYO FAQASH BAAM KA DABA TUURNAY ICTIRAAFKII BAA SOO DAGAYA IYO HADAL MARAN
    18:21

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Walaahi ninkaa faysal waxaan ku.jeclaaday Siduu uneceb yahay koonfur Waxaa udaliil ah magac.bixinta erayga wala wayn eraygaa AAd bay uga xanaaqaan reer koonfureedku❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому

    Waa ooyaayaa oo waa eed sheeganayaa markii la arko.sidii yahuuddii. Bal wallaweeyn maxaa ka galay waaba qadaadwentii uu ka eryey deegaankiisee???? Qadaadweyn!!!! YAA KAA QADAADWEYN OO QAABDARAN YAA WEERDAWAC!!!!

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Місяць тому

    Wey kugu soo xidhantay adeer cidana ku ma rabto.cidina ku dooran weyday ee mee shan ka qanac oo quuso .rag wax waliba way soo maaraan.ka dhaliya mooyaane.

  • @saalaxy
    @saalaxy Місяць тому

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 Місяць тому

    Faysal faarug

  • @nugaaltv5270
    @nugaaltv5270 Місяць тому +1

    Caawo faysal ma kulmiyuu noqday tuug is urursatay

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r Місяць тому

    Beenale ma looli siyasadeed ayaad tahay xabashi Morgan ayaad tahay

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Місяць тому

    Iidoor cuqdad land . Qoys qaran ma noqdo . Waa beenaalayaal tuuga ah . Waxaana buuxiyey cuqdad Samaroon iyo Daarood ah .

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Місяць тому

      Oohinta iska jooji cabadka isaaq waa powaree

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Місяць тому

      @@ApdyOmar53
      Kkkkkk Iidoor isaga oo kabaha gacanta ku Sita ayuu UA-cam ku jiraa oo dumarkoodi Hargaysa ka dhax barooranayeen. 1000 nin oo iidoorihina Fahiima quuje ayay guryahii Laascaanood u dhisaan

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Місяць тому

      @@ApdyOmar53
      Iidoor Waa Faysal naab naabkaa reer borama u baxsheen Faysal faaruuq.
      Iidoor na Waa qaniisiin fuley oo kabaha gacmaha ku qaata

  • @mohamedcabdi8189
    @mohamedcabdi8189 Місяць тому

    Bal neefkan dadka wax u shegaya la yabanahay maxaa koonfur ugu nolayd intadii badnayd haday waqooyi wax yalan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Dee markaa dalka ayaa inaga wada dhexeeyay intiibad naydna kumuu noolayn Hadaba muu tago Markaa waynu midawnee

    • @mohamedcabdi8189
      @mohamedcabdi8189 Місяць тому

      @@user-sz7sn2rv9r xaaji hada xitaa qabiilba lagu kala tagay ma ahe kas mar hore tagi laha

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@mohamedcabdi8189 maxaad hada qortay xaaji waa maxay kkkkkkkkkkkkkkkkkk lama fahmaayo qoraal kaaga

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 Місяць тому

    Waa iska aduunyo gadoon iyo qiyaamihii goorta Soomaali iyo muslim cadaw noqday Ethiopia iyo gaalna walaal iyo someone noqday.
    Mida kale nimankani miyay sixranyihiin markay baddoodii iyo dhulba bixinayaan waxkastooy sheegaanba aad baan ula yaabanahay anigoowaliba Soomaaliland ah

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Місяць тому

    Markay khamri cabaan ayay sidaa aqoon la’aan ugu hadlaan. . Qabiil qaran ma noqdo

  • @elkhetyar1309
    @elkhetyar1309 Місяць тому

    Kuwan la iibsaday, madaxwaynhu hakala diro

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Місяць тому

    Iidoor cuqdad land . Qoys qaran ma noqdo . Waa beenaalayaal tuuga ah . Waxaana buuxiyey cuqdad Samaroon iyo Daarood ah .