XIDIGAHA GEESKA SHAX GUUR XALQADDA 3AAD 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 бер 2024
  • Copyright by Waqal Stdudio
    Xidigaha geeska Shax Guur xalqadda 3aad

КОМЕНТАРІ • 94

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 3 місяці тому +22

    Inta sooman dhamaan intii la soomay waa idin salamay 😂❤🎉😢

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 3 місяці тому +12

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤🎉🎉

  • @jamaalonkod7638
    @jamaalonkod7638 3 місяці тому +4

    True story
    Team waqal 🙏

  • @shiinedoller4736
    @shiinedoller4736 3 місяці тому +5

    Aniga oo ah shiine doller
    Waxan ahay jilaaga inta ugu mahimsan kaga jura

  • @user-bu8nv6zf4t
    @user-bu8nv6zf4t 3 місяці тому +4

    Zhpyal inbadan ayan sugyney ani ahaana dhowr jeer ayan ka badhay pagkinga filimka halagadaayo goos gooska ugu dambeyn Mahadsanidiin

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому +2

    Absolutely is another level at end well done 🎉

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 3 місяці тому +4

    Waqal studio 🎉

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 3 місяці тому +4

    Mansha Allah Ramadan Mubarak Allah Mahad leh

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar 3 місяці тому +2

    2020 kii la duubay filmka inta Aan ogayneey 😂✋

  • @user-nw9sk4qu7f
    @user-nw9sk4qu7f 3 місяці тому +4

    So interesting and educative message

  • @CigaalAbdirahmaan
    @CigaalAbdirahmaan 3 місяці тому +4

    Filmkaan walagaheley yu kala goin❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 3 місяці тому +18

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
    🎉

  • @aadanabdirizaik3405
    @aadanabdirizaik3405 3 місяці тому +2

    Sheekadaaa reer xamark ma u daynaaaa jilicsananta

  • @sahalcaydiidmohamed
    @sahalcaydiidmohamed 3 місяці тому +2

    Waqal studio ❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 місяці тому

    Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak first one soodaaya plessis 😮😅

  • @Shuwaykarahmed
    @Shuwaykarahmed 3 місяці тому +8

    Salalaahu calayihi wasalam😢❤❤

    • @user-ri1cs9nt1v
      @user-ri1cs9nt1v 3 місяці тому

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

  • @yayeboosh9556
    @yayeboosh9556 3 місяці тому +2

    Halkaa ka wada , wacyigalinta bulshada.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 місяці тому +2

    Salaam Alaykuma waqal studio
    Ramadan Mubarak first one thanks 🎉🎉 Dee lakiin lasoo dhakhasada waxay 4:00 PM Ama galabnimo 🎉🎉🎉😮😅

  • @Khalidabdi2
    @Khalidabdi2 3 місяці тому +4

    Waano dhaxal GAL ah WeeYaan War Dadadoow dhalin Yartiina Ha Iibinina Qarankiinana Qabiil Ha Ku Doorsanina

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 3 місяці тому

    Ramadaan Mabaarak Legend Waqal Khadar Musa

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 3 місяці тому +4

    Waa xaqiiq dadku riwayaad bay modayan😢

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 3 місяці тому

    Waa muuqaal aad aas u cajib ah runta taabanaya

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 3 місяці тому +2

    Waan sugyeye ❤❤❤

  • @user-cf1vq5vh3i
    @user-cf1vq5vh3i 3 місяці тому +2

    wa mxy anshax shekadii sharukhan buu wadaye 😂 romantigaasi wa mxy ❤❤😂😮🎉

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 3 місяці тому

    Ramadaan kariin🎉

  • @mustafeomer8400
    @mustafeomer8400 3 місяці тому +2

    Filinka one part per a day ka dhiga team waqal

  • @abdiasiismohamedhersi7860
    @abdiasiismohamedhersi7860 3 місяці тому

    Apdi xakiim muuse qaman ❤

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 3 місяці тому

    Jah jah waxaa saa jacayla❤❤😂❤

  • @DHASAC
    @DHASAC 3 місяці тому

    Waa mxay sidan de so daaya madaxa ka fura filmka ❤🎉

  • @user-hv8ry7wk3d
    @user-hv8ry7wk3d 3 місяці тому

    ❤️😍❤️😍

  • @kawsarabdi1743
    @kawsarabdi1743 3 місяці тому

    2020 laduupay flimka 4year kadip dwanayaa

  • @user-jx9pi6ur1n
    @user-jx9pi6ur1n 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ht8jd6gj8p
    @user-ht8jd6gj8p 3 місяці тому

    Qaybhi kale so daya ❤❤❤

  • @user-jx9pi6ur1n
    @user-jx9pi6ur1n 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdafarxaan5358
    @xamdafarxaan5358 3 місяці тому

    Kadaa

  • @ashaabdulahi8501
    @ashaabdulahi8501 3 місяці тому

    👍👍👍👍

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 3 місяці тому

    wad la habsantan every day isoo dhiga

  • @XamdaAyaan-id5kh
    @XamdaAyaan-id5kh 3 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @axmadkhayrwali6884
    @axmadkhayrwali6884 3 місяці тому

    Waansugi karilahy

  • @Kiin67
    @Kiin67 3 місяці тому +1

    Qftaan anshax la jilaysa 2014 bay soo maraysaa

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 3 місяці тому

    Filimkan wan ka helay cabdi nuur alale

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 3 місяці тому +2

    Abdi nuur alaaleh fa ankayagii reer Djibouti hore usoco ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 3 місяці тому

    Qisada film ku cabdirizaaq anshax bay ku socotaaa 😮

  • @mustafecumar-vb8xx
    @mustafecumar-vb8xx 3 місяці тому +1

    Filimka hanagu raajinina

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 місяці тому

    Waqal sterio

  • @K24media2
    @K24media2 3 місяці тому +1

    Nimanyahow Filimka sidan ka daaya , caadi u soo dhiga ama nagaba daaya waxa khayr ma lihidine

  • @yayeboosh9556
    @yayeboosh9556 3 місяці тому

    Soobadiya

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 3 місяці тому

    Please hanagu raajinina, waa musalsal dhaxal gal ah runtii! Please every day soo galiya in badana waanu sugaynay dhawr sanno ka hor ayaa la duubay

  • @respect19692
    @respect19692 3 місяці тому +1

    ama wkhtiga muqaalka 30daqiiqo ka dhiga ama xalqadaha hore uso fasaxa wxn inta 4days maqnataan hdna 10min zo dhigaysane

  • @suhaybaadan1920
    @suhaybaadan1920 3 місяці тому

    Waxan ama soo daaya ama Naga daaya

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 3 місяці тому

    Ma mar hora la jilay mis ramadanta la wadaa

  • @Suldaaanka
    @Suldaaanka 3 місяці тому

    Anshax waa shabeel naagoood dhab ah

  • @user-ej9jn6do1k
    @user-ej9jn6do1k 3 місяці тому

    Eeshcalaaa film

  • @jookerandafjanochannel6614
    @jookerandafjanochannel6614 3 місяці тому

    Filimku cabdi hani buu kusoo baxayaaye yaanu ka maqnaan

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j 3 місяці тому

    HADA UNBA NOSHEEGTA SHAQAD SAX FANKA OGA BAXADYA😂

  • @nishahcole5436
    @nishahcole5436 3 місяці тому

    Niyaw ana qof aya amaan ka la aye talaw maxa sameya sida inanta ma ku dhaga uun 😂😂😂

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 місяці тому

    Cabdihani imaankiiba katagay😂

  • @UpdyRisaq
    @UpdyRisaq 3 місяці тому

    Horta ma waa horaa lasameeyay waxan

  • @habeeye21
    @habeeye21 3 місяці тому

    WAAR CABDI HANI SOWKII MUSLiiMAY

  • @sakinamoumin9998
    @sakinamoumin9998 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂 cadi mahaa tahribayasho

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j 3 місяці тому

    Milkiilhi waqale Dhintaya Geela malo qalya😂😂

    • @user-rv4uk1wv9j
      @user-rv4uk1wv9j 3 місяці тому +1

      Qof dhintye inaad wax kaa sheegto sharfa maah allh kaa baqo

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

      somalida manta jogta cid nool cid dhimtey waa isgu mid waa akhira saamaanki@@user-rv4uk1wv9j

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 3 місяці тому

    4,0pm ayaa lazoo daynaya

  • @dalmar199
    @dalmar199 3 місяці тому

    ku sugaaya afurka hargeisa farta taag

  • @user-vo9qo6om7u
    @user-vo9qo6om7u 3 місяці тому

    Please kadaaya dadka ha u tusina sidan xeryaha magafayaasha waayo sidan iyo si udhow maaha . Waa xalad nolosha ka fog

  • @user-di1mq6ey5s
    @user-di1mq6ey5s 3 місяці тому

    Gorma ladubay nio

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 3 місяці тому

    Cabdi Hani midne Feedh jilib buu ku xareeyay midne waa tolkee ka daa buu ku leeyahay😂😂

  • @maxamudibrahin3177
    @maxamudibrahin3177 3 місяці тому

    Waxan Ramadan ka hor la duube iska so wada dhigba

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 3 місяці тому

    Filimkani ma kii horaa

  • @deeqdadax
    @deeqdadax 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 3 місяці тому

    Besr film ku socda jaalayaal

  • @user-ek1rp4hm9c
    @user-ek1rp4hm9c 3 місяці тому

    Eshcala film lasoo dhakhsada qaybta xigta

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j 3 місяці тому

    Xidgaha geeska Nimcaan hilca uxiisen😂

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 3 місяці тому

    Sidaana ku wacantihiine iska daaya heesiiyoo sidan inoogu wada walaalayaal

  • @MaaliPoi77
    @MaaliPoi77 3 місяці тому

    5m   Reply               ♡ 26.5k
             
     view 537 replies

  • @NaciimamuseNaimamousesalepan
    @NaciimamuseNaimamousesalepan 3 місяці тому

    Flimkan mid hda la duubay maaha umana eeka

  • @MuniirHazan
    @MuniirHazan 3 місяці тому

    FILINKAN WAXA LA METELAY WAKHTI HORE 22 AMA 21 WAXAN UJEDAA DADKA KA MUIQA OO QAAR AY JOGAAN DIBADA 😂😂😂

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 3 місяці тому +1

    Waa laso dayanaya iska suga waanu ku mashquulsane dulqaata

  • @drbarwaaqoabdurrahman6500
    @drbarwaaqoabdurrahman6500 3 місяці тому

    Waar haday fanaaniintu boodhka iska tutee fanku hees qudha ma aha

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂