MUKHTAAR BEEROOF - XIDHIDHADHII IGA BURBURAY OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2023
  • Ereyadii: Sidiiq Jiir
    Laxankii: Sakariye Kobciye
    Music: Ayuub Haruun
    Camera: Ahmed GT, Mustafe Saleebaan
    Vocal Rec Iid Yare
    Editing: Ahmed GT
    Afro Waqal Furinle Production

КОМЕНТАРІ • 152

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction 10 місяців тому +72

    Hees: Dookhaygu wuxuu i baray
    B1
    Dad ii bogay baan dartaa,
    Badheedh isu dhaafin jiray,
    Qof boos iga doonayaan,
    Siduu rabo baajin jiray.
    Anoo ka baqaaya wacad,
    Inaan kaga baxo dad kale,
    Maxaan axdi iyo ballamo,
    Hakiyay laysoo ban-dhigay.
    Kooras
    Hadaan beri hore qof kale,
    Nolosha la bahoobi laa,
    Adaa iga baaqan laaye,
    Xidhiidhadii iga burburay,
    Bagay iga wada dumeen.
    B2
    Dookhaygu wuxuu i baray,
    Inaad tahay Boqorad dumar,
    Bogayga jacaylkan yaal,
    Cid kale uma siin bilaash
    Qof aan isku soo baxnoo,
    Is buuxinay baad tahaye,
    Maxaan baryo raadin jiray,
    Billaahi calayk jawigan.

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 10 місяців тому +3

    Heesaha qarniga ayay heestani ka mid noqon. Iyo Heesta kowaad ee Beeroofka qunyar socodka ah ayay u noqon. Caadi maahan. Abwan Sadiq jiir , Sakariye kobciye iyo Beeroof waa noo hadasheen.

  • @user-eh3lb5dm4k
    @user-eh3lb5dm4k 10 місяців тому +9

    Ku sali nabiga scw❤

  • @ibraahimjama7189
    @ibraahimjama7189 10 місяців тому +7

    heestan jiilaal badan oo kale. baa dhagaysan doonaa waan idin salamay noqda kuwo dalkooda ilaaliya
    now i’m 23years Old

  • @barniyeey2307
    @barniyeey2307 10 місяців тому +39

    😂😂is muujiya intaan xiriir ba lahyn waqti xaadirkan😢😢😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +5

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh😢😢😢😢😢❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:49 1:49 1:50

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-lw6nd4yp9e
      @user-lw6nd4yp9e Місяць тому

      ❤❤❤

  • @AbwanKaramaAk
    @AbwanKaramaAk 10 місяців тому +2

    Beeroof Maanta Uunbaad Hees Qaaday
    Waqal Studio inataa Iga Gaadhsii Beeroof

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 місяців тому +6

    Qurbajoogta Reer Somaliland loves this guy beeroof🫶🏻

  • @dhalankoriye
    @dhalankoriye 10 місяців тому +2

    Fanaan iyo waliba dheeraad Keep going Mukhtaar

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 місяців тому +3

    MukHTaar Beeroof fanan kali Sidhaba utageero Horaye usoco ❤❤🎉🎉

  • @user-uv8uu7cc5c
    @user-uv8uu7cc5c 10 місяців тому +1

    mukhtaar Beeroof heestan wuka baxsaday sharaf iyo mamuusna wuku helidoona

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 10 місяців тому +4

    Mukhtaar cabdi xiis beeerka❤ sxp keep going

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 10 місяців тому +3

    Hadaan Bari Hore Qofkle
    Nolosha La Bahoobi Laaa
    Adaa iGa Baqan Lahaye
    Xidhiidhadii IGa wada Bur’BuraY
    BaGaY iGa wada DuMeen. Onfire🔥

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 10 місяців тому +3

    Layaab Layaab 🎉

  • @zucadfarah7716
    @zucadfarah7716 10 місяців тому +1

    Waaa heestan ma Bay roof baa qaaday waxan moodayey saalax sanaag legen ❤❤❤

  • @badrihassan1222
    @badrihassan1222 10 місяців тому +3

    Wow heestii somali heddun jaaladha ❤❤❤

  • @muxiyodiin1091
    @muxiyodiin1091 10 місяців тому +1

    2M waqal youtubeka somali lambar waan

  • @NAFISOMaxamed-ld9kh
    @NAFISOMaxamed-ld9kh 10 місяців тому +4

    Layaab layaab another song legend beerof ❤❤

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 10 місяців тому +4

    Amizing Waqal studio 2M coming soon layaap layaap 🎉

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog 10 місяців тому +1

    Ayuub Haaruun another level music woooooow

  • @Geyre02
    @Geyre02 10 місяців тому +3

    Inta Ninkaan Kubaratay Heestii Yartu Dhiin Dhiin 😂

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 10 місяців тому +2

    amazing waqalka duula week 1 2 song waxbo lagaama qabo karo waqalka duula sandka 🔥🔥💪💪
    Melody 💯 🔥 fire
    Lyrics 💯 ✍ 💯
    Ayub haruun see yeelay saa adiga 🎻🎼🎸🎻🔥💯

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:37 2:38 2:38 2:38

  • @user-tw5sj1vd7j
    @user-tw5sj1vd7j 10 місяців тому +2

    Wwww heestanì waa ANOTHER level🎉❤

  • @Saamirxuzniaadan
    @Saamirxuzniaadan 10 місяців тому

    Al fanaan muqtaar beyruuf horay usoco lipaax erayada ayaa aad sameeyn qalpigeyga ugeestay

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 10 місяців тому +2

    Team WaQal studio

  • @xamzzaki7343
    @xamzzaki7343 10 місяців тому +2

    Keep going mukhtaar beerof❤

  • @ApdirahmanMuuze-mt8ox
    @ApdirahmanMuuze-mt8ox 10 місяців тому +5

    Beerof Legend ❤

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 10 місяців тому

    Way hees dhaftay tani waan ka soo ragay,waqalka layaab layaab 🔥🔥🔥🫡

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 10 місяців тому +2

    Beeroof caadibu uso rogaal celiyay 🔥

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому

    Muqtar beroof big legend is back from Nairobi

  • @xamzzaki7343
    @xamzzaki7343 10 місяців тому +1

    Xidhiidhadii iga burburay ba gay iga wada dumeen❤❤

  • @othmansayid2
    @othmansayid2 9 місяців тому

    Abwaan siciid jiir halkani ayaan si adag uuga soo salaamayaa ustaadka.

  • @user-rv1rn7uf3k
    @user-rv1rn7uf3k 10 місяців тому +4

    Machaalla 😊❤❤

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 10 місяців тому +16

    2M coming soon🎉❤

  • @khaalidciise8758
    @khaalidciise8758 10 місяців тому

    🎉🎉maxan baryo Raadin jiray jawigan kabax❤❤Alfanan Bayrof🎉🎉

  • @salmaanmohamed7520
    @salmaanmohamed7520 10 місяців тому +1

    Wow the LEGEND is on fire🔥🌟

  • @anilabdulaahi4803
    @anilabdulaahi4803 10 місяців тому +1

    Hadan hees kale dhagee san lahay adiga kuma dhageezteen lpx 😂👋🏻

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 10 місяців тому +1

    Hakiyey leyso badhigay Hakiyey❤❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 10 місяців тому

    Heestan Inbadan Ban Sugayey Wllhy Xiiso Ayay Igu Haysay♥️

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 10 місяців тому +2

    -Trust Is Very Expensive,Do not Broken It.💔🙂😢😢😢😢😢😢

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi 10 місяців тому +1

    Wllhi wxni way hees dhafthy🎉❤

  • @cabdiwahabmaxamed652
    @cabdiwahabmaxamed652 10 місяців тому +1

    Heestana aniga ayaaa laysoo qadaya maaa mooda nio😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mataanibraahim4942
    @mataanibraahim4942 10 місяців тому +1

    Tan way hees dhaaftay❤

  • @gabyaaye3
    @gabyaaye3 10 місяців тому +1

    Hees waa dhaaftay

  • @AzmaCayni
    @AzmaCayni 10 місяців тому +1

    Axsan yaaa hees❤😊

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 10 місяців тому +1

    2M cominsoooooon❤😊

  • @kawsarismail-sh2cj
    @kawsarismail-sh2cj 10 місяців тому +1

    Heestan 22m bay fadhayza

  • @charkokhadar2558
    @charkokhadar2558 10 місяців тому

    Alhamdouallah my zouchar❤❤❤❤❤ 11 06 2023

  • @asmaipraahim8651
    @asmaipraahim8651 10 місяців тому

    Waqal Studio to the world 🌎🔥❤️2M congratulation brothers

  • @Abdirahman-ismail
    @Abdirahman-ismail 10 місяців тому +7

    Yaa waduud hees la is kugu tagay 🎵
    Artist mukhtaar beeroof 🎵 🎶
    Lyrics sidiiq jiir 📝
    Melody Sakariye kobciye 🤴
    Camera Eng mustafe saleban
    Editing Ahmed Gt 🎉
    Afro waqal furinle pro 🔥🧿

  • @kaamildaahir3956
    @kaamildaahir3956 10 місяців тому +1

    Ugu danbeen wey soo baxdey❤

  • @calisaydmaxamed4630
    @calisaydmaxamed4630 10 місяців тому +1

    Comin sooN 3m 24hr🎉

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare 10 місяців тому

    Legend wllkey mukhtaar berof keep going

  • @shcayb
    @shcayb 10 місяців тому +1

    Beerof legend❤❤❤❤❤❤

  • @MawliidAxmed-oj4lf
    @MawliidAxmed-oj4lf 10 місяців тому

    2m coming soon 🎉congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xamsedayip4836
    @xamsedayip4836 10 місяців тому +1

    Legend berof Com back❤

  • @ibrahiology
    @ibrahiology 10 місяців тому +1

    2M waxba kama hadhin😮

  • @umuarwaax1324
    @umuarwaax1324 10 місяців тому +5

    Waxaas hees lama dhihinkaro Waa another level ❤❤❤❤

  • @user-eu8fd5ty3y
    @user-eu8fd5ty3y 9 місяців тому

    Alaah heeska abwaanku manuu iisameeyay😢😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 місяців тому +4

    Big legend always mukhtar beeroof 💯👍👍💯❤❤

  • @laylacabdi9120
    @laylacabdi9120 10 місяців тому

    ❤❤m.a iradi qof sidaa idhawrta 😢

  • @abdirahimniman7883
    @abdirahimniman7883 10 місяців тому +1

    another song👍❤️❤️

  • @apdiazizciiltireofficial1408
    @apdiazizciiltireofficial1408 10 місяців тому +1

    The best song 2023

  • @king1oo
    @king1oo 10 місяців тому +1

    Beautiful 😍 song 🎵 ❤️

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 10 місяців тому +1

    Alaylahe xidhiidhadi iga burburay bagay igawada dumeen anaba lehe😂😂😂

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi9758 10 місяців тому

    Ilaaheey amarkiis qofbaa waxaana hes ahaan udhageesanaayo

  • @aaminabookh9816
    @aaminabookh9816 10 місяців тому +1

    Beeroof is not easy. 😊

  • @CaliCarab-zm5lp
    @CaliCarab-zm5lp 10 місяців тому +1

    Imiska xidhidhii. Ayaa. Ka bur. Burayaya. Me. 20.😢😢😢😢😢

  • @zamzammohmoud-kj1nt
    @zamzammohmoud-kj1nt 10 місяців тому

    Dad ii bogeY baan dartaa badheedh isu dhafin jidhe qof boos iga donaYan sidu rabo bajin jidhe😢💔🥹

  • @CamailyaasCamailyaas
    @CamailyaasCamailyaas 3 місяці тому

    One Love you music

  • @birmadyare
    @birmadyare 10 місяців тому

    Beeroof Heestan waan Kaa Haynaa 🔥 Hit Song 🎼 Engineer MUSTAFE SALEEBAAN Aad baan kuu Salamayaa 👋 AYOUB HARUN 🎹 Maxad Samaysay Apti 🎤

  • @qurayshyuusuf8112
    @qurayshyuusuf8112 9 місяців тому

    😢😢😢😢ANO KABAQAYA INAN WACAD KAGA BOXO QOFKALE MAXAA AXDI IYO BALAMO HAKIYAY LAYSO BAN DHIGAY 😢😢😢😢
    heestan wxan ku soo xasuustay mar aan ano jcayl iyo kalgacayl iyo xidhiidh toona aan u hayn wakhti ama aan diyaar uu ahayn ayay wxa is baranay inan aanu wadda shaqayn jirnay dedna inantii ayaan ka daremay kalgacayl bilaw ah dedna wiil aanu sxp ahayn oo isna nalashaqayn jiray ayaa i iyidhi sxp arinka inantaa maxad u dhamayn wayday waa gabadha ama inanta habalaha ugu fcn haday noqoto Qalbi wanaag ixtiraam dabecad akhlaaQ ee inantaa wxay ku Qabtaa jacayl ee hawshaa bilaw !!!!!
    wlahi maalmo badan waan ka fikiray balse madaama anan diyaar u ahayn barasho dhaaf sisan wll nimo iyo wadda shaqayn wxan Qirayaa intaa uu sxpkay gabadha ku sheegay oon markhati ka ahay inay ahayd Qof ka habalaha ugu fcn waan u Quudhi wayay inan lasameeyo xidhiidh jcy waayo u may Qalmayn Qof lagaga baxo ama lagu wacad furro madama anay u Qalmin Qalbi jab iyo jcayl ay keli kunoqoto oo ay weliba isku goop kashaqayno oo ay ka naf sad jabi karto goobtq shaqada madaama wiilal iyo gabdho dhalin yar ahii nala joogeen oo labada Qof ee is jecel ladaremi karro wx kale iskadaayo malintay ay labadda Qof isku dhacaan waa la ogan kra sababto ah Qofba Qofka kale ayuu ka idho Qarsanayaa haday tahay halkii lagu musasacaynayay ama lagu Qadaynayay ama kaftankii iyo Qosolkii ay isla jiibin jireen ay noqonayso Qabyo ama halka ay joogto wiilku ka aanu tagayn iyaduna marku soo istaago Qofkii xidhiidhku ka dhexeyay ee ay isku dhacsanayeen ay ka dhaqaqayso marka bulshada kula shaqaynaysaa waa ay daremi kraan siday wx u jiraan marka wxan go.aan saday inan gabadha ka dhigto wllshay oo kale maadama anan xilkaa kaso baxayn ay igu xulatay ahaydna Gabadh ama inan aad u fcn waaan ka meer meeri joray blse wxaan aad u Qiiroday markaan ka tegay shaqadii ee aan i man wayay subixii koobaad shaqaluhuna isla dhex mareen wuu tegay ayay cod iso duubtay whtska ilaa 9kii ano Quraac u kacay ayaan khadka furtay dedna wxan eegay sms yadii iyo cododkii shaqalihii Qiimaha lahaa ee aanu sowadda shaqaynay ahaana wlladay blse cidkii gabadhii aan ka meraysan jiray inan xidhiidh lasameeyo codkii ay iso duubtay wxa markiiba codkii noqday oohin iyo kelmado dareen oo ay ku bilaabtay iyaado aan hadli karaynin miyaad iga tag tay miyaad igu cid laysay miyanan subax dame wadda Quracanaynin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    wxan isku dayay inan callka kala hadlo blse way isrobi wayday inan cidkeeda maQlo sababto ah oohin darteed 😢😢wxan u duubay cod ano ku maslaxaaya hadaan shaqada ka tegay hrgysa kama tegin waana balan waan kula joogaa wakhtiigaan haleelo iyo wakhtigaad ii bahataba waad i helaysa nafta khyr u sheeg 😢😢😢😢wxan is idhi iska seexo markan Quraacday blse wlahi subixii iska daayo habeenkii ayaan gami wayay 😢😢😢😢
    wlahi bilaahi tollaahi aad baan u naxay sababto ah waan ogaa inanan Qalbiged ka madhnayn balse aniiga wx ii muQday wx aad u fog oo aan Qalbigeedaku dhawraayo

  • @takoyareofficial0
    @takoyareofficial0 10 місяців тому

    Wllky 🎉great heesti sanadka

  • @ayaanosman9924
    @ayaanosman9924 10 місяців тому

    Hambalyo hambalyo 2M coming soon 🎉🎉🎉

  • @istaahilkhadar2245
    @istaahilkhadar2245 10 місяців тому +1

    another song❤❤❤❤

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le 10 місяців тому

    Adaa iga baaqn laaye woww🎉❤

  • @user-wp8ck5dw1w
    @user-wp8ck5dw1w 10 місяців тому

    Tani hees wydhafty maxn kusheg❤❤

  • @jocker_poy
    @jocker_poy 10 місяців тому

    Congratulations 🎊
    2M

  • @abdiqafar9185
    @abdiqafar9185 10 місяців тому

    Laxanka baa,heesta qurxinaya
    Waqalka duula 2m coming soon

  • @user-pj5pb5mt2e
    @user-pj5pb5mt2e 10 місяців тому

    Yeah man

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 10 місяців тому

    mukhtaar beerof inuusan isaaq ahayn loo yasamaahe wlhi waa fanaan fadhiya

    • @mukhtarxiis6131
      @mukhtarxiis6131 10 місяців тому +2

      Waar nazabada hayga leexin waryaa

  • @sharmaakeCabdi-ps2pz
    @sharmaakeCabdi-ps2pz 10 місяців тому

    Legend Mukhtaar beroof

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 10 місяців тому +1

    Beeroof ayantan daruruhu ku socdaa

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde 10 місяців тому

    Melody 🙉

  • @update317
    @update317 10 місяців тому +1

    2m is Now❤

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 10 місяців тому +2

    WlHi waxani Hees way dhaaftayY Bayroof Best song 🫡

  • @fardowsobashiirxasan6893
    @fardowsobashiirxasan6893 10 місяців тому

    Waw m a abwe💋❤

  • @hodanosman7917
    @hodanosman7917 10 місяців тому

    Wooooooooooow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikhaaliqmohomed9066
    @abdikhaaliqmohomed9066 10 місяців тому +1

    Waa la yaabay❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:57

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤ 3:03

  • @queenzluula573
    @queenzluula573 10 місяців тому

    I love this song 🎵 ❤️ muqtaar legend🫡

  • @MUBARIKBOQORKA
    @MUBARIKBOQORKA 10 місяців тому +1

    Bagay uburburen

  • @kaltuunhaybe7558
    @kaltuunhaybe7558 10 місяців тому +2

    bagay inooga wada dumeen 😉

  • @NajaxKhadar-cu3bi
    @NajaxKhadar-cu3bi 10 місяців тому

    Ooo waaa dheeraatee mukhtaar😂😂😂

  • @nimcodarwiish552
    @nimcodarwiish552 10 місяців тому +1

    Wwwww❤

  • @NFMUSICOFFICIAL
    @NFMUSICOFFICIAL 10 місяців тому

    1M

  • @subeertv3936
    @subeertv3936 10 місяців тому

    Fanaan waad tahee xabagta iskadaa ! Please ?

  • @abdiyaismail1232
    @abdiyaismail1232 10 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @MohammadMursal-un7zx
    @MohammadMursal-un7zx 10 місяців тому

    Hala🎉❤

  • @AyaanleShariif
    @AyaanleShariif 10 місяців тому

    Wel back

  • @user-kg4mb5rv4r
    @user-kg4mb5rv4r 9 місяців тому

    😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤