XIDIGAHA GEESKA SHAX GUUR XALQADDA 5aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 бер 2024
  • Shax Guur by Xidigaha geeska xalqadda 5aad

КОМЕНТАРІ • 77

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 4 місяці тому +4

    Flimkan shax guur waan kuxidhanahy best weeyan xaqiiqo jirtuuna kahadlayaa

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 4 місяці тому +3

    Ramadan Mubarak dhamaan umada muslimiinta ah meelkasta oo Aad joogtaan Gaar ahaan Dadka reer somaliland Allah Mahad leh

  • @Raxmaaxmed62
    @Raxmaaxmed62 4 місяці тому +2

    Filimkaan waxbadan oo bulshada dhaxdeeda ah ayuu kahadlayaa mnsh Allah ❤😊

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 4 місяці тому +1

    Wow ceesh calaa film waa loo baahnaa waxa uu ka hadlayaa arimaha bulshada oo dhan is odhanina filmku views muu heline iska joojiya wad og tihiinoo dadku maala yacni ayey daawadaan markaa in yar baa hadhaye cagaha dhulka ku haya oo noo badiya wixii bulshada taabanaya annaga idin wadanee insha Allahu waa filmkuna cirkaasuu mari dooonaaye u samra fulin wacan sxbayal ❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому +2

    Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak 🎉🎉

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 4 місяці тому

    ❤Asma uu dhidisanayahye ka khafiifi ❤❤❤oo indho jecayl ku eeg Allha jacaylku qaalisanaa❤❤❤

  • @user-zj9fs9ts4n
    @user-zj9fs9ts4n 4 місяці тому

    The best film ❤

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 4 місяці тому +4

    Intaad filmka 3 sanno heysateen ayaad hadana 5malmood kadib soo daynaysaan🥶🥶

  • @salmabulay7884
    @salmabulay7884 4 місяці тому +1

    Ana u horeeyo❤🎉 like

  • @ubahabdirisaq3248
    @ubahabdirisaq3248 4 місяці тому +1

    ❤❤

  • @Almiz-media
    @Almiz-media 4 місяці тому

    Malmaha iyo saacadaha in la soxo oo wakhti loo sameeyo ayaa la doonaya❤😮

  • @user-yl1kg4kd3g
    @user-yl1kg4kd3g 4 місяці тому

    Kusaliya nabigeena scw

  • @Burco.
    @Burco. 4 місяці тому

    Anigo Suxuranaya daawanaya ❤️

  • @user-hv8ry7wk3d
    @user-hv8ry7wk3d 4 місяці тому

    ❤️😍

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 4 місяці тому +1

    Cabdinuur Alaale dartii ayaan filimkaba udaawadaa 😂

  • @user-lg6ps7sq5n
    @user-lg6ps7sq5n 4 місяці тому

    ❤🎉

  • @user-pz6er9wl9n
    @user-pz6er9wl9n 4 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hoodoaxmed4489
    @hoodoaxmed4489 4 місяці тому

    waan faraxay markan arakay filn ki oso dhacay so badiya

  • @mustafekilaas4054
    @mustafekilaas4054 4 місяці тому

    Filim kan shaxguur waa filim aqooni ku dhehantahay ee so dhamaystira

  • @user-km3rn2yx2i
    @user-km3rn2yx2i 4 місяці тому

    Le meilleur after abdi nure

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 4 місяці тому

    Axsan filim

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 місяці тому

    Filinkaan shax guur waxba laga qaban cajiib waaye aad buu xiisa badan yahay runta u taabanaya soo badi sxpyal

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f 4 місяці тому

    Xidigihiiii geeesku mawaxay isku badaleeeen majaaajilaystayaaal

  • @salmabulay7884
    @salmabulay7884 4 місяці тому

    Filimkan wlhi xaqiiq bu ka hadlaya iyo waxa somalida iska dha dhiciyeen

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 4 місяці тому

    Waqal legend

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j 4 місяці тому

    Asma saban ilove yuo ppe❤

  • @rashidahmed2950
    @rashidahmed2950 4 місяці тому

    Waar ramaadanba waa gabogabee filimka naga joogteeya❤

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 4 місяці тому

    Waa cajiib filimku lkn musican yar ee qiirada ah inaga saara

  • @respect19692
    @respect19692 4 місяці тому +3

    hore uso dhiga mrba xiliga rbtan iska so deynysan wa sax gar u leedihin ina xiliga rbtan so deysaan lkn u tix galiya ddka idn dwanaya ina mlin dhaaf ama mlinle uso dhigtaan

  • @asmayusuf6799
    @asmayusuf6799 4 місяці тому +2

    Lakin xilimaa la duubay 😢

  • @xamsejiilane
    @xamsejiilane 4 місяці тому

    filimka soo dadajiyay

  • @mohamudmohamed9209
    @mohamudmohamed9209 4 місяці тому

    Waqal media sxbyal.wad mahad snthin iyo bahda xidigaha geeska e sxbyal ee nola so dhakhsada wan ku taxanahe

  • @Maydhane143
    @Maydhane143 4 місяці тому

    FILIM KA HADLAYADA WACYIGA DHABTA E BULDHADEENU KU SUGANTAHAY ❤

  • @shicib-udaneeye-studio
    @shicib-udaneeye-studio 4 місяці тому +1

    IkrAAN HALKEEDA AYEY DHIGTAY

  • @somaliisone3036
    @somaliisone3036 4 місяці тому +1

    Sidaan u arko filimka inuu gadaal ka macaanaanayo markaa sidaadarteed Waxan waqal istudio ka codsanynaa inay 18 daqiiqo kasoo badiyaan filimka
    Todobaad kastana labo qaybood soo daayan 🙏

  • @yusufmire8661
    @yusufmire8661 4 місяці тому +1

    Xaqiiq jirta buu ka hadlaya film.😢

  • @user-kr5sv7df2f
    @user-kr5sv7df2f 4 місяці тому

    Cabdinuur waa igaqosliyay 😅kkkkkkk

  • @user-qr9ks8ww4r
    @user-qr9ks8ww4r 4 місяці тому

    Wll waad laraagtaan soo dadajiya

  • @Maxamedyare-sm6fx
    @Maxamedyare-sm6fx 4 місяці тому +2

    Sorry I ❤🎉

  • @Mohy-mohy
    @Mohy-mohy 4 місяці тому

    Filinka abwaan guray dool baa shidaya waa oday fidmo wada ah😂😂

  • @Kinglaafto
    @Kinglaafto 4 місяці тому

    Alx qofkii ugu horeyay oo dawadaan ahay

  • @Abdulhatti-Muse66
    @Abdulhatti-Muse66 4 місяці тому

    Jadwalka Filimka naha hagaajia Fadlan .

  • @jookerandafjanochannel6614
    @jookerandafjanochannel6614 4 місяці тому

    Naga taga intaad 5 sano la maqnaaydeen hadana ha nagu caansiiriininee

  • @Abdirahma88
    @Abdirahma88 4 місяці тому

    Meelaha laga hadalayo fahma odaygu meelaxun tabanaaya ilaa horantii waxa la hadalayo waa fahansantahiin mahiino

  • @user-ck6tx9ok7m
    @user-ck6tx9ok7m 4 місяці тому

    Shaqadiina MuSaSal maha ee heesihiina iska wata nio

  • @MaxamedBaqdaadi-ss2bz
    @MaxamedBaqdaadi-ss2bz 4 місяці тому +1

    Abdi nuur alale ninka filmka udawado

  • @galaydhfilms5786
    @galaydhfilms5786 4 місяці тому

    Filmkan Shan sano ka hor baa là duubay waxaana sameeyey xasan dhuxul laabsaalax waagu xidigaha la joogay

  • @user-kr5sv7df2f
    @user-kr5sv7df2f 4 місяці тому

    Cabdinuur waa igaqosliyay 😅

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 4 місяці тому +1

    ilma dub qalooc kkkk

  • @HanadYare-go5bx
    @HanadYare-go5bx 4 місяці тому +1

    FILM KANI WAXA RAJAYNYA INU BADALO QULUBTA DADKA HANKA YAR EE DAMIURKU KA DHINTY QABIILKA KU FANAYA

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 4 місяці тому

    Nala wadaag filimka magalada aad ku dawanayso iyo cida kula dawanaysa anigu hargaysa gaar ahan xafadaha calamada waliba singal ban ku dawanayaa illahow waad i aragtaa😢

    • @GuuleedAlvez-pn3ez
      @GuuleedAlvez-pn3ez 4 місяці тому

      Hargeisa gar ahaan xidigta walipa kaligay maad ila daawan😂😂😂😂😂

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому +1

    Ikraan jamaca baab ku jirta 😂😂😂

  • @craxmaanaxmed9125
    @craxmaanaxmed9125 4 місяці тому

    Anigu waxan ku quslaa odaygan daba qalooc kkkkk

  • @user-ek1rp4hm9c
    @user-ek1rp4hm9c 4 місяці тому

    Eshcala film wlhi dhaqanka soomalida ayuu ka sheekeynaya iyo siday u dhaqmaan lasoo dhakhsada qaybta xigta

  • @user-xs4vi7ho4c
    @user-xs4vi7ho4c 4 місяці тому +1

    Sorry❤

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 4 місяці тому

    𝐀𝐥𝐥𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐟𝐮𝐫

  • @hamdaali9612
    @hamdaali9612 4 місяці тому

    Sorry 😭😭

  • @mukhtaarmohamed2066
    @mukhtaarmohamed2066 4 місяці тому +1

    The beast fliem ❤❤❤❤

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m 4 місяці тому

    fiLimku dad waxgarada ayaa mataLaya wayo dhaykas taba qadhadhka iyo macanka kma marmo

  • @macalinkabulshada1294
    @macalinkabulshada1294 4 місяці тому

    Ragan jiliin luguma tala galin actaro mesha keena 😅

  • @MaxamedBaqdaadi-ss2bz
    @MaxamedBaqdaadi-ss2bz 4 місяці тому +1

    Dabo qalooc😂

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 4 місяці тому

    Filimku wax xaqiiqa ka hadlay 😢

  • @Hakammed
    @Hakammed 4 місяці тому

    Hadal Wuu odhameeyay Waxa uu idhi Halka haka Eegin 😂

  • @khadarali8318
    @khadarali8318 4 місяці тому

    Malaga inu xidhidhkenu soo laabto 😆😆😆

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 4 місяці тому

    Odaygu waa tuug islaantiibu indho sarcaaday😂😂😂

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 місяці тому

    Wacyi gelin fiican weeye Arina clfwayna ku soo dara

  • @user-dg8jy4wt2j
    @user-dg8jy4wt2j 4 місяці тому

    Flimka Qaybaha waad la kala Raageysaane Qaybta 6-aad kusoo dhakhsada.

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 4 місяці тому +2

    Best film 👍🇩🇯💚🤍❤️

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 4 місяці тому

    Waad mahadsantihiin team waqal lkn waad nagala habsaantaan

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u 4 місяці тому

    Qabiil ku faan aduunku uu ka tegay waxaan filayaa inay hadda somali baraarugtay

  • @kinghaliye1995
    @kinghaliye1995 4 місяці тому

    Dee waxa malin dhaaf usoo daya. Adeero

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому +1

    Waar Nio waxa ma sandkii horaa la dhigay waayo Dee waa xili roobaad 😂😂😂

  • @kalith143
    @kalith143 4 місяці тому

    Ilmo dabo qalooc🦂