КОМЕНТАРІ •

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 29 днів тому +744

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

    • @micadnuurhello6216
      @micadnuurhello6216 29 днів тому +9

      ❤Sala laahu calayhi wasalam ♥️

    • @GARI365
      @GARI365 29 днів тому +8

      Mxad suubanaheena ukeentey munkarkaan,
      Ogow inu dambi kaso raacayo wll

    • @ina_Ali_mohamud-qp6ie
      @ina_Ali_mohamud-qp6ie 28 днів тому +6

      𝐰𝐥𝐥 𝐝𝐚𝐧𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐧𝐞𝐛𝐢𝐠𝐮 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐛𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐦𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐨𝐫𝐨😢

    • @NadaMaxamed-nb9jx
      @NadaMaxamed-nb9jx 28 днів тому +1

    • @qadanmohamuud2621
      @qadanmohamuud2621 28 днів тому

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 28 днів тому +336

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤

    • @mohasayax
      @mohasayax 28 днів тому +2

      warunta walaahay wanku dawada

    • @Ibrahim_Mostaphe
      @Ibrahim_Mostaphe 28 днів тому +9

      Adigu heesta mxd u dhagaysanayza😂

    • @abdidahergalado6582
      @abdidahergalado6582 25 днів тому

      ASAD XAJIO WLLOH HEESAHAA ISKADA WLLOH😂😢

    • @yaasirrdofficial7063
      @yaasirrdofficial7063 25 днів тому +1

      Xayawanbaa tahay nacalaa hooyada kuyaale waa la og yahy waxaas ee qodab kahadal dhila kudhashee

    • @QueenZamzam-i9u
      @QueenZamzam-i9u 24 дні тому +1

      Haa wllhi ❤

  • @user-qe9lj8hh7x
    @user-qe9lj8hh7x 28 днів тому +150

    Halmar aanku wada salino xabiib kena MOHAMED acs❤😭

  • @kankamo1497
    @kankamo1497 29 днів тому +384

    Lander qudha uunba likta insaari kara❤

    • @Xxxtentacion_12134
      @Xxxtentacion_12134 29 днів тому

      @@kankamo1497 waad iga haysaa taliye

    • @mashalayepoi7621
      @mashalayepoi7621 28 днів тому +1

      Ayaga oo dhan ma 85 qofba marka😂

    • @Hafsaahmed077
      @Hafsaahmed077 24 дні тому +1

      ​@@mashalayepoi7621 attt hayeelin😂😭

    • @hothosead-b6u
      @hothosead-b6u 23 дні тому +1

      Aniga indhahygii❤😂

    • @ailover5719
      @ailover5719 21 день тому +1

      @@mashalayepoi7621heesahin maxad wuu dhagysanysan heeso mahystan maskain😂😂

  • @Suhayb663
    @Suhayb663 28 днів тому +178

    :ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔:ﷺ

  • @Xxxtentacion_12134
    @Xxxtentacion_12134 29 днів тому +118

    Maxamed Maame 18 Jir Hormar Gaadhay Congratulations 🎊 👏

  • @TALIYE___UMAN
    @TALIYE___UMAN 8 днів тому +15

    Hees walba waxa ka macan Quraanka kharimka Allah ya igu raacsan♥

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 28 днів тому +82

    Sakariye Kobciye 🐐🐐🐐🐐🐐🐐

    • @zarkaalaofficial5227
      @zarkaalaofficial5227 28 днів тому +1

      Ri. Leyskugu faano waa ii kow

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 28 днів тому +1

      ​@@zarkaalaofficial5227halkaan kuyaban fadhiya rag waaweyn oo Ri aman ka dhiganaya 😂😂😂😂

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 28 днів тому

      ​@@zarkaalaofficial5227adiga qudhadu 🐐 tahy😂😂😂😂😂

    • @AhmedMohamed-uz2qz
      @AhmedMohamed-uz2qz 28 днів тому +1


      Eray ga goat ayaa laga keenay oo ah micno ahaan greatest all of time(goat)
      Hala yaabina huno

  • @xananali4420
    @xananali4420 28 днів тому +58

    Waa haben khamiis 4/7/2024 9.47mp. Runtii waxaan daremyo xagan kama sheegi karo wlhi wiil ayaan noloshda xidhiidh dhab na dhex mary lkn aniga is dhab u jecalaa wlhi waan ku kalsona indhahyga wan ka jecalaaa wan eegan jiry waxuu igu beery rajo badan 😢 isgu uu iga xiizo dhacay uu iga fogday sabab la.aan aniga isga uun eegan jiry dacad ayaan u ahaaa yaaa rabi waaad arkeysa sidu qalbiga iga ciyaarya nolol ka fican tan ayaan ku weydisnyaa😢😢😢😢 wllo isoo duce hadaa iga dabeyso😢😢😢😢😢😢😢

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed 28 днів тому +45

    From wiil GABOOYE
    goat🐐 maxamed Maame 🗣💯

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 29 днів тому +42

    Sakariye kobciye fanaan Mulaxn io abwan Cajiib mucjisada wakhtign mame🔥❤️🐐

  • @Amuunqurux
    @Amuunqurux 24 дні тому +17

    Inta nabi muhamad scw ila jecel love sar

  • @cabdixakiin8592
    @cabdixakiin8592 29 днів тому +57

    RUuxi rUuX jecel Ee heesta ku saabsan thy iso raac❤️

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer2186 29 днів тому +22

    Erayada iyo laxanka:Zakariye kobciye intee noo wadaa ugaasow wad na waaleysa🙏🙏🙏

  • @mashalayepoi7621
    @mashalayepoi7621 28 днів тому +20

    Hargeysa hoyga fanka from ciyal xamar👑🫶

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 28 днів тому

      S.wase ninka heesaha usameyy waa inuu sakariye kobciye yahay ogow

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 22 дні тому

      ​@@abdinaafac8211 dee maxad ku caydey saw reer hargeisa uun maaha meshu ku noolyey 😂😂😂

    • @alisuul
      @alisuul 14 днів тому

      ​@@abdinaafac8211Jah...Miyaanad Ogeyn In Sakariye Kobciye Reer Burco Yahay, Haba U Dhasho Xamar'e

    • @zhakiip.8.x75
      @zhakiip.8.x75 8 днів тому

      only ciyaal hargeysa fahanka murtida loogu yimaado

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 29 днів тому +37

    Zakariye kobciye fanka waa lawareegay dhabtii,
    Abwaan+laxamiiste+fanaan.

  • @Mushtaaq-u7l
    @Mushtaaq-u7l 27 днів тому +12

    Sidaan heestan u bartay waan damin la'ayba ❤best singer mohmed maame keep going brother🎉😢

    • @zhakiip.8.x75
      @zhakiip.8.x75 8 днів тому +1

      ma ila garateen heestan horta culimo

  • @abdilahitorontaawi
    @abdilahitorontaawi 28 днів тому +11

    Sidaan kuu bartay qli
    Hurdo wn bogan wyey
    Sidan ku bartay qli
    Xasuus wn ka bixi wayey
    Sidaan kuu bartay qli farxadaydu badataye ha cidlayn naftani ppe❤

  • @ABDISAQK
    @ABDISAQK 28 днів тому +19

    Baabka burco one like❤❤❤❤❤

  • @rowdocaliqadeey
    @rowdocaliqadeey 29 днів тому +18

    Heesta Macaankeeda Waa Ereyada Iyo Laxanka Murti Haye Kobciye Salaan Sharaf❤❤❤🫰🏻🤚

  • @user-Varahzaneeyyy...
    @user-Varahzaneeyyy... 25 днів тому +19

    Wiilkan sida dhbta u jeclhy igu duceya ina nolosha ku modownoo❤😢

  • @ShaaficiDek
    @ShaaficiDek 23 дні тому +5

    Erayada 💯
    Laxanka 💯
    Music 💯
    Director 💯
    Waqal is the best 👌
    The special singer MOHAMED MAME 😊

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 28 днів тому +11

    Abwaan sakariye kobciye Abwaan Qudha Ee hesaha Jcylka Barteeda Dhigi kara waqti xaadirkaN

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 28 днів тому +6

    Best song good voice the KING MAXAMED MAAME KEEP GOING BROTHER FROM DJIBOUTI ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @user-ou2rm2jq7r
    @user-ou2rm2jq7r 28 днів тому +7

    Hees la'aan Nolashu dhadhan maleh.
    Sakariye Kobciye Ereyo baa ku dhamaday halkaan.

  • @Sawdamuse
    @Sawdamuse 29 днів тому +12

    Cisbitaalkii cumar dhuule ayaan usii luudayaa❤

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 22 дні тому +9

    Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢
    Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
    Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣
    Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢
    Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
    Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣
    Sidan kuu bartay qali hurdu wan ka began wayey
    Sidan kuu bartay qali xasus wan ka bixiwayey
    Inta hesta markay marayso wallet aniga waa ii daran thy walhi 💔🥺🥹😭😰😢
    Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen

  • @user-kb2qt8qp6h
    @user-kb2qt8qp6h 28 днів тому +4

    Cadceed wax kasta igaga daran waxa la tumayo❤😮😊

  • @ameinkhadar2344
    @ameinkhadar2344 29 днів тому +16

    Save weeye heeestu🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐

  • @abdiladifahmed8053
    @abdiladifahmed8053 29 днів тому +9

    Nafta kujecel ilaasho hadad ilaashan weydo balan wye waxaa kuu danben doono qoomamo ciil iyo shalaay 0:56
    3/7/2024

  • @user-lw4zx1rd4q
    @user-lw4zx1rd4q 11 днів тому +3

    Huno hadan nahy rer djibouti waxn jecelnahy walninada samslia iyo somaliland ❤walalnimadu wa afka ee maha qabil I love you all somalie

    • @mustapheahmed7742
      @mustapheahmed7742 10 днів тому +1

      I LOVE JABUUTI FROM BOSAASO BARI GOOF DASHIISHE

    • @FIGSPrivé
      @FIGSPrivé 6 днів тому

      Isku soo biira idinku horta 😅

  • @sihammohamed807
    @sihammohamed807 29 днів тому +9

    Nio maame ilahy haygu kaa bego inan marwo ku noqdo wllHie wNn ku jeclahy anigoon ku garaneyn 😢😢

    • @horseedmedia5456
      @horseedmedia5456 28 днів тому +1

      Lacag ma haysataa?😂😂😂 u teg kuma diidi doonee.

    • @Hibasalal
      @Hibasalal 24 дні тому

      @@horseedmedia5456😂😂

    • @LuudoStar
      @LuudoStar 23 дні тому

      RIYADADA KA KAC Qali 😂😢😂😂

    • @Qumaneey
      @Qumaneey 16 днів тому

      @@horseedmedia5456balo 😢😂😂

  • @mohamedMohamed-wb4tf
    @mohamedMohamed-wb4tf 29 днів тому +9

    Heeso cadiiya soo qad iimika jacayl baa nagu dhacay legend maxamed cumar salah

  • @user-cm9ue7wf4q
    @user-cm9ue7wf4q 28 днів тому +4

    Laba legend is helay abwan sakariye kobciye iyo maxamed maame keep going

  • @Fiyoooooore
    @Fiyoooooore 28 днів тому +3

    Abwaan kacsan mulaxamayste +fanaan + abwaanimo ❤ zaki kobciye 💛🙏🌙

  • @SAKARIYE_OFFICIAL
    @SAKARIYE_OFFICIAL 28 днів тому +7

    Sakariye kobciye abwaan+laxamayste+fanaan

  • @user-it8dl4lz2r
    @user-it8dl4lz2r 6 днів тому +2

    Mahamed mame❤😂😂😂

  • @abdiqaniismaciil2414
    @abdiqaniismaciil2414 7 днів тому +1

    Tani heeswaydhaftay ee magackale halo bixiyo ereyada iyo laxanka iyo music ka idhintankaba waykafadhida💯💯👌🫣🫡

  • @QaaliQurux-f8l
    @QaaliQurux-f8l 28 днів тому +3

    Omg Tani wa xasuusteyda iyo hèsteyda 😢 gabadhii hesta laheed❤

  • @Mk_productionn
    @Mk_productionn 27 днів тому +4

    great job Team Waqal Studio

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 28 днів тому +2

    sakariye kobciye 🎙️fire &maxamed maame 🏅xidiga sanadka keep bro &team waqal 📷

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 29 днів тому +5

    Team waqal studio ❤😢🙌🏻

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 29 днів тому +8

    Only lander like me ❤🎉

  • @Nachma_
    @Nachma_ 29 днів тому +2

    Mame one the beat 🎶🎵🎧
    Waqal inthe building 🎉❤

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 28 днів тому +6

    Cadceed waa kaga dhawaajiyay😮

  • @sadikbadel2796
    @sadikbadel2796 29 днів тому +3

    The one and only sakariye kobciye waad na waashay 🔥

  • @MuwahibMukhtar-ek5ky
    @MuwahibMukhtar-ek5ky 29 днів тому +1

    Waqal inthe building
    Mame one the beat
    Shaqlkaa is gaadhay ❤

  • @najibmohamed7849
    @najibmohamed7849 28 днів тому +3

    Zakaria koobciye legend fanka somalliyeed 👏🏿 my favorites fanan koobciye

  • @malaak1
    @malaak1 27 днів тому +2

    Mr MAAME first Song I hear for YOU was Kaligaa Ku Siisyaay and so far, you are going Amazing we are watching what can you do Next

  • @uheyofficiall225
    @uheyofficiall225 29 днів тому +9

    ciyaal xamar basa like iisari karan😂😊

  • @xamsejiir5137
    @xamsejiir5137 29 днів тому +3

    Sakariye kobciye ❤ the best write songs and melody 🎉

  • @mahamedofficial153
    @mahamedofficial153 29 днів тому +6

    Inta la qalbi jabiyay sidayda 💔

  • @hananmohamed4562
    @hananmohamed4562 17 днів тому +1

    Sakariye kobciye si buu iigu socodsiiyaa heesaha
    Mahadsanid abwaaan

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 29 днів тому +2

    Layaab layaab❤
    Legend maxamed maame 🔥
    Team waqal another level ❤🙏

  • @YaxyeCabdulaahi
    @YaxyeCabdulaahi 28 днів тому +3

    Waqal studio best channel 🔥

  • @AbdiraxmaanCumar-u6b
    @AbdiraxmaanCumar-u6b 21 день тому +1

    Cadceed waa kaga yadha siiye 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 28 днів тому +3

    10/6/2024 Sidan ku bartay ali farxadaydu badataye ha cidlayn naftani ppe.
    4/7/2024 8:17 khamiis wan so boqan doona insha allh. H A M.
    Sidan ku bartay qli hurdo wan ka bogan waayay.

  • @ahmedabdirahman8444
    @ahmedabdirahman8444 28 днів тому

    Waar Ninkii @CADCEED ahaa Xadhigii wuu inoo Bedelay ANOTHER LEVEL🎉😊

  • @stevenmonirka
    @stevenmonirka 28 днів тому +2

    Barta uu wadnuhu yaalo jacaylkaagu buux dhaafi ❤❤❤ kobciye wx kle

  • @zaarmanofficial820
    @zaarmanofficial820 24 дні тому

    Legendry khader waqal video recorder and well fantastic camera 📷 man what a good shoot mohmed maame Young talented 👏 hore u soco sp 🔥

  • @AliAhmet-yk9kn
    @AliAhmet-yk9kn 29 днів тому +1

    Maxamed maame heetan waan kaga madatcelinayaa wayo nalashiid ayaa iisoo noqotay❤

  • @ApdirahmanApdirizaq
    @ApdirahmanApdirizaq 28 днів тому +2

    Ninka kaliya Codkiisa Aan keenikaro Runtii ❤😊

  • @ameenkiase7930
    @ameenkiase7930 28 днів тому +1

    The lagend inta jiifka ku dawanaysa☝️

  • @khadarmaxamed-e5e
    @khadarmaxamed-e5e 29 днів тому +2

    Sidaan kuu bartay qaali hurdo waan ka bogan waayay

  • @africanking9790
    @africanking9790 25 днів тому +8

    Hanbalyo maame

  • @zakicade7435
    @zakicade7435 29 днів тому

    Second 😅adaa beerey ❤Waxaan oo dhan

  • @user-hv7xw5iq4k
    @user-hv7xw5iq4k 25 днів тому +103

    jah ❤❤❤❤😊😢

  • @iammoesaed139
    @iammoesaed139 27 днів тому +2

    Team waqal marnaba no hos ❤😅

  • @Bosskaofficial3218
    @Bosskaofficial3218 26 днів тому

    Nimcaan hilaac iyo Saalax sanaag kala gobsanaa!!!
    NIN NA SOOMAL buu iskudirayaaa Midna Somalinimada kuweyn uu iskukeenayaa!

  • @Najma.187
    @Najma.187 23 дні тому +2

    16/6/2021
    Sidaan kuu bartay qalbi huurdo wanka bogan wayay❤😢

  • @AmirTasir
    @AmirTasir 29 днів тому +2

    Zakariye kobciye. Maskaxdada wey fadhisaa❤

  • @UmalkhayrKhadar-n9r
    @UmalkhayrKhadar-n9r 8 днів тому

    Muudo waxad iga maqantahay shan iyo topan cisho ❤xiisahaguu u idilay mcne muusaw heestana way iga washy wlhi ❤😭

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 28 днів тому +1

    Waqal Always On The Top 🏆

  • @naasirmuuse917
    @naasirmuuse917 28 днів тому +2

    Mamme in the building 🎶🎻🎧

  • @khaalidmaxamuud5341
    @khaalidmaxamuud5341 29 днів тому +2

    Tii hore anooo la nayid japsan baan taan daawah ka qaaday❤❤😂

  • @zakariyezack5608
    @zakariyezack5608 29 днів тому +5

    Cadceed on the beat

  • @cabdicabdi3323
    @cabdicabdi3323 4 дні тому

    Lagend waa ka heysaa heesta❤🎉

  • @GamingOne-t9i
    @GamingOne-t9i 14 днів тому

    Wow Wow Xaqiiqdii Hees Tani Dhaaftay Wax Kale Ha Lagu Sheego Sidaan Kuu Bartay Qaali Farxadaydu Badatayee Ha Cadliyn naftani bbe ❤❤

  • @Najma.187
    @Najma.187 23 дні тому +2

    Haben isniin ah 7/7/2024❤

  • @user-wc6od2ny6r
    @user-wc6od2ny6r 26 днів тому +1

    "Sikaston U baYdhbaydhaY kaa baQan kari wyay"❤

  • @housseinasma3710
    @housseinasma3710 7 днів тому

    Aar taan hees way dhafteey baa ❤❤

  • @RamadanAto-qs9iv
    @RamadanAto-qs9iv 5 днів тому

    Qoftan Heestan Uqaadi laha Allow Isaaq Ka dhig Anigo ah Mj❤

  • @barcelona9551
    @barcelona9551 29 днів тому

    Another one waqal is the best mame kobciye😮

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 28 днів тому +6

    Maskaxda heesta waa Sakariye kobciye
    Cajaaib
    Ninkaa gacanbaa u taagay ani

  • @CabdinajiibKhadar-lf2iz
    @CabdinajiibKhadar-lf2iz 3 дні тому

    Maame on the Beat ✌🏽❤️‍🔥

  • @abdifataahjaamaccarab819
    @abdifataahjaamaccarab819 9 днів тому

    Sidaan kuu bartay qlli
    Farxadaydu badateeh ❤
    Waaah waaah

  • @bisadayar
    @bisadayar 24 дні тому

    Sidan kuu bartay qaali hurdo waan ka bogan waayey ❤

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 20 днів тому

    Heestan waa hees aad u qiimo bdan ❤
    Jcylka dhabta ah ka hadleysa

  • @GuuleedCabdilaahi-gp6ze
    @GuuleedCabdilaahi-gp6ze 29 днів тому

    Way soo dhacdeeh best song❤😊

  • @maxamedsaadiq6935
    @maxamedsaadiq6935 22 дні тому

    Sidaan Kuu Baratay qlli Farxadaydu Badatayyy Awwoww👸😫💗

  • @usertavo9448
    @usertavo9448 15 днів тому +1

    Abwaan/fanan sakariye kobciye
    Musica maftuux cadceed
    Team WG
    Layaab layaab wa la yaabay ❤❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 28 днів тому +1

    Sakariye kobciye goat 🐐 fanka heesaha usameyy waa wada dab 🔥

  • @Guuled-ox6yh
    @Guuled-ox6yh 22 дні тому

    The writter and melody of the year zakariye kobciye

  • @zaamiyaipraahim2639
    @zaamiyaipraahim2639 17 днів тому +1

    Heestan Maana Ly qaaday tlw Markaan Dhigaystay inay ani Igu saabsantay moodayey

  • @AD20H74H
    @AD20H74H 29 днів тому +1

    Adaa Beerayyyy wxn odhan 🦋 H 👑

  • @updykadirmahamed9934
    @updykadirmahamed9934 29 днів тому

    Best songer mame collection 👌😍

  • @aflanFuad
    @aflanFuad 23 дні тому

    Mame maxa dhacay jah❤😢 sidan ku barely qali❤❤❤

  • @MuktaarAbdiasiis
    @MuktaarAbdiasiis 28 днів тому

    Maame goetka fanka keep going 🎉🐐❤

  • @kaltunyusuf4468
    @kaltunyusuf4468 14 днів тому

    Iga Dade cishqi laba daqiqo ayaba I helay ❤❤🎉

  • @muniirmaxamed36
    @muniirmaxamed36 28 днів тому +2

    SidaN Ku BarTeY QaLi Hurdo waaN Ka BogaN WaYeY😢
    3-7-2024😊