XIDIGAHA GEESKA SHAX GUUR XALQADDA 4aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2024
  • Shax Guur by Xidigaha Geeska
    Copyright to Waqal Studio

КОМЕНТАРІ • 91

  • @NimcoBashiir-rk7tn
    @NimcoBashiir-rk7tn 4 місяці тому +20

    janalki wuxu udarsaday walakay mustafa wxy dibu dhacasi khdarow masidayadad qlbiga uga oyaysa murugada dhmn qulubtayada kabxyn 😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂ilhy liban iyo mustafe iyo umda nabi muxmad hauwada naxaristo waramadane

  • @najmoxuseen6711
    @najmoxuseen6711 4 місяці тому +9

    Aan ku salino xabiibkena muxamed scw ❤

    • @bashirxaaji1119
      @bashirxaaji1119 4 місяці тому

      Allaaahuma Salli Calaa Sayidinaa Muxamadin Wacalaa Aaalhii Wasaxbihii Wasallam ❤️ 🤲🌹

  • @LuulaDahabo
    @LuulaDahabo 4 місяці тому +9

    Allh ha u naxariisto mustafe saleebaan iyo liibaan daahir

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 4 місяці тому +5

    Niba caadi maaha, hilaaca hargeisa habeenkii, masha"allah ramadaan kariim,

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 місяці тому +2

    Inaba caadi maahan waa film runta taabanay aad ayuu xiisa badan yahay sooo badi sxpayal thanks team waqal

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl8226 4 місяці тому +1

    Ilhey ha u naxriisto mustafe saleeban iyo liibaan daahir oo waa inaga hooseeyan caawa waan ramdaane ilhey u baraya wlldeen in uu janadiisa geeyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 4 місяці тому +23

    Mansha Ramadan iyo Jimce isgalay Weeyan markaa Nabigeeni suubanaa ha lagu saliyo NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW Allah Mahad leh

  • @abwaanmahaddeeqtotube4203
    @abwaanmahaddeeqtotube4203 4 місяці тому +4

    AXSAN yaa film koox anoo yar ilaa imika oon macalin ahay aan marwalba aan ku hamiyo inaan lashaqeeyo mar uun kasoo dhex muuqdo🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @BureeqoMaxamad
    @BureeqoMaxamad 4 місяці тому +8

    Inta cabdi risaaq anshax dartiis musalsalka lulaso Cota wan idin salaamay 🤝🤝

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 4 місяці тому +1

    Alle ha u naxariisto mustafe saleban

  • @Somalianews1
    @Somalianews1 4 місяці тому +1

    ❤Had iyo jeer waan ku raacaa waana ku jeclahay shaqadaaduna waa qurux badan tahay

  • @YaxyeCabdulaahi
    @YaxyeCabdulaahi 4 місяці тому +2

    Maashaallaah ramadaan iyo maalin Jamie ah oo aad u fadli badan

  • @IsmailHussein605
    @IsmailHussein605 4 місяці тому +5

    Run ahntii wa film wax ku qadasho mudan. Waqal studio🎙 Good progress❤

    • @Supr93
      @Supr93 4 місяці тому

      I’m not theoretic any slap on take wrist or anything now or I labeled you care since no matter if is I and your mom are is and 😂smiling at you all anytime always be happy and I will never 👎 over defend your 😂

  • @Suldaaanka
    @Suldaaanka 4 місяці тому +3

    Jumca jamiiila aan kusalino xabiibkeena scw

  • @user-clqadirzerka
    @user-clqadirzerka 4 місяці тому +4

    Inta donaysa in laso dadajiyo filimka iso raca zxpayal

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 4 місяці тому +4

    Alle u naxariisto mustafe Saleban Iyo libaan Daahir waa bila Ramadane alle jantu fardowse haka warabiyo 😭😭🤲

  • @respect19692
    @respect19692 4 місяці тому +3

    wxn film maaha cause 10min xita ma dhama intu ku jiro wa ta klena 3days ka dib so daynaysaan sidan iska bdla

  • @respect19692
    @respect19692 4 місяці тому +4

    hore uso dhig dhiga

  • @Kiin67
    @Kiin67 4 місяці тому +1

    Naagta anshx wato waa rer miyi cadi ah

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 4 місяці тому +1

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
    😢
    tanks

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 4 місяці тому

    Ha ka shax guurin jacaylkee ilaasho ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤😂 Naf ❤jacal❤la❤ilmaysa❤Naxariis weeye hadiidin❤Asma love❤❤❤❤❤

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 4 місяці тому +2

    𝐡𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐚𝐲𝐚 𝐫𝐮𝐰𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 4 місяці тому +1

    Nala wadaag filimka shax guur magalada aad ku dawanayso iyo cida kula dawanayasa anigu hargaysa gaar ahaan xafadaha calamada waliba singal ban ku dawanaya illahow waad i aragtaa😢😢

    • @nishahcole5436
      @nishahcole5436 4 місяці тому

      Wa lagula qaba sxb ee Isha alle khyr ayay noqonaysa

    • @idilmawliid9745
      @idilmawliid9745 4 місяці тому

      Adiss ka dawanaa 👁adigana ?

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 4 місяці тому +1

    Cabdi hani ma fankii buu ku soonoqday

  • @israjimcaal8865
    @israjimcaal8865 4 місяці тому

    Keep going waqal wstudio ❤

  • @user-cw3pd9ht6p
    @user-cw3pd9ht6p 4 місяці тому +1

    Filmka waxan uhaystey in layska dhaafey lkn malin dhawyd ayaan arkey legend badan ayaa kaqayb qatey

  • @nesara4047
    @nesara4047 4 місяці тому

    Beautiful people MashAllah 🌟💚🌟💚

  • @anisabashir5910
    @anisabashir5910 4 місяці тому

    Ja hat gemach du Abdirisaq ❤❤gut viele Danke ❤❤❤

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 4 місяці тому

    Welcome back anshax

  • @sabaadmumin6275
    @sabaadmumin6275 4 місяці тому +1

    2❤❤❤

  • @user-lg6ps7sq5n
    @user-lg6ps7sq5n 4 місяці тому

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 4 місяці тому +1

    🥀🥀

  • @mahamoudaideed1693
    @mahamoudaideed1693 4 місяці тому +1

    anshax gaadhigiisu isku wada filimka wuxu ku dhamaysanayaa isagoo gadhiga wada🤣

  • @azaadosmaan
    @azaadosmaan 4 місяці тому

    ❤❤

  • @user-js9uk3db1y
    @user-js9uk3db1y 4 місяці тому

    Wow

  • @arabadaweh
    @arabadaweh 4 місяці тому

    🎉

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 4 місяці тому

    Flimkah 2020 miaa La dubeyy taloww

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m 4 місяці тому

    haye waLaso dahdeeen

  • @NejmaCabdullahi-vz1wf
    @NejmaCabdullahi-vz1wf 4 місяці тому

    Filmka xagee lagu dhigayaa ma hargaysa mise jigjiga

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 4 місяці тому

    Xodogaha geeska waa koox aan aad utaageero halkaa kaga haya🎉🎉

  • @laylaadan
    @laylaadan 4 місяці тому +1

    please 🙏 kada hesaha

  • @AxmadCabdulaahiShaafi-he6pe
    @AxmadCabdulaahiShaafi-he6pe 4 місяці тому

    Waxaan
    rabaa sida loo ogaado qof kale sirtiisa

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 4 місяці тому +4

    Nimanka rer woqooy balwada mey iska daayaan 😂😂

    • @QadanCaday
      @QadanCaday 4 місяці тому

      Miyay kula qayilaan maxaad ku ogaatay😂😂😂

    • @HibaadHibaadhabane
      @HibaadHibaadhabane 4 місяці тому +4

      Macal balwadooda cidna kumaanan doorsaneen waayo waxa Ay yaqaanaan sharafta hablaha iyo Goba nimo waxay tahay madaxaad noo saaran tihiin halyadayadiii❤❤❤

    • @jinkahaplahagala560
      @jinkahaplahagala560 4 місяці тому +4

      Ma adaan kugu mirqaana markah 😂😂

    • @nishahcole5436
      @nishahcole5436 4 місяці тому

      ​@@HibaadHibaadhabaneshugran wll

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 4 місяці тому

      @@QadanCaday 🤣🤣 eeg ragga filimka jilaayo oo dhan ilkahooda

  • @zakihazaazi
    @zakihazaazi 4 місяці тому +2

    Inta jecel maalinkasta xalqad❤ lovta saar

  • @Abdi_aziz_zancho
    @Abdi_aziz_zancho 4 місяці тому +1

    anshax balaayaa daba dhigatay😂

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 4 місяці тому

    Wll ado mahadsan filimku maadama.aan wakhti badan sugaynay inaad 1 malin ka badinin maqnantiisa😊

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 4 місяці тому +6

    Good piece for social awakening. The directing is what makes a movie a good movie. Abdinur is the only actor here who does his part Effortlessly. I hope the singers will adopt to be great actors soon.

    • @nesara4047
      @nesara4047 4 місяці тому +1

      I luv it and I'm American 💖 the most beautiful people and culture you all have. MashAllahu ❤️🤍💚 🌟

    • @nesara4047
      @nesara4047 4 місяці тому +1

      Keep going 🌟 Allahu Akbar

    • @Najiibcabdirizak-qj4or
      @Najiibcabdirizak-qj4or 4 місяці тому

      ​@@nesara4047❤❤❤❤

  • @muxiyomedieproduction6396
    @muxiyomedieproduction6396 4 місяці тому

    Baddest movie walahi aan arko qaab foolxun ayaa loo duubay

    • @dalmar199
      @dalmar199 4 місяці тому

      Niicle

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 місяці тому

      Intaanay cuqdadi ku qaadin , horta ingiriisiga baro. Baddest! Ingiriisiga kuma jirto. Kkk funny Whi

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 4 місяці тому

    Codkaad kudul duubteen iyo afkooda dhaqdhaqaaqaaya ismaba lahan

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 4 місяці тому

    Filmkan anigu abdi hani ban u daawada

  • @sahrainismaacil3286
    @sahrainismaacil3286 4 місяці тому +1

    Film ciyaal weeye

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 4 місяці тому +4

    Filimku wuxu ueegyahy kuwii 2020 la duubi jirey😂😂😂

  • @user-clqadirzerka
    @user-clqadirzerka 4 місяці тому

    Waka

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 4 місяці тому

    Akh heesaha kadaaya waa rabadaane

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 4 місяці тому

    filinka qaybaha abdihaniyo ku jiraan ayaa xiiso leh qaybahn xiiso badan ma leh hhh

  • @respect19692
    @respect19692 4 місяці тому

    meshe wxba kuma hysan

  • @user-wh4mv5gx5v
    @user-wh4mv5gx5v 4 місяці тому

    wa ramadan no song pleas

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura9182 4 місяці тому

    Camera majirto

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 4 місяці тому

    Flimkiinan waa maalayacni 2basano ayd haysateen imikana 5tii cishoba maalin bd soo galisaan😂

  • @mohamuudyousud
    @mohamuudyousud 4 місяці тому

    Film ma iminka pls wax ifahan siiya😮

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 4 місяці тому

    😅

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 4 місяці тому

    No spoo pr fork

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 4 місяці тому

    Ragga dhan maxa isku ilka iyo isku af kawada dhigay Bisinka jaadba eber kadhigay 😳

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 4 місяці тому +2

    Ma xalqadaha idinku yar bahalka maad maalinle kaso dhigtaan

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 4 місяці тому

    Badowga xidigha geedska ciro????

  • @user-lg6ps7sq5n
    @user-lg6ps7sq5n 4 місяці тому

    🎉