Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XIDIGAH GEESKA SHAX GUUR XALQADDA 2AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 бер 2024
  • Filma Shax Guur
    Xidigah Geeska
    COPYRIGHT BY WAQAL STUDIO

КОМЕНТАРІ • 129

  • @user-of1sr2ul8j
    @user-of1sr2ul8j 4 місяці тому +62

    Musasal waa dhaafay kan real waye wuxu kahadla inta igu raacsan like

  • @Munazar74
    @Munazar74 4 місяці тому +24

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 4 місяці тому +14

    dubista filimka waxa ka qayb qatey walalkeen mustafe saleeban ale ha unaxariisto aynu uduceyno sido kala ma ilobin jilaageeni qaliya aha sooran ismaciil sugule sido kale abwaankeni weyna maxamed warsame hadraawi iyo inti dhimateyba ilahay ha unaxariisto🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Istareex07
    @Istareex07 4 місяці тому +22

    Noloshu adaga maanta bari bay khayr noqon insha allah 😢ramadan kariim

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 4 місяці тому +6

    Haduun bay barteen films dhabta ah iyo arimaha bushada ee saxda uga jira wadan keena in la cadeeyo waa sax Maasha allaah
    Dhalii sheena ayuu si fiican u muujinyaa iyo ii saxan labdaba

  • @user-kj6zj7dj2t
    @user-kj6zj7dj2t 4 місяці тому +6

    Ilhyow mustafe unaxriso waa bil ramadne🤲😭

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar 4 місяці тому +12

    Abdi nuur alaale Alle cimriga ha u barakeeyo jiliinkisu wa top ❤️

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn 4 місяці тому +12

    Cabdi nuur allaale waa funny 😂 kuwinaad maydh maydhi kulaha 😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 4 місяці тому +4

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
    🎉

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 4 місяці тому +6

    Taxane xaqiqda taabanaya ka dhiga ilaa iyo inta aynu ka helayno waxqabad fiican iyo qaybta cafimadka ee dhakhtarada arxanka daran iyo ganacsadaha ma naxaha ah ee xadhkaga goostay tuuga xidhan shaadhka siyaasada ee ina dilaya iyo askarta aan waxba hubsan ee wadanka ku soo daynaya dadka sharci darada ku soo galaya iyo mukharadka ha lagu soo daro filmka ugu danbayn arimaha bulshada ee dhalan rogmay waaa in ay ka muqadan ilahay dalkeena lagu ciyaaray ha inoo badbaadiyee wadaniyad ma jirtee iyo daljacaylba ❤❤❤❤ horay socda walalayaal good film imika uun bad taabateen halkii dadka cuncunaysay insha Allah xaqa ayaa gulaysanaya tuugtana wan ka gulaysan dona

    • @Nuradinahmeth
      @Nuradinahmeth 4 місяці тому +1

      runtii qoraa film ayad ku fiicneeyd

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 4 місяці тому +8

    Filimka waa heer sare xidigahu si wacan bay u jileen

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому +3

    Ramadan Mubarak Daladani maaha dawlad cidiba qaabisha ilaahayoow nagasoo gaadh magaca bilaash uma baxo waay handaraabeen Dalkiiba subxaanka yaa cadiim😂😢😅

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 4 місяці тому +10

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏😥😥😥

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 4 місяці тому +8

    Wlhi ragan hees kaliya ma yaqanane jiliinku wa Top 👋

  • @Hamseshujaaci1
    @Hamseshujaaci1 4 місяці тому +3

    Waxoogaa edit ka ku noqda saaxiibayaal sida kale waa best codka iyo muuqaalka kala horeeya meelaha qaar❤

  • @hamsearab8234
    @hamsearab8234 4 місяці тому +6

    Waa film ka hadlaya qabyaalada iyo heerka ay gaadhy maanta 😢

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 4 місяці тому +1

    Mashallh Abdi nuur alaaleh notre chanteur préféré long vie ❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @IbrahimUmar-qo1un
    @IbrahimUmar-qo1un 4 місяці тому +1

    Il miglior film che abbia mai visto From Somalia ❤

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 4 місяці тому +3

    Qaybta Cabdi hani ku jiro oo keliya ayaan daawaday,waar ninka Camerada noogu badiya wlhi waan u xiisnee.😂❤️

  • @user-jx9pi6ur1n
    @user-jx9pi6ur1n 4 місяці тому

    Mashallah waa loo bahanaa filimkan❤❤❤❤❤❤

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo 4 місяці тому +3

    Ramadan kariim 15,03 2024 maalin jimce ah ❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂❤❤❤❤ ayaan dawanayaa ❤❤❤❤❤❤

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 4 місяці тому +2

    Barnaamij yaddan oo kale ayay dadku u baahan tihiin waa wacyi galin dhaba

  • @yooldigital_production
    @yooldigital_production 4 місяці тому +5

    ILLAHAY HA UNAXARIISTO MUSTAFE SALEEBAN IYO LIIBAN DAAHIR WAA RABADANE IO INTII MUSLINABA🤲🤲🤲

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 4 місяці тому

    Best drama i ever watched

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 4 місяці тому

    Filimkan xiliga la xayaysin jiray ma dhawayn 2016 mise 2017 ayey ahyd kolay mar Hore aya la duubay🥹 lkn wa filim xaqiiqda ka hadlaya

  • @funnyvideos.33
    @funnyvideos.33 4 місяці тому

    War wax garadki maanta ayay sirta nolasha fahmeen arintan balaadhiya waa qiso dhab ah runti 100%100

  • @axmedcaska3797
    @axmedcaska3797 4 місяці тому

    Woow waqal ontheBest

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 4 місяці тому

    Waqal studio legend

  • @KhaalidMustapha
    @KhaalidMustapha 4 місяці тому +3

    WaqaL zxp xaLqad xaLqad habeen Habeen u Soo GaLi waxa waa La nacayaa hadii kaL3😂😢

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 місяці тому +1

    My team xidigaha geeska forever

  • @darwiishman..10
    @darwiishman..10 4 місяці тому +1

    Isma lahayn waqal oo hees moyee wax kalay soo dayn
    Wakhtigu wa cajib 😢

  • @Kiin67
    @Kiin67 4 місяці тому +1

    Hogyyey Asma sabab ileen makeupka nagu qaldi jirty 😂😂😂😂😂

  • @suhaybindho6369
    @suhaybindho6369 4 місяці тому +1

    Sooo dhacyeeeey😊🎉

  • @user-ij1hb2wu2z
    @user-ij1hb2wu2z 4 місяці тому

    The best film

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 4 місяці тому +2

    Waan idiinku mahad naqa yaa wacyi galimta wanaagsan horu socda xidigaha geeska

  • @user-ne2uv2qq1n
    @user-ne2uv2qq1n 4 місяці тому

    Film so badiye team waqal

  • @bilana289
    @bilana289 3 місяці тому

    Mushaharku A B C iyo D ayuu kala leeyahay
    4 qof oo meel kawada shaqeya ayaa kala mushahar badan

  • @NadiaTiti-or2cc
    @NadiaTiti-or2cc 4 місяці тому

    Waa waqi 'ah dhabta ah

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 4 місяці тому

    Xidigaha geeska forever

  • @khadaribraahim7298
    @khadaribraahim7298 4 місяці тому

    So badiya

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 4 місяці тому +1

    Mr dulcad waan wataa musal salka isaga shidaya wax jiruu ka adlaya

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 4 місяці тому

    Somalida Nabad iyo Naxariista radinaysa ma tana.Walee qayerkeed kahadhay Somali intay sidaas tahay.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 місяці тому

    Waqal studio sharaf iyo karaamo 😊🎉

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 4 місяці тому +3

    I can't wait part3😢❤

  • @Nuradinahmeth
    @Nuradinahmeth 4 місяці тому

    hit film

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 4 місяці тому +1

    nio waaxn xooga soo badi dee 17min maaha filn ee 30 min kaa dhiiga

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 4 місяці тому

    Waa suganay🎉🎉🎉

  • @kornelhanat
    @kornelhanat 4 місяці тому +1

    Xabaali xigtay doontay😮

  • @user-jk3xu4hy5j
    @user-jk3xu4hy5j 4 місяці тому

    Mushaharkiiisa A baaad ku siinaysaaa😂😂

  • @user-wc6le3pk3w
    @user-wc6le3pk3w 4 місяці тому

    Xabaali xigtay doonta ma dhacdo dhacday ama dhacda subxanalaah

  • @zakariyemohamed6257
    @zakariyemohamed6257 4 місяці тому +7

    Waqal on the beat

    • @Supr93
      @Supr93 4 місяці тому

      I the I’m 😂are they still is in go back in its cave in to your see or what is this a espresso ego or that it's subjective or to kind or what does that enable is there any social or to what kind keep in mind fly by the wind 😅

  • @hanadjookay7425
    @hanadjookay7425 4 місяці тому

    Wacan musasal maaha

  • @shacaybmustafe9340
    @shacaybmustafe9340 4 місяці тому

    😮😮

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 4 місяці тому

    filinka waan eego ubucdisu waa qabyaalad uun ilahay somalida ha ka daweyo

  • @a.rahmansaad9793
    @a.rahmansaad9793 4 місяці тому

    Production-kaa aad u liita.

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 4 місяці тому +1

    Cabdikariin Jaahuur Alla waanaga Jabbnay hhhhh

  • @Garxajis123
    @Garxajis123 4 місяці тому

    Party 3

  • @Garxajis123
    @Garxajis123 4 місяці тому

    Party 3 please noogu soo dar

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 4 місяці тому

    Faarax oomar school 🏫 kaygii ❤

  • @zakihazaazi
    @zakihazaazi 4 місяці тому

    Inta rabta. Maalinkaste. Xalqad. Sidayda. Isoo cimaamada. Guys❤ best fan

  • @riodechinaro
    @riodechinaro 4 місяці тому +2

    Xabaali xigtay doonta 😂😂😂😂

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 4 місяці тому

    Anuu ina Nuur madoobaan ku Haystaa,😅😅😅😅

  • @faisalesse9407
    @faisalesse9407 4 місяці тому +1

    Xidigaha Geeska Filimadaad ka Shidan tihiine soon wada

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 4 місяці тому

    Jacaylka anshax waa tuma

  • @ayanleahmedjama6638
    @ayanleahmedjama6638 4 місяці тому

    This the realy situation

  • @user-zq8mm8xv6v
    @user-zq8mm8xv6v 4 місяці тому

    😮😮😮😮

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 4 місяці тому

    This is a reality based on what is going on, in Somalia

  • @mohameddictionary1971
    @mohameddictionary1971 4 місяці тому +1

    Xabaali xigtooy doontaa. Qabyaalad heerkii ugu danbeysay

  • @zakimuqdishawi
    @zakimuqdishawi 4 місяці тому

    Xabaal xigtay Doontaaa😂

  • @user-cy4go7qg7f
    @user-cy4go7qg7f 4 місяці тому

    Wixii idaacadaha😂😂

  • @mawliidmahadmaxamedxajigal1475
    @mawliidmahadmaxamedxajigal1475 4 місяці тому

    Filim Somalia oo kanoo kalaa ma arag waa kuma ninka sameeyay

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 4 місяці тому +1

    TALO.... Video ga. Sequence Ka filimaanta ah usameeya.
    Ama aan idiin editing gareeyee ilasoo Hadla
    Waxyaabo badan oo Soo Jiidasho u sameeya ayaanka bedeli lahaa

  • @user-kb2uv6hp8f
    @user-kb2uv6hp8f 4 місяці тому

    De adeero shaqo ayaanad diyaar u ahyn niyaw sxb si taxana ah u sii daa adeero

  • @HappyJumpRope-no8bs
    @HappyJumpRope-no8bs 4 місяці тому

    Caadi maaha filmka

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 4 місяці тому

    Filimkii filimada

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 4 місяці тому

    Xafan geeri kajirto miyaad kudubte flmka

  • @ahmedtimo6474
    @ahmedtimo6474 4 місяці тому

    Kulahaa xabali xigtaydontay

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 4 місяці тому

    Ar FiLinku macaana' Noogu so dhakhsada😂

  • @tesfaguma4469
    @tesfaguma4469 4 місяці тому

    Dana Torbanii guddaa Galatooma

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 4 місяці тому

    Reer samatarkiiyoo la shaqa gaynayo eeg hhhhhhh axmed aarshe

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 місяці тому

    Sida ay qisada u jileen waa sida dhabta ah e aynu wakhtigan ku Sugan nahay .

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 4 місяці тому

    odayashan wadanka iyo dadka yaaa kaqabta bisinka 😮

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 4 місяці тому

    Part 3 aaway

  • @geeddheere5985
    @geeddheere5985 4 місяці тому

    Qabyaaladi dugsi male 😢

  • @dayibibraahim1077
    @dayibibraahim1077 4 місяці тому

    Lasoo dhakhsada filmka

  • @raxma1004
    @raxma1004 4 місяці тому

    buurteenii dee😂😂😂

  • @AD20H74H
    @AD20H74H 4 місяці тому

    ragg ba isagu tagay dhinac walba leh meeshan

  • @allayoyusuuf7450
    @allayoyusuuf7450 4 місяці тому

    Codku waa ina mukhter qofkuna waa mid kale macalinka ciro la jilaya

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 4 місяці тому

    Reer dayac😂

  • @nouhzergio1790
    @nouhzergio1790 4 місяці тому

    War xaLqadii 3aad meeday de

  • @khadar6424
    @khadar6424 4 місяці тому

    Imikayba Bilabene Cawrid Waa Cadiye😂

  • @landergirl5664
    @landergirl5664 4 місяці тому

    ❤❤❤😂😂😂

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 4 місяці тому

    Xabaali xigtay doonta
    Ma dhaqan jiraba tolow 😂😂😂

  • @user-qz2fu3cx6h
    @user-qz2fu3cx6h 4 місяці тому

    Mashla cabdi hani

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 4 місяці тому

    Anshax ma gaadhi unbuu wadaa😂

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 4 місяці тому

    waxa ama caadi taxne ugu dhiga ama naga daaaaya indr

  • @vissionproductionsomali929
    @vissionproductionsomali929 4 місяці тому

    Camera: 0%
    Codka: 0%
    Jiliinka 0%
    Habtabinta 0%
    Waqal Studio awal sawtii hormuudka Wax duubista ahayd, ma sidanay ku dambaysay!!!!.

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn 4 місяці тому

    Anshax gacana gaadhiga ayuu ku wada gacana telephone ayuu ku hadlaya 🥺 unsafe driver

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 4 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 4 місяці тому

    Maalinle uso daaya waxa