Sh Xasaan Xuseen oo Si Kulul Ugu Jawaabay Sh Umal & Sh Ali Wajiis.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 гру 2019
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page SSTV2/?modal... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

КОМЕНТАРІ • 114

  • @ruqiyaxasan3196
    @ruqiyaxasan3196 6 місяців тому +3

    وقال رسول الله صلوات الله عليه وسلامه " اذا جاءكم عني حديث فأعرضوه علي كتاب الله فما وافق كتاب الله فاقبلوه ، وما خالفه فاضربوا به عرض الحائط . وقال رسول الله عليه افضل الصلاه والسلام عليه " انه سيجيءكم رواة ، فما وافق القران فخذوا به وما كان غير ذلك فدعوه . يا عباد الله قرانا القران ولم نجد اي اية فيه يصف الله سبحانه وتعالي النساء أنهن ناقصات عقل ودين حاشا ربنا العادل، بل الله كرم النساء والرجال المؤمنين والصالحين وذم الكفار والمشركين والمنافقين . فيا عباد الله اتقوا الرحمن واكرموا رسول الرحمة ولا تتقولوا عليه. سامحكم الله. اللهم اهدينا جميعاً وأسترنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض آلعظيم أمامك واحفظ لنا عقولنا واجعلنا من اللذين يتدبرون القران وارزقنا فهمه والعمل به واجعله دستور حياتنا ونور قبورنا. اللهم اجعلنا من اللذين يتبعون الرسول الرحمة وارزقنا شفاعته يوم لا يشفع الا من أذنت له . وعليكم السلام يا عباد الله.

  • @suparani5881
    @suparani5881 2 роки тому +3

    Sh Hasan Allah habarakeyo

  • @mohamedadenhussein3844
    @mohamedadenhussein3844 4 роки тому +4

    Sh.hassani Allah kuxifdiyo

  • @kawsar143ciise4
    @kawsar143ciise4 4 роки тому +4

    Adiga ma towbada ayad dadka ka xiktaa maxa cabdiraxman ku Daba dhigay

  • @Baariyo83
    @Baariyo83 4 роки тому +5

    Waryaa alle yaqaan ninkaan maxaa kaqaldan ma asagaa loo towbadkeenaa waaka hadba nin ganaha suranayee suurabana uhadlayee yaa asaga xisaabinaya yaabaye?

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 4 роки тому +7

    Aniga waxaan layaabanahay ma ninkaan ayaa loo towbad keenayaa mase Alle SWC ??

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 4 роки тому +3

    Aqbalka Allaah ayaa iska leh Shiikhow Dumarka Xaquuqdooda in la dhoowro oo la xurmeeyo Diinta ayaa sheegtay Runtii kuwa aan tixgilin Ama Jaahilka aan Aqoon u laheeyn xuquuqdooda ee ku tumanoyo ayaa jira in eey Cidwalba ku dadaasho ilaalinteeda waxba dhiba ma leh Diinta islaamka Waa raxmad Shiikhow Muranka iyo iska dabalaabka ka Daa' Diinta tan kale Shiikhow Cabdirixmaan Adiga kuuma toiwbad keenin ee ha oran Anagaa ka aqbalnay waa kugu dambi Waxaa lagaa rabay in aad tiraahdo Allaha ka aqbalo waan maqalnay in uu ka toobad keenay Kadaa' Diinta Aad Jiid jiideeyso Diinta Naxariis iyo Cadaalad iyo Toowfiiq weeye Muran kuma jirto . Shiikhow Cida waxa disho ee Amarka kaa Qaadato ee Ciidamada kuu ah ee aad Ewalba Dhahday Dhalin yaradooy hoowshiina wata hadana aad leedahay joojiya waa in lagu weeydiiyaa??? Tan kale Diinta Islaamka waxeey sheegtay in Nafta Bini'aadamka eey qaali tahay Shiikhow Fudeeydka ma fiicnee is Daji Fikirkaaga haku Dabaqin Diinta Islaamka Runtii Diinta Islaamka Waa Naxariis Nabigeena Maxkamad SCW waa Dabeecad wanaagsanaa Waxii Khaladana Si Naxariis Ah oo ku dayasho Mudan buu ku Xalin Jiray Bani'aadamka Aduunyada ku Nool Allaah ayaa u taliyay Allaah ayaana Hanuunin Karo Ee ka Daa' Dabeecadaada Ama Maskaxdaada Cabirkeeda Diin ma' ahan Tartiib Shiikhow Wax hala Dilo Xal Ma' ahan Qofkii oo aadan wareeysan ayaad Xukumeeysaa Diinta Islaamka Waa Farxad iyo Kheeyr haka Didin intii Muslimi laheeyd Fasirkana Hala raacin Fikradahaaga iyo waxaad la huwan tahay oo kuu qarsoon iyo ujeedooyinka aad wadato!!!!!!!

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому +6

    Diin layskugu naxariisto ayaan arki jirnay ee diin layskugu xoog sheegto maanan Aqoon walee Aakhiru sabaan.???????

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 роки тому +2

    Jzklh kheiran jaza Sh’ Hassan Xafidahullaah

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 роки тому +3

    Baraka Allahu fiyk Sheekh,
    Ilaahay haku barakeeyo Sheekh Xassaan

  • @googleinternet9168
    @googleinternet9168 4 роки тому +4

    Subxaanallaah balaayada u qorsoon hadayba jirto allah bay u taal xisaabtiisu

  • @aweysmaqtuub6941
    @aweysmaqtuub6941 4 роки тому +3

    Qufkii sheekha ugafay oo caayey alaah carabka haka soo ridido waa runloow

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 4 роки тому +4

    Ina Warsame wixii khalad e ka dhacay waa ka toobad keenay Allah swt ayaa towbada ka aqbala cida u doono e adigu waxan aad ka dhex baadheyso bal noo sheeg Sheekh

  • @xalaalnews9402
    @xalaalnews9402 4 роки тому +1

    Ruxa iyo tobada ilahay ayay ka dhaxaysaa

  • @fartunwarsame8730
    @fartunwarsame8730 4 роки тому +4

    Walaal beenta title ka aad ku qoratay iyo waxa laga hadlay isma leh e ilaahay ka baq

    • @ibra_ace
      @ibra_ace 4 роки тому

      dislike ku dal dala si uu u badalo

  • @diktorzaki1076
    @diktorzaki1076 3 роки тому +1

    Waxaad qoreysan kafiirsada sheeqa haku gafina wixii cilmi ah KU qabsada mesha hadal lama rabo wuu saxan yahay shiikha

  • @adoonkiialle2666
    @adoonkiialle2666 4 роки тому +2

    Tobadii waa aqbalnay kulaha

  • @nimojama4812
    @nimojama4812 4 роки тому +3

    Ninkaani ma toowbaduu aqbalaa sida baadariyaasha

    • @jaamacmaxamed4204
      @jaamacmaxamed4204 4 роки тому

      Ninka isagàaaq udhaw gaaalnimada

    • @abdikadir5945
      @abdikadir5945 4 роки тому

      @@jaamacmaxamed4204 Cilmii kuma gaartid waxba hakasheegin shekhu

  • @shukriadar5981
    @shukriadar5981 3 роки тому

    A. M. A
    Towbada allaha weyn baa aqbala, dib awgow isugu noqo.

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 3 роки тому

    Shiiqow CCshakuur waa xildoon
    Asigoo taageeri raadinaayo ayuu qalada ku dhacay
    aniga waxaan qabaa inuu xiligaan ka haraa siyaasada 4 sano ka dib haku soo noqdo hadduu alle gaarsiiyo
    ama toos ha ugu haro siyaasada
    Waa rayigeeyga gaaban

  • @mohauy910
    @mohauy910 4 роки тому +1

    khawarij wataa

  • @ahmedalawi6299
    @ahmedalawi6299 4 роки тому +2

    ????!!!

  • @samekramah4398
    @samekramah4398 3 роки тому

    Shekhow : khatar galin maxaad lahaysa ? Oo maxaa ugala cabsanaysaa in aad dhahdo " dila ?

  • @fdali1526
    @fdali1526 4 роки тому +3

    An Aqbalo! Wadaad Maadaa Aqbalaya Toobada mise Allah?
    Cajiib illaahaw naillaali

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily2385 3 роки тому

    waxa cajiiba inaad ka hadleyso nin baa meel wax ka yidhi kuwa dhiiga dadka xalaashadii ee al shabaabna ma soo hadalqaadeysid.........waar khayaaliga nala dhaaf

  • @xalaalnews9402
    @xalaalnews9402 4 роки тому +1

    Ilahay tobada hanaga aqbalo amin dhaha

  • @luulmoha92
    @luulmoha92 4 роки тому

    Xukunka.ina.c/Shakur.tobadisa.haku.mashqulin.tada.ilaalsho.wakilka.towbada.matihid

    • @abdikadir5945
      @abdikadir5945 4 роки тому

      Tiisa mxaa ka galaay adiga tada ilaasho adbo

  • @hodanmohammed7375
    @hodanmohammed7375 4 роки тому +1

    Alle kabaqa allah wad hor istagii

  • @axmedshiikhalfaarisiyi3379
    @axmedshiikhalfaarisiyi3379 3 роки тому

    Waxaan halkaani uku nasteexeynaa kuwa gomadhiga soo qoraayo hadalkaada qiyaamo allah wuu xisaabinaa ee cilmi ulahaaw marka hadleyso wll ilaah hana cafiyo

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 4 роки тому +1

    SSTV Sxb dacaayada daaa hadii kale waa lagu xeri doqonyahow

  • @aweysmaqtuub6941
    @aweysmaqtuub6941 4 роки тому +2

    اللهم احفظ الشيخ الفقيه حسان حسين اادم xaqa kahadal geesi cizi baat kunooshahay

  • @seynabali8621
    @seynabali8621 4 роки тому

    acuudu bilaahi ma isaguu dambi ka galay mise Illaah buu ka galay waa haduu ii toobi keeni waayo waan qarxinaa war yaa adiga kuu baneeyay inaad ku dhiirato dhiig muslim.

  • @adanomarsabrie7889
    @adanomarsabrie7889 4 роки тому

    Wax waliba waxa kadaran dhalinyarada kahoos hadleyso uu fasahadinaayo ninkan waaba ujeednaa anigu shiiq dhihimaye inuuu yahay takfiir illahow diinta xaqa ah nugu dil

  • @maryanruunxirsi405
    @maryanruunxirsi405 4 роки тому +1

    Asc sh xasaan xuseen aadam xafida Allah

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому +2

    Soomaaliyay fiiriya ninkan siduu ugu baashaalaayo hawiyaha ,,hal kalmo oo naxariis ah afkiisa waa kadhowray markaasay iyaguna 2000 kun oo kilo mitir iyagoo jooga kacabsanaayaan,, waa toobad keenay ay kuwaalanaayaan ????

  • @ramlanageye2555
    @ramlanageye2555 3 роки тому

    Wa laxamuma wana murtat

  • @abdibasirelmi2379
    @abdibasirelmi2379 4 роки тому +2

    Ninkan galadu u shaqeeyaa waxaa taas sabab u ah qofka ay ku tuhman inuu tageero xagjirka ah,hade waa xag jir.hadana ninkan asagoo kenya joga ayuu u fidyoodaa in dadka la laayo.hadaba jajuuskan umada ilaah ha ka qabto

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 роки тому +2

    Kkkkkkk kkkkkkkkķk ma ogaadeen nimaa idin qaaday rageedi

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 роки тому

    “Laga yaabo inay balaayo u qarsoon tahay”. Muxuu Sheekhu hadal uga daba tuurayaa hadalka wanaagsan oo cafis Eebbe ku dalbaday? Wadaadkan wuu gefay isagoo wax sax is leh. Eebbe uun baa laabta waxa ku jira og. Dadku waxa muuqda uun buu arkaa.

  • @abdisiyad9058
    @abdisiyad9058 4 роки тому +1

    Sheekha waxaa kuhaboon intuu qof gaaleen lahaa ama cafinlahaa toowbada allaa leh oona lootoowbad keenaaye inuu kahadlaa dhiigaan iyo umadaan maalinwalba lagumaadaayo oo labaneestay dhiigooda iyo maalkooda kuwaa kahadal sheeqow walillaahi toowfiiq

  • @realsom36
    @realsom36 4 роки тому +2

    Kuwa sida arigii u xareysan geel jirahaan ayaan aad uga damqanayaa.

  • @farahmahadmuhumed1891
    @farahmahadmuhumed1891 3 роки тому

    Nahabiyada aya is hayan

  • @zacknour3988
    @zacknour3988 4 роки тому

    ninkaaan nacayb iyo karaahiyuu faafinayaa alle hanaga qabto.

    • @hanadqays1589
      @hanadqays1589 3 роки тому

      jaahil baa tahay wax la naco waa tahay xaaraan yahow culumada ka xishoo alle shartaada hanaga qabto

  • @xalimamahamud577
    @xalimamahamud577 4 роки тому

    Tobadadii waa aqbalnay uu leeyahay. Maxaad aqbali kartaa biniaadan aatahaye..

  • @foodcade3970
    @foodcade3970 4 роки тому

    waxa layaba nin xadiis nabi beniyay asagoo asagoo gaalada xil karabo ayaad kahadli weyseen markaasaad shekhul islaam ku mash quuleysiin waryaan qabiil idin qaadin oo diinta hakabixina

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 роки тому +2

    Sheekh XASSAAAN INKASTA OON SHARAF U HAYO .. HADANA TALO HA KA KEENO DHIIGA SOMALI EE MAALIN WALBA DAADANAYA .. SIDAN TALO MAAHA .. kan is qarxiyaa waa al dhalinyaro somali .. kan uu qarxinayaa waa somali dowlada ku jira .. hadaba si Amisom inooga baxdo waa in xal la keena .. dhiiga somalina dahab noqdaa .. waa iga talo walee

    • @zacknour3988
      @zacknour3988 4 роки тому

      afkaarta iyo caqliyaddaaan wax shuqul ah aan diinta ku leheen bal iska dhaafe quraanka kasoo hor jeesaayo, afkaarta ninkaan uu dadka lasoo hor istaago ayaa waxa ay dhalaysaa bulsho dilka karaahiyada iyo xiqdi qalbigoodu ka buuxo. waana hubaal firqooyinka argagixada ah oo maalin walba dhiiga soomaalida daadinaya inay halkaas kasoo bilaamadaan.

  • @chadraadenmohamud1673
    @chadraadenmohamud1673 4 роки тому +1

    nacalatula caleg shiqan dhigyacab weye wadad isgusheg waye e ilahey ha u dobad keno asagu benlow af minshar ah

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 роки тому +1

      Chadra Aden Mohamud nacalat ha kugu dhacdo shaydaanad yahay sheekha afka kala bax

  • @S..o0264
    @S..o0264 4 місяці тому

    War Jaahil Baa Tahay Xasaan Umada Shar Baad Ku Tahay

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay9948 4 роки тому +2

    Magac culumo waxaa ku cayaaray xasaan, umul iyo cali wajiis, marnaba kama hadlaan wanaaga iyo israaca soomaaliya mar walba kanaa gaal ah iyo dad diinta laga bixinayo wax aan ahayn kama hadlaan allaah dhamaan islaamka aanahay hanaga nabad galiyo aamiin

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 4 роки тому +1

    Ninkan sowkan had jeer ummada Somliyeed dhiigeda xalaalsha kuwa dhageysta itaal daranaa!

  • @nasraabdillahi9073
    @nasraabdillahi9073 4 роки тому

    ????????

  • @djamalwarsame5685
    @djamalwarsame5685 2 роки тому

    Wadaadow cajalad baa lagugu soo shubtay khuraafaat ah , adu cid xukun ma saari kartid iyo kurubta kahanuutkeed wadato , jaahiliin baa tihiin islam baad wada sheegataan wuxuu yahayna ma garanaysaan uffff baa tihiin. Alla been badanaa qurunkan . ilaahay intaad been nabigiiasa ka sheegaysaan wuu karaa inuu daayeero iyo khansiir idinka dhigo.
    اف لكم ولما تعبدون من دون الله افلا تعقلون

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 роки тому

    adiga cama e mel fariso dad galnimo kuwada hishiyay hadane isagi an kuradinenin o uga raliya galnimadisi awalne ey ku hishiyey galnimo maxad ukala sartay cami adabo kadaran

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 4 роки тому +1

    Sheekhoow kawaran qarraxii zobe oo ay ku dhinteen dad badan oo da,a walbo leh? Islamkii fiicnaa oo uu Allah usoo dajiyey caalamka ma waxaan dhaxal uga helnay suufi xadraynayo,dhiigya-cab dadka laynayo(Arsenal)iyo siyaasi Muslim sheeganayo oo tuug ah? اين الملج ياالله

  • @jaamacmaxamed4204
    @jaamacmaxamed4204 4 роки тому

    1:35x xerta miyaaa kutiri mise al shabaaaab

  • @ayanmohamed695
    @ayanmohamed695 3 роки тому

    Shydaan xasan waa takffir maxaa u joogat noriba waa dhula gaalo dhul muslim

  • @mohamedaliqalib7946
    @mohamedaliqalib7946 3 роки тому

    Jaahil hadaad doonaysid inaad aragtid waakan intaa dadbuu edaynayaa diintana waxba kamayaqaane yaanu waqtiga idinka qadin

    • @mohamedelmi6860
      @mohamedelmi6860 2 роки тому

      Maxaa cadeenaayo in sh. Xasaan uu jaahilyahey adna aa caalim aayaa tahey? Mase doqon iska dhawaaqey baa tahey?

  • @afgaradtravel5715
    @afgaradtravel5715 4 роки тому +1

    adigu ma toowbada bixisaaa jaaahilyahow

  • @Pepsi765
    @Pepsi765 4 роки тому +1

    Jiri nimdii waxuu ku darsaday gaalaysiinta culumada waawayn ee soomalia

  • @zacknour3988
    @zacknour3988 4 роки тому

    dhibta jirtaayi waxaa weeye shuyuukh aan wax background cilmiyeed iyo manhajiyeed aan laheen baa minbarka istaagsan. jaahilkaan waa fahmi la'ahay dadku sababta ay uga aamusanyiihiin. afkaarta iyo mentality ga uu ku shaqeenayo waxaa hubaal ah inay soo saarayaan bulsho wada argagixiso ah.

  • @Pepsi765
    @Pepsi765 4 роки тому +2

    Waxaani sheeq maahane waxaa la oran karaa waa jiri diimeed. Ee yaan lagu qaldamin. Culimo waawayn ayuu leeyahay rasuulkii ma rumaysna.

    • @axmedfaarax4096
      @axmedfaarax4096 4 роки тому +1

      Kani sheekh maaha waa shaydaan iyo munaafuq

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 4 роки тому

      Laakiin shiikh waxaan noogamaqan badii

    • @garaadahmed549
      @garaadahmed549 4 роки тому

      @@maryamadirie8722 maxa weye wll baadida

    • @AhmedMohamed-me4kq
      @AhmedMohamed-me4kq 3 роки тому

      Cilmi malihid culimada waxba haka sheegin sh.xasaan waxaa uu kahadlaayo dad Ilah cilmi siyay ayaa wax kafahma

  • @feasalhanad1094
    @feasalhanad1094 4 роки тому +4

    Sheeeq aaan aaadka ujeclahay manshallh Geesiga oo kaliya Runta aanka gabanin. Asagoo kacabsanaya Kenya mise Mareykan iney xirto. Allah haku shrfo sheeqoow. Kuwa waxa jira cabsi Ayka qabaan mareynka iyo kenya Runta kacabsanaya xita jihaadka Kama hadli karaan.

    • @ciidadan9670
      @ciidadan9670 4 роки тому

      Wadaad xume baraka maleh.
      Isagana isla cajabey.

    • @feasalhanad1094
      @feasalhanad1094 4 роки тому

      Ciid Adan koley ninkaan ma'aha nin gaalada kadhambeeya .

    • @adanomarsabrie7889
      @adanomarsabrie7889 4 роки тому

      Subxanalah ninkan inuu dhaho towbadi ayaan aqbalay miyu shiekh ku yahay wlhi waxa hadalkisa kucad inuu yahay takfiir illahow umada somaliyed kaqabo duli waye kan wax waliba waxa kadaran dhalin yarada uu fasahadinaayo

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому

    Kaalay hawiye maloodanbeeyay markii wiilashan daarood waa gaal dhahaan 1000, kilo mitir iyagoo jooga unbay cabsi darteed kuwaalanaayaan waa toobad keenay,, war dadkan maxaa kakhaldan .::??????

  • @Pepsi765
    @Pepsi765 4 роки тому

    Niigiisa ayaa banaan jirigaan qawaarij kaa

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 роки тому +1

      abdirahman abdi adna dhigaagu waa banaan yahay murtadyahow cilmaaniga ah

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 роки тому +1

      abdirahman abdi afsomaliga baro doqonyahow xayawaanka ah

  • @daaruquraanonline387
    @daaruquraanonline387 3 роки тому

    ku soo dhawaada barashada quraanka iyo higaadda meel kastood dunida ka joogto
    chat.whatsapp.com/LdMmgIec09M2WBAdUUkhiX
    ig