Sheikh Umal oo Si Cajiib ah Ugu Jawaabay Sheikh Xasaan Xuseen.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

КОМЕНТАРІ • 77

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 4 роки тому +8

    Mashaa Alaah ilaahay sheekha hadhawro isaga iyo culimadeena Kalaba walaalayaloow sheekh m Cabdi umal ilaahay ayaa xikmad iyo Cilmi siiyey ee haladaayo Aflagaada

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 роки тому +15

    Masha allah allah barakeyo shikh umal aqoon daganan faham diin iyo caqli bu isku darsaday allah xafido ammin

    • @maanafsaam4842
      @maanafsaam4842 3 роки тому +2

      Sheq umal waa nin xaqiiqda aan kahadlin

    • @htccht4111
      @htccht4111 2 роки тому

      Waa runtaa waa nin caqli iyo cilmi isku darsaday

  • @axmedbalbalo6586
    @axmedbalbalo6586 4 роки тому +5

    Masha Allah Alle kheyrka haku hanuuniyo Aamiin

  • @jamhuuriyaibraahim9459
    @jamhuuriyaibraahim9459 4 роки тому +6

    Jasaa,akaAllah ,

  • @nuurabbas9242
    @nuurabbas9242 4 роки тому +4

    Masha Allah

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 роки тому +2

    Salaamu CALAYKUM .. aniga oo Runtii labadan sheekhba sharaf u haya .. hadana waxan qabaa Su aal .. maalin walba waxa daata dhiig somaliyed .. kuwa is qarxiya iyo kuwa dowlada ku jira ... labaduba waa Somali muslin ah .. si ay AMISOM oo ina gayin inooga baxdo miyaan xal kale la hayn ..oo lagu badbaadiyo DHIIGA SOMALIYED WAA IGA SU AAL

  • @alidahir6368
    @alidahir6368 2 роки тому +3

    Yaa gaal u qiil baaray oo aan wadaad xume ahayn

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 8 місяців тому

    Ar shiikh xassaan maha ee murtud cabdiraxmaan cabdishukuur

  • @profyaralow9642
    @profyaralow9642 2 роки тому

    Manshaallah Sheikh Illahi Swt Haa ku Barakeeyo

  • @maxamedbaashe5960
    @maxamedbaashe5960 4 роки тому +3

    Ogaada soomaliyeey culimada oo wax laga sheegaa Waa khatar ee ka feejignaada illaaheyna ha ina ilaaliyo

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 4 роки тому +2

    Waxaan la yaabay dadka soomaaliyeed siyaasada diinta meel kasto khilaaf ayaa laga keenaa malaha waxaan is dhahay warbaahinta iyo mediaha xorta laga dhigay ayaa si qaldan loo istimaalay waxaa laga baxay nidaamka warbaahinta xurta ah.

    • @lailasalat2188
      @lailasalat2188 3 роки тому

      Waaban layaabay wlhi diinta yaa laga difaacaa 🤷‍♀️

  • @abdirahmanismaciilshyusuf4024
    @abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 роки тому +1

    Cariiri diineed baa kaa muuqda hebel baa la gaaleeyay ma ahane wax kale oo aad sheegto ma weysay xariifaw

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 роки тому +2

    Sheikhu Arin CC shakuur si nadiifa buu uga hadlay lkn calawajiis sheekadiisa qaab cilmiyeysan buu uga hadlay kolay hadu qaldanyahyna allaa kala xisabtamaya haduu saxayna wuu saxay.

  • @mohamedabul-qeyr4685
    @mohamedabul-qeyr4685 4 роки тому +1

    Sh umal calibaakabuuxa

  • @mohamedkediye4849
    @mohamedkediye4849 2 роки тому

    Waa run waana ku raacsanahay aniga sheikh umal iyo sheikh shibil inaay ka hadlaan arimaha uu sheikh hasaani kawado umada dhexdeeda waayo wax diina ma ahan tu cilmi kororsi ahna ma ahan waa iska sheeko iyo khiyaali

  • @shagra-mo3wu
    @shagra-mo3wu 4 роки тому +5

    Kan sida uu diinta u ihaaneystay ayaa ilaahay uduleeyey asagana bal ufiirso xigmad darada hadalkiisa qofko hadow wax ilaahey caragalinaya banii aadamka uraaligeliyo sidaan ayaa ilaahey kigmada uga qaadaaa waadna dareemikarkaa sida maanta umal u kusugan cali wajiis oobeeniyey kitaabka qur aanka ah si uu uraaligeliyo gaalada ayuu umalna uqiil baarayaa marka meesha waxaa kamuuqata in gaalada raaligelinteeda laysku kaashanayo

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому +3

      Jahil aan aqoon laheynbaad tahay sheikha siduu hadalka u sharaxay hadaadan fahmi Karin iska amus anaa far waaweyn kugu fahansiin xeerarka dhaqanka ee ay somalidu sameysato quraanka iyo sunada laguma sameynin hadana. Ma khilaafsana quraanka iyo sunada hadalka siduu u dhacaayo fahan hadaan go.aansado inaan Somali oo dhan $ 100 siiyo bil kasta ma quraanka ii sheegay mise sunada waa Maya hadana kama hor imaanin labadoodaba

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому +2

      Xigmada iyo diinta umal laga waayay ma adaa noo keeni adeer waad jirantahay ee ilaahay haku daaweeyo hadii kale Jahil suufi ah ayaad tahay alaha u naxariisto sheikh cumar faaruuq iyo sheikh Sharif cabdinuur labaduba waxay qireen in umal wax laga barto hadal aan lahubin ama laxaqiijin waa waxa Alshabaab dhiiga somaliyeed ku baneysatay

  • @salahsaney4898
    @salahsaney4898 4 роки тому +1

    Waxa shariciga wafaqsan o dowlada kudhaqman Ino sheng sheikh

  • @salahsaney4898
    @salahsaney4898 4 роки тому +2

    Wa inyar inyar diinta kafogasho

  • @housseinguireh9847
    @housseinguireh9847 4 роки тому +1

    waa yaabe hadii ay run katahay maxaad uga hadli weyne kuwaa ummaada somaliyeed galaada ku sheegayaa ee caruurta iyo dadka leeh laa ilaaha ilalaah muxammaadun rasuulalaah mise waxaad tihiin kuwaa dhiri galiiyo

  • @mxmdcmr1751
    @mxmdcmr1751 4 роки тому +2

    Masha allah

  • @cabdiqaadirursat620
    @cabdiqaadirursat620 4 роки тому +5

    Sh umal wuu isbadaly urur iyo ganacsibaana lajiity

    • @halimohassan4451
      @halimohassan4451 4 роки тому +3

      Hadalkaa aad qorayso armuu kugu cuslaada maalin aan maanta ahayn

    • @xasanmaxamuud6861
      @xasanmaxamuud6861 4 роки тому

      @@halimohassan4451 culumada hadii an qadarin wayno De khilaaf badan ba iman markaa wax nagu wajiba in la qadariyo

  • @daarulculuummedia1665
    @daarulculuummedia1665 4 роки тому

    Qaabkaan aad videoga u yareesay waa ok laki logo ada muuqada in ay dhibaato kuu keento ayaa laga yaabaa UA-cam ka waxaa lagu Soo daray automatic search oo logo yinka Soo qabanayo taas iska ilaali ee logo ada ka remove gareey

  • @salahsaney4898
    @salahsaney4898 4 роки тому +3

    Inalilahi wainalilahi rajiun

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 роки тому +1

    Alshabab wax ka dheha iyo xasuqooda

  • @badriyofarah
    @badriyofarah 2 роки тому

    Hadii hadalkaas uu Cali Wajiis yidhi, uu Cabdirahman Cabdishakur odhan lahaa, Sheikh Umul muxuu ku xakumi lahaa Cabdirahmnan Cabdishakur? Ama sidee ayuu Umul arintaan u xakumi lahaa?

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 4 роки тому +1

    Mansha allah

  • @salmaanaadanaadam1660
    @salmaanaadanaadam1660 4 роки тому +3

    adi iyo cali wajiis iskudarajaatihiin

  • @salmaanaadanaadam1660
    @salmaanaadanaadam1660 4 роки тому +3

    ictisaam alaah baa og xaalkooda

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 роки тому

      salmaan aadan Aadam waa niman diinta ku shaqaysta

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 роки тому

      Fikirka khawaarijta dhageyso ilaa waxa waaye part 4. Part 4 ayuu kahadlaa dadki kufidnoobay afkaarta khawaarijta uu kamid yahay sheikh xassaan iyo dadkuu gaaleysiiye

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 3 роки тому

    Xaaji xasaan maxaa looga jawaabaa waa mafio

  • @yusufabdikarim1015
    @yusufabdikarim1015 2 роки тому

    M. A sh m a u

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому +4

    Ilaahay baa CC/shakuur iimaankiisa ku sugay laakiin adiyo xertaadu shaydaankaad ugu kaalmayseen qarbaadna katuuri rabteen,, dhiigiisana waad xalaalayseen .: tan labaad waasax siyaasigu waa in uu aad isga fiiriyaa arinta ay gaaladu taargadka uh, ee ay ku gabadaan ee ay Caalamka kuburburiyaan ??????

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      Wacanri asafa mahan wa xasaan

  • @mursalmaxamed3090
    @mursalmaxamed3090 4 роки тому +4

    Umalow daacad matihid

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому +2

    Tan aad hada difaacayso iyo tii CC/Shakuur waa iskumid,, ama tanaaba siidaran marka waa eex aad ictisaam kudifaacaysid ????

    • @xasanmaxamuud6861
      @xasanmaxamuud6861 4 роки тому

      Hye adi maxad kaqaba tay
      Arintan wll xishow

    • @wacanrimareer3104
      @wacanrimareer3104 4 роки тому

      Xasan Maxamuud ,, maxaan kaxishoodaa??

    • @xasanmaxamuud6861
      @xasanmaxamuud6861 4 роки тому

      @@wacanrimareer3104
      Culumada iyo dhaman qofkasto
      Wanag fafinaya

    • @wacanrimareer3104
      @wacanrimareer3104 4 роки тому

      Xasan Maxamuud :; dhibka jira soomaalidu isku aragtina maahan isku caqiidana maahan,, Saad uyaabantahay baan ana uyaabanahay,, wixii kula toosan nin bay tuur laleeyihiin,, qofkaad muslimka utaqaan,, midbaa gaal u yaqaan,, marka waxba ha igu mashquuline, dantaada raaco ,, Hadiise aad nin yar tahay,, waan kuuducayne sookor waynowbaan kuleeyahay ,:; ????!!!

    • @xasanmaxamuud6861
      @xasanmaxamuud6861 4 роки тому

      @@wacanrimareer3104 hye isku dinweye adu zxp dhaketahay
      Wa midakale qalad qofku wugelikaraa tawvaduna way furan tahay ayad udodaysaa markaa

  • @ugaasnuurTV
    @ugaasnuurTV 4 роки тому +1

    UN KA QAWAANIINTOODA IYO DEMOCRACY GA .QURAANKA MA XUSAY.

  • @najmanalka6085
    @najmanalka6085 4 роки тому +2

    Hhh ayantan jawabta hasocoto

  • @aweysmaqtuub6941
    @aweysmaqtuub6941 3 роки тому +1

    Umalow runta mat shegtit

  • @calisheikh7216
    @calisheikh7216 4 роки тому

    Kuwaas bo meel lafadhaaa duli alle kacabsi

  • @ugaasnuurTV
    @ugaasnuurTV 4 роки тому +1

    C.c.Abdi shakuur waaba toobad keenaye Adigu sh. Maxaad u tawbad keeni laadahay .?

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому

      oo muxuu sameeyay oo uu ku toobad keenaa

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому

      War diinta barta ma xadiiskii anas ee uu ka soo wariyay rasulka injirbuu lahaa umal xadiiskasu waa saxiix anas ayaana soo wariyay jaahil aan diin aqoonin ayaa culimada shaatiga ka wasaqeynayo waa soomoow oo miiran

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому

      Umal waxaa sooraaco oo diin yaqaano waa sh Mustafa sh xasaan iyo sh Xasan daahir aweys laakiin sh xasaan iyo sh Xasan daahir aweys waa seef laboodayaal

  • @salahsaney4898
    @salahsaney4898 4 роки тому

    Dhib aya naheysta !!!!!!!

  • @ugaasnuurTV
    @ugaasnuurTV 4 роки тому +1

    Wxa la arkaa adigoo mabaadi hor leh ka tagay xalaaleeyana waxii Alle xarimay .sidoo kalena nabigana fadeexad ugaysatay cadayna waayay sh.dhamaanteen tawbaduna way inoo furantahaye

    • @abdallaabdikariimyusuf9901
      @abdallaabdikariimyusuf9901 3 роки тому

      War ilaahay ka baq sheikha masalooyinkaa wuu cadeeyay Fadeexadna maaha waa xadiis Baaritaan baxsi suubi ka dib kasoo hadal ee hadalada meelaha kaso qaadatay iska eeg maalin aan manta ahayn bay xujjo kugu noqon karta☝️

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому +1

    Warka aan kala cadayn ,, nina gaaluu kunoqonaa,, nina waalaga fiirsanaa,, waa cilmiga shiikh umal:; kkkkk lajiifiyaana banaan lajoojiyaana banaan ???????

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 4 роки тому

    Kanwaxwaaninaayow waani naftaada,, waxagu waa lajiifiyaana banaan ??