Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Tooshka Ali Harare "Shirka Culumada Soomaalida ee Muqdisho'
    Sh Xassaan Xuseen Abu Salmaan
    Somali American Tv
    ‪@Daarul_Xadiith‬ ‪@imamshaficimedia‬ ‪@imammaalikmedia5946‬ ‪@somaliamericantv3858‬ ‪@Allgalgalanewsnews‬

КОМЕНТАРІ • 100

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 3 місяці тому +6

    ومن لم يحكن بما انز الله فا وللك هم الكا فر ون ❤

  • @brotherraashid9721
    @brotherraashid9721 Рік тому +38

    Sh xasaan xuseen abu salaman Ilahow janatul Firdows gali🤲🤲🤲

    • @ustaadaj595
      @ustaadaj595 Рік тому +3

      Ameen

    • @maxamedahmed2690
      @maxamedahmed2690 8 місяців тому +2

      Amiin Allaha xafido

    • @bashiirboodaaye7876
      @bashiirboodaaye7876 8 місяців тому +1

      Sh xasaan xagee lagu tiriyaa mar waa ashaaciro mar waa wahaabi mar waa ikhwaan lakin wuxuu ugu necebyahay jadiidiyo oo ayaga mar kasta waa gaalaysiiyaa lakin inta kale mar mar umbuu furka kutuuraa

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 7 місяців тому

      Xasaan waa nin qandsraas soo qaatay meel uu u socdana lama yaqaano waana munaafiq gadgadoon badan

  • @adanali1205
    @adanali1205 2 місяці тому +2

    Sheikh Xasaan Xuseen Illahay ha xafido
    Waa nin run sheeg ah oo gaal iyo munaafiq meel saaro ❤

  • @bintisharafabdinasir3945
    @bintisharafabdinasir3945 Рік тому +16

    Amiin alow barakey sh xassan abuu Salman

  • @user-cb7iq6pi7x
    @user-cb7iq6pi7x 5 місяців тому +2

    Sheekh xassaan rabbi ha xifdiyo cadaawaha ku xeeranna rabbi haka xifdiyo

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia День тому +1

    M.s ❤❤❤

  • @abdikadermohamed.1966
    @abdikadermohamed.1966 8 місяців тому +7

    Sheikh Xasaan
    Allshabaab Maaha
    Lkn waxu ka Hadla
    Wa Xaqiiqada....Oo
    Wax Maqariyo Munafaqna
    Maaha......

  • @khatrakhatra1370
    @khatrakhatra1370 Рік тому +9

    Msaha Allah sh xasaan

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 7 днів тому

    Barakallah xasaan

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 8 місяців тому +2

    Xafidullaah sheekheyga Xassaan

  • @user-pr3dg2lf2q
    @user-pr3dg2lf2q Місяць тому

    Asc sh xassaan xuseen wa sheekh aanu aad taageersanahay

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 8 місяців тому +2

    Asc sh.xassaan xuseen wa sheekh aanu aad taageersanahay

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому +10

    Shekh xassaan waa run sheege allaha xafido

  • @maysarax.alinoorabul-banaa2114
    @maysarax.alinoorabul-banaa2114 13 днів тому

    Markaad xaqkutaagantahay qof xitaa aanku aqoonin ayaa sidhaba kuudifaacaya. Ragaan TV ga fadhiyow waad mahadsantihiin ilahey ha idin barakeeyo.🤲

  • @axmedyusuf2866
    @axmedyusuf2866 8 місяців тому +6

    Illaahow shekh xassaan barakey cadawgiisana cirib tir waa cadawgaada e

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 місяці тому

    WAA WEERAR QAYYAXAN 🥰👍XASSAAN WAXYAABA UU KU QALDAN YAHAY WEY JIRAAN LAAKIIN MAAHA SIDA JADIIDIYA IYO ICTISAAM ITIXAAD KII HORE EE QALADKOODII DHABARKA KA TUURAY OO HAL MAR U XUUBSIIBTEY DAD CUSUB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caaqilyare803
    @caaqilyare803 8 місяців тому +4

    خزاك،الله خير الجزاءشيخ،حسان حسين

  • @cabdifataaxmacallinmuxumed2409
    @cabdifataaxmacallinmuxumed2409 8 місяців тому +1

    ALLOW hanuuni kuwa kan hadaad
    Hanuun ugu tala gashay

  • @SmilingArcade-fd6mj
    @SmilingArcade-fd6mj 8 місяців тому +1

    Shiiq xasaan ❤❤❤❤❤❤xafidahu lah

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +8

    Ilaahy Sheekh Xasaan habarakeeyo Ummadana haku anfaco dhamaantood

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +10

    جزاك الله خير الجزاء شيخ حسان حسين

  • @mohaxassan1685
    @mohaxassan1685 8 місяців тому +1

    alle habarakeeyo xasaan

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 8 місяців тому +1

    Sh xassan ilahay ha xafido maha kuwa qurbaha kadawrsada masajidada qurbaha laga dhisay isku haysta haweenka lacagta kafurta

  • @cabdifataaxmacallinmuxumed2409
    @cabdifataaxmacallinmuxumed2409 8 місяців тому +1

    آمين

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 7 місяців тому

    I love sheikh xasaan ❤

  • @amareto5772
    @amareto5772 8 місяців тому +2

    ومن لا يحكم بما انزل الله فأولك هم الكافرون. سورة المائدة، اية: 44
    Ninkii ku xukuma wax aan (ama diint)Ilaahay soo dejinin- gaaladuu la mid yahay.

    • @jamaalaxmed4553
      @jamaalaxmed4553 8 місяців тому

      🎉

    • @ducoofficial
      @ducoofficial 8 місяців тому

      Sax aayadu saa way sheegaysaa balse maxay culimadu kufasireen ayadaa dib ugu noqo

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 6 місяців тому

      ua-cam.com/video/vLMzniZLy98/v-deo.html@@ducoofficial

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 3 місяці тому

      Adiga laftada kunoqo culimada waxey kadhaheen​@@ducoofficial

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 7 місяців тому

    لفضيلة الشيخ حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه

  • @abdirashid2844
    @abdirashid2844 Рік тому +6

    Wallaahi waxaad sheegtay hadal mizaan leh laakii culimadu culomo ma wada ah

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому +6

    Sh xasan xuseen dhagayso ciilbi badan ayaa kaga kordhi doona cali xaraare

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 місяці тому

    A s.c cali.xadhaadhe

  • @ZakaroyeGosow
    @ZakaroyeGosow 8 місяців тому +3

    Sh axsan alshabab ma ahan dinta uurunta kashegayo miyaa lagumacaraday shiqa alaha barakeyo

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 8 місяців тому +2

    Allaha xafido sheekh xasaan

  • @artahaji1890
    @artahaji1890 4 місяці тому

  • @sabiriinxasan6113
    @sabiriinxasan6113 6 місяців тому +1

    مرحبا

  • @adan10000
    @adan10000 Рік тому +5

    Sheekh Xasaan waa laga gardaran yahey.

  • @kfh8717
    @kfh8717 8 місяців тому

    Sh xasan ayaa saxan

  • @abdinurfarah1560
    @abdinurfarah1560 8 місяців тому +1

    Waxaan dhageystay Sh Xasaan oo leh, Sh Cabdulqaadir Gacameey dilkiisa waa waa muhiim. Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax AUN waa Muslim balse wuxuu hor taagan yahay Jihaadka waana in muslimiinta laga hor wareejiyo... Sidaas oo cad baan afkiisa Ka haynaa...

    • @samohamed3624
      @samohamed3624 7 місяців тому

      Wax qarsoon maahan waa runtaa

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 8 місяців тому

    Shikhu u jawabayo waa Umal

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому +6

    Sheekh xasan ilaahay
    Cadawgiisa hajabiyo

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 8 місяців тому

    Allahu akbar waa kuwaa daarood
    Maanta ay ka hadlayaan diin
    Kadib maxamad siyaad barre
    Lacanatullaah calal kaadibiin
    Daaroodow waa idiin hiillin
    Ee Allah ka cabsada

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 8 місяців тому

    Hadaladan isma laha waxa shikhu ka hadlayo iyo kan kale wuxu ka hadlayo isma laha

  • @Bepatient866
    @Bepatient866 Рік тому +4

    Waa bini aadam oo masaa isha qaar waa ku khaldami karaa
    Lkn waxaan marag ka ahayn inuu gob yahay
    Ilaahay jecel soomaalina jecel.
    Kuwo 1 dhag wax ka maqla un baa ku dhagan
    1kitaab ka dhagayso waan hubaa inaad runta ogaanaysid

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 4 місяці тому

    Waalayaab

  • @warsamemohamed9711
    @warsamemohamed9711 Рік тому +3

    sh xassan xuseen wuu cadystay taageeradiisii alshabaab aniga oo qiraya inuu caalim yhy.

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 Рік тому +3

      Waligiis shabaab ma taageerin ee wuxuu taageeray in lala dagaalamo dowlada
      Markuu arkay inay odayaashu dhan kale Ula bayreenna wuu ka aamusay si dhamaystiran. Cadaaladu waa inaad sidaas dhahdid
      قال تعالى (وإذا حكمتم فاعدلوا)

    • @abdiqanimaxamud6023
      @abdiqanimaxamud6023 10 місяців тому

      @@Bepatient866 sax

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 3 місяці тому

    18:41

  • @cumarcusmaan420
    @cumarcusmaan420 8 місяців тому +1

    Qorane waa mid ciilan allah ha duleeyo

  • @qoralmedia4378
    @qoralmedia4378 8 місяців тому

    Weriye ali xarere wan kusalame

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 8 місяців тому

    Asc wll xaqa Allah nagu sugo aamiin shiikh xasaan xafidahu Allah xaqa marna kama gabado ee kuwaan kale ee mareykanka iyo reer galbeedka Soo riixaya ha iska aamuseen

  • @abdulwahabharagay4082
    @abdulwahabharagay4082 Рік тому +2

    Yaa dilay sh abdulkadir kacameeeu

  • @farxadjaceylilyaassiyaad4795
    @farxadjaceylilyaassiyaad4795 4 місяці тому

    asc

  • @bashiirmahad8476
    @bashiirmahad8476 8 місяців тому

    Waryaa maxaad kahadleysaa kan baraha soo dhigey kan hadley aqoonta cajiib sh xasaan xusein nin waxbarta waayey war wax bartey❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 8 місяців тому +1

    شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله تعالى ❤️

  • @user-fj1fm6cg4l
    @user-fj1fm6cg4l 8 місяців тому

    Asc

  • @mutawakilcalalaah7001
    @mutawakilcalalaah7001 8 місяців тому

    xagee kaala soo xiriiraa caliyoow

  • @OsmanOsman-ge5st
    @OsmanOsman-ge5st 6 місяців тому

    Sheikh hassan xussein rag wuu cile wale

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 7 місяців тому

    Sxb waxaa jiray culima layiraahdo culamaa suu iska ilaaliya

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 8 місяців тому

    Leave Sh. Xasaan alone.

  • @updyrahmanalpha6241
    @updyrahmanalpha6241 Місяць тому

    Hassan allah dhowro nin kasta marku naftiisa ucabsada gesi ayaa diinta naftiisa uhore

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 4 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @qoralmedia4378
    @qoralmedia4378 8 місяців тому

    Arimada dinta iyo culumada hadaxgelin ado rali ah hata aqon ulehen masaloyinka dinta

  • @ilhanhussen1413
    @ilhanhussen1413 Рік тому +4

    Yaan racnaa wale waa jaahil kitabka inaad raacdo baad garanwayday

  • @abdirahmanfarah1995
    @abdirahmanfarah1995 Рік тому +3

    Personal atag

  • @kfh8717
    @kfh8717 8 місяців тому +1

    Kuwa xasan wax kashego wadad ma aha

  • @amareto5772
    @amareto5772 8 місяців тому

    Rasuulkana (CSW) waxuu yiri: Mujaahid waa ninka suldaan jaa’ir hor istaaga oo xaqqa u sheega. Ma uusan dhihin- magaca isu qariya..

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 5 місяців тому

    Gaal weye xasaan qofki ka shakiyana waa Gaal kale.

    • @updyrahmanalpha6241
      @updyrahmanalpha6241 Місяць тому

      Hhh dastuurka America miya galaysiiye diinteena hassaan wa islam

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 8 місяців тому

    Islamku ayagaa keenay wajacalnaa qabiilan washucaaiban
    Liticaarufuhu
    Qabiilka diinta islamka ayaa noo keentay .
    Waana waxa soomaali baabiyey

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 8 місяців тому +1

      Gaalnimadaada doodeedu waa daciif. Islamku Alle ayuu ka yimid allena ma eexdo. Qabiilkuna waa wax la isku garto . Kala saar qabiilka iyo qabyaalada . Qabyaalada waa tuu rasuulku scw yiri way uraysaaye ka fogaada.
      Ugu dambayn kala baro farqiga u dhexeeya muslimka iyo Islamka.
      Muslimku waa dadka khalad iyo saxba wuu asiibaa islaamkuse waa diinta rabbi xaqqa ku soo dajiyay waana sax kaliya.
      U noqo rabbigaa yaan jahli kugu hogaamin naare.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 місяців тому

    Waryaarehee shiikh xassan kumadhoc waa libaax haduu khaldanyahay iyo haduu saxanyahayba banaaka buu lataaganyahay waa fariid

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d 3 місяці тому

    Xasan manhajkisu wa ki xagjirka

  • @communityzz
    @communityzz 8 місяців тому

    Geesi warkii was cadyahay.

  • @kfh8717
    @kfh8717 8 місяців тому

    Diin yaawada kuwa badan miyaa

  • @kfh8717
    @kfh8717 8 місяців тому

    Misa kuwa yar ayaa wadaa

  • @maysarax.alinoorabul-banaa2114
    @maysarax.alinoorabul-banaa2114 13 днів тому

    Ali harerow cadaaladaan kugu ogahay bro.

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 8 місяців тому +1

    Sh xasaan muxukatari wadadxumo jahilah sithi Kaney Qorone lugushegaya ee islamka iyo kufriga ayaiskiga qasmi

  • @gacayteabrizz-yk5ic
    @gacayteabrizz-yk5ic 5 місяців тому

    Mar hada Ogaden tahay sheq ahaw ama qof iska cadi ah cid wax kaa badali karto ma leh

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 5 місяців тому

    Wabee naale qorane lacag

  • @kfh8717
    @kfh8717 8 місяців тому

    Kuwa kale waa mushaar

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 8 місяців тому

    Masaajidda miyaa laga.dhiganayaa goobo lagu dagaallamayo.

  • @user-zz6lu5ow1d
    @user-zz6lu5ow1d 8 місяців тому

    Cidna waxba ha waydiine horta aduu diinta baro

  • @cabdifataaxmacallinmuxumed2409
    @cabdifataaxmacallinmuxumed2409 8 місяців тому

    اتق الله قرن

  • @maysarax.alinoorabul-banaa2114
    @maysarax.alinoorabul-banaa2114 13 днів тому

    Markaad xaqkutaagantahay qof xitaa aanku aqoonin ayaa sidhaba kuudifaacaya. Ragaan TV ga fadhiyow waad mahadsantihiin ilahey ha idin barakeeyo.🤲