Sheikh xasaan xuseen oo kashifay fikirka kooxda al sadicuun iyo Takfiirka somalia jooga Qeybta 1-aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
    💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕

КОМЕНТАРІ • 52

  • @maryamamaxamud295maxamud2
    @maryamamaxamud295maxamud2 6 років тому +11

    Sheekh xasaan allaah yaxfadak xaqa waligaa sidaa u cadee gaasi aan gamban maasha Allah.

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 6 місяців тому

      Xasaanoow waxaa tahay bastaardo Khawaarij ah yaa sheydaan weliba Takfiir ah adiga iyo kuwa qabiilka ku daba jooga ee ku taageera naarta iskula dhaca idam Allaah

  • @abdirizaaqhonda3930
    @abdirizaaqhonda3930 6 років тому +2

    Masha Allah Sheikh Xassan Runta Kama gabado

  • @drayoupabdalla2736
    @drayoupabdalla2736 5 років тому +2

    Manshalah alah barakeyo sheqa xasan xusen abu salman

  • @xamdigeedi534
    @xamdigeedi534 6 років тому +2

    mashallah ilahay ha ku xifdiyo

  • @abdiwaliosman6086
    @abdiwaliosman6086 5 років тому

    Sh xassan in aan LA kulmo ayaan rabaay jihaad ayaan wax ka weydiin lahaay masajidka as jooga ma garanaayo lakiin waan heli doona waa sh runta iyo xaqa ii sheegikaro

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 5 місяців тому +1

    شيخ الإسلام حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه الداعية الصادع بالحق الآمر بالمعروف والنهي عن المنكر والشوكة في حلوق الطغاة شيخنا الفاضل

  • @abubakarali5747
    @abubakarali5747 4 роки тому

    Baraka ALLAHU fika Abu salmn

  • @shukriceynab6615
    @shukriceynab6615 6 років тому +1

    masha allaha sheekh xasan

  • @jeericali6355
    @jeericali6355 4 роки тому +2

    Anigu sheikh ku dhihi Mayee,
    Caamada xarada ha ka bixin
    Waan ku aqaane

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 4 роки тому

    *Niyoow sheekh xasaan codkiisa wuu isbadalay barigii hore wuu kulkululaa*

  • @MohamedAli-ih1ul
    @MohamedAli-ih1ul 5 років тому +1

    الدين قال لهم إن الناس قد جمعوا لكم فخشوهم فزادهم إيمان و قالو حسبن الله و نعم الوكيل

  • @xamsecabdi3762
    @xamsecabdi3762 6 років тому +1

    masha allah

  • @mohanuur4844
    @mohanuur4844 2 роки тому

    Waa fiicantahay

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому

    Ibnu-Teymiya wuxuu ahaa wadaad dhunsanaay oo dad badan sii dhumiyay. Ibnu teymiya wuxuu ku dhex baqtiyay xabsi ku yaal Egypt, isagoo duleysan ka dib markuu ka leexday jidkii Illaaheey ee suubanaa. Xasaana kaas ayuu la nooc yahay waxaa iyaguna lumay kuwa Xasaan sheekh u yahay, Illaahoow hana duleyn. Aamiin

    • @HD-st7uq
      @HD-st7uq 6 місяців тому

      Diin noocee marka adiga dadka u heysaa, oo wadada toosan uu tuu alle rabay na geyneyso?
      Naagahaan niikinaayo aad channelka soo gashatay miyaa wadada saxda ah?
      Mujrim faasiq, ciyaal suuq ah oo adigoo kale un baa culimada ku xad gudbaayo.... noocaado aanba diin ka muuqan aimada iyo culimada ku xad gudbaayo

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 6 місяців тому

      @@HD-st7uq caqli iyo Cilmi toona ku hadlimeysid lkn diintaadu adiga waa hadba wadaad xumihi kugu qabiil ah. Hadaad muslim toosan tahay ma Xasaan ayaa diin wada? Waxaa tahay dadka qabyaaladu kasoo ureyso oo diin laaweyaasha ah. Keleb foowqal Keleb ayaa wada tihiin adiga iyo xaaraami xasaan. Fisqi ayaad diin mooday iyo Mooryaan gereey waalan oo weliba jaajuus ah

    • @HD-st7uq
      @HD-st7uq 6 місяців тому

      Cayaal suuq adiga oo kale ah, oo af xun, in loo jawaabo ma mudno, laakiin mid aan kuu faaideeyo,
      Marka hore cilmi u yeelo waxa aad ka hadleyso, waa adiga diin ka hadlaayo wax cilmi ah inaa u yeelato iska daa, nin dhaqan diin ka muuqdo ma tihid,
      Mida labaad, nin careesan oo dacaayad maskaxda looga soo dhaqay ayaad iila muuqataa,
      Ama jahliga aad qabto ayaa sabab ah inaad isaga habaaqdo wax aadan cilmi u laheen, oo keenay inaad hadal quruxsan ku hadli karin xitaa, ixtiraam daro kaa muuqaato.
      Hadaa diin fiican wadato, ama wadaadaha aad wax kasoo dhageysatay diin fiican wadaan, marka hore mey adabka ku baraan, kadib inoo soo gudbi waxa aad diin ka dhiganeyso si quruxsan, aan ku dhageysano.
      Mida oogu dambeyso, sh xassaan ku qabiil ma ihi,
      Shiikha kaligiisana af xumidaada kama difaaceynin, ee ibnu teymiyyah ayaan sidoo kale difaacaaye, marka ibnu teymiyyahana inaan isku qabiil aheena waa muuqataa, waa hadaa caqli saafi ah oo edebeysan leedahay aad ku fahmi karto

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada 6 років тому +1

    Tagfiirku waa dhibaato innagu cusub.

  • @yasiromer9056
    @yasiromer9056 5 років тому +2

    يااخوان اريد مراسلة الشيخ من يعرف رقمه

  • @xasandaahir2598
    @xasandaahir2598 6 років тому

    Ninba ninka kale buu ku ganaa takfiir waa yaab takfiir waa kumaa waa cajiib.

  • @nabaddiidimeyno631
    @nabaddiidimeyno631 4 роки тому

    Xasaan بدء الإسلام غريب وسيعود غريب Islaamkaba Waa Najdiyiinta Oo Kaliya Sida Uu Hadalka U Dhigayo, Adeer Maxaad Dhaantaa Takfiiriyada Somalia

  • @xasandaahir2598
    @xasandaahir2598 6 років тому +1

    Geesinimada saxda ah waxaa waye dagaalka oo la aado meeshay xabada ka socoto.

  • @user-yh4mh2go2o
    @user-yh4mh2go2o 6 років тому

    Ninkaan maskdiisaba takfiir aya kaleeftey bcz marwalba afkiisa kamabaxdho magacaas

  • @nurisse6354
    @nurisse6354 2 роки тому

    Mismilahi war kan ma cidbaa dhegesata walahi ninkani inanu wax dina aqon

  • @abdurahmanahmed9816
    @abdurahmanahmed9816 2 роки тому

    Mar hadad aragto kooxa kooxaysi waa yawmal qiyamihi kuligodna waa daalimiin ilaa mid kaliya mahee tasina waa tan sunada iyo quranka raacad

  • @fairy12393
    @fairy12393 4 роки тому

    Advertisement kadaaya fadlan wacdiga haddii kale iska daa fadlan hasoo dhigin

  • @somaliamogadishu5793
    @somaliamogadishu5793 6 років тому

    videoga wacdiga ah ka dhax saara xayeesiiska faraha badan lacag raadisa tahay

  • @ismaaciilboss3854
    @ismaaciilboss3854 4 роки тому

    👈وتخذ الناس رؤوسا جهالا سئلوا وافتو بغير علم اضلو واضلواالناس عن سواء السبيل:👉
    تأمل المحاظره الآخر من حسان
    وهويتناقض

    • @louisbronson8980
      @louisbronson8980 3 роки тому

      I know im asking randomly but does someone know of a way to log back into an Instagram account?
      I somehow lost the account password. I would love any assistance you can give me!

  • @mummyismylife9200
    @mummyismylife9200 6 років тому +1

    Adigaba tafira

    • @al-irshaadmedia7098
      @al-irshaadmedia7098 6 років тому

      Hadalkaga Jahli baa iiga dhadhamaya Waayo Hadaad Xukun Kuriday Cadeyn baa Lagaa Rabay ee waadan Cilmi Ulahayn Habar Caaaac Tirina:Lagama Caaaac Dhaho

    • @abdiwelihassan4791
      @abdiwelihassan4791 6 років тому +1

      Waa takriifi bcoz he is alshabaab daliilku waa kaas dad in la qarxiyo ninka qab

    • @mummyismylife9200
      @mummyismylife9200 6 років тому

      @@al-irshaadmedia7098 habar hdlkeda caac maaha habar kakheyr bdn ayaa bdn
      Adaa caalim eh isledhy lkn walaga darema wxa thy

    • @drayoupabdalla2736
      @drayoupabdalla2736 5 років тому

      @@abdiwelihassan4791 wa lagu qarxin hadad tahay hala qarxiyo kuwii la dhahay jahilyahoe

  • @xasandaahir2598
    @xasandaahir2598 6 років тому +1

    Skeekha hadduu geesi yahay Maxuu jihaadka u aadi waayey somaaliya ka socda.

    • @user-vp2dh7ve1z
      @user-vp2dh7ve1z 6 років тому

      sxb boota lee afka kaboteya

    • @somaliamogadishu5793
      @somaliamogadishu5793 6 років тому

      Omar Muse shekha saan ayuu jihaadka ugu jiraa afka wacdiga xataa waa jihaad qeyb ka mid ah

    • @drayoupabdalla2736
      @drayoupabdalla2736 5 років тому

      @@somaliamogadishu5793 ma adid adiga sheydanyahow

    • @somaliamogadishu5793
      @somaliamogadishu5793 5 років тому

      Dr ayoup Abdalla aniga niyada ka aadey qeerka ee adiga shartaada ka ilaali umada sheydaan iyo wax kasii liitabo ada ah duli

    • @drayoupabdalla2736
      @drayoupabdalla2736 5 років тому

      @@somaliamogadishu5793 duli ada ah umada.alaha ku hordhafiyo

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 роки тому

    waxana la ogaday iney kaga dhaw yihin adilada e adiga is firi intad umad tiri ilahen waa hal ilah isaga mahe cid kale ma cabudeno

  • @user-vq6yz7us6z
    @user-vq6yz7us6z 4 місяці тому

    Been low diinta kabeensheega ayaadtahay marba meel ayaad uhaada naga qalee nio ama dastuurkaada aad ama suufiyada mushrikiinta ah udood

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 роки тому

    maxey ka qaban maxmud nur iyo jamecadisa adigabo tadi gabay o malinbo mel tagane ma waxad ku qonsan tosnanta ay tosen oy dha hen shirki iyo iman mel mawada galane dadow tobad kena war hoy firi bal horta adiga cebaha ad le dahay meqo hadl o isburinayo ayad so dhigta malin walbo

  • @Duurlanddaani
    @Duurlanddaani 6 років тому

    Asaaba fikirkiisa iyo madhabkiisa takfiir yahay see wax uwadaa

    • @HD-st7uq
      @HD-st7uq 6 місяців тому

      Takfiirka madhabkooda inoo qeex bal walaal, iyo khawaarijta waxa lagu garto
      Ileen waxaa iska batay caamo aan cilmi iyo usuulu diin midnaba aqoon faahfaahsan u laheen iney isaga habaaqaan waxey kasoo maqleyn niman ey culimo u heystaan,
      Culimadaas oo madbahkooda marki la fiiriyo aan is leeyahay wuxuu qancin karaa qof walbo diinta iyo shahawaadkiisa aduunyo inuu isku wadi karo u suuro gelineyso, culimadaas oo shaati ahlu sunnah wal jamaacah iska soo xirtay, laakiin
      هم مرجئة العصر في باب الإيمان وجمهية في باب التكفير
      Nasiib xumo Macluumaadkaan ma haayaan caamo, oo muxaadaraad un ka dhageysto wadaadaha ictiqaadkaas qabo, waqtigooda inta kalena maalaa yacni ku lumiyo, aan cilmi duun baran,
      نسأل الله السلامة