Sh Xasaan "CC Shakur Waa Gaal waana Waajib Inaad Naftiisa Khatar galisan oo ku Beegsadan meel walba.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

КОМЕНТАРІ • 565

  • @khadijamahamed2154
    @khadijamahamed2154 10 місяців тому +2

    SHEIKHUL ISLAAM AS-SOOMALI XASSAAN XUSSEIN ABUU SALMAAN. noolow ❤❤❤

  • @abdinasirhusseinmohamed1756
    @abdinasirhusseinmohamed1756 3 роки тому +5

    Asc wixii diin ah ama sharci ah ama cilmi ah culumadaa la jawaabi ninkii khalana waa la sheegi waana loo jawaabay mashaa allaah sheekh xassan

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 7 місяців тому +1

    للشيخ الإسلامي حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه

  • @sayedadee3098
    @sayedadee3098 4 роки тому +7

    جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ أبو سلمان حفظک الله

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +8

    Alshabaab iLahay Hawbixiyo C C shakuul iNsha AllaaH Aamiin Aamiin Aamiin yaaRabi

  • @abdullahiabdi3926
    @abdullahiabdi3926 4 роки тому +5

    Ilaahoow cadowga ma naxayaasha ah ma naxariistayaasha ah wada jirka ummada ka buka oo maalin walba cideey rabaa diinta u isticmaala oo xasuuqa joogtada ah ummadda ku haaya naga kaafi

  • @sharmaarkesharmaarke2403
    @sharmaarkesharmaarke2403 3 роки тому +5

    اللهم عذب الكفرة والمستهزئين للرسول وارنا فيهم ءاية

  • @nurqorane7346
    @nurqorane7346 2 роки тому +4

    Maashaa ALLAAH ilaahay Haku ilaaliyo Wali Ma aanan arkin Shekh Ka Colol adag oo diinta siday tahay uga hadla Cimrigisa ALLAAH ha dhereyo,Wallaahi Wan ilmeyey markan dhagaystay,aniga o ilmaynaya Ayan qoray,maxa wadadada Kale udiday inay sidiso Kale noqdan,Cimrigaaga ALLAAH ha kuu barakeyo Sheekh.

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 роки тому +8

    Markey tuban tahay ama lala tago looma kala tago. ❤️🙏

  • @mucaadxuseen9650
    @mucaadxuseen9650 4 роки тому +6

    Mansha Allah ilahay ha ku xifdiyo

  • @muqiircabdullaahi2395
    @muqiircabdullaahi2395 3 роки тому +6

    Shiikh wad saxanthy jasakallaho qeer m.a

  • @MahamedAbdicumar
    @MahamedAbdicumar 4 місяці тому

    Sheikh
    Allaah makes you leader of somali

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 Рік тому +1

    Sheikhul islaam As-Soomali Xassaan Xussein Abuu Salmaan

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 4 роки тому +30

    Xataa toobadii ilaahay baneeyay ilaa marka ugu danbaysa intaanu dhiman qofku ayaad adigoo bini aadmiya ka xarimaysaa CAJIIB

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 4 роки тому +7

    Lkn ninkan waxaan weeydiin lahaa islaannimada isaga miyaa miyeey jeebkiisa kujirtaa toowbadase yaa haya ma ictisaam

    • @lailasalat2188
      @lailasalat2188 3 роки тому +1

      Waaban la yaabanahay Diinta xasaani iyo umal miyee gacanta ugu jirta ayagaa dadka dhiigooda baneysta Allahu akbar Xaqa Allaha tuso kuwa dalka ka dagi layahy waa kuwaan wlhi

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому

      Asagaa gaal ah kan iyo waxii kufikir ah

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 3 роки тому +2

    Ama sheikha aflagaadeeya ama iska dhaafa xaq ayuu ka hadlayaa ilaaheyna ha xifdiyo sheikha

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 3 роки тому +2

    Inaaalillaaah
    wa inaaa illeyhi raajicuun

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому +1

    Illahay haku xifdiyo sheekh Janatul fardawsa Allah hakugu abaaliyo

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 4 роки тому +5

    Ilaahayow noo kaa xafid. Wuxuu kamid yahay culimada aan Kalsooni kuqabo diintooda iyo Iimaankooda.. Adiga iyo Sheekh xasaan daahir iyo sh. Dahir aw Cabdi allow noo kiin ilaali..

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 4 роки тому +8

    Asalamu caleikum sheikhoow adoo raali ah su'aal
    Maxaa idiin dhexeeya haddaad tihiin culumaada soomaaliyeed midba midka kale ayuu kacabanayaa ee Maxaad wax idiin dhexyaala u dhamaayn weydeen ???

    • @jamaaldqaabil6923
      @jamaaldqaabil6923 3 роки тому

      SHEYDAAN kalliya ayaa u dhexeeyo oo biyo hoostoodda iska dhex tussay siddii Nabbi Yusuf iyo walaalihii.

  • @hasdocumentation4481
    @hasdocumentation4481 3 роки тому +3

    Alah yahfadak

  • @rell6182
    @rell6182 4 роки тому +4

    Asc sheeq ,:
    Ma gafe waa (Allah).
    Adoomadu gaf waa ka dhacaa. Waxaana u qayr badan adoonkii toobad keeno.
    C/raxmaan cabdi shakuur hadii gefka dhacay waa ka toobadkeenay? (Allah) cafis ayuu weydiistay.
    Ee sheeqoow ma waadan aheeyn bani'aadam daciif ah oo qalad ka dhicikaro? Maxaad CC/shakuur ugu dhegentahay? Ma waadan ogeen faramajo inuu ka qayb galay xaflad loo sameeyay qoomuluud,?
    Ma ogtahay faramajo inuu yiri Somali islaam waa tahay? Laakiin kuma dhaqano? Faramajo maxaad uga aamustay ? Faramajo isagoo ah madaxweyne soomaaliyeed ah oo Muslim ah? Ayuu saxiixay qoomuluud? Diinta islaamka maxeey ka qabtaa? Sheeqoow jawaabteeda adiga ayaan kaa sugeynaa? faramajo ? Hadii aad ku difaacilahayd hantida qaranka uu kugu aamusiyay? Aaqiro waa ku sugee? ?
    Hadii faramajo ku difaacilahayd qabiil? Qabriga waa ku sugaa??
    Qof toobadkeenay ayaad ku dhegantahay?
    Faramajo? Oon toobadkeenin waa ka aamustay? Ogoow xaqa aad dabooshay? Qabriga ayaad jawaabteeda ka helee???

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      Re ll ninkan takfir ku sheg sax lakin qabil maxa mesha kenay adi so Allah kama xarimin qabil maxase ku diface c c sh an ka ahayd qabil adi iyo inta mesha qabil ku qoray Allah idin cafiyo

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 роки тому

      Sheekadu waxay taagan tahay waqtigaa CcShakuur, wuuna qirtey siduu noo sheegayna wuu ka toobad keeney.

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 роки тому +6

    Sheekh xassaan xuseen warkiisu meel buu saaran yahay war cad ugu kaalay

  • @kadraabdi4837
    @kadraabdi4837 4 роки тому +6

    SSTV Fadlan ummada fidnadda ka daaya, maxaad ka heleeysaan ciwaanada misleading ka ah eed isleeydihiin dadka ku soo jiidaa oon dambi ahayd?

  • @maxamedkhadar7515
    @maxamedkhadar7515 2 роки тому +1

    Sheekh xasaan xuseen abuu salmaan alle Haku dhawro alle Haku barakeeyo alle Haku xifdiya

  • @engasadkaarto9880
    @engasadkaarto9880 4 роки тому +6

    Cabdishakur wuu qaldan yahy

  • @adanaskar9632
    @adanaskar9632 4 роки тому +10

    Masha. Allah. waaruunta

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому +17

    Top 10 kufrinta of 2019 Xasaan Miyaaa Waar Ilaahay kabaq Waa Gaaleynta kadaa Umadda

    • @hassanafrah9905
      @hassanafrah9905 4 роки тому +2

      xasan.xuseen..fidno.hurudo.hakicinin

    • @ismahanahmed5590
      @ismahanahmed5590 4 роки тому

      Waar ninkan hakuu degan yahay

    • @Rayanahmedthegirl
      @Rayanahmedthegirl 4 роки тому +3

      Inga qeelineyso kuligood waa takfiir midkasto war adinkaa ah waxa aad sheegteen ee daaya ninja shafts leh waa idinla diin badanyaha waan idinla aqoon badanyaha tuugo ayaad tihiin sheikh lalushesid qadato sheikhna ma tihidiin gaal waxaa ah kuwa isku sheegay culum beenka ah hadaad Alle taqaanaan ood xadiis wax ma ogtihiin kama adan nin muslin ah waxey ku washen c cabdirahman cabdishakuur shakuur

    • @dr.gutalealmuqdishawi9575
      @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому

      @@Rayanahmedthegirl Walaashey Qaali horta isdaji oo doodaada Aan fahmo marka hore ceyda iyo aflagaadadana Aan meel soo dhigno oo aanu isfahano marka hore...

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 4 роки тому

      Fadumo Hussein naa abdirahman abdishakuur ma qabil ayad kudifaceey nabiga scw jaifaduu ugeystanaaa diiig kumakiiin subxanallah nacudubilahiii an akunaaa Minal jahiliiin

  • @shucaybmuumin4839
    @shucaybmuumin4839 2 роки тому +11

    حسان هو أسد من أسود المسلمين في هذا العصر الفتنه لا يخاف في الله لوم تلائم . قوله كا الرعد عندما بين الحق . وسيعود الا سلام بإذن الله وأهله مهما كنا ضعفاء ، والله غالب على أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون. فلله العزة ولرسو له و للمؤمنين. اللهم إستعملنا ولا تستبدلنا يارب.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 роки тому +1

    Masha Allah Alle ha ku xafido

  • @kaledmohamed7917
    @kaledmohamed7917 3 роки тому +2

    Sheekh illaahay danbigaaga ha dhaafo

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому +7

    Takfiirow Xaalkaa Allaa OG Waar ilaahay kabaqa Oo dadka GAALEYSIINTA kadaaya

    • @abdiwaliabdullahguduud6231
      @abdiwaliabdullahguduud6231 4 роки тому

      Dr.Gutale Almuqdishawi ninka diinka inla difaaco waa jaawib hadda takfiir maaha sh xssan

    • @dr.gutalealmuqdishawi9575
      @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому +2

      @@abdiwaliabdullahguduud6231 Walaal Qof Muslim ah oo dimada ilaahay iyo midda rasuulka kujira Oo towbad keenay qirtay danbigiisa Nabigeenuna uu Yiri كلكم خطائون وخير الخطائون توابون marka si sariix ah ayuu udanbaabay si sariix ahna wuu utoobad keenay in lagaaleysiiyo meesha loo cuskanayo anigu maba garanayo inagu waxba inagama galin waxa uqarsoon waxaan xugminaa waa daahirka iyo waxa inoo muuqda نحن نحكم الظواهر والله يتولي السرائر marka maxaa loo gaaleysiinaya?

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      Dhibka soomaalida haysta waxa uu yahay haddi xaq la sheego ma qaataan xaqa.
      In aad caytanto sax ma aha.
      Ninkan waa kaa cilmi badan yahay.

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 4 роки тому +3

    Wadaadkaan hada kahor waxaan dhageystay dowladu waagalo kii tagera waa gaal kiii dhexdegan waa gaal barlamanka soo doortay waa gaal qof shacabka Simaliyed gaal ka aaminsan CC. Shakur maxuwba yahay

    • @abdirizakahmedhassan4407
      @abdirizakahmedhassan4407 4 роки тому

      Deeqa Bashiir Nabi muxamed iyadoo xadiiskiisa been weeye la dhahay qabiil ayaad ku taageereysa ina ccshakuur

    • @axmedwaaberi1193
      @axmedwaaberi1193 4 роки тому

      Abdi Aziz wlhi qabiil aasheegeeyee geelkeena isma daaqulo lkn wadaadkaan qeer Allah siiyo qofkasta isagoo gaaleeysiinaaya ayaan arkaa lkn CC.Shakuur waa calmaaniyiin kursigaas eey arkaan

  • @77SomaliTV
    @77SomaliTV 3 роки тому +2

    Madaadoow Allaa ku yaqaan

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 роки тому +1

    Insha.allh.waanu.dili.

  • @sayedadee3098
    @sayedadee3098 4 роки тому +3

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ الله أكبر الله أكبر جزاك اللهُ‎

  • @mohamedshmahad3950
    @mohamedshmahad3950 4 роки тому +7

    Abdirahmaan waa qof muslim ah oo ahlu tawxiid ah

  • @jamha3683
    @jamha3683 4 роки тому +6

    Masjid ilaahay buu kujiraa markaas leeyahay qof Muslim ah haladilo!,,,

  • @iidcaare3023
    @iidcaare3023 3 роки тому +3

    SHEEKHAYAGEE NOOLOW

  • @ibrahimcraxmaan7212
    @ibrahimcraxmaan7212 4 роки тому +9

    حفظك الله ياشيخنا ... وشيخ شيوخنا ... عش حميدا ومت شهيدا انشاء الله

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 3 роки тому +4

    Allaahu Akbar
    Allaahu Akbar
    Allaahu Akbar
    Allahayow inoo xifdi sheikheena
    Allaaahuma Amiiiiin

  • @dafaayetiger4827
    @dafaayetiger4827 3 роки тому +2

    Somaliya waxa ey ka dagi la'dahy waa kan waa Daacish qarsoon oo Israiil ey so dirsaty war adeer filinkaan ciddii aan fahmeyn qaldaa

  • @cabdulahigurxanguhaad3263
    @cabdulahigurxanguhaad3263 2 роки тому +1

    شيخنا حفظه الله

  • @maxamadxasan3348
    @maxamadxasan3348 3 роки тому +1

    Waa run sh gaalka in ummadda looga digo

  • @sayedadee3098
    @sayedadee3098 4 роки тому +9

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @ilyaasaweys8667
    @ilyaasaweys8667 4 роки тому +2

    Masha allah

    • @romanmateo2566
      @romanmateo2566 3 роки тому

      I know Im asking the wrong place but does any of you know a method to log back into an Instagram account??
      I somehow lost the account password. I would appreciate any tricks you can offer me.

  • @abdelkhaliqali
    @abdelkhaliqali 4 роки тому +7

    SSTV Somali ogaada hadalka ninkan ee isugu jira gaaleysiin iyo dhiig banayn qofkii lagu dilo masuuliyada qaar baad yeelanaysan waayo idinkaa faafiyey.

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      Hh no😂😂 waxba kama galin😂😂

  • @mohaalfa9358
    @mohaalfa9358 4 роки тому +6

    Asc
    Jazakalah

  • @abubakarsheikh6701
    @abubakarsheikh6701 2 роки тому

    حياك الله شيخنا الفاضل ابو سلمان فتح الله عليك

  • @abdullahiabdi3926
    @abdullahiabdi3926 4 роки тому +3

    Waddayahaw culumaau Azhar ayaa kore u yiri waa moudhuuc ee ummadda ilaaheey uga cabso

    • @asadcf7723
      @asadcf7723 4 роки тому

      Fuck you gaal raac yahow
      Ka leexo shiiqa

    • @abdullahiabdi3926
      @abdullahiabdi3926 4 роки тому +1

      Asad cf: asc walaal maxaad igu cayday waxaan ku iri xadithkan culumaau Azhar ayaa yiri xadithku waa mowdhuuc anigu ma dhihin marka walaal bud ha la boodine wax hubso dada walaal waxuu ku dhaafno waa la waayey

    • @asadcf7723
      @asadcf7723 4 роки тому +1

      Ok brothers sorry

  • @adanadow4967
    @adanadow4967 3 роки тому

    Sheikh Xassaan Rabbigeey haku dhowro caalim daacad ah oo kudadaala inuu diinta ka run sheego dadka comments yada sheikha ku cambaareynaya waa inay ogaadaan diinta in la barto waa waajib qof kasta saaran waxaadan cilmi ulahayna inad culimada kuqabsataana waa jaahilnimo tii ugu dambeysay ah cilmi tafatiran buu kuhadlay sheikha oo waliba fikrkiisa kama hadlinee daliilo buu soo bandhigay
    Diinta way cadahay cidii xaqqa uu dhibayana naftiisa ha unaxo waayo Ilaahay agtiisa waxaa ku badbaadayo uun cidii diinta si daacada uga hadasha oo xaqqa ka run sheegta kuna dhaqanta

  • @maxamedisaaq6903
    @maxamedisaaq6903 3 роки тому +1

    ماشاء اللة تبارك وتعالى

  • @maxamedaxmedcali1522
    @maxamedaxmedcali1522 4 роки тому +4

    Shiikh Ilaah ka baq

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 роки тому

      warkan waa beentiis sheikh maaha

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 2 роки тому +1

    Sharmuutada ku dhahay Aya Gaal. Ah

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 5 місяців тому

    Alawbarakee sheekha

  • @kawsar143ciise4
    @kawsar143ciise4 4 роки тому +4

    Argagixiso Aya tahay e kada dadka muslimka ah gaaleysiinta towbada alle Kama xiktid dadka

    • @abdirizakful
      @abdirizakful 4 роки тому +1

      Kawsar 143 Ciise ma ninka beeneyay xadiska Nabiga scw ayaa tageeraysa

    • @lailasalat2188
      @lailasalat2188 3 роки тому

      @@abdirizakful adigu ma waxa taageereysa ninkan alshabaab ah ee dhiiga muslimka baneystay?

    • @lailasalat2188
      @lailasalat2188 3 роки тому

      Dhiiga muslimka yaa u baneyay asaga?

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 роки тому

    Masha allah Mid aan ku taageeray sheekhaan tan ayaa jirta oo Shuyuukhta & dhalinta ku amaanay Aad i aad

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 роки тому +1

    Xaqiiqda Ayuu ka hadlay Walahi

  • @AR-cx5yf
    @AR-cx5yf 4 роки тому +5

    hooyadaa was gaal gaal dhalay adigaa ah

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      War akhlaaq xumidaa, ma waxaad ka mid tahay mulxidiin?
      Mise runta ayaa ku dhibaysa oo aad ka gubanaydaa?
      Adiga hooyo ma dhalin miyaa? Maxaad ku hadlaysaa?
      Meeshu cay ma aha laakiin cilmi keen haddii aad wax haysid haddii kalena iskut.

    • @sman9442
      @sman9442 4 роки тому

      Geeljire Geele ar r waa isaaq

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому

      @@geeljiregeele4053 xasan sheekh mahan waa gaal aniga kuleh dhagaha fur hopyadi hawaso adna hooyadaa was

  • @faisalfaarahgaraad5958
    @faisalfaarahgaraad5958 4 роки тому +4

    Walee sheeikh darood baanan dhagaysan

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 4 роки тому

      Nacaluhu midkuu fuulay yaad nabi yar moodeene maxa diiday inaad culumada dhagaystaan walee hawiyaw aakharo meel idiin danbayn yaanan garanayn dad kooda gaalka ah iyo kooda al shabaabka taageersan diina aan ku taageer sanayn ee qabiil ku taageersan

    • @ahmetabdi8960
      @ahmetabdi8960 4 роки тому

      @@mahiigaanproducts3370 kan hawiye ha noqdo ama darood sheekh ma ahn duliga dadka dhigoda baneysa 😡

    • @mohamedhassan6174
      @mohamedhassan6174 4 роки тому

      Hhh waan kugu raacsanahey.

    • @jamaaldqaabil6923
      @jamaaldqaabil6923 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @saadaqciise1464
    @saadaqciise1464 3 роки тому +1

    Mashaa alah qaybadan

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 4 роки тому +3

    Masha alah sheq xasaan waasaxanyahay alaha barakeeyo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 роки тому

      dhilaa ku dhashay

  • @mohamedbashir3129
    @mohamedbashir3129 3 роки тому +2

    War haa la goowraco gaalkaan

  • @mohanadyussuf7361
    @mohanadyussuf7361 4 роки тому +6

    Allah Ku siyaadiyo oo Ku adkeeyo Imankaada dhamaantena Allah nagusugo diinta intan noolnahay ama aan caafimad qabno aya aad uyar lkn awood umalihin Allah hanagu sugu wadada toosan
    Sh Xasaan Allah Ku xafido

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 3 роки тому +2

    Msha Allah
    Alla mxn xola daqata nahnay

  • @ayaansaciid9824
    @ayaansaciid9824 4 роки тому +5

    Wahaabiyo muslim maaha qawaarij umada gaaleysiisa oo hadana qabyaalad isku taageraya waxoodu waa shilimo raadis tuugada culumo nooma ahan ccshakur saas kuma gaaleysin kartaan siyad xaq buu idinku dilay

  • @somagril-care
    @somagril-care 4 роки тому +6

    Sh.Xassaanow aniga Shakhsiyan intaa waan ka dheehday, lkn waxan la yaabanaa dadka 1 xadiith ku mashquulay.
    Sh.Xassaan waxan ku jeclaaday GEESINIMADA wallow aan anigu Firqana taageerin.

  • @kaledmohamed7917
    @kaledmohamed7917 3 роки тому +1

    Kaasi waa siyaad oo soo noolaaday

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Рік тому

    Sh xasaan allaha ku dhawro

  • @maizacabdi4824
    @maizacabdi4824 2 роки тому

    Ilahay ha toobad keno caxaman c shakur

  • @wizhamid4349
    @wizhamid4349 4 роки тому

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar anigu diinta wax kama aqaan lkn caqligeyga siyaasigaa majecleesan sida uu uhadley allaahu aclam

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 роки тому

    Mucaarad oo dhan baa Gaalo ah.
    Ma Dadka ABWAAN Badel dillay baa Islam ah.

  • @saacidqaylyahan6409
    @saacidqaylyahan6409 2 роки тому

    ALLAHU AKBAR AMARKA QAATA JIHAAT CAD O WAAJIB AH HADA HALAGU DHAQAQO

  • @hawkeye8080
    @hawkeye8080 2 роки тому +1

    Xadiiskaas nabiga loo nisbeeyay iyo kuwo badan oo kale nabiga iyo saxaabada midna kama sugnaan waxaana soo galiyay dad dano kale ka leh!

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 3 роки тому +1

    SubxanAllah Diintu waa nastexi Sheik maxad ku galeysay qof islama . Allah kabaq o ummada iska daa .

    • @adanadow4967
      @adanadow4967 3 роки тому +2

      Ilaahay habaq oo culimada ha ugafin wall cilmi sugan buu hadlayee

  • @abdinasirabdullahi4734
    @abdinasirabdullahi4734 4 роки тому +8

    Diinta lama kala xigo alle aktiisa waa loosiman yahay culimadumeeqay diin ku laayeen siiba inta hadda qeylineysa waxa diin nalooga dhigay diin maha

    • @asadcf7723
      @asadcf7723 4 роки тому

      Gaal murtad ah bàatay waaryaa adeer Hays qarin TuugyAhow

    • @abdinasirabdullahi4734
      @abdinasirabdullahi4734 4 роки тому

      Qofka Aaminsan in diintiisa cidna wakiil uga aheyn qofkaasi waa muslim dhaba

  • @khadarabdinoor8832
    @khadarabdinoor8832 3 роки тому +7

    اللهم اغفر له و لوالديه ولمشائخه
    شيخ حسان حفظه الله،فهو أسد الإسلام في زمننا هذا

  • @minegirl4613
    @minegirl4613 4 роки тому +2

    Culimada aflagada ka daaya

  • @ahmedadennoor4954
    @ahmedadennoor4954 3 роки тому +1

    haye

  • @cabdisamad9682
    @cabdisamad9682 3 роки тому +1

    Yaa Allah wa diinuka

  • @faisalfaarahgaraad5958
    @faisalfaarahgaraad5958 4 роки тому +4

    War agaadeenoow naga leexda fadlan hadaan habargirnahay naga qaleeya balaayo idin qarxisaye

    • @wacanrimareer3104
      @wacanrimareer3104 4 роки тому

      Kkkkkkkk

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 4 роки тому

      Tuugsi may mareeysaa?

    • @faisalfaarahgaraad5958
      @faisalfaarahgaraad5958 4 роки тому +1

      @@yusufwarsame9682 sxb tuugsi maahan laakiin hadii abdirahman abdishakuur wax gaaraan anaguna waxaan isku qarxinaynaa umal iyo xasaan xuseen

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 роки тому +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ina shakuur wa murtad sxb in kasto isku siyasad nahay

  • @walalwaano8100
    @walalwaano8100 3 роки тому +1

    ManshaAllah sheikh runta ayd kahadashaa walahi culumada kle kudayda shekhan

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 2 роки тому

    Gaalka ugu weyn East africa.

  • @faisalfaarahgaraad5958
    @faisalfaarahgaraad5958 4 роки тому +5

    Sheekh argagixiso adaa gaal ah

    • @abdelahiabdirihmanjama4000
      @abdelahiabdirihmanjama4000 3 роки тому +1

      Shika ha caayin

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому

      @@abdelahiabdirihmanjama4000
      Yuu sheekh u yahay qaniiska qaniisku dhalay hooyadi hawaso gaalka gaalku dhalay

  • @faahimmuqtaar7396
    @faahimmuqtaar7396 3 роки тому +1

    Waa gaal dilmudan ccsh

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 3 роки тому +3

    maanshaAllh.maanshaAllh.shiikh.xasan.waa.rutaa.💚💚🌹🌹🇮🇶🇮🇶👍👍

  • @sahrahashi8069
    @sahrahashi8069 4 роки тому +2

    Haduu Illaah u toobadkeenay
    Wadadoow maxad u daba joogaa
    Inallillaah wa Ina Illaah Rajucuun Walee

  • @suldaanyare5180
    @suldaanyare5180 3 роки тому +1

    MIDAKALE ODAGAAN HEBEL XASEY LALEYAHAY WUXUU ISKU DARSADAY QABYAALAD IYO DIINTOW UGEFO HEBEL XASEYOW MEEL DAHIRA KUMANOLIDE KENYAD KUNOSHAHEY MAAD IS GABISID

  • @sharifomohamud7631
    @sharifomohamud7631 2 роки тому

    Amiin Amiin

  • @liilii2897
    @liilii2897 4 роки тому +1

    Maanta waxaad heysataa dhalin yaro isqarxi hataa tiraa isqarxineysa ina warsame walaahi adaa ka xun waadaad isku sheeg diin kuqaraabte

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 роки тому +1

    SOOMAALIYA HANOOLAATO

  • @abdirazakmohamud4905
    @abdirazakmohamud4905 4 роки тому +5

    ماشاءالله يا شيخنا
    جزاك الله الخير

  • @zakirali-qu5xk
    @zakirali-qu5xk 4 роки тому +5

    War diinta haku danbaabiin adigu maxaad utiiri waa xalaal dadka gaalada hilibkooda hadii lagaajeesan yahay

  • @cabsidaallekudadaal3959
    @cabsidaallekudadaal3959 4 роки тому +8

    Sheekh qof Muslim ah magaalayn kartid ee ilaahay u laabo adigu, waad sixi kartaa lakiin ma xukmi kartid

  • @fadumoabdi2657
    @fadumoabdi2657 4 роки тому +2

    takfiir baadtahay haduu diinta isagu xagaa ugabaxay adna xagakake baad uga baxday xasbunallaah wanimawakiin

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 роки тому +6

    Sheikha xasaan shubho buu dadka ku gaaleysiiya, waryaa xasaanow ilaahay baa wax xukmiya(judge) bini adam bad tahay dadka kadaa galeysiinta

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 роки тому

      isagaa gaal ah

  • @gaashaangeed1292
    @gaashaangeed1292 3 роки тому +2

    🇸🇴🇸🇴

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 2 роки тому

    Subxanallaah, ninka waxaa kuhad layaa waa siyaasi somaaliyeed💔

  • @maxamedfaarax1968
    @maxamedfaarax1968 4 роки тому +4

    xasaan waa macruuf ino yahay takfiiri dadka iska gaalay siiya

  • @sahracali8898
    @sahracali8898 3 роки тому +1

    Sbeqeyniyow adne wamahadsantahay na igeena wanaguwad waynyahay oo waan kaguba neynaa dhamAn wexiidiinta kusaabsan