01 Uhiilinta Nabiga SCW~ Sh. Xassaan Abu Salmaan 1/2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa... BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Walaalayaal Sheekhu Wuxuu Muxaadaradan Uga Hadlay Arimo Muhiim Ah Iyo Xukunka Qofkii Caaya Suubanaheena Gaal Ha Ahaado Amase Muslim Ha Ahaadee.
    Wuxuu Kaloo Sheekhu Ka Hadlay Wadaadada Oranaaya Nabiga SCW Markii Sharaftiisa Lagu Xadkudbo Waxaa Loogu Gargaarayaa Siiradiisa Oo Laga Sheekeeyo Inay Kuwaasi Been Ka Sheegeen Diinta Iyo Xukunka Ay Udejisay Qofka Nabiga SCW Caaya.

КОМЕНТАРІ • 19

  • @diamondak6133
    @diamondak6133 6 років тому +8

    Jazakallahu khayran shekh xasaan xuseen allaha kuxifdiyo wallee waad gudatay wixii kusaarnaa culumaa,u suugana waad garaacday allaha kubarakeeyo

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 років тому +6

    Jazaka Allahu kheyr Sheekh

  • @adamomarmohamed5589
    @adamomarmohamed5589 3 роки тому +4

    أحبك يا رسول الله يا حبيبي ويا قرة عيني

  • @khalidabdi9537
    @khalidabdi9537 6 років тому +6

    mansha allah sheekh xasaan xuseen ilmadisi waxay igusi kordhisay jacaylka aan uqabano suubanahygii salawaatulahi wa salaamu calayhi

  • @faadumoshariif8365
    @faadumoshariif8365 4 роки тому +2

    Cajiib sh xassaan ALLAAH hanoo kaa xifdiyo adiga sababkaaga baan fitan badan uga badbaadnay. Markaasey culamaa u suu kusheegayaan takfiir ياليت قومي يعلمون

  • @abdi-azizabdi-rahman674
    @abdi-azizabdi-rahman674 4 роки тому +4

    Alle haku ilaaliyo sheekh xazan

  • @xassannuur2469
    @xassannuur2469 4 роки тому +2

    Baarakalaahu laka fidunyaa Wal aakhira

  • @masulsare5887
    @masulsare5887 4 роки тому +2

    Masha Allah sh Xassan xuseen alaah ha Ku xifdiyo

  • @xamsecabdi3762
    @xamsecabdi3762 5 років тому +5

    Allaahu akbar

  • @sakiabokor7174
    @sakiabokor7174 6 років тому +4

    Masha allah sh xassaan xuseen abu salmaan xafidahulah

  • @nimcomiraad953
    @nimcomiraad953 7 років тому +4

    masha Allah Shekh Xassan alle hakuxifdiyo

    • @cismaanbare2120
      @cismaanbare2120 4 роки тому

      Masha allah shekh xassaan alle hakuxifdiyo

  • @sofiaissak8298
    @sofiaissak8298 8 років тому +3

    jazakalahu kher usd xasaaamn

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 8 років тому +4

    A.s.c allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ilaahoow xafid sheekh xasan xuseen

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 років тому +4

    waa muxaadaro qiimo badan, ninkii dhageysteyna ayaa garankaro

  • @hanadxaaji5684
    @hanadxaaji5684 3 роки тому

    Walaahi intaa been baranaysay waxaa ka haboonan lahayd in aad barato runta oo ah sunada ilaaheey aniga ilaah baan rumaysanahay waxaan raacsanahay rasuulka waxaan u raxmad badnahay hooyaday wixii kadanbaya waxaan u aqaana nin fakaray oo aragtidii ka hadlay kaasna waa waa nin shaydaan wax ku darsaday

  • @hanadxaaji5684
    @hanadxaaji5684 3 роки тому

    Dadka haka saarina diinta waxyaabaha dadka kasaara diinta waxaa kamida wixii diida caqliga taa waxaan ula jiida wuxuu bahluul ka jawubay inaad ka ju waabi wayno hanooga sheekeeyn qof nooga sheekewya ilaah

  • @hanadxaaji5684
    @hanadxaaji5684 3 роки тому

    Binu xanbal nin buu ahaa alaha xafidee faylasuuf caqli leh ahaa shaaficina nin buu ahaa aan jeclahay aana taabacsanahay asna wuxuu ahaa nin reer caqli ahaa lkn ibnu taymiya wuxuu ahaa nin aan habooneeyn in lagu tilmaamo nin islaamka lagu xuso waayo waa nadal waa nin lamida ictisaam argagixisada al shabaab iyo al wahaab

  • @hanadxaaji5684
    @hanadxaaji5684 3 роки тому

    Xasaanoow marka aan caabudno ibnu taymiya alaha ku naclado adiga iyo wixii kula ida