Noocyada Wajiga Hore Ee Qofka Iyo Shakhsidaha Ay Ka Turjumaan | Akhrinta Wajiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 289

  • @bashirmahad
    @bashirmahad 4 роки тому +10

    " Qodobka sadexaan ayaan si dhab ah u ahay abuurta wajiga iyo dabeecada aad qeexdayba"thanks ustaad.

  • @coprazizcadde1863
    @coprazizcadde1863 4 роки тому +6

    m.a teacher waxbadan kaa ogaady intii jecel chanalka like halla dhaafin

  • @ismacilfaaraxcarshegarbiye4505
    @ismacilfaaraxcarshegarbiye4505 3 роки тому +4

    Saxib wad mahad san tahay anigu waxan ahay dadka wajiga waregsan leh

  • @xamdiliiro1613
    @xamdiliiro1613 3 роки тому +6

    1 ahay sharaf dhimatay intaa shegtaba waan isku arkay 😢😂

  • @nooneknows3732
    @nooneknows3732 4 роки тому +6

    Wajiga hore ee wareegsan baan ahay
    Waxyabaha aad soo shegtayna waan leyahay mahadsanid 😘♥️🥰🌹

  • @salmahassan2735
    @salmahassan2735 3 роки тому +3

    Walal binta maahan aniga waxan qanbaa wajiga kusan sasitahy waan nicbanahay xisabta keep going pro good job

  • @hodanxuseen8538
    @hodanxuseen8538 4 роки тому +3

    Aniga qofka wajiga wareegsan an leyahy xisabtana wan necbahy walhi Wax yabo an maskaxdeyda kaso alifay ina ku dhaqmo an jeclahy dadka warkooda wan dhibsada

  • @queensomali561
    @queensomali561 4 роки тому +4

    Wajiga 2baad ayaan ahey
    Hore ayaa wax ufahmaa walhi qofka isgoo ila hadlin ayaa gartaa wuxuu dhahayo

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +13

    Mnsha allh teacher abdirisak farah awed wan uxiisney barnaamijyadaada horumar wngsan

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 4 роки тому +7

    Lkn qofku hadu bidar leyahay side lagu garan karaa

  • @aayatul3official643
    @aayatul3official643 4 роки тому +5

    Hadaada jiifka ku dawanayso like isaar

  • @munahassan5481
    @munahassan5481 4 роки тому +6

    Aniga kan 3ban ahy xisaabtana wn necbahy 😁 mustaqbalkana wxn rapaa inaan noqodo fashion designer aniga xoogaha run aad iga sheegtay🙋‍♀️😂👍

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 4 роки тому +5

    Walhi ani waa necbahay xisabta io Accountiga waxaana jeclahay far shaxanka io far qorxinta ;)

  • @ikramfarah8821
    @ikramfarah8821 4 роки тому +3

    Haa wllhi 3 ahay sababto aha waxan ahay artist io hal abuurnimada jecel aduunka nah xisaabta ugu necbhy wajigu nah waa i wareegsan yhy🤗🤗🤗

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 3 роки тому +7

    3 daaba mahan wajigyga, Wa V 😂 wax Urintan ku fiicnahay, qofka intusan Su'al iwaydin bn u jabaaba.

  • @shukriismail6588
    @shukriismail6588 3 роки тому +2

    Wajiga hore toosan ahy xaqiiq weeye wllhi🤣🤣

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 4 роки тому +6

    #Wax Ka Baro Channel aad ayaad u mahadsantihiin Alleweyne ka sokow Inta aan ahay waan ka arkay xaqiiq masha allah Alle ayaa mahadaas leh oo sidaas ii Abuuray . Xaqiiq Xisaabtana waan necbahay Alhamdulilah 🤲🏾👍🏾👍🏾👍🏾 Well done sxb Hore usoco

  • @jecelyahanpoi7261
    @jecelyahanpoi7261 4 роки тому +51

    Aad iyo aad ayan ugu faraxsnhy ina ugu horeeyo janalka an jeclhy😋💋💋🤩🤩🤩🤩🤩horo usoco teacher

  • @falastiinmahdi4820
    @falastiinmahdi4820 4 роки тому +1

    Mahadsanid cilmigaan aadba ujeclahay

  • @whitestarman8393
    @whitestarman8393 4 роки тому +9

    Masha allaha
    Cilmi Fcn Bad Barataye Allaha Kuu Barakeeyo Ustad Abdirisak Farah
    Guulayso insha allah

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 роки тому +1

    😍😍😍 Masha AllaH Abdirizaq faarax mahadsanid Walal noso Badi Barnamijkan u kale jazakallah Khairan walalkey Wan jeclahay Ina La Socdo channel kan ❣️❣️☺️🤗

  • @safaupdikariim9745
    @safaupdikariim9745 3 роки тому +2

    3. Omg. Layaab waxas oo dhan waan ahay☺️

  • @cabdiraxmancabdirashiid1669
    @cabdiraxmancabdirashiid1669 4 роки тому +2

    Waan isla yaabi jiray marka aan arko aniga oo diidaya sharciyada la dajiyo aadna waxaan u necbahay xisaabta farshaxanna waan ahay dataasad sax ah weeye cabdi risaaq aadbaanad u mahad santahay maadaamood naftayda wax iga bartay mahad sanid marwalba iyo meelkastaba

  • @dulqaadmediadulqaadmedia4780
    @dulqaadmediadulqaadmedia4780 4 роки тому +2

    That is really because am one of dadka wajiga waregsan and am happy for that

  • @semonjama5246
    @semonjama5246 4 роки тому +12

    Hdaad comment ga akhrinyso like iisaar

  • @idilabdirashidcarabhawd7653
    @idilabdirashidcarabhawd7653 4 роки тому +27

    War maxad saa igu gashey niyadii aa iga jabisey haha 😂 1 yaa kaw ila leeh

  • @sainabmohamed2326
    @sainabmohamed2326 4 роки тому +17

    Maskaxda is low ga ah anaa illahay isiyey waxa laga yaba wax shalay la iisheegay inaan manta fahmo 😃😂gor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen uun bay wax igu sodhacaan

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 4 роки тому +3

    Cabdirisaaq Faarax Muuqaalada so badi waad ka dhacday maalmahan

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 4 роки тому +1

    Aniga wajigaygu waa toosan yahay dadka waxay ii maleeyaan in aan ahay khof ciyaal ah lkn waxaan ahay khof caqli badan fikirka waxoo igu soo dhacaa marka kasto lkn shaqada joogta ah way idhibaysaa sababtoo ah fikirka ayaa igu soo dhacaa markasto waxaan ubaahanay in aan halelo waqti aan kufikiro khof hadii oo wax idho jawaabta horay kamasiiyo imtixaanka inta danaa waan kudhacaa

  • @b10azozop13
    @b10azozop13 4 роки тому +44

    SI FIICAN HAADAAD UFAHANTAY
    (LIKE)
    👇
    👍

    • @hakimaalasow9822
      @hakimaalasow9822 3 роки тому

      Cajiib sidu iiga hadlay waxan ahay qof weji toosan wax dhacaayo maqaban karo illah ay kadhacaa waxan ahay hooyo 5caruura leh hadalkeyguna wasidi caruur fakirkeyguna wuxu qaata waqti walhi wanba yabanahay caawa

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +2

    Wejiga waregsan leyshy lkn wxwlpo dib uga fikiraa hal aburnimana wa jeclhy😊😊

  • @user-js1dw7ke6v
    @user-js1dw7ke6v 4 роки тому +1

    Waa runtaa wlhi aniga waa janheed ka labaad weeye wlhi been maad sheegin markiiba waan falceliyaa oo aad baan u fahmo badanahay xitaa hadii aan wax diyaarinayo ama aan wax go aaminayo markiiba waan diraa oo maskaxdaydaa fudud😂😂😂😂

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 4 роки тому +7

    ماشاءاللہ

  • @stylessyours2225
    @stylessyours2225 4 роки тому +2

    mansha allah waxad mooda aqoonta bila aadanku inay marmar runta taabato fikirkan anigu waanku qancay runtii

  • @user-hh4xv9ex3h
    @user-hh4xv9ex3h 3 роки тому +3

    wlhi qodoPk koobaad ani weji wajiGa tozaN zidana waN ahay dabecadahaygu😂😂

  • @Muhiim1010
    @Muhiim1010 4 роки тому +1

    Runtii anigu waxaan ahey qofleh wajiga wareegsn lagutiriyo lkn aan aad uweyneen inta uusheegayo waaanleeyahay hal abuurnimo talosoojeedin fcn dhiirigalin waleeyahay sharciyada in aan sameeyo waanjeclahay lana ilaaliyo xisaabtana waan necbahay

  • @dreamgirl7370
    @dreamgirl7370 4 роки тому +1

    Anigu waxan ahay lambar 3 wana run aad ayan unecbahay madada xisabta thnx run aya ka hadashay

  • @santos-ml1kl
    @santos-ml1kl 3 роки тому +1

    Full respect

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +1

    Thanks teacher

  • @xiyoxadaari3876
    @xiyoxadaari3876 4 роки тому +2

    Thankz ApdiRizaK FaaRah lkn wll Mee Muuqaalkii la hadlayay laymanka wajiga ku Yaala iyo zhaqziyaday ka turjumayaan

  • @haxmed2876
    @haxmed2876 4 роки тому +4

    Dadka wajiga wareegsan leh👍

  • @anabmohamed2241
    @anabmohamed2241 4 роки тому +2

    Ani waxaba fahmi la ahy waji toosan iyo mid janjera macbuudka waxa arki jiray waji lo qeybinyo waji yar waji weyn

    • @craxmaanmaxamed9879
      @craxmaanmaxamed9879 3 місяці тому

      Wll Marka aad gees ka fiirineesid Ayaa la hadlayaa mahan toos

  • @muhanadowliyo521
    @muhanadowliyo521 4 роки тому +1

    Mashaallah mahadsanid teacher

  • @DHAQANETech
    @DHAQANETech 3 роки тому +1

    si bay xaqiiq ugu egtahay
    kan sifiican oo faahfaahsan ka ka daawo

  • @abdirahman24h
    @abdirahman24h 4 роки тому +2

    Thanks hore usoco 😍

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji1989 4 роки тому +3

    Wlhi waa mucjiso midaka ugu danbeyo ayan ahay xaqiqdi artska hal abuurka aad ayaan u jecelahay mana jecli in lay amro

  • @fariidamoalim2502
    @fariidamoalim2502 4 роки тому

    Thanks

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 4 роки тому +7

    Intuu wajigiisu v da yahy like ta ha ila dhaafin kkkkkkk

  • @faisalmohamedjamal3627
    @faisalmohamedjamal3627 4 роки тому +9

    Keep going pro

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 роки тому +2

    Sxb mhdsnid waxa kaa codsan lahaa
    Noocyada Dhiiga inaad kasoo hadasho
    🙏

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 4 роки тому +2

    Xaataa dadka wajiga janjeero marka aan lasheegaysanaayo waxay iga tagaan aniga oo hadalka wado taasne wax badan ayaan layaabay tankale waxaan ku arkay in ay yihiin dadka wax horay kafahmaayo

  • @a.shakuursaed9125
    @a.shakuursaed9125 4 роки тому +1

    inoosoo badadi akhrinta wajiga
    Waad mahad santahay

  • @faaiidooyindheefleh4261
    @faaiidooyindheefleh4261 4 роки тому

    Thankz pro

  • @sakariyemchristine8633
    @sakariyemchristine8633 4 роки тому +3

    Mncha Allah pro

  • @a.shakuursaed9125
    @a.shakuursaed9125 4 роки тому +3

    Runtii aniga wajigaygu waa wajiga janjeedha saaxiibkay ayaa waji toosanleh waanan layaabi jiray habfikirkiisa laakiin waad iifaa'idaysay mahad sanid

  • @rahmabashiir6964
    @rahmabashiir6964 4 роки тому +2

    Hal abuurad ayan ahay yees wjigaygu wu wreegsanyy lkn xizaaabta ayaan aaad ujeclay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому

    Somalida badanka wajiga hore ayaa soo dheer

  • @ayaanomarahmed143emailcom6
    @ayaanomarahmed143emailcom6 4 роки тому +1

    Mclin aan wax badan ku xiranahay aa tahay wan ku taageera casharo qurux badan horumar wcn

  • @miciraajisiraaji9668
    @miciraajisiraaji9668 3 роки тому

    Maasha Allah walal c/risaaq faarax

  • @MohaAmiIn.
    @MohaAmiIn. 4 роки тому +1

    full respect ✔✔

  • @darajosweden692
    @darajosweden692 4 роки тому +2

    Walahii waxan ahay 3 waxan aad unecebahay xiisabtaaa

  • @Live_kudhiigle
    @Live_kudhiigle 4 роки тому +2

    Pro geep going

  • @Nuura2
    @Nuura2 4 роки тому +14

    Somaali wexee isku dhameneeso wacaqli kabadan dartis wlhi cos we all have rounded face 😂😂

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 4 роки тому +3

    Ar been mahn tas ana marqati ka ah qaybta 3aad🤣🤣li'amano jecliya

  • @hindi3522
    @hindi3522 4 роки тому +2

    😮waa anika mitka 3xad🙋

  • @Dailyenglishdialogue
    @Dailyenglishdialogue 4 роки тому +1

    Inta wajiga janjeedha. ..like

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 4 роки тому +3

    Waxaan ahay ka koowaad 😍

  • @eoa1838
    @eoa1838 4 роки тому +8

    Wllhi I am the last one and I have all those symptoms 😇😇hore u socda dhamaan qof kasta oo barnamijkan qaybka ah

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 4 роки тому +2

    M. Allah horey usoco waa qayb ka mida scychology

  • @mohmetrooble5002
    @mohmetrooble5002 4 роки тому +1

    Wll adoo raliYa waxad ka soo hadasha sidaad muqalada u soo samayso

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 4 роки тому

    Mahadsanid wll in badan baan sugeynay

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 4 роки тому +2

    Maalin hore ayan daawayd laki waa xifdiye gali waan soo tijaabiya 99% waa sax

  • @zakariaalizaka6091
    @zakariaalizaka6091 4 роки тому +8

    Qof sadaxdaba isku ah wili ma aragteen
    Meel kale hakaraadinina ☝️☝️ 🙈

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому

      😂😂😂

    • @HALBEEGTRADE
      @HALBEEGTRADE 4 роки тому

      Sadax maa leedahay anaka na waal Jini ma Tahay mise insi 🤔🤔🤔😉😉

  • @bilankooshin4724
    @bilankooshin4724 Рік тому +1

    Wajiga sadaxaad Ayaan ahay Lakin anigu mathsta waan jeclay wll

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 4 роки тому +1

    Yassa laam thanks

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 4 роки тому +1

    Wajiga siman ayaan leeyahay runti hadii gar naloo dhigo qof iga gardaran wuu iga garhelaa sababtoo ah aniga gadaalaan kasoo naaxaa markaas hadalka bontigiisa madhi aqaan. Mar marbaan isdhahaa Caqligaa kugu yar oo markaad yareed ayaadan Caanaha Hooyo sifiican unuugin, oo Hebelaa iiqoonsadey oo igasoo daba cararey

  • @ciisexayatuu2268
    @ciisexayatuu2268 4 роки тому +2

    Masha allah mhd snd ustad A/rizaq farah

  • @sakeriyehussein7564
    @sakeriyehussein7564 4 роки тому +10

    Wajiga labaad 2 baan ahay wlhy. Kkkkk waliba sidaa uu sheegay ayaan ahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @CSCShow
    @CSCShow 4 роки тому +2

    3 amarka oodhan igu baxdo ma awoodo xaqiiq iyo sharciga my owner low baan ku shaqeeya 😎

  • @Waryaabdi252
    @Waryaabdi252 4 роки тому +1

    Runti Aniga wajigayga waa janjeera go'aamo badan on qatay na wan kashaleyey balse wxn aad ugu ficanhy kubada cagta

  • @Abdul_5554
    @Abdul_5554 3 роки тому +1

    Qadobka 2aad♥️

  • @ayanabdi8737
    @ayanabdi8737 2 роки тому

    Wxa badan ba lga faidaa horya usoco🙏

  • @sacdiyosalaad9198
    @sacdiyosalaad9198 4 роки тому

    Mahadsanid

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 4 роки тому +2

    Wlhi beenta ma ahn xisaabta iyo account aad ayan unecebahy

  • @khadarcabdiraxmaan3939
    @khadarcabdiraxmaan3939 4 роки тому +1

    ku darso wll dad kaa aqoon badan inay daawan doonan video kasta oo aad soo dhigtay

  • @munaayomohamed3034
    @munaayomohamed3034 4 роки тому +4

    Jasakallah

  • @abdirahmanabdikadir221
    @abdirahmanabdikadir221 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 4 роки тому +1

    Ku Taageeraa Teacher

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 4 роки тому +2

    Kan Labaad ayaan ahay anigu Waana Xaqiiq 😁😁🤣🤣

  • @ayaana1456
    @ayaana1456 4 роки тому

    Masha allah macalin nolosha wax badan iga baray waxn ka codsanaa inad iisheegto qaabka ano somaliya joogo cilmi nafsiga ku baran lahaa wll aad baan ujeclahy ilaa yaraanteydi baan ku hamin jiray😥wll waa iimuhiim plz iso jwb

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 4 роки тому +2

    Qofka ugu dambeya waa ani intan shegtey oo dhanba waa ani

  • @meekmeekliij9300
    @meekmeekliij9300 4 роки тому +1

    Run baad sheegtay wll 😃

  • @layloluza5119
    @layloluza5119 4 роки тому +2

    Aniga farshaxnka wan jeclhy xisabtana majecli hory go,an wan kagara dadka waxy so wadn inafhmo wan jeclhy , balse madax waregsan malihi 😉😁😂 xage wax kaqaldnyihin

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому +3

    Thank you teacher 💕

  • @Jaceyl_aqeebsamo
    @Jaceyl_aqeebsamo 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @Umulkhayr123
    @Umulkhayr123 3 місяці тому

    Wlhi waa run anigu wn necbaa waayo rag iyo dumar lama kale garanayo
    Sidas cagsigeeda hal Mar ayan jeclaady sababtana wn gran waayey heer wxn gadhey an taleefn kayga an ka buuxiyo video gooda adu ilaa sanad iyo bar kadib wxan go aan sady in aan video aan ka dhaliido taleefn kayga wy igu adkeyd blse wxn xasuusty in uu rasuulku scw yiri qiyaamaha qof walba qofka uu jeclaa ayuu lasoo bixi
    Alx hada qof Korean ah aragiisa wn ka xanaaqa alx waa run arintani jecelka ay jeclaanayaana waa sun si fudud ku galeysa qalbigaaga allaha naga fogeeyo gaaladaan

  • @ibnufaysal7564
    @ibnufaysal7564 4 роки тому +1

    Abdirisaq bro,adoo mahadsan waxaad kasoo hadashaa.Waayo aragnimada.

  • @najmashiikh6720
    @najmashiikh6720 4 роки тому

    plz wilka 100k wax yar uga dhiman garsiya somalia mahamed plz 🙏

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha1115 4 роки тому +1

    Mawduuc wax badan iftiimiyey🌹

  • @ahmettdihno1490
    @ahmettdihno1490 4 роки тому +10

    Qofkii wajigisa hore tosan yahy isku midban nahy ee farta taag an arko inta an isku midka nahy wajiga hore