Qaababka Sanka Iyo Shakhsiyadaha Uu Ka Turjumo | U AKHRI QOFKA SIDA BUUGA Oo Kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 301

  • @wizzoflove2273
    @wizzoflove2273 5 років тому +442

    Inta nabiga jecel kusaliya liketana iisaara

  • @faraxsanqurux2681
    @faraxsanqurux2681 2 роки тому +11

    Ala been badanidoo nabiga scw ayaa san dheer lahaa🙄😌

  • @shabcaanxuseen1013
    @shabcaanxuseen1013 4 роки тому +104

    Nabiga ayaa lagu sifeeyey inuu Sandheer lahaa. SCW

    • @nimohassan9705
      @nimohassan9705 3 роки тому +1

      Scw

    • @riyaan8038
      @riyaan8038 2 роки тому +1

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @markahorealaah8793
      @markahorealaah8793 2 роки тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cabdiciise2012
      @cabdiciise2012 2 роки тому +1

      Scw scw scw

    • @cabdiciise2012
      @cabdiciise2012 2 роки тому +2

      Alaamu masali calaa muxamed wacalaa aali muxamed salalaahu ceyhi wasalim

  • @madinomohumad9262
    @madinomohumad9262 5 років тому +191

    Mantay dhan sankeyga fiiriney ilas hada ma ogi nooca aan ahay. Inta ku wareertay nuuca sankooda aan idin arko🤔

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 2 роки тому +6

    aniga sankaygu waa wayn yahay aniga majecli in lii amro sidoo kale majecli in aan qabto waxyaalaha hoose shaqada joogtada ah ee wax iskumid laqabanaayo wan kucaajisaa oo marax ayaan udareemaa maba siiwadikaro hada ayaan wax fahmay waadna mahadsan tahay

  • @thepresidentofsomalia3250
    @thepresidentofsomalia3250 5 років тому +8

    Sankayga wuu waynahay ama dheer yahay waana run waxoo dhan waxaa kaloo jeclahay in aan wax amro oo keliya

  • @cmajiidmacalin3295
    @cmajiidmacalin3295 Рік тому +4

    Kusali nabiga scw sala alahaahu caleyhi wasalim waxaan ahay mid jecel nabiga sala allaahu caleyhi wasalim Mana kusalinaaayi taasi waa su aal ??????????????????????

  • @hafsageeddi4473
    @hafsageeddi4473 5 років тому +30

    Waxan ahay qofka sanka yar oo dhexda ka diisan wana jecļahay maskiinta inn caawiyo aad iyo aad waliba 💖💖💖

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 роки тому +1

      Walaashay ayaad lamid taha mid yar oo 6 sano jira ayaa san yar oo dhex diisan leh

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому +1

      @@muhamuudbille9158 Saliid ugu duuga way u dheeraan inta uu qofka yar yabay waa la habayn karaa.

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +4

    Qofka u danbeeya ayaan ahay anigu waana ku aaminay dabeecadaydii saxda ahayd yaad sheegtay mahadsanid macalin

  • @user-so4zh8tg1y
    @user-so4zh8tg1y 9 місяців тому +1

    Waa runtaa aniga dadka sanka weyn ayaan ahey cabdi risaaq adigu nooceeweeya sankaaga adigu intaan ayaad kamid tahay ❤❤❤❤❤❤

  • @awliyoofficial4753
    @awliyoofficial4753 4 роки тому +14

    😂😂😂😂walhi meeshisi buu dhigay wan war jecelahay😅💔

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 років тому +10

    aniga sankaygu uu yar waynyay waanu yar dheeryay ilaahayba inaalee nolosha sare aadbaan u jeclay💚💭❤

  • @cumarahmed2942
    @cumarahmed2942 5 років тому +2

    Mash allh cape wa fikir ad u wanaagsan dad sanka yaran ku jir cape vido waxd nooga so sameysa gabdhah mexeey ugdoor bidan iney wllkod waxsiyn ininka le wa marka wax weey diiska

  • @damalproduction7864
    @damalproduction7864 5 років тому +8

    M. Allah aad Baan uga faaiiday kanaalkan sidaan ugu soo biiray wlaahi waa muuqaalo tayo leh
    Wll cabdirisaaq waxaan kaa codsanayaa in aad muuqaalada akhrinta wajiga aad noo soo badiso👍👍👍👍👍😉

  • @alikhalifa1001
    @alikhalifa1001 5 років тому +4

    Aniga shaqsi ahaan wxn ahay nooca sanka gaaaban ee ayn dhibin waxa sida joogtada ah usoo noqnoqda.Sidoo kale dadkii aan nolosha lasoo kulmay marka aan dib u xasuusto sankoodii waa xaqiiq muuqaalkani

  • @yusufhussein2935
    @yusufhussein2935 5 років тому +5

    Walahi waa isku dheeli tiranahy waxan ahay qofka ugu danbeeyo
    F:G ha umaleynin in aan is cajabiyey lkn dhex dhexaad ayn ahay alx
    Mahadsanid ustaad

  • @mulkifarah8342
    @mulkifarah8342 5 років тому +3

    Been maha inta shakiga badan like igu qabta

  • @mohamaddekmaslah234
    @mohamaddekmaslah234 4 роки тому +4

    Hahahaha
    Masha Allah
    Neo Kuwo kamid ah wixii aad sheegtey ayaan practice gareeyey 100% run✅ ayey noqdeen
    Keep doing Bro

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +10

    Dadka sanka dheer ahy😂❤

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 3 роки тому +1

    Africa hormar may gaadho san wayn ilaahay waa ugu deeqaye

  • @mohamoudahmed7728
    @mohamoudahmed7728 4 роки тому +2

    Anuu san wayn baan leeyahay xaqiiqdi
    Dabeecadaha laga sheegayna waan isku arkay

  • @appleabdi3856
    @appleabdi3856 5 років тому +3

    Mansha allh wll alle hakubarakeeyo cilmigaaga
    Wlhi wax badan o xaqiiq ah ka hadashay

  • @dhiblaawe7218
    @dhiblaawe7218 5 років тому +7

    Wax ka baro channel mahadsanidiin music gi wad naga daysen. 👏👏👏👍

  • @abdomaanchoo7680
    @abdomaanchoo7680 5 років тому +8

    wxaaN AHay Kuwa Ugu DambeeyaH Ka HelaYpaH Thanks MacaLiN❤❤💕💕

  • @cabdisamad1963
    @cabdisamad1963 3 роки тому +2

    Thanks zxp hadana wayapo badan oo kuwan oo kale ah soo baadii

  • @ayanyare753
    @ayanyare753 5 років тому +3

    Waxaa soo dhigtaa video ga ku xiga xariijimaha gacmaha ku yaal iyo waxa ay ka turjumaan thanks 🙏🏾

    • @jabiiba9800
      @jabiiba9800 5 років тому

      Xarijimaha gacmaha meqo mar aya dawatay wili masii rabtaa lolz

  • @nimcomuximad7678
    @nimcomuximad7678 4 роки тому +2

    Masha Allah wllb wax badan ayaan kaa bartay subscrab na wan kusaaray gambaleelkana wan furtay khayr Alle haku siiyo.

  • @sabiriincali6708
    @sabiriincali6708 5 років тому +15

    San weyn wapa naci jiray lkn hda kadip love ku noqonaa 😘😘

  • @meyzaabdalla6118
    @meyzaabdalla6118 3 роки тому +2

    Yes sanka udambeyo inta leh♥️

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Рік тому +1

    Walee waad i sheegtay cajiib baad tahay guuleeso wllo🙏🙏

  • @quruxdumarofficial
    @quruxdumarofficial 5 років тому +2

    maasha Allah wll horey usoco

  • @sandheere3552
    @sandheere3552 5 років тому +2

    Mahadsanid wĺl

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 3 роки тому +2

    Inaader aad baad u'mahadsan tahay aniga sankayga iyo sifadaydi waad sheegtay 💯💥

  • @hgpoi4952
    @hgpoi4952 3 роки тому +5

    3:36 war ninkan siduu ii ogaaday yaab badanaa😂😂😂

  • @dowzamaxamed8031
    @dowzamaxamed8031 4 роки тому +1

    Hdu sankaga hore uu dheyrahy like saar

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 років тому +2

    Thanks bro

  • @abdulkadirubeid5909
    @abdulkadirubeid5909 5 років тому +1

    Thanks

  • @shakourskofficial7932
    @shakourskofficial7932 5 років тому +8

    mclin allh haku sharfeeee waa maxay hogaamiye.❓
    adoo mahadsan mawduucaas noo soo gali

  • @ayaa35
    @ayaa35 5 років тому +12

    Waxa aan chanelkan ku jeclahay wllka warbixinada ino so diyariya waa inusan hadal badnayn videoyadisana ay yaryihiin advan uga helay runtii sidaa ku wad

  • @alishainasaleban9618
    @alishainasaleban9618 5 років тому +1

    Mahadsanid

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 5 років тому +9

    Sankeeyga kama maqal meesha Loolz 😂😂

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 5 років тому +2

    Woooow hore u soco

  • @user-so6ue9jy7j
    @user-so6ue9jy7j 5 років тому +7

    Ina abti kaan ahaaba garan waayey manta dhan wx San dheer oo qaloocan bn arkaaya😂

  • @pinhazaam5924
    @pinhazaam5924 4 роки тому +3

    Waxaan ahay qof zankiiza weyn horayna kadheer lkn warpixintaan kahor ayaan ogaa aniga qofkazta waan izk.a aaminaa welipa qofka waxnagadhexeeyaan waan uguziidaranahay

    • @pinhazaam5924
      @pinhazaam5924 4 роки тому +2

      Slu cla nabiy Scw Scw Scw

    • @cabdiciise2012
      @cabdiciise2012 2 роки тому +3

      Alaamu masali calaa muxamed wacalaa aali muxamed

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi7856 5 років тому +7

    c/rizaaq faarax teacher ka hdl
    (body language)
    malahan chanell somali oo ka hdlyo fadlan kasoo hdl (all gesture and meanings body language )

  • @fardowsoabdi739
    @fardowsoabdi739 3 роки тому +1

    Sanka qeybta hore hos ufororto Wana run dadka daqsi ma amino Wana shaki badanahay waxa la ishego ila an so ogado runta ma amini

  • @instagramlives3420
    @instagramlives3420 5 років тому +6

    Ani sankaygu ma gabna una yar dhubanyahy said xoogna uma dheera ee lkn wa iska yr dhexdhexaad
    Sewaye dabecadaydu waa tosanyayne🤣

  • @Dhuux23
    @Dhuux23 5 років тому +1

    Sandheero dhuuban baan leeyahy balalna waa leeyhy sida hrtkh roshan

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 років тому +5

    Keep going bro 💯

  • @hashimhanat0ffcialchennal704
    @hashimhanat0ffcialchennal704 5 років тому +2

    Wa sx sxb
    Wxd ka hadashay wa xaqiiqa
    M.a
    Tnx

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 роки тому +4

    Sadaqada icanfacda 🥰

  • @user-so4zh8tg1y
    @user-so4zh8tg1y 9 місяців тому +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @hanimohamed2262
    @hanimohamed2262 4 роки тому +1

    Slm clkm sanka dhexena qof sankiiso dhax dhaadyahy noogu war soo cili

  • @shugriadan5352
    @shugriadan5352 2 роки тому

    Thanka bro😘😘😍

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 5 років тому +1

    Masha allah nolow thanks

  • @abdiwalideekabdilahi2471
    @abdiwalideekabdilahi2471 5 років тому +1

    Asc zxp,abdirisak farax waxaa nugu soo dartaa sida fagaaraha looga hadlo

  • @jiijoyasiin8813
    @jiijoyasiin8813 4 роки тому +1

    Alla mxan war jeclahy

  • @ShugriAli12
    @ShugriAli12 4 місяці тому

    Walahi waaa run waxa shegayso marka u fiirsaday dhaman dabeecada aad ka sheekayso kuwa aan ku jiro waa dabeecadayda saxda ah ❤❤❤ 1:58

  • @sumayocumar6300
    @sumayocumar6300 3 роки тому +4

    Wlhi waan war jaclahy 😂

  • @sadiamoahmm2767
    @sadiamoahmm2767 5 років тому +20

    😄😆 from san yar

  • @KING____YAMANI
    @KING____YAMANI 2 роки тому +1

    Waxn ahy qofka sak dheer oo siman leh waxn jeclhy nafsadyda

  • @yaxyebarkhadle6797
    @yaxyebarkhadle6797 Рік тому

    Walaahi marku yiri wa dad shaki badan aad baan u qosley sida uu sheegay baan ahay

  • @najaxbella7959
    @najaxbella7959 5 років тому +15

    Nio snka weyn aniga wye

  • @khadarpk2400
    @khadarpk2400 5 років тому +10

    Sanka wayni waxba mataraan afrikaankaba ufiirso😂😂

    • @maxamedmaxamuud9670
      @maxamedmaxamuud9670 4 роки тому

      Adi maskaxdaa kaa madow

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 роки тому

      @@maxamedmaxamuud9670 waad sanwayntaha

    • @Barre371
      @Barre371 Рік тому

      Afrikaanta laga ma wado ee sanka weyn ee dheer aya laga wadaaa 😢😢😢

  • @abdisalantimmo5463
    @abdisalantimmo5463 5 років тому +3

    Mansha allaaah

  • @muunadaahir4000
    @muunadaahir4000 4 роки тому

    Waa runtiisa wllhy qofka sankiisu uu hoos ufoorara wuu shaki badan yahy

  • @ayaanhassan1031
    @ayaanhassan1031 5 років тому +5

    Sanka wayn kulaha ala manoli kkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂

  • @amal7302
    @amal7302 5 років тому +1

    Aad iyo aad waa xaqiiqo

  • @omerismail7599
    @omerismail7599 4 роки тому +1

    anigu waxan ahay dadka sankaweeyn leh waxana ka fana shaqoyinka hose ee liita

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 років тому +2

    Yes Ana uhoreya maanta

  • @kowsarciise2522
    @kowsarciise2522 4 роки тому +1

    Wlhi waan arkay dadka sanka wayen

  • @xasanyuusuf8367
    @xasanyuusuf8367 2 роки тому

    Waaaw aniga sanakeyga waa mid weeyn oo dheer wana mid run ah warka

  • @maxamadxuseen4998
    @maxamadxuseen4998 5 років тому +2

    Walaahi ani sankaygu wuu yara balaadhan.yahay wuunaayara waynyahay lkn ma dheera

  • @fartuunfarta723
    @fartuunfarta723 5 років тому +3

    Wll vidiogaan cml noso badi waaan jeclahy

  • @hoddankaali564
    @hoddankaali564 5 років тому +2

    Waxn ahaya qofka uu danbeya 🤗🤗❣️

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 5 років тому +5

    Anuu wan san gabanahay hhhh macalin mahadsanid

    • @sihamcabdulahicabdisihamca9281
      @sihamcabdulahicabdisihamca9281 3 роки тому

      Haaa warun anigaba ah sanka__dher ama sanka weyn waxn jeclahay wax yalo waweyn__inanqabto ama hamificn garo💸💸💸💸💪💯

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 років тому +1

    Abdi rizaq sxb markasta wax wacan unbaad iishegtaa Negative waanba kaa la, ahaY

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому

    Inta sidaydada oo kale Aan garanayn like ha ila dhafina Qarabo

  • @mariamataan7152
    @mariamataan7152 3 роки тому +2

    2:18 niinkaan anuuba iga hadalay

  • @cabdirisaaqmaxamed3241
    @cabdirisaaqmaxamed3241 4 роки тому

    Maxaad Ka wadaa iny saaxiibadii si qaldan uga faaiideystaan teacher ifhnsii

  • @NasroXidig1
    @NasroXidig1 5 років тому +2

    Aficaanka San wayn ayeey leeyihin misna waxay jecelyihin iney waxyaala hoose qabtan oo nolol liidan ku jiran

    • @qadanahmad1372
      @qadanahmad1372 5 років тому +1

      Hhhhhh hadalkaa si kalsooni leh uma odhan, malaha kuwa waxkasta rumaysta ayad ku jirtaa.

  • @cabdulahiyare8240
    @cabdulahiyare8240 2 роки тому

    Mash Allah wll qli

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 5 років тому +4

    Waa sababta aan usanweeynahay😆😆😆

  • @sadaamahmed8119
    @sadaamahmed8119 5 років тому +1

    Keep going brother

  • @abdiwho4992
    @abdiwho4992 5 років тому +3

    Apti dadka sanka waawayn leH waa dad caajis ah badanaa ileen wxa u badn africanka

  • @haawoabdi7272
    @haawoabdi7272 4 роки тому +5

    Kkkkkkk waxanku qoslay wa qof war jecel soomali wey war jeceshahay siiba dumarka

  • @yaasmiinyaaskacadey3634
    @yaasmiinyaaskacadey3634 5 років тому +1

    ala walaal sidee lagu ogaadaa qof aan kuu sheegin jeclkaaga

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 років тому +4

    Kkkkkkkk maba aqaan nooca sankayga 😁😁😁😁

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 5 років тому +8

    😂😂😂😂😂 wle waa runtiiiis warbenu maha hhhhhh dadka sanka. dher ruunba shegtay

  • @cabdixaafidabshir695
    @cabdixaafidabshir695 Рік тому

    Aduunka waxaan u necebahay in amar laysiiyo iyo anaa qabto shaqa joogtaha

  • @dulmidiidgabaradag842
    @dulmidiidgabaradag842 4 роки тому +1

    Wlh Ben mahan sanbo iga dheh shaqo kamaba daalo alx

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 4 роки тому

    Aniga sankayga waa yaryaha wana dhuubanyaha nio markaan dhashay labo dalool ayaan lahaa markaan 3 sano gaaray ayuu iisoobaxa alx

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 5 років тому +2

    Abdirizak FarAX nolol waarta wll

  • @hassandek
    @hassandek 5 років тому

    Ader waaad nawaali rabtaaye hadana masankeena Ayaaad Baadhitaan ku sameesay

  • @sakeriyehussein7564
    @sakeriyehussein7564 4 роки тому +4

    Team war jecel wlhy wa runti sidan u war jeclhy miyaa 🤣🤣

  • @shaktikeke4711
    @shaktikeke4711 5 років тому +1

    dr sida actarka flimka maze runner

  • @yasiinmaxamed7839
    @yasiinmaxamed7839 5 років тому +2

    Waad maxan santahay wllo inkale soowed

  • @nooneknows3732
    @nooneknows3732 5 років тому

    hore u soco wll
    Waxan ahay qofka sanka dhexda ka diisan waan run

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 5 років тому +1

      🤣🤣🤣 Ifrah sait walaahi khayr baa kugu dhacay sandheere waxaan ka qabo biyahana waan la galaa

    • @nooneknows3732
      @nooneknows3732 4 роки тому

      Mr Sayid haha 😂 who is ifrah siciid have san dheer mashalah 😁

  • @faliscali4812
    @faliscali4812 5 років тому +1

    Wale aniga runta iga sheegtay wixi an maqla wan amina wana shaki bdnhy

  • @hassanawil537
    @hassanawil537 5 років тому +1

    Walee wax aan ku wareeray aa manta i fahansiisay