8 calaamadood Oo Sir Ah Oo Ku Tusaya Inuu Qof Ku Jecel Yahay | Calaamado SIR Ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лип 2021
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 268

  • @nimcobare6217
    @nimcobare6217 3 роки тому +313

    Inta igu raacsan in uu yahay qof qiimo leh like iino sara😍👍

    • @xamdiali9874
      @xamdiali9874 2 роки тому +2

      Haaaa aniga saa i heysata maxa smy wll🥲

    • @MaxamedAK510
      @MaxamedAK510 Рік тому +2

      Haa sxp

    • @hanihasan7682
      @hanihasan7682 8 місяців тому

      @@xamdiali9874😅 2:29 kajar som jag e så att det var ju

  • @zainahaliz5919
    @zainahaliz5919 3 роки тому +84

    Wax ka baro manoosoo gudbin kartaa Calaamadaha Qofka Naftiisa aadka ujecel
    Wax kabaro waaa kanaal aan saaid indha ugu hayo waana jeclahay qaabkuu wax usoo gudbiyo 😍😍

    • @nawaalsaid2915
      @nawaalsaid2915 Рік тому +2

      Somali kuma jiro qof naftiisa jeceli ee dadka masayrsan uunbaa yidhaa naftaydaan jeclahay

    • @Mohamed_Al__Abdulahi
      @Mohamed_Al__Abdulahi Рік тому

      Somalidu waa wada naf jecel😂😂

  • @user-oz2be1en8o
    @user-oz2be1en8o 7 місяців тому +5

    Waad mahad santhy sxb 😮 sidad iiga farxisay alle (swt) hakaga farxiyo❤

  • @ilsanmeranehhoussein9449
    @ilsanmeranehhoussein9449 2 роки тому +9

    Haa wanku arkey wll kof sidan okalaha wan ogaday inu ijecelyahay merci frr Thank you wll 😉😉😉😉

  • @nimcobare6217
    @nimcobare6217 3 роки тому +17

    Maasha allah run ahaantii ma ahi dadka ku fcn dhanka commentga sas oy tahayna waxa igu kaliftay inanka soo bixiyo ayaa waxa ay tahay sida quruxda badan ee aad wax noogu soo gudbiso aadba u mahadsantahay

  • @__-vb3ic
    @__-vb3ic 3 роки тому +55

    Manta wxn ogdy inu qof zidhap ah iijecelyahy🤴👈

  • @adenhussein6927
    @adenhussein6927 3 роки тому +7

    Manta waxan ugadey iney jiran gabdha badan si xad dhaf Ah iney ijaelihin thnks wllo

  • @cabdisamadmaxamad7155
    @cabdisamadmaxamad7155 3 роки тому +11

    Haa sxb wan isku arkay wllh ma modeyn iney calaamado jacel yihiin
    👍👍👍❤❤

  • @nimcanabdullahi4008
    @nimcanabdullahi4008 3 роки тому +12

    Macalin waan ku salamay hore u soco 💬🔝

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy 3 роки тому +8

    Thanks my dear teacher 😘

  • @cljibaaralih6159
    @cljibaaralih6159 3 роки тому +10

    Thanks teacher

  • @cadaawexuseen3367
    @cadaawexuseen3367 2 роки тому +6

    Calaamadahan Qaar waan arkay macalin mahadsanid

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Рік тому +2

    Mahadsanid saxib sare

  • @guuleedkhadar8232
    @guuleedkhadar8232 2 роки тому

    Mashalah thanks bro

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 2 роки тому +6

    Thnks ustd waxaa jiro dadks cml wlhi wiil aan sxpo nhy gbr jeclaaday mudo 3 years mana uusan sheegin sdn u waani jiry oo dhihi jiry sxp jaceylkga sheego wuu iga diiday wan dhiiri geliya malin kasta hal maalin isku daye lmbrkeda u keeny ka dib wuu la hadly nasip daro waa soo daahday la dhahay

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi 3 роки тому +19

    Masha'Allah ,mahadsanid Abdirizaq farax💛💙

  • @user-ln8wi3ok9j
    @user-ln8wi3ok9j Рік тому +1

    Mahadsanid zxp waan qiirooday wllhi

  • @ridwaanty6258
    @ridwaanty6258 Рік тому +5

    Haa waan jeclahay mana usheyyan karo markista wey iso fiirisaa iida waqti walba waxey jaceshahay in eey I eeg to sidee ugu sheytaa jaceylka aan uqabao

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому +1

    thankx alot bro abdi rizaq

  • @user-ou9jg7tx4v
    @user-ou9jg7tx4v 3 роки тому +1

    Thanks my teacher

  • @ibrahimmaxamuud315
    @ibrahimmaxamuud315 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 3 роки тому +35

    First 😏😎

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman5986 3 роки тому +4

    masha allah allah haku xiftiyo

  • @yaskasaeed5261
    @yaskasaeed5261 3 роки тому +2

    Thanks wll

  • @M.gamer20248
    @M.gamer20248 3 роки тому +5

    Thanks wll hore usoco
    Wll aad iyo aad ayaad u mahsantahay

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 роки тому +14

    Welcome pro

  • @mohamedbile2828
    @mohamedbile2828 3 роки тому +1

    Wow 🥺 shukran kanaalka waxka baro .

  • @amiirmohamed-gs8cm
    @amiirmohamed-gs8cm Рік тому +3

    Mansha Allah wll qli

  • @boqoradarerka723
    @boqoradarerka723 3 роки тому +5

    ManshaAllah channel wax tar leh keep going walal

  • @yaxyemohamed2220
    @yaxyemohamed2220 3 роки тому +24

    Hhh Aniga ayay igu soo wada xaadireen dhamaan calamadahani sxp c/risaaq

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +6

    Ina yaan ku arkay ayaamahan calaamadahan nio waa sababta aan u daawanayo pa 😂😂😂❤❤❤

  • @warsameibrahim9387
    @warsameibrahim9387 2 роки тому +2

    Keep going thanks

  • @aasiyocuuje5353
    @aasiyocuuje5353 Рік тому +13

    Kuli Haa wuu sameya

  • @cabdinasir5295
    @cabdinasir5295 2 роки тому +6

    M.sh allah macalim 👍👍💞❤💘💖😍😍😍😘😘

  • @mohmethapthirahman9141
    @mohmethapthirahman9141 3 роки тому +12

    Macalinkaygaaa jecelahay halkeen kala soo xidhiidha macalim

  • @cabdisalaan8663
    @cabdisalaan8663 3 роки тому +3

    Keep going ustd ❤❤❤

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому

    Thanks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku bro abdirisaaq

  • @garaadso165
    @garaadso165 3 роки тому +1

    Mnsha Allah wll keep going wll abdi rizak

  • @amiincabdiraxman3474
    @amiincabdiraxman3474 3 роки тому +16

    teacher adiga ayaa mar walba mahadsan

  • @maxamedsharmaarke3027
    @maxamedsharmaarke3027 3 роки тому +2

    Thanks

  • @khadarhaalla2223
    @khadarhaalla2223 Рік тому +3

    Yez wan muujiyaa zxp thankz zxp idinkuNa guyz aad baan idiin zalaamayaa 🤞

  • @qeyzarsomali_1679
    @qeyzarsomali_1679 Рік тому

    Thanks pro

  • @osama6333
    @osama6333 3 роки тому +3

    Welcome back bro keep going.

  • @KHAALIDCABDI-di7iv
    @KHAALIDCABDI-di7iv Рік тому +1

    Thankz pro

  • @ayaaanmohmeddismail4573
    @ayaaanmohmeddismail4573 2 роки тому +8

    Wax bdn wnka fa,iday🙏💜

  • @abdirizakverratti2609
    @abdirizakverratti2609 3 роки тому

    Waad ku Mahd santhy bro hore u soco

  • @cabdiisakha8304
    @cabdiisakha8304 Рік тому +2

    Waan ka hela wallo masha allah

  • @safiinatulkhayr435
    @safiinatulkhayr435 3 роки тому

    M.a wllkay hore usoco ustad

  • @daauutzaeet8384
    @daauutzaeet8384 3 роки тому +5

    Wooow
    Hore ayaa Loo yidhi A.risaqow waxad qarsato way ku qarsadaan ee bagga ayad iigu faa'ideysay Video-gan zhp qliH

  • @user-fx8gc9wm1b
    @user-fx8gc9wm1b 3 місяці тому

    Yes man thanks

  • @farhioaweys8455
    @farhioaweys8455 3 роки тому +12

    Ustaad mar badan waxa aan ku soo weydiiyay lamaanaha kala xanaaqsan iyo sida lagu garan karo xiisaha ay isku haayaan iyo calaamadaha jirka bixinayo xitaa hadii uu qofku is ilaalinayo blease ustaad abdi risaaq faarah

  • @baladyfarxanharoole3522
    @baladyfarxanharoole3522 3 роки тому +2

    Welcome back my brother

  • @nastehahassan7136
    @nastehahassan7136 2 роки тому +7

    Qofka Internet iska baraten see lagu ogada inuu kaa helay

  • @faqiirkibirzan7528
    @faqiirkibirzan7528 Рік тому +2

    Wlhi intaba waan ku arkay mcn teyda ilaahay ha ii daayo 😢❤

  • @kaahocabdi129
    @kaahocabdi129 2 роки тому +2

    jazakalahu qeyra

  • @mudanyusuf4091
    @mudanyusuf4091 3 роки тому +3

    Thankz🥰 uztaad wxano dhanpa wn ku arky qof ana isku arky❤

  • @khalidfaysal-bh4bl
    @khalidfaysal-bh4bl Рік тому +2

    thanks legend

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +2

    Oh my fav channel 🥺

  • @muxsincrasaaq8582
    @muxsincrasaaq8582 2 роки тому

    Thankz wan kugu raacznhy

  • @Master-wr3nn
    @Master-wr3nn 3 роки тому +2

    Go up and never stop

  • @mohamedyariisow5003
    @mohamedyariisow5003 2 роки тому +4

    Walhi saxib wanku wataa wanaku taageraa hadalkaagana marwalo wanku qancaa waayo waxwalbo ooaad sheegto waxey ila noqdaan wax saxan guulbaan kuurajeynayaa wall qaaliya kep going

  • @fashiondouyin267
    @fashiondouyin267 3 роки тому +4

    😍😍😍❤️❤️❤️MASHA ALLAH 💖💖🍀🍀😘😘

  • @farduus8081
    @farduus8081 Рік тому

    Msh allah soooooo wad

  • @moussaerdogan591
    @moussaerdogan591 3 роки тому +4

    Welcome back bro

  • @xaawoali7269
    @xaawoali7269 2 роки тому +4

    horay usoco 👍🏽👌

  • @BisharoMaxamed-pq8nk
    @BisharoMaxamed-pq8nk 2 місяці тому

    Hore u Soco guul ayaa kuu dhaafay❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuseAfrah
    @MuseAfrah 3 роки тому +13

    Intaas oo calaamad ani lee isku arkay ee qof ijecel ma arkin🥲

  • @user-ws8oc4eg8q
    @user-ws8oc4eg8q 5 місяців тому

    Alxamdulilaah ilaahay baa mahas iskaleh

  • @cadnaanmaxamuud6963
    @cadnaanmaxamuud6963 2 роки тому +1

    Asc waxka barao gabar ayaan jeclahay

  • @pogbaniyaw4979
    @pogbaniyaw4979 2 роки тому +1

    Keep going pro

  • @mahamouddjamahersi8572
    @mahamouddjamahersi8572 2 роки тому

    Mashallah

  • @boqoradarerka723
    @boqoradarerka723 2 роки тому

    Keep going huno gacalo

  • @waziraaxmad4497
    @waziraaxmad4497 2 роки тому +3

    Wll intan iyo inka badan 🥰🥰🥰💞

  • @farhandiyeero3461
    @farhandiyeero3461 3 роки тому +3

    Ultra Legend 🙏

  • @maxameddaadax1255
    @maxameddaadax1255 3 роки тому +1

    Haaa way jiraan AbdirsaQ💙🙏

  • @yaskaboyyaskaboy2231
    @yaskaboyyaskaboy2231 3 роки тому +2

    Thanks tan hore tan labaad aniga calamathan 5 ayan rux kuarke iiguladaqmaayo wad mahadsantaha sxb

  • @mascudroble8790
    @mascudroble8790 3 роки тому +1

    Pro keep up

  • @wardamahamed4883
    @wardamahamed4883 2 роки тому

    c/risaq hore usoco m,sh

  • @farduzmohamed2619
    @farduzmohamed2619 3 роки тому

    Shugran wll

  • @hooyomacaanto3199
    @hooyomacaanto3199 2 роки тому

    Keepgoing

  • @user-lh3tv5sd4g
    @user-lh3tv5sd4g 10 місяців тому +2

    Calamadahan ana isku arkay bee walahi 😂

  • @hodandeeq5919
    @hodandeeq5919 2 роки тому +2

    Geep going pro

  • @yahyeabdi5805
    @yahyeabdi5805 2 роки тому +3

    Xabad fasalka ayaa saas ku arkay maijeceshahay zhp

  • @abshirsantos3024
    @abshirsantos3024 2 роки тому +1

    Aad iyo aad Waad mahadsanThy Wll

  • @MohamedAbdi-ne3wz
    @MohamedAbdi-ne3wz 4 місяці тому

    Dumar badan calaaamahaan wan ku arkay waana ogaa inay inacelyahiin lkn nasiib daro doqeyga maay noqon
    Alloow dooqa naga ha iskaaya seejin

  • @cemile6845
    @cemile6845 2 роки тому +3

    kkkk anaa sidhaba kujecel waana qarsanaayaa🤔😍

  • @NisheyNishow
    @NisheyNishow 3 місяці тому

    Horoy usoco sxp

  • @salmancadnan5142
    @salmancadnan5142 2 роки тому

    Haa uu jiraa calaamadahaas oo dhana waan ku arkay

  • @AhmedZaki-ne2rc
    @AhmedZaki-ne2rc 10 місяців тому +1

    Dhawrma ayay ii sheegatay ee maxaa kudhaha saaxiib ama walaalo 😢😢😢❤❤

  • @cabdimaxamed3426
    @cabdimaxamed3426 Рік тому

    sxb gabar ayaan jec lahay ee ilatali

  • @dr.sahalhassanmahamoud3369
    @dr.sahalhassanmahamoud3369 2 роки тому +4

    waa laguu jili karaa calaamadahaas oo dhan iyagoo been ah iska ilaali

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 2 роки тому +2

    Ar waxaas ma arko anu malaha cid ijecel aanba jirin marka alle iyo labadeyda waalid iyo walalahey laga reebo

  • @haniyusuf9881
    @haniyusuf9881 3 роки тому +4

    Ad iyo Adi 😎😎😎😎😎😎🌹🌹✌️✌️✌️

  • @MariaAbdisalansheik
    @MariaAbdisalansheik 9 днів тому

    Waxan ogaadey in jacayl dhab ah in qof ii hayo lkn ma rabo inan nafteyda ku baraarujiyo waayo isaga hore ii dhacay😢

  • @alvanoboot5849
    @alvanoboot5849 Рік тому +2

    Nio mid yara meheradoda markan imado bay so gasha wda il bay iga dhigte se wx ujiraan😢 yaabe

  • @user-qz3lq7fo9v
    @user-qz3lq7fo9v 4 місяці тому

    Anay i haystaa arrintaasi lkn la iima oga ilaa qofkii uu imoodo qof isaga ku cadawa 😢

  • @user-oj5vf3hi6g
    @user-oj5vf3hi6g 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ good

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 3 роки тому +6

    Inan aan wax ka gato ayaamihi caadi uu aha waayahaan hadaan meesha soo istaago wuu ka sii dhaqaaqa ilaa aan meesha ka dhamaado ma imaanayo dadka kale waacadi dhowr bilood waye ani yaab gacanyarahiisa joga mar mar wuu isoo saalaama

  • @cabdifitaax1751
    @cabdifitaax1751 Рік тому +1

    Waaw❤❤❤❤❤

  • @malikkhazir2667
    @malikkhazir2667 3 роки тому +1

    Abdirsaqow gabdh ayaan rawa inte ijeclato oo wadan kale jogto anigon darensineyn inta rabo iyada kaso hadal plze💝