Sheeko Gaaban--Saaxiibteey, Muraayad Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 вер 2018
  • Waa filim cusub oo ka hadlaaya khlilaafka qoyska iyo xanuunka dhimirka ee Soomaalida qaarkeed ku dhaca, taas oo eey u dheertahay in xanuunki ceeb looga dhigo.
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 793

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse 5 років тому +293

    inta ka calool xumaatay mama Amina like iisara

    • @qalanjodumardumara3089
      @qalanjodumardumara3089 5 років тому

      Mashalaha wanaka helayi saxiibad. Marayan. Sayi tahayi umatashayi atarisho anlagadhikarin guul amino muse. Waga oohisayi wallahi

    • @riyaashdbufnrnjfjvmaxamedc7370
      @riyaashdbufnrnjfjvmaxamedc7370 4 роки тому

      Aaaaaaaaaaaaaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  5 років тому +209

    Sabti wacan dhamaan asxaabta UA-cam sidaad u dhantihiin. ”Saaxiibtey, Muraayad” waxeey taabaneysaa dhibaatada la soo derista gabdha badan oo Soomaaliyeed, oo dhibka guriga iyo kan nolasha eey kala kulmaan ku rida xanuun. Dhibkaas soo gaara waxaa u sii dheer in eey faquuqaan dadkeey ku dhex nooleed oo lagu caayo xanuunka ama waali lagu sheego.
    I hope you made ready your Popcorn and Coca-Cola for today!!!! Please put your notification on for the next episodes and Enjoy the weekend!!!

    • @sacdushsiman3460
      @sacdushsiman3460 5 років тому +1

      Wa so roray hadane waba leyga so horeyaa hhhh lakiyey kujeclinaa

    • @muna229
      @muna229 5 років тому +1

      Thnks goobe video production nolada intay nolal jirto

    • @iqraanaali2077
      @iqraanaali2077 5 років тому +3

      Wlh mar alaala markee ilin isheeda buuxisaba waan joojiya videoga mana awoodo inaa dhameesto wll goobe mhdsnid nolosha dhabt ah hadii la taabanaaayo aadbe uxanuuun bdn thy 😥😥😥😥😥😥

    • @najmaali3487
      @najmaali3487 5 років тому +2

      Lakiyeey waan uxiisnay filmantaadii

    • @najmaali3487
      @najmaali3487 5 років тому +1

      Soo noqod wanagsan

  • @rahmamohamed5780
    @rahmamohamed5780 5 років тому +91

    Ruuntii wan ilmeeyay 😥 hadii aad ilmeesay like isaar

  • @safi1146
    @safi1146 4 роки тому +3

    I watched this film some years back but after I watched the episodes of her life (amina muse) I loved to watched it again. I will always pray for the all mothers who are living in a hard time. Hoyo amino Allah cimri deer oo cibadha leh hakusiyo.... for sure I love you

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 5 років тому +100

    War wa ikana wa so dhaqsaday like bis isi abwe abayo ❤❤👈

  • @hamdanor9845
    @hamdanor9845 5 років тому +48

    Momo aamino muuse wahliye❤❤ku jaclahy mom ooyintda I dhibyso😭😭

  • @ayaanagelle8179
    @ayaanagelle8179 5 років тому +49

    iilahow nin nocasa ah ha iisin 😢😢😢 Mana garankartid dabecadisa dhabtah marku banan kas kajogo😢😢😢😢😢

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 5 років тому +2

      haa wlhi magaran kartid lkn ilahay ayaa latala sartaa

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 років тому +1

      Dhibmlhn nin ka haduu ku wareersho mid ka khair bdn buu alle kuugu badali sida Aniga cml

    • @ayaancadeey8404
      @ayaancadeey8404 5 років тому

      @@asmaabuukar1705 Masha Allah alle hakuu barekeeyo xbbti

    • @queendhusseinsheikh579
      @queendhusseinsheikh579 5 років тому

      Sweetie raaga somaliyeed waa bokis korka kala kalaar ah laakiin markaad furtiid waa isku kalaar 😓 marka nasiibka sideey u badanyihiin waa isku dabeecad

    • @chmmdhhhg6548
      @chmmdhhhg6548 5 років тому

      Ayaan

  • @ismahaanadem841
    @ismahaanadem841 5 років тому +53

    inta amina la oyday😓😓😓🙁😓 like isaara

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 5 років тому +8

    Riwaayadan anigu madaawan karo calool xumo 😭😭😭 maxaa gabar soomaaliyeed dhibkan haysta ilaahow uga gargaar hooyo kasta dhib haysto bahda Goobe video production aad ba umahadsantihiin 😍

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 5 років тому +44

    Somalida oohinta kaliya waxy moodaaan mid lagu tumay kaliya.Lkn mida ciilka eh aaaad bey uxanuunbadntahay xitaa maskaxdee dhiig kaaaga furi kartaaa.

    • @amranosman7852
      @amranosman7852 5 років тому +2

      Aad iyo aad

    • @fartuunabdalla6611
      @fartuunabdalla6611 5 років тому +2

      Sax waaa wlh

    • @hoodiyoayaanleey5223
      @hoodiyoayaanleey5223 5 років тому +1

      Aad iyo aad wlhi ciil markaad ooydo xataa ilinta ishaada kasoo baxaysaa ku dhibaysa ooka xanuun badan oohinta kale raga wa sida maska waan ooyay wlhi ciil dartii hadana ilinbaa iga socota waxaanan ku jiraa tan qaybo kamida xataa anoon videogan arag muraayada wa istaagay lana sheekaystay 😭😭😭😭😭😭😭

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 років тому

      @@hoodiyoayaanleey5223 Dhibka ku heysto mayaro mcnto
      Lkn Aniga caafimaadkaaga ka fakir ku dhahaya maskaxdaada alaalso

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 5 років тому

      @@asmaabuukar1705 waa xaqiiq midan oohinta ciilka ka xanuun badan mida dilka kaga timadah

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 5 років тому +31

    Anaa uhoreeeyo maanta
    Inta ila sugeysay liketa

    • @nasrahasson4706
      @nasrahasson4706 5 років тому

      Walhi aniga ayaa garanaya cidalada iyo dhibteeda

  • @blackpearl1726
    @blackpearl1726 5 років тому +9

    Yesssss🙌🏾🙌🏾🙌🏾Thank you Goobe productions❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. Salama from 🇨🇦

  • @fadumoibrahim1679
    @fadumoibrahim1679 5 років тому +9

    Waa film calool xumo ah waane qiso dhacdo waa runtaa mam amino waa kula ooye

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 років тому +5

    Wlhi Mama Amina muse
    Waanla Ooye ah😢 Alla calool xuma baanaa adna ma Oyde👍
    One❤ Goobe video production

    • @deeqsanhussein2223
      @deeqsanhussein2223 5 років тому

      ax ax dhibka amino dumar badn aya mara ilaahow ka sacid

  • @layladreams8398
    @layladreams8398 5 років тому +2

    Yesterday was the first time I watched these great films with my grandma. It was very entertaining and you can relate to it...I'm in love Wallahi. keep up the great work and May Allah bless y'all. I'm proud to be somalian

  • @daganaxmad4903
    @daganaxmad4903 5 років тому +6

    Yaa rabi kan ookale kaa magangalnay waana wax jira arintaan oo kale ee gabdhow hayeelinina nolosha saan ookale

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 років тому +14

    Believe or not there's a lot of people who are going through xaaladan oo kale
    Wallaahi

  • @sadiomohamed2229
    @sadiomohamed2229 5 років тому +2

    Aamino waxey na soo xusuusisay barigaan yaren sheekadii aan maqli jirnay

  • @uniquehanaan
    @uniquehanaan 5 років тому +67

    Waxaan aad u taageera momo Amiin muse wehliye

  • @moushtakaden3710
    @moushtakaden3710 5 років тому

    Ax wlhi waa wax jira ax ilahay hasohanuniyo rakena somalida ilahayna hano fudaydiyo hawlaha adunka asxapta inta kaxanunsatay shekadan like isara

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 5 років тому +6

    Aamino muuse weheliye hooyo qaran love you wllhi 😍😍😍😘😘😘😘

  • @guledyousuf6585
    @guledyousuf6585 5 років тому +20

    Runtii waxay ka hadlaysaa waaqica jira iyo waayaha aduunka. Full support goobe video producation.

  • @emraky8971
    @emraky8971 5 років тому +16

    Omg😢❤️Haboyar Runrun noga oysisay😢Nin somaliyeeed nacalla ku yaal wtf Nice Riwayaad waa Qiroooday😢😢

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 5 років тому +6

    Ax wlhy shekadan waa wax jira anaba is dhaha sometime makaso hadasha nimanka somalida dhibtey dumarka ku hayan waliba kuwa wadanki joga dhowr caruura markey ka dhalan gabadha wajiga ubadalaya 😭😭

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 5 років тому +7

    Mamo aamina Muuse weheliye waan qiroday💕

  • @princessisra3201
    @princessisra3201 5 років тому

    Waxkabaxsatay waxaad mudantahay kob lagusiiyo hadii aan haysto wallahi anaa ugu horayn kusiinlahaa🏆🏆🏅🏅🏅👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 5 років тому +36

    Caku nin Somaliyeed cadaabta galaaa rabtiiinee 😢😢😢
    Fdln like ii saara

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 років тому +2

      Wiilal wanaaagsan baa jiro sida sxbkey cml.

    • @axmedcali6010
      @axmedcali6010 5 років тому

      Raga dhn isku mid mhn ma kawar qabtidoo 😍

    • @shukriahmedfarah585
      @shukriahmedfarah585 5 років тому

      dadka isku midmahan

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 5 років тому

      @Nimco axmed laki Exactly sis wa run waa isma dhaanto iyo dhasheediii 😢

    • @hamdihashi9828
      @hamdihashi9828 5 років тому

      @@axmedcali6010 bro dameer iyo labadiiisa dhagood waaye

  • @Glowing-Glam
    @Glowing-Glam 5 років тому +4

    Depression waa wax jiro,inta xanunsan illah haka qaado. Vedio is waaw😍😋😍

    • @fomar2137
      @fomar2137 5 років тому

      Depression. Waaa xanuuun jiraaa.inta xanuunsan allaah ha cafiyoo❤️

  • @edebsanadan6273
    @edebsanadan6273 5 років тому +5

    Mama Amina muuse wlhi wan kula ooyay run ahaan aye ii taabatay allow nin xun kama baryin

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 5 років тому +5

    amina muse weheliye allha kula gabrglo waa,wax,dhaca riwaydn asxbta like isaara wa iga codsi

  • @najmohassan4004
    @najmohassan4004 5 років тому +5

    sheekadan waxay kahadlaysaa waa xaqiiq jirta jilayaasha hore usocda

  • @najahhassan8114
    @najahhassan8114 5 років тому +5

    Waan idin salamaya dhaman daadihiya yaasha filimkaan saaxibtay murayad waa iga gadanyhy waxa xusid mudan mom Aamino muuse waxaan kuu ahy taagero waligay xaqiiqdii. Filmka si dhab ah ayaa u jilesaa ilintada markaan arkay waan ilmiyay waan hilmamay in jilitaan ay tahy oo riwaayad wadid sidoo kale Laki cadey waan ku taageraa

  • @nasriincabdullahi8036
    @nasriincabdullahi8036 5 років тому +6

    😭😭😭😭😭illaahow hooyooyinka somaliyeed unaxariiso

  • @quruxbadhan8053
    @quruxbadhan8053 5 років тому +12

    yaaa qarabo like haigala baqilina bal😭😭😭😭😭

  • @hooyoqaalidumar9066
    @hooyoqaalidumar9066 5 років тому +7

    Waaaaw anaa uguhoreeyo goobe mahadsanid wllky

  • @sumisharaf3659
    @sumisharaf3659 5 років тому +6

    Waaoe i like goobe keep going the best riwayad wallhiii

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 років тому +1

    Walali wa halolo houmo marwo dumar hou hoddeigeigi hou faamilahahai soubhanah Allah Allah ragga raga garsiwo HANNEGARRANA oyinhai runti marka hey mouraddai lahadleissai Allah kousdirwo ninkaga haa JEECALYAAA kougeiliwo hi my best actrice Lacki hadji Nolow hoyoada Muslimka ha Nolowdaa Appreciate Always my LACKI you are GOOD best friend ALLAH BLESSED you hannekou Salama

  • @gabadhfariidcaqlibadaninac1615
    @gabadhfariidcaqlibadaninac1615 5 років тому +6

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waan calool xumaaday waxaba kasii daran gabadh miskiin ah oo sidaan u dhiban haday naagkale oo somali ah dhibkeeda u sheegato oo ku nafis is dhahdo magaalada dhan bay wareejinaysaa wayna ku caayeysaa beri dhinac loo kaca maleh 😭😭😭😭😭

  • @lewandowski1210
    @lewandowski1210 5 років тому +37

    50 views 26 commnt 33like iyo 3min cajiib walhi xaadiraa wada ehedeen miyaa hada iga danbeso like isaar

  • @riyakmohamed8502
    @riyakmohamed8502 5 років тому +2

    😥😥😥nin Somali masiibo weye way jiran rag badan oo sidaas ah ilahay ayaa ka magan galnay kan oo kale

  • @khadramohamed6688
    @khadramohamed6688 5 років тому +2

    Amino muse hore isoco adiga fahmikaro haweenka ama aad ugu fiican tahay jile film 😘😘😘

  • @fannywlhimohamed1290
    @fannywlhimohamed1290 5 років тому +1

    Masha allh dadbadan ayaa ubahan Shukran daadihiya yaasha bar maamijka gaar ahaan amina muse wehe liye oowaxbadan ko og dumarka somaliyeed

  • @yusufsuley8950
    @yusufsuley8950 5 років тому +31

    Inta laki xaaji snapkeeda kasoo aragtay filinkaan like ta ii saara

  • @umumanaal8315
    @umumanaal8315 5 років тому +27

    Waxan tagero buxo uahay amino muuse iyo laki xaaji

  • @leilaibrahim6907
    @leilaibrahim6907 5 років тому +2

    Anaa u horeyey waa ikow an u so hormaro

  • @abdulahiimaanchannel8560
    @abdulahiimaanchannel8560 5 років тому +2

    Wwwewwe so beautiful Aamino muuse weheliye waa actarad cajiiba kalama dhacaan laki haji waceys maasha walaashey igu Qaali ah horey ha loo socdo iyo sxbkey Goobe video production oo la,aantiis uusan suurta galin laheen filmkaan saaxibteey muraayo well done guul baan idiin rajeynayaa ✌👆✌👆👍👌✌👆👍👌✌👆👌👍👌👍👌✌👆👍👌👍👌👌

  • @foziamohamamud3725
    @foziamohamamud3725 5 років тому +4

    😍😍First one My Laki

  • @faankakamaheloasadreerqard2112
    @faankakamaheloasadreerqard2112 5 років тому +6

    Waaw saan u gaadaye soo dhacday today am first thnx Goobe Seedi 🙏🙏🙏🙏

  • @Khadrahassan5612.
    @Khadrahassan5612. 5 років тому

    wlhi wan ka xumaday nolol sidaan ah allow haday jidho ha ina soo marin intaan ifka dul joogno aamiin

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 5 років тому +4

    Mansha Allah wad madsn tahay in badan ay sugaya

  • @niyadsancumar1691
    @niyadsancumar1691 5 років тому +3

    Amina muse wa iga ohisay wa xaladaha jira dadkana aysan ku bararugsanen

  • @nasteexoahmed9356
    @nasteexoahmed9356 5 років тому +6

    Wlhi mama aamino way iga oysiisay😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sihaamcadeey9781
    @sihaamcadeey9781 5 років тому +2

    Mashallaha ruwayadan wan ka helay wa waxa dhaco amino amuse 💙

  • @shukriinalihaji3634
    @shukriinalihaji3634 5 років тому +3

    Wwww jecliyaaa riwaayadaha aad keentaan 😍😍 no so badiya

  • @sacidoxusen4787
    @sacidoxusen4787 5 років тому +7

    Walahi warun qisadan weydhacda ala hdi an kula jogilaha wan kula ilmenlahy

  • @amiraqurux4742
    @amiraqurux4742 5 років тому +13

    Amina wan la oyey waxanba modey dhab 😭😭😭😭😭😭

  • @faizaali5890
    @faizaali5890 5 років тому +4

    Wow tur
    Thank you so much mamo
    Thank you for sharing this

  • @marwo2285
    @marwo2285 5 років тому +20

    Way jirtaa sheemadan okale nin xuna waa buux illahow anan sidaa doofaar baari ugu noqon alla nin somali raaliyo uma qalmo marku is waalo waar imaad dhaline madaxa hayga cunin ayaa ku filan

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 років тому +13

    Habaryar amiina muse WA iganixiisay ,😥

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 5 років тому +2

    WAANO IYO TALO WANAAGSAN KUSOCOTA RAGA AOMALIYED
    Ragow gabdhahen waxey noogu kalsoni baxeen oo raga ajaanibta uguursanaya
    Oo ay nolosha ugu dhacen waa raga somaliyed waliba raga dhan maahe aniga iyo kuwa fcn ayaa jiro lkn badankoda wey xun yhn
    Inkasto dumarka qaarkod iska dhib badan yihiin xitaa hadii ay dhib badan thy ama xun tahay raga xumaan kuma gaaran
    Fadlan ragow hablaha somaliyed ilaalsha oo qiimahoda ogaada walah adunka majirto gabar ama xaas ninkeda adeegto hablaha somaliyed mooye waa aragtay xaskada ama wlshaa iyadaa wax walba fadhigada kugu keento waa aragteen, dumarka aduunka ragoda howsha wey la qebsadaan kii ladhashayne warkiis daaaa
    Ragow ragow hablaha somaliyed ogaada bari markey nin ajnabi raacdo waxaa dhahesaan dumarka somaliyed rageena majecla
    Sidee loo jeclaadaaa
    Waxaa lajecladaa nin bini.aadanimada yaqaano naxaris bdn ixtiraam iyo Galgaceyl laga helaayo
    Lkn mid markaa aragto
    ARGAGAX IYO NAXDIN kugu dhacayo kaazi nin maahan,
    Anigaba wiil somaliyed ayaa ahay waliba mustaqbal leh
    Mana idin mucaaradayo lkn runtaa idin sheega
    Ugu dambeyn ragow hablaha noo ilaalsha
    thanks guy's

  • @abdikaniahmed7530
    @abdikaniahmed7530 5 років тому +1

    Wlhi Waa murugo Mamo amino keep going

  • @user-nu4zu1kz6p
    @user-nu4zu1kz6p 5 років тому +7

    nimanka Hadii lo jilco saan lee waye😂
    Nin dhan hala iska daayo asxpy

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 5 років тому +12

    Laki xaaji Tuug mey So ahan jirtay waaa ka shakiye Guriga sey u so gashay yaa ila arkay😂😂mamada waa ka nixisay😩

  • @samabdi7989
    @samabdi7989 5 років тому +14

    Hhhhh aamino anigayba iga ooy siisay

  • @yasminali7634
    @yasminali7634 5 років тому

    Alaahu akbar walee waa xaqiiqo jirto fatlal sheekada yaan nalagu kala gooynin ee qeeybaha kale soo dadajiya waa idin taageersanahay saaxiibayaal

  • @hodanmohammed6848
    @hodanmohammed6848 5 років тому

    Wlhi wn oyay 😭😭😭😭calolxumaa markuu nin xun ku qabto ilahow Qof saanoo kale ah calaf haygu Darin aamiin 😭😭

  • @immohamed1267
    @immohamed1267 5 років тому +5

    Hooyooyin Badan oo Soomaliyed Ayaa ilmadodu Qubanaysaa Sacadan Lajoogo Waxana usababa Raga Somali yeed Waxan Aad uga Xumahay Waxa Kudhacaya Hooyoyinkeena Sharafta Badan Alle Haydin Garab istaago Rag Mahaysaane

    • @hoodiyoayaanleey5223
      @hoodiyoayaanleey5223 4 роки тому

      Mashallah tabarakallah caqligaaga ilaahay haku xafido wax garad aysad tahay

  • @jannatabdi4835
    @jannatabdi4835 5 років тому +1

    Goobe well done great video🎉🎉🎉🎉👏🏽🥇🥇🥇🥇

  • @ubahali8022
    @ubahali8022 5 років тому

    Amina muuse ina adeertey alle caruurta hakubarageeyo hooyo qaali daha

  • @umumaniiraadan2165
    @umumaniiraadan2165 5 років тому

    Www masha alaah alaha nii xafido dhamaantiin wad ku mahadsantihiin dhamaantiin

  • @ubahabdi8870
    @ubahabdi8870 5 років тому

    Ax ax Alla wlhi waa calol xumo ilhy haku gargaro dhibka hysta gabdhaha lamaranayo

  • @hamdihassan6996
    @hamdihassan6996 5 років тому

    so badiii huno

  • @aminarun6549
    @aminarun6549 5 років тому +3

    Wlh mamo Amina marki ad oysi runbaan modii wn kulaoyii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 5 років тому

    film cajiiiiba thanks reeeer goobe

  • @zey686
    @zey686 5 років тому +1

    Am I the only one who is crying 😢 while watching this ruwayad😭 illahow inta dhiban dhibka ka qaad anagana hana tusin

  • @abdifatahabdullahsalah4801
    @abdifatahabdullahsalah4801 5 років тому +3

    Aamina Muuse Weheliye Naag Nool Habo Kuugu faannaa Noolow 👈👈

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 5 років тому

    Hooyada Soomaliyeed dhib badan ayeey qabaan waadna mahadsantihiin dhamantiin faniinta reer London wlhi great job

  • @monnamacow8623
    @monnamacow8623 5 років тому +6

    Goobe video production markasta wxa xaqiiqda kajiro baad kahadashaan waana idiiin taageersanahy

  • @hamdaxayaad2245
    @hamdaxayaad2245 5 років тому +7

    filmkaan waba i niyad jabiyey oohin buu ku bilaamay waa iga oohiyey illow raga somaliyeed soomaliyeed noo haagaji

  • @marwaan_gamers4103
    @marwaan_gamers4103 5 років тому

    Www mashallah ruwaayda waa ladhacay hore usocda

  • @fathiali1536
    @fathiali1536 5 років тому +4

    Alla illaahyoow wlhi riwayadaan way i tabatay waa qiso dhaci karta

  • @siyoriinawacan6661
    @siyoriinawacan6661 5 років тому

    Qisadan waa dhab waxayna haysataa dumarka qurbaha jooga
    Raggu waa cadawga dumarka illhay waxan kabaryey ninkii gabadh dhiba in illahay cadaabtisa ku fogeeyo
    Aamin dheh qofkii igu raacsanow

  • @muqdheermacaan
    @muqdheermacaan 5 років тому +1

    Ruwayadaan intii ka heshay like ii saara aan qiimeyee

  • @ayanahmed1387
    @ayanahmed1387 5 років тому

    Waan sugaynay inaad noo soo daysaan
    Mahadsanidin goobe production

  • @naimamohamed2351
    @naimamohamed2351 5 років тому +13

    saxibtay muraayad shekadan wey i tabatay

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 5 років тому

    Nio walhi dadkan ayan ugu jeclahy so raagtene boodhka naga garaaca😗😗😗

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 5 років тому +1

    Ax wahi waan la ilmeyay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 intaa sidaan oo kle u dhiban ilahow dhibtaa ka dul qaad 😭😭😭 yaa rapi 👐

  • @hsjejheheje3j744
    @hsjejheheje3j744 5 років тому +1

    waa wax jiraa tan okale

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 років тому +2

    Yes First Viewer

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 роки тому

    Big sister masainiii hadaaimasainahii waa gaarrhiyaaa worreigoo gaahiyaaa kabaakabaaMOUNAWAGARHIYERHABBOOHO NAHAHOUSANMAII HIBBAAALADIBAA SABIDAA HIGAGARRRIHY MOUNA VERY FANNY VERY GOOD RYWADDEE

  • @rahmaruxi768
    @rahmaruxi768 5 років тому +4

    Alaa ha oyin mam amino muse caloshaa ixanuujisay 😭😭😭😭😭

  • @zuuxanqurux3144
    @zuuxanqurux3144 5 років тому +8

    Wlhi calool xumaan ka qaaday dawashada filinkan

  • @munaahmed1250
    @munaahmed1250 5 років тому +2

    Mamo amina muuse ohintada way idhi baysaa alle haku xafido😭😭😢

  • @nuraabdi1951
    @nuraabdi1951 5 років тому

    Waaaaw waalaga reestey abuukar mahdi filmkiisii sawirka xumaaa thanks dhamantiin jilayaadha maamo kayareeya taltalinimadeeda plz.

  • @farhanbmobile114
    @farhanbmobile114 5 років тому

    Can’t wait to see next part

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 років тому

    wlh waan ooyay waana arkay dhibaatadaan cml ilaahey haka bixiyo gabdhaha somaliyed

  • @qamaribrahimaki7863
    @qamaribrahimaki7863 4 роки тому

    Laki wlh maskiin uroon👏🤙🤙ilove u so mush qaali

  • @muniishabdi9624
    @muniishabdi9624 5 років тому +2

    Iam firts

  • @suaadmohamed8056
    @suaadmohamed8056 5 років тому

    This really touched me thank you so much

  • @saidahussein260
    @saidahussein260 5 років тому +19

    Maxaa hooyo xanuunsan qurbah jogaan Illahow hoyooyinka ino xafido aabasha dhunsan so hanuuni