Sheeko Gaaban Turufo iyo tacadi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 кві 2013
  • www.universalsomalitv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 540

  • @ilyaasxasan267
    @ilyaasxasan267 9 років тому +226

    Dad waa tageen caawo oo jimco ah dhamaan intii muslim dhimatay Allah u naxriisto amiin

  • @qaraaxomediashow5148
    @qaraaxomediashow5148 5 років тому +44

    Rabi raali ha idinka ahaado dad waa tageen wlh ilaahow u naxariiso🤲😭

  • @abdisalamshiine1174
    @abdisalamshiine1174 2 роки тому +49

    We lost our legends may allah grant them baaba ajakis followed today😥😞💔🌹

    • @haylesalah1667
      @haylesalah1667 4 місяці тому

      Wallahi bro life is very short we miss those days may Allah give them paradise all those dead

    • @haylesalah1667
      @haylesalah1667 4 місяці тому

      Very sad wallahi 😢

    • @LuulMacalin-fz2cn
      @LuulMacalin-fz2cn 4 місяці тому

      Dhzi❤

  • @abdisalamibrahim1634
    @abdisalamibrahim1634 3 роки тому +22

    Caawa waa jimco intii naga hormarty Allah u naxariisto

  • @caishacabdullahi5413
    @caishacabdullahi5413 8 років тому +37

    Ala beerka afshiines iyo af kale sida logu hadlaya aan ka yabe Alaha unaxariisto sadax dodaba ala yaraama

  • @sadam1993bare
    @sadam1993bare 4 місяці тому +22

    Who is waching 2024l

  • @huska581
    @huska581 4 місяці тому +18

    Waxan dawanayaa galab isniin ah bisha ramadaan 1 aytahay 11/3/2024 from DDS somali galbeed Godey Gacalo Town Allow somali mid ka dhig inti Dhimatayn unaxariiso😭🤢

  • @salaadosmaan3353
    @salaadosmaan3353 8 років тому +7

    Ilaahow u naxariiso jilaashii somalid dhaman iyo intii muslimiina oo dhimatay Ilkacse.marshaale Ali hiiran alla ayaa arxama raaximin

  • @sakariyeabdiasiis1247
    @sakariyeabdiasiis1247 8 років тому +22

    ilaahay ha u naxriisto ilkacase aad baan u jeclaa ruwaayadahiisa

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 роки тому +6

    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
    Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 Рік тому +7

    They were true legends, they served our country generously. May Allah give them his great mercy.

  • @iskumaqanlagumaqansomaliya6233
    @iskumaqanlagumaqansomaliya6233 7 років тому +68

    allaha unaxaristo ilka casee dhamaan inta dhimatay allaha unaxaristo

  • @engmuhanadxanbuuse7207
    @engmuhanadxanbuuse7207 8 років тому +25

    waxaa uu kumatelay sidii saxda ahayd ee diyaasbara kusameyaan dalka hhhhhhhh ilkacase illahow unaxariisto Amiin

  • @maxamadqadar3475
    @maxamadqadar3475 6 місяців тому +2

    Maalin axad ah sacada 5:57 galab nimo ah maqribka 15daqiiqo ka harsan 7/1/2024 Dad waa tageen wllhi ilkacase marshaale iyo cali hiiran aniso yariisay ilahey ha.uwada naxariisto aamiin yaa rabi😢❤

  • @zakariyemoxamed796
    @zakariyemoxamed796 3 роки тому +13

    Ilahow unaxaristo the legends of Somalis 2021 Ramadan 7ah ilahay uma qorin

  • @hssnhussein
    @hssnhussein 3 роки тому +4

    Ilka case + Cali hiiraan + Owkuku+ jeyte iyo Aniso yareey dhamàtood allah u naxariisto
    waxey ahaayen Dad qaali ah
    oo waqti adag nasoo gudbiyey.
    26/12/2020 inta daawaneysa
    aamiinta waa xagiina.
    Aamina macow ,iyo Odey Cabdulle
    cimri dheer iyo caafimaad

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому

      Amiso yareey ma dhimatay

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 2 роки тому

      Amiin Allaha u naxariisto dhamaantood.

  • @naasil9940
    @naasil9940 2 роки тому +15

    Allah yaraxma marshaale ilkacase cali hiiran iyo anisa yarey wlhi waa iska aduun iyo maalmo kooban

    • @user-zj9iq1ry2r
      @user-zj9iq1ry2r 4 місяці тому +1

      Amiin illahow u naxariiso dhamaantood

  • @SalmanAli-pn7lq
    @SalmanAli-pn7lq Рік тому +10

    The part where he spoke "chinese" had me dying😂😂 lmfao

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 роки тому +5

    Ilaahoow unaxariiso qaarkooda dhintey hah🥺waxbay nooga tageen wlhi😊👍15:24 maxaa kawaranti yaah🤣😂Ilaahoow unaxariiso ilaahoow unaxariiso
    10:22p.m,muqdisho,2022/june/23♥️💯🥰♥️😍

  • @mogadishutime7725
    @mogadishutime7725 4 роки тому +25

    Hadaa daawanyso 2020 like hadhaafin

    • @Xoordage
      @Xoordage 3 роки тому +1

      2021 aan daawonoyaa🤣🤣🤣🤣

    • @XamzuvicXamzuvic
      @XamzuvicXamzuvic Місяць тому

      2024 daawanoya 😢​@@Xoordage

  • @faadumocali7756
    @faadumocali7756 8 років тому +16

    directorka. majaajilistayaasha ilka case wlhi nin culus ayuu ahaa alle hakuu naxariisto

    • @xasanxuseen6096
      @xasanxuseen6096 7 років тому +1

      labanaag aan qabaa kulahaa allow kuunaxariiso

  • @mohamedkhalid3382
    @mohamedkhalid3382 4 місяці тому +3

    Who is watching 2028

  • @yuskacade4016
    @yuskacade4016 6 років тому +11

    Wa ku amintay😂😂😂😂😂dhulka Wlhi Allah yaa raxma Ilkacase

  • @osmanmuhumad4050
    @osmanmuhumad4050 5 років тому +29

    😂😂😂😂😂😂😂 dharkey lee iskii ani maa iikentay sheekadaas omarshale iyo ilkacase allow idiin naxariiso

  • @AhmedhabadHabad
    @AhmedhabadHabad 8 років тому +13

    allow u naxariiso janadada geli dhaman inta dhimatay

  • @user-go1wq1yf4i
    @user-go1wq1yf4i 4 місяці тому +1

    They were early pioneers of short comedy clips, long before TikTok and other major platforms emerged in our community. Their creativity and wits entertained audiences like no one else., Our Current content creators owe it to them. Their legacy lives ON!

  • @lionofsouth2862
    @lionofsouth2862 5 років тому +24

    الله يرحم مرشالي وإلكاعس

  • @husseinlove5940
    @husseinlove5940 10 місяців тому +1

    They say “old is gold.”❤❤RIP legends.

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 4 місяці тому +1

    Waxaaan daawanaayey 3:00pm maalinkii 8aad ramadan 19/3/2024❤

  • @crashidshecisman6816
    @crashidshecisman6816 5 років тому +4

    caawa jimco tahy ayan firsanaya daawanaya 2019 allow unaxriisto dhamaan inta dhimatay iyo ilkacs marshale cali hiiraan

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 роки тому +3

    Ilahow naxariistii janno ka waraabi
    Wax badan bay naga qosliyeen😢

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 4 місяці тому

    These men made my childhood, caruurnimadeeyda ayan soo xusuustay wlhi ilahay ha u naxariisto ❤

  • @qadarcattii8148
    @qadarcattii8148 4 роки тому +2

    Wlhi nolasha dadbadan oo Somali ah waaa sidaan balse xaqooda iyo xolahooga dadbaa cunayo Allah dhulkena kheyrad wuu siyey lakin shisheyo ayaa nagumeysto

  • @adoonalle5195
    @adoonalle5195 2 роки тому +7

    Allaha unaxariisto 😭😭😭

  • @huskajuniorhj2096
    @huskajuniorhj2096 4 роки тому +7

    2020 yaa dawanaya love isaar

  • @ahmedabdinasir1050
    @ahmedabdinasir1050 5 років тому +5

    Ilkacase iyo marshaale Allaha u naxariisto wllahi rag ruwayadiste ah ayay ahaayeen

  • @abdirahmanali5419
    @abdirahmanali5419 7 років тому +17

    yaa af Somali kaseynin kulahaa kan kawanka malaayga lagu dhaly😂😂😂 ilaah Ha idin naxriisto

  • @mamasomali5648
    @mamasomali5648 9 років тому +6

    Amiin ilaahey ha u naxariisto ilkacase iyo inti islaam ah oo dhan

  • @apdizalepan6721
    @apdizalepan6721 5 років тому +2

    Alle ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna alle ha xafido

  • @naimoabukar5268
    @naimoabukar5268 7 років тому +15

    amiiin amiiin illahey ha uunaxriisdo

    • @moyhas3160
      @moyhas3160 6 років тому

      Naimo Abukar wrestmañi

  • @ahmedkhayrjecel7277
    @ahmedkhayrjecel7277 5 років тому +17

    *Allow unaxareeso intii dhimatay amiin yaarabi*
    Ninkii dawanaya 2019 like ha ila dhafina

  • @abdirisakisse8706
    @abdirisakisse8706 Рік тому +4

    😂😂😂 Ilkacase wuu IGA badiyey Funny waayeH wllhi 🤣🤣🤣

    • @omarismail1123
      @omarismail1123 6 місяців тому

      Hal naag qaba 3 naag marabo😂😂😂

  • @kabayaregubadleey
    @kabayaregubadleey 6 років тому +7

    marshalle kan ana kasaa kawanka malayga ayuu kudhashay
    allow idin naxariiso rag lataway

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 4 роки тому +5

    Inta 2020 dawaneeyso♥️☝️

    • @aamr6558
      @aamr6558 2 роки тому

      Mya 2022 daawanaya

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +7

    allaha u naxariisto ilacase,hiiraan & marshaale ... jecliyaa jiliinkooda

  • @abdifitahhussein1931
    @abdifitahhussein1931 4 роки тому +12

    كانوا من الكوميديين الصوماليين رحمهم الله

    • @cabdiyare9693
      @cabdiyare9693 Рік тому

      الله يرحمهم ويغفر لهم جميعا

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 роки тому +2

    Allaha u naxariisto Aamiin Caawa jimco ah aan daawanayaa feb25 2022

  • @jamacbarre7679
    @jamacbarre7679 3 роки тому +3

    Inta daawanee 2020 farta taag like

  • @nimcolaki7137
    @nimcolaki7137 7 років тому +11

    Kkkkkkkkk ceeb udhimo kulahaaaa illaahay hakuu naxariisto

    • @mahamed12abdi5
      @mahamed12abdi5 2 роки тому

      Naaaag waaalan baaad thy xoooolo xooolo dhalay

  • @mohamedqoje1619
    @mohamedqoje1619 7 років тому +7

    baradhaa noo shiilee hhh i cant stop to warch.

  • @xaraggoelmi4417
    @xaraggoelmi4417 5 років тому +4

    Illaahy ha u wada naxariiisto ilkacae marshaale iyo cali hiiraan😭😭

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 2 роки тому +1

      Marshaalena ku dar 3 dood aun

    • @sucadoahmed9262
      @sucadoahmed9262 2 роки тому +1

      @@nnpcat625 wall aniso yarey xitaa wey dihmatay😪

  • @hassanabdulaahi3687
    @hassanabdulaahi3687 4 роки тому +2

    Maasha alaah ilaahow unaxriiso dhamaantood ilkacas marshaale cali ii hiiran waad dad miisan culus kulahaay bulsho weynta somaaliyed

  • @aliamg257
    @aliamg257 7 років тому +12

    Kun doolar waa ku qadeynaa hhhhhhhhh illaahi ha unaxaristo

    • @wadaniga
      @wadaniga 6 років тому

      kaashi cade ioooooooooooo9oooo l were written piisoodir itlk up in loo

    • @nimcodheeman9859
      @nimcodheeman9859 5 років тому

      kaashi cade
      Nasteexo

  • @shukricadeey9396
    @shukricadeey9396 8 років тому +5

    illahey ha unaxariisto

  • @nurduube9182
    @nurduube9182 8 років тому +38

    af shiineeska ayaa idilay, ilkacase allow kuu naxriiso

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 5 місяців тому +1

    We Lost our Great Comedians Allah ya Rahma

  • @mohamedgalcusbo1803
    @mohamedgalcusbo1803 4 роки тому +17

    allow u naxariso walaal hadaad actober 2019 daawanayso u duceey🙏

    • @aamr6558
      @aamr6558 2 роки тому

      Mya wll waxan dawanaya 19 March 2022

    • @turkipoi1115
      @turkipoi1115 Рік тому

      Aamin yarabi

  • @shuceybali6164
    @shuceybali6164 2 роки тому +1

    Allah uwadanaxariisto inta dhimatay😭 aamin🤲🤲

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o 3 місяці тому

    Who is watching 2024 Ramadan 28 maanta cali hiiraan ilka case marshaale anisa yarey ajax iyo jeeyte waxey ahayen dad waqti adag naso mootiyay our legener

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 роки тому +2

    Dad waa kuwaan allah ha unaxriisto

  • @abuuhureyrecaamir8511
    @abuuhureyrecaamir8511 8 років тому +12

    ilkacase ilahay hakunaxaristo nimca qali Salam sare

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 років тому +5

    Marshaale caadi maaha allow kuu naxariiso

  • @AliodacadeAliodacade
    @AliodacadeAliodacade 7 років тому +7

    illaahow unaxariiso aaamiin

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +1

    2021 hadaa daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
    Alle ha u naxariisto dhamaantood.

    • @Rays70713
      @Rays70713 3 роки тому

      2021 anigaa dawanayo for America Ohio Columbus

  • @modegowabdi7131
    @modegowabdi7131 7 років тому +3

    inti dhimatay alaha unaxaristo

  • @hassanirbut9766
    @hassanirbut9766 10 місяців тому

    Ilaahow naxariisti Jano ka waraabi isaga iyo intii islaam ah ee dhimatay amiin yaa rabi

  • @abshirmohodin2449
    @abshirmohodin2449 3 роки тому

    Intiii dhimatay allaha u naxariisto kuwa nol cumri dher iyo cafima allaha siiyo insha allh

  • @qolahabulshadakamuqo8366
    @qolahabulshadakamuqo8366 4 роки тому +3

    Ilahaw u naxariiso dhamaantod inta dhimatay iyo inta nolba

  • @AbdirahmanMoalim-xf3nv
    @AbdirahmanMoalim-xf3nv 3 місяці тому

    20/4/2024 out of legends allh u Naxaristoh😢😢

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 місяці тому

    He was talent dadkii wax garanayey waa nalaga dhameeyey walina somali waa lagumaadayaa

  • @mouminnuur7208
    @mouminnuur7208 2 роки тому

    28 februar 2022.
    Dawaday .
    Allah U naxaristo inti dhimatay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +3

    Allah hawnaxaristo amiin amiin

  • @hamseyuusuf
    @hamseyuusuf 3 роки тому +1

    Ilahay ha u naxaristo ilka case intii kale ee dhimatay

  • @ayuubdiriye3952
    @ayuubdiriye3952 6 років тому +6

    Allo u Naxariso

  • @ayubmuktar2546
    @ayubmuktar2546 4 роки тому +2

    2020 yaa daawanooyo like ta dhac lee

  • @farhanyare8487
    @farhanyare8487 2 роки тому +1

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah 😍 kkkkkkkkkkkk

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 6 років тому +2

    Illahay haku naxaristo

  • @steventhekiller6921
    @steventhekiller6921 5 років тому +2

    allaha unaxaristo

  • @mohamadharun5163
    @mohamadharun5163 6 років тому +2

    Ani kan aan kasaa kana mashaqeeyo hhhhhh allow Ku naxariiso

  • @armaancade1899
    @armaancade1899 4 роки тому +1

    Allaha u naxaristo

  • @user-dq8ql7gt9p
    @user-dq8ql7gt9p 4 місяці тому +1

    Still 2024❤❤❤

  • @user-hm2nw4em1m
    @user-hm2nw4em1m 4 місяці тому +1

    Waxaan daa wanayaa 24/3/24
    14 kii Rabadaan 2024
    Maalin axad ah

  • @mohumedgaarane7545
    @mohumedgaarane7545 8 років тому +8

    ilaahow dhamaaan unaxariiso oo udanbi dhaaaf yaa rabbi

  • @ashkirmatan6096
    @ashkirmatan6096 8 років тому +3

    allah ha unaxariisto

  • @najmahassan
    @najmahassan 9 років тому +4

    Illaahow unaxariiso yaarabi

    • @anabafi317
      @anabafi317 5 років тому

      Marshaale riwaa yadihiisa waan jeclaa ilaahay ha unaxariisato

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 4 роки тому +2

    29 MARCH 2020 AUN INTII DHIMATAY

    • @jamesrodriguez4625
      @jamesrodriguez4625 4 роки тому

      Aamiin wlh ilaa hada daawanaya ruwaayad waa kuwii hore

  • @faroukfarouk7733
    @faroukfarouk7733 6 років тому +2

    Allaha u naxariisto

  • @abdullahititaanic7930
    @abdullahititaanic7930 4 місяці тому

    Allah Ha u naxaristo

  • @rhmhrhmh2405
    @rhmhrhmh2405 6 років тому +1

    allaah hawnaxaristo

  • @umusafiya8349
    @umusafiya8349 4 роки тому +1

    Rabiyow u naxariso inta dhimatey

  • @ibrahiimmohameddoller6261
    @ibrahiimmohameddoller6261 Рік тому +1

    Ilaahow una xarso

  • @hanitacadey6606
    @hanitacadey6606 10 років тому +14

    Waku salanta hhhhhhhhh alle berka funny

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 Рік тому +1

    Alle ha uwada naxariisto aameen

  • @xassantubotube56
    @xassantubotube56 7 років тому +10

    alow unaxariiso
    cali marshale. ilkacase

    • @bashiirxasan7129
      @bashiirxasan7129 5 років тому

      Allah kunaxristo

    • @ayaansugow7826
      @ayaansugow7826 5 років тому

      Ali hiran madhintay walalo

    • @sucadoahmed9262
      @sucadoahmed9262 2 роки тому +1

      @@ayaansugow7826 cali hiraan iyo ilkacasi iyo marshaale iyo aniso yareey kuligood wey denteen ilahay ha unaxariisto amiin🤲🤲🤲🥲

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 4 роки тому +1

    Alle How naxaristo intii Dhimatay😭😭

  • @abdicasiscagayare6236
    @abdicasiscagayare6236 8 років тому +2

    alloow unaxriiso inta dhimatay angana noo naxariiso

  • @claahiwadani5632
    @claahiwadani5632 5 років тому +5

    allow unaxriiso dhamntoda yaa iladawnyo 2019

  • @leilaabdullah5932
    @leilaabdullah5932 7 років тому +8

    kkkkkkkkkkkk walhi wy ifuuriyen alle haunaxariisto

  • @sacbamohmaa7779
    @sacbamohmaa7779 4 роки тому

    Alh unaxaristo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 місяці тому

    Allaha idin wada Naxariiso inta dhimatey danbigiina Allaha dhaafo