Sheeko Gaaban---Shalaay Dumar Part One

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 кві 2019
  • Shalaay Dumar waa sheeko ku saleeysan qiso dhab ah. Waxey ka hadleysaa sida dumar badan oo gurigooda ku asturan reerkooda u burburo kadib markeey faraqa ku xirtaan dumar kale oo aan meelna heysan iyo una muuqato dhaldhalaal aan jirin.
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 398

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  5 років тому +151

    Duhur wanaagsan asxabta UA-cam! Waad mahadsantihiin sida aad noga xiran tihiin. Waa qeybti koowaad ee riwaayadi Shalaay Dumar. Mudul gubtay, mudul gubtay kama naxo. Waa qiso dhab ah iyo dumar si ula kac ah guryo dhisan u burburiya. Raali gelin intaan idinka soo daahnay. Please make comment and subscribe to the channel

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 5 років тому

      Salamulah fanaaaniinta qaaliga ah iyo goobe🙏🙏🛍🛍👑👑👑👑🛍🤩🤩🤩😘😘

    • @hanimohamed7403
      @hanimohamed7403 5 років тому +2

      manta anaa u horeeyo car yadidaa lik dhab kusii

    • @cudoondhuux5185
      @cudoondhuux5185 5 років тому

      Manata dhaan wasugi la aa laki yey waku salamay

    • @umuaman6656
      @umuaman6656 5 років тому

      maanta oo dhan aan sugayey filim amirkhan uu wada aan fiirsanayey wlhi wan kasoo baxay thanks goobe

    • @dhexyardhuubo457
      @dhexyardhuubo457 5 років тому

      wan sugaaye riwaayadan thnaks Goobe video production

  • @miskidahir2707
    @miskidahir2707 5 років тому +92

    Lakiyey saad u tiri waryada waryada salad, Wlh Wxn xasustay Hoyadeey saseey Noo kicin jirtay , miss you mom 💘

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 років тому +293

    Inta ramadaan u xiistay sidayda like sar allaw nabad nagu gadhsiii

  • @tafsanh398
    @tafsanh398 5 років тому +71

    Ramadan mubarak. waa uu nosodhowade ilhey nabad hanagu garsiyo...amiin

  • @hoodohashi9876
    @hoodohashi9876 5 років тому +50

    Team Goobe isku so noqod wanagsan 👌💯🙏 #Laki haday ku kirto filimka wu kala #kacsanyahay keep going my lovely team

    • @farax6361
      @farax6361 5 років тому

      Somaha hoodoy taageero buuxda iga dheh 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @arahmaanosmaan4039
    @arahmaanosmaan4039 5 років тому +87

    Wan idin baryaa like isaara

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 5 років тому +20

    Cadi mahan riwayadan part 2 wan sugi la ahay #Xanan shidane cadi mahan fikirka iyada iska leh qatar wax jirey ka hadashay naag iska ilali gabareey wa iga talo thnks horey u socda😍❤😍

  • @njmelmi4708
    @njmelmi4708 5 років тому +5

    Yay welcome back all of you guys i love this team very glad they are back

  • @xamdishacni5073
    @xamdishacni5073 5 років тому +33

    laki wexey heesta nin jecel asxaab garab taagan alla mxa dad oghy cubka kuxirtiin guul gobanimo team laki😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 5 років тому +18

    Laki salaad salaad sidad u tiri hoyaden aya sas no kici jirtay miss you mom😭😭😭😭😭

  • @qnhillkaz1935
    @qnhillkaz1935 5 років тому +1

    The one and only channel aan ruwayadihiisa jeclahy baa tihiin xitaa markaad wax lasoo daahdaan ruwaaayadihii hore ayaan daawadaa👑❤❤❤❤

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 5 років тому +4

    Riwaayadaan Aadka Ufiicn Daawashadooda Waan Ka Dhoohanaa Lkn Ugu Danbayn
    Hadaan Daawnaaya
    Part 1 Ilaa 4 Waan Dhamaysanaa
    Axsan Filim Dadka Jilay Bilad Sharaf Bay Mudan Yihiin Jilayaal Aaan La Helayn Baa Tihiin Anaguna Garab Kiina Baa Nahay 💖😍😍

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 5 років тому +5

    😂 😂 😂 😂 Haiga jajabin hadhow anilo isuga muruq bixis😂farax kaftan leba kuhesta Ani❤️😘 masha allh ruwada waxbadn sugenay qebta Kalana noso dadajiya insha allh 😘❤️💯

  • @nasiibakash8682
    @nasiibakash8682 5 років тому +4

    Mash allh waa mahadsanitihiin gabdhahena sharafta badan sidaa qarash ugalinesan iyo waqti maweladena viva goobe team ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahiimaanchannel8560
    @abdulahiimaanchannel8560 5 років тому +4

    Wwwwwww ku soo dhawaada shalaay dumar inta jecel sheeko ku xiiso galineysa dadweynaha daawasho wacan 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

    • @zahrasocial6276
      @zahrasocial6276 5 років тому

      Xanaan shidane ogaygeeda aha kaape wsnku salamy

  • @scdiyoadanadan4936
    @scdiyoadanadan4936 5 років тому +4

    Laki cudkeda kuhaysata masha allaha inata iko racasan lak isar

  • @ubaxinaahmed9072
    @ubaxinaahmed9072 5 років тому +7

    I can't wait part two walhi please do more

    • @safiyoshiq6787
      @safiyoshiq6787 5 років тому

      Even me walashis korme lasodiga biri nogadig

  • @fartunaden7072
    @fartunaden7072 5 років тому +4

    Mansha Allah LAkl Hawa farha 💓💕💕💕💗💗💋💋💓💘💘👌👌👌

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 5 років тому +3

    29:17 hahahaahahhaha war kan waraa kadanbeeyo ee dhaheen , iyo , iyo, war la umba umbeeyo wekacaa karoon ,balaayo bulkada aa loga jira,qalbi bil aadan kharsho waaye,
    keep going guys and one love :)

  • @shukriinalihaji3634
    @shukriinalihaji3634 5 років тому +3

    jecliyaa laki iyo Asxaabteeda 😍😍😍😍

  • @habiboai9203
    @habiboai9203 5 років тому +4

    Kaftan murukh bixis iga dheh yaaah 👌👌👌💗💖❤❤

  • @hussein00057
    @hussein00057 5 років тому

    waad mahadsantahay laki iyo asxaapteyda wan ka helnay ruwayada noo soo badiya yaqee

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 5 років тому

    Waad mahadsantahay Gooobe waan xiisnay filmmadiini ❤❤👊👌

  • @amaalqueen3455
    @amaalqueen3455 5 років тому +1

    Alla maxan sugayay thanx abti gobe ❤❤❤❤❤💋💋💋💋👈🏻

  • @hanoahmed5376
    @hanoahmed5376 5 років тому +2

    Waaaw wan ugu horeyaa mantaa

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 5 років тому +3

    Laki xawakin iyo farax‘kaftan nii xiisnay 😄🙏🏻🥰🥰

  • @shukrisaaqle3291
    @shukrisaaqle3291 5 років тому +5

    Mash allh riwayadan walhi wan sugaaya inti sugeesay like iisara

  • @dhexyardhuubo457
    @dhexyardhuubo457 5 років тому +3

    Dawadaha uguhoreeya wa aniga ✋👍👍

  • @Fartuumaati
    @Fartuumaati 5 років тому +5

    I love Goobe flims and reer laki noolaada!😘

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 років тому +9

    Maxaa in badan sugay thanks goobe video production 💗💗💗💗💗💗💗💗

    • @mustaqimahmed1521
      @mustaqimahmed1521 5 років тому

      Intane ma iga soo horeysaa😂😂

    • @fartunmukhtar8484
      @fartunmukhtar8484 5 років тому

      Aaliyah Moalim muuse qaali quraxey waan kula yaabay dilim ruwayad heeso meel kasta wad ku jirtaa cometint

  • @amiiraqueen2964
    @amiiraqueen2964 5 років тому +2

    ruwaayad shidan ayaa soo socota 😍

  • @shuushuuomar9298
    @shuushuuomar9298 5 років тому +1

    Waxan sugnaaba waa noo soo galiseen 👍👍👏

  • @zekariyehassen6925
    @zekariyehassen6925 5 років тому

    Laki haje wacays waxaan ku dhehi lahaa ruwaydan aadbay umacantahay horta lkn codsi ban qabaa ramadan ta in qaybaheeda kale ad fasaxdaan ayan jeclan lahaa horoy usoco laki farax kaftan xawo kin faiza amir😍

  • @11stars26
    @11stars26 5 років тому +27

    Waliga naago iskabulaha meley joogaan
    100 km ka fogowo hddii kle waa ku xaalufinayaan 😂😂😂

  • @xamsexadaari8803
    @xamsexadaari8803 5 років тому +2

    inta Ramadan uxiistey sideyda oo kale like saar

  • @shamsohassan5405
    @shamsohassan5405 5 років тому

    I can’t wait part two

  • @xidigtachenal2507
    @xidigtachenal2507 5 років тому +1

    Mansha allaaah wll laki salaan iga kaarsiii

  • @gabarsomaliyeed5301
    @gabarsomaliyeed5301 5 років тому +2

    One and two hada isku mar wada dawatay like isaraa

  • @miyaasmuhudiin7492
    @miyaasmuhudiin7492 5 років тому

    😂😂😂😂😂😂😂 ruwayad warersan waye hore u socda 👌👌👌👌

  • @mulki775
    @mulki775 5 років тому +1

    King going

  • @fardowsoosmaanmashaalaah7728
    @fardowsoosmaanmashaalaah7728 5 років тому +12

    Wadankale marabo somaliya kuheestaa

  • @sukaynamohammed4492
    @sukaynamohammed4492 5 років тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂keep going

  • @mocade_1
    @mocade_1 5 років тому

    Hahahaha masha Allah wlhi ruwayadan waqti fican loohuray 👌👍

  • @shukrisheikahmed8846
    @shukrisheikahmed8846 5 років тому +4

    Waaba diyaarsantahay reer xamar iyo xoolo jacayl guri iyo lacag bay ku raacday kkk

  • @umsalman7429
    @umsalman7429 5 років тому +15

    Asc wr wbr Dhamaan waan idiin salaamay walaalaheeyga somaaliyeed 🇸🇴🇸🇴 illaahay swt wadankeena nabad hanoga dhigo

  • @sihaamsaciid6436
    @sihaamsaciid6436 5 років тому +2

    Waaah waaaah

  • @feyzaaxubiii6095
    @feyzaaxubiii6095 5 років тому +14

    Ani aya first asxabey iso duceyaa wan dali raba Inshaalllah tnx

    • @malyunqali1546
      @malyunqali1546 5 років тому

      ilaaheey hakuu fududeeyo xabiibti

    • @malyunqali1546
      @malyunqali1546 5 років тому +1

      ani iisoo duceey in ileeheey nabad iku gaarsiyo xiliga dhalmada oona nabad iku kala keeno

    • @rahnomohamed2
      @rahnomohamed2 5 років тому

      Ilahey haku fududeyo

    • @ikranmohamed9082
      @ikranmohamed9082 5 років тому

      Illhy hakusahlo huno

    • @cayuunihasan1734
      @cayuunihasan1734 5 років тому +1

      Alow idin fududeey amiin ya rabi

  • @nastanamahad920
    @nastanamahad920 5 років тому +1

    Saa usugaaYay wdalay wlh👏👏🖒

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 5 років тому

    Anaaa u horeeya wooooow

  • @user-ii9pj3qu2n
    @user-ii9pj3qu2n 5 років тому +4

    Wllhi Shekadan sacuudiga nagu heysato waye naagaha mukeefka Hala damiyo Nalka hala damiyo lacag badana nagu imaneyso aleysku dagala wllhe washeko jirto😍😂😂😂😂😂

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 років тому

    Alla maxn u xiisay laki x wacays riwayadaheedii❤💋💋💋

  • @miimii4805
    @miimii4805 5 років тому +4

    Waligey ma arag cunto laso hormarinayo oo bilaa far xal ah kow farxalka laso hormariya

  • @naimoyusuf1700
    @naimoyusuf1700 5 років тому

    Iga soo galiya ayanba idinka waayay aad ayad umahadsan tihiin goobe family qaasatan laki iyo xaajigeda xabiibti aad ayan idiin salamaya love you 😍😍😍😍😍😍

  • @mumtazali9512
    @mumtazali9512 5 років тому +1

    Heestan waan kahelay magaceed sxbyal

  • @saqiqa
    @saqiqa 5 років тому +2

    sidan u sugaye al ootumo wala so daayey 👍

  • @hamidahmad6641
    @hamidahmad6641 5 років тому

    Jilayaasha masha allah wadad xula

  • @frdzclrisq6516
    @frdzclrisq6516 5 років тому

    I can’t waiting part 2 walhi waaa khatara waxba maa laga qaban karo

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 років тому

    San usugayey tnx 👌👍

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 5 років тому

    I love all goobe family Filim cadi eheen an ogabaranay

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 5 років тому +1

    TNKz you

  • @hafzaadan2671
    @hafzaadan2671 5 років тому +3

    M.a goobe video production wax bdan waa leydin wayay any way welcom back ruwayadahina waan xiseyaaa aniga ugu horeyso manta

  • @bakarcali101
    @bakarcali101 5 років тому +1

    wale ruwayadan wa sugayay inta ila sugeysay like

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 років тому +1

    Sadexda xidig cimilada rogan ku xawaara ee soomaaliya ((( the top three double dialogue performer artists and actresses of Somalia ))).

  • @kawsarkajol7554
    @kawsarkajol7554 5 років тому

    Masha Allah wlhi waa wax jiro

  • @miskiimuse2217
    @miskiimuse2217 5 років тому +6

    Wlhi San u sugaye alx hadi an baaa hada dawanayo 😘💯

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 5 років тому

    🎥👍

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 років тому

    Very nice movie

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 років тому +4

    War naagtan inte nookicine illahey me naga xigtaa🤣🤣🤣🤣 beerka wlh

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 років тому +1

    Waan ku faraxsanahay in aad no gudbisaan sheeko cusub

  • @salmamohamed5189
    @salmamohamed5189 5 років тому

    Aniga sxbtey so xasuustay sariirta ku dagaali jirny😹😹😹

  • @mumtaazbashiir6190
    @mumtaazbashiir6190 5 років тому +1

    Maanta sabti waaye qeybtii labaad ee shakada aan sugeenaa ee lasoo dhaqso wll Goobe

  • @hidayobihi8536
    @hidayobihi8536 5 років тому +1

    Allow Naaago wiif toooyina wax naku darin waaa jirta taaas Noloshaada gacnta hady gashtaaanaa ku dhamaty weye xalku

  • @drssalmachannel6227
    @drssalmachannel6227 5 років тому +9

    Laki keeep going fnaand qrn tgero weyn ayan kuu ahy laki intii ka hesho like ii saara

  • @fatimaabdikadir129
    @fatimaabdikadir129 5 років тому +1

    Waan dhex fadhiyey

  • @samirhuseein7913
    @samirhuseein7913 5 років тому +3

    Farax kaftan is the baddest on planet she’s so funny🥰🥰

  • @rahmamuhyadin6237
    @rahmamuhyadin6237 5 років тому +1

    Keep going 😉❤❤❤

  • @xayaatulqalbi8758
    @xayaatulqalbi8758 5 років тому

    goobe teamkisa waa dadnool wlhi masha alah isku duubnada👈

  • @susudiamond6452
    @susudiamond6452 5 років тому

    Asxab loo xisay😍

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 5 років тому

    Fadlan abaayo Laki heestii dhibka hooyada qurbaha noo soo geli🙏🙏🙏💏💏💏

  • @lajecelnaftauroon2498
    @lajecelnaftauroon2498 5 років тому

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nasraali6702
    @nasraali6702 5 років тому

    Yes yes

  • @fatimaabdikadir129
    @fatimaabdikadir129 5 років тому

    Woooooow

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 5 років тому +3

    Yahooy caqli isku yeel oodkac padanaa ugurtee La cun nh reereebkiisa xaa usugee maskiinsanaa tahay wlhi😅😅😅😅

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 5 років тому +1

    🎥 🥰🥰😍😍

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 5 років тому

    thank you girls funny story.

  • @nasracadey3778
    @nasracadey3778 5 років тому +1

    nice film I can't wait part 2

  • @maxamudmaxamed6577
    @maxamudmaxamed6577 5 років тому

    dad looxiiso noo soobadiya Goobe thanks

  • @zakiyahlifesteyllifestyle3091
    @zakiyahlifesteyllifestyle3091 5 років тому +1

    Lambarka i warso kkkkk 😂😂

  • @masbalmohamed2005
    @masbalmohamed2005 5 років тому

    Wwww msha allh noso dhaqsada💋😂😂

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 5 років тому +4

    War nagta la qabo qeylo iyo eray lee ninka ku dishay wxn raaliyo mii 😂😂😂

  • @qalbisimansaafi4073
    @qalbisimansaafi4073 5 років тому

    😍😍😍😍😍😍😍

  • @lulhassan5219
    @lulhassan5219 5 років тому +1

    Rerka family ga isku Farah baan kahelay iyo gabadha Iska dhigaysa islaan 50 Kontan jir ah

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 5 років тому

    Msh allh

  • @leylinabbe3767
    @leylinabbe3767 5 років тому

    My team

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 років тому +1

    Kkkkkk allh manooli

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 років тому +1

    kaftan kulha nambarka iwarso
    waaba naag diyarsan 😀😁

  • @aishaaom2796
    @aishaaom2796 5 років тому

    Ruwayadaha aad kentan aaada ugu helaaaaa

  • @fartunhppy2359
    @fartunhppy2359 5 років тому +1

    Slda slda slda hoyo mcn soo xasuustay wlh😭

  • @MohamedHassan-nc4wy
    @MohamedHassan-nc4wy 5 років тому +20

    Xaaskeygu hadii eeysan ilaa cunena cunto dhanba ma ibaxeeyso ruuntii xariifkan waab iska ruugah

    • @hodanhure6113
      @hodanhure6113 5 років тому

      Ash cala xarif ani isku sinhy so bodbod hadey jogin sxbta hhhhjhjj hadikle mashalh

    • @MohamedHassan-nc4wy
      @MohamedHassan-nc4wy 5 років тому

      @@hodanhure6113 hhhhhh sxb ma kabixiikartah hee

    • @hodanhure6113
      @hodanhure6113 5 років тому

      @@MohamedHassan-nc4wy no IGA ilali farxiyokle lkn skle wa oky hhh

    • @scdiyoadanadan4936
      @scdiyoadanadan4936 5 років тому

      Kkkkk,m.a

  • @kingofcaptin7786
    @kingofcaptin7786 4 роки тому

    Kkkk kkkk masha alah walal alayal