SHAKI 43

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лип 2022
  • AMRAN OO FILAN WAA LA KULANTAY, MAHAD OO CIDLA TAAGAN IYO MARWO OO AFKAA FURATAY.

КОМЕНТАРІ • 221

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 роки тому +36

    Gabdho ku waano qaata , ninka aad guursaneyso waa inaad aad iskaga baarto wixii uu kunoolan jirey noloshiisii hore , Hamaqlin oo harumeysan weligaa waxa uu kuu sheego Nin waa sidaas weligaa ha aaminin , waa iga waano my sister ss😥😞😞 waa magafayaal nimanka somaliyed intooda badan ,,Gabdhow is illaaliya,,

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 роки тому +3

      aniga mid aan ka shakiyey isoo maraye shib dheh wuxuu soo furay gabdho badan markaan waydiiyay sababtuu u soo furayna wuxuu yiri ayga shadaadin ah lkn markuu cashar ii dhigay ban fahmay gabdhahaasna inuu cashar u soo dhigay markaan raacayay hadaan caqli igu filan lahaanlaha waan ka fiirsan laha lkn maanta alxmdulilah waan ka tashtay waana ogaaday daminaduu qoolayey waa runtaa marka walaalo gabdhu haka fiirsadan meeshay galayan biri ayagay u darantahay

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 роки тому +55

    Asxaabeey iso duceya owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 роки тому +26

    Sideyda oo kale yaa u fikiraayay mahad markuu kacay yaa islahaa usha ayuu ku dhufanayaa 😅

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 2 роки тому +8

    Please, khaladaadka filimka noo soo daaya in shaa Allaah.💕💕💐💐🥰🥰

  • @umuyaxye4070
    @umuyaxye4070 2 роки тому +14

    Hhhh anaaba isku naxay markuu soo ag istaagay wlhi 🤣🤣🤣🤣

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 роки тому +4

    Masha Allah sheekadu haday bilaabatay noolaada my team filinkan macaankiisa hadu bilaabmay viba lucky xaaji wacays i love her acting walee waa tusaalo run ah filinkan gabdhow raga zabanka jooga iska ilaaliya khiyaanadooda 👍 what a marvelous movie keep up the good team idinkoo dhan walee ma kala liidataan sifiican baad ujiisheen you are all excellent actors men &women I 💚 all 🌹💐🌷🏆🏆🏆you will deserve 3 award each of you i wrote this comment from Seattle wa also I am mooge yare mother i will visit you in England next year in sha Allah ☝👏may Allah give to you long life الله یحفظکم الله یعطیکم عمرا طویلا اللهم امین ☝👏

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +8

    Masha allha tabarikllha walahi manta arinta wey kashamitey Thank you my family hor usocdada ❤❤❤❤❤

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 роки тому +9

    Haad ii dilee anaabo naf yaree xaal la aan warege 😂 😂 😂 Xanaan caadi ma aheen in this episode

  • @iishomaxmed2405
    @iishomaxmed2405 2 роки тому +1

    Cawa iyo qarexo waye seusugay lee aritan wax badan ano dhiiman shukran walal gobe Koxda Kalsoni waxan leyhay hoor mar wacan oo wangsan👍👍👍🤲🤲❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @nimoabdifatah289
    @nimoabdifatah289 2 роки тому +21

    Waaw 😍 maanta caadi ma ahan. Haye Mahad se dareeme xage maroysa 🤣🤣🤣 please twice a week noga dhiga 🙏🏾

  • @ridhwanmoha354
    @ridhwanmoha354 2 роки тому +19

    San usugaye lee🥰🥰

    • @hoodoaxmed4489
      @hoodoaxmed4489 2 роки тому

      wlhi waxab dhcay lkin so mcney filnk waan idi jecly

  • @jamilajamila2712
    @jamilajamila2712 2 роки тому +1

    Wow that's great well done ❤️🙏💞💕❣️❣️❣️👍❤️❤️❤️❤️💞💞👍💖

  • @FardowzahHussein
    @FardowzahHussein 2 роки тому +4

    Filmka caawa waaa shidan yahay masha allaaah

  • @rahmiitaismail4429
    @rahmiitaismail4429 2 роки тому +1

    Masha allah wallhi xalay buu ugu mcnaa filimku qaybta xigtana hore usoo daaya

  • @fahiimamohamed8133
    @fahiimamohamed8133 2 роки тому +1

    Caawa caadi ma ahan dhaa xaa sugaayay laki inee is qarxiso guuleyso boqorada qurux da

  • @xaawoluulmuxudiin4731
    @xaawoluulmuxudiin4731 2 роки тому +2

    Alaa lakiyaaa naag nool💪🏾😫😫❤️❤️❤️

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 2 роки тому +4

    Mar koo is taagay anaaba naxay wlhi

  • @cabdulaahiaadan4720
    @cabdulaahiaadan4720 2 роки тому +3

    ciyaarta hadeey macaan tahy👏💖saana raba aniga saan leeyrabaa

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 2 роки тому +2

    Ohh my God wax badan sugaayi caadi ma aha sedaxdooda ba jaliinkooda laki iyo Yusuf iyo xanaan wow

  • @laylodiirshe6836
    @laylodiirshe6836 2 роки тому +3

    Thnks tem shaaki

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 2 роки тому +4

    Masha Allah ❤️👑💯🌹👸🔥✊👌

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 2 роки тому +5

    Laki Adiga iyo team kaga wan idin wataa caadi ma tihiin maanahllah😂😂😂😂

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 2 роки тому +7

    Sifiicaan iyu uu socodaa. Good job!!❤❤

  • @fartunfarax2877
    @fartunfarax2877 2 роки тому +3

    Wow waan sugayey🥰🥰🥰🥰

  • @user-gh4rc3jz4o
    @user-gh4rc3jz4o 2 роки тому +1

    Hadda wey biloobatay wallahi finally 🔥 🔥 🔥

  • @mumtas4994
    @mumtas4994 2 роки тому +4

    Hhh wlhi meel ficnu maraya keep going wlldeyda an jeclhy

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 2 роки тому +3

    Wow!!! Wacdaro ayaa ka dhacday maanta.

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 2 роки тому +4

    i cant wait next saturday.

  • @nadiiraducaale9765
    @nadiiraducaale9765 2 роки тому +1

    Mansha allh allh haykiin xifdiyo

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 роки тому +1

    Jah lacky sidey u hadleyso wan ka helay 😂😂still I’m life wooooow

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +4

    Maasha allaha 🥰🥰🥰❤❤❤👍👍👍

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 роки тому +2

    Good job ma huraan

  • @foos4126
    @foos4126 2 роки тому +4

    hhhh maanta caadi maaha xiiso gooni ay lahayd thanks

  • @Blaaackhorse
    @Blaaackhorse 2 роки тому +3

    Thanks bahdaa filimka

  • @ayaanmawlid9431
    @ayaanmawlid9431 2 роки тому +1

    Runtii baa So baxday Yas🥰🥰🥰

  • @kheiramohamed4970
    @kheiramohamed4970 2 роки тому +1

    Congrats marwa

  • @neyruuscumar3356
    @neyruuscumar3356 2 роки тому +1

    nin kasta o dambila ya sidan ugal duli dheh laki ❤❤❤❤❤💯

  • @muna8605
    @muna8605 2 роки тому +6

    Shukran laki iyo asxaabteeda

  • @zaynabcumar5494
    @zaynabcumar5494 2 роки тому +1

    Waan uxiisay runtii❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 2 роки тому

    Hada marka maa dahmdey dilimkii wlhii laki waa gesiyad MashaAllah. Rag badan baaraa inaan saas laguu saamaayo

  • @yazmiinmohamed5057
    @yazmiinmohamed5057 2 роки тому +2

    Waan sugaynay 🥰🥰

  • @aqiilahassan3891
    @aqiilahassan3891 2 роки тому +2

    Wow cawa wa super heat lkn amay hodan iyo nagtii kale lala qabay

  • @karaamastudio3537
    @karaamastudio3537 2 роки тому +1

    Welcome back goobe production

  • @rahmamahamed7420
    @rahmamahamed7420 2 роки тому

    Mashallah laki best Actress😍🌹💕

  • @yasminhussen268
    @yasminhussen268 2 роки тому

    Walalyalow iso duceyaa si niyad ah inu ilahay i siiyo awlad salxina iyo inta ila mida

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 2 роки тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤💯💯👌

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 роки тому +1

    Masha Allah Laki
    Thruth is the truth .

  • @faaizacusmaanaadam7128
    @faaizacusmaanaadam7128 2 роки тому +5

    Kkkkkkk inkiraad badanaa waxaa u ilaabay waxuu sameeyey 😱😱😱

  • @iskufilanraage351
    @iskufilanraage351 2 роки тому +1

    Wwww laki habo mcn kuul😍😍😍

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 роки тому +1

    Wow Nice Films

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 2 роки тому +1

    Makala mood aaaa ar lakiyaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @leylahaji2029
    @leylahaji2029 2 роки тому +2

    It’s me ka dhacday manta 🤣🤣

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 2 роки тому +1

    Wax baakadhacay✅🌺

  • @amalmohamad1990
    @amalmohamad1990 2 роки тому +1

    Walee filin qaliya ayuu ahaa wankuwataa laki iyo asaxabteda

  • @batuulohaji642
    @batuulohaji642 2 роки тому +3

    Caadiyaa u naxay wlhi markoo is taagay

  • @safaqurux6922
    @safaqurux6922 2 роки тому +3

    Part 44 lasoo carar mama laki

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 роки тому +3

    ala xanaaney calaacalka inyaga yare please dhegan xanuun jah

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 роки тому

    Qeeybtaan ayaan ugu jeclahay

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 2 роки тому +5

    Kugu so dagdag kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    xanuunka xanuun baa ka horeeyay

  • @zamzammahamud1577
    @zamzammahamud1577 2 роки тому +1

    Caadi maaha horey usocda wa fashilmy mahad

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому +1

    Maasha allaah kooxdeena mahadsanidiin

  • @nimcomaxamed4480
    @nimcomaxamed4480 2 роки тому +2

    Hhhhhhhh ala lakiyaa ♥️

  • @kawtharhassan3873
    @kawtharhassan3873 2 роки тому

    Xabaalaha badiyee mac sonkar

  • @lulibrahim8510
    @lulibrahim8510 2 роки тому +2

    wwwwww anaaba naf yaree kkkkkkkk

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 2 роки тому

    War cawa waa distension sugayay mashllh

  • @Amita22840
    @Amita22840 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂xabalaha badiye kulahaa

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 роки тому +1

    😢😢😢😢😢😢Xanaan kan nin kuu noqon maayee ka tag ninkaa.

  • @xafsocatoosh2151
    @xafsocatoosh2151 2 роки тому +1

    First

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 2 роки тому +1

    Alla aniga maxan u daawaday caawa ku qarwayaa hadii kalee🥹🙈

  • @sofitube6153
    @sofitube6153 2 роки тому +1

    Mahad see dareemee xagee maroosaa😆😆😆

  • @samiraqasim6767
    @samiraqasim6767 2 роки тому +2

    Amran hawaar badanaa😂😂😂😂😂

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 роки тому

    Marwa maanta way aarsatay runtii shakigii wuu soobaxay

  • @rahanoor144
    @rahanoor144 2 роки тому +2

    Woo👌💯❤w

  • @manaalabdurahman7248
    @manaalabdurahman7248 2 роки тому

    Alla markoo is taagay lee saa unaxay

  • @najaxqurux4782
    @najaxqurux4782 2 роки тому +1

    Laki walhi wan jeclhay nag nool walhi wan qiiiroooday runtii laki allaha ku dhowro wana jeclhy Ina Mar un kula kulma

  • @najaxabdihamanbidhanqurux1560
    @najaxabdihamanbidhanqurux1560 2 роки тому +2

    Yee wan ka soo garay

  • @kanadiahoussein7073
    @kanadiahoussein7073 2 роки тому

    My légend laki nolow

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 2 роки тому +1

    Asc Maasha Allah haday fashilmaty arintaas

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 2 роки тому +1

    Asc lakiyay albaabka fadhiga rinjiga ka badal kariim ama cadaan ka dhiga maku qurxoono aniga dhiseynka soo bartay abaayo talo leewaye go aanka adigaa leh ok.

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 2 роки тому +2

    Inta laga ciqaabaayo filimka hanaga dhameenina 🧐🧐🧐😘

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 роки тому +2

    Anigaa isku naxay oo isku maleyay bisinka

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 2 роки тому

    Kkkkķ laki xaji wacisa waa farid Turu

  • @micraajgacal1434
    @micraajgacal1434 2 роки тому

    Ninka sunta ku siisay amran Waa asaga

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 роки тому +1

    Wow wow

  • @Ramen168
    @Ramen168 2 роки тому

    Waa jeclahey in aan daawado filim kaada LAKI YEY Laakiin habaarka badan iska Daah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +3

    😍😍😍😍😍😍👍

  • @xafsobashir1316
    @xafsobashir1316 2 роки тому +1

    Malamute mowt mad ahyd bbe kulahaa 😄 🤣

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 роки тому

    Waa bilaabatay tuug la qabtay tamar ma leh. Weli wuu sii hadlayaa Mahad

  • @najaxqurux4782
    @najaxqurux4782 2 роки тому

    Walhi xalka waa mell macan

  • @miircumar197
    @miircumar197 2 роки тому

    Asc Asc laki xaaji wacays laba jeer ku salaamay mar adiga ku salaamay marna wajigaaga 2aad labaad

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 2 роки тому

    Kiicanolee wayiin Mahad aa uffff

  • @suusansiman7453
    @suusansiman7453 2 роки тому

    Waaw saan lee sugaaye

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 роки тому +1

    Ilaaa sabtiga miyu maqnanaa?please sidaayo weekend runtii waadhereyseen

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 Рік тому

    Xaqa waa soo daahiraa dulmi må duugmaayo mahadoow waa ku heysataa

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 роки тому +3

    Maxa dhacay iga geeya wali ma daawan🤣🤣🤣🤣

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 2 роки тому

    Marwoo way nafiiystsaay

  • @drsnashaadally2493
    @drsnashaadally2493 2 роки тому +2

    Waba sugayay

  • @eeeeee7434
    @eeeeee7434 2 роки тому +1

    will become available yd💔💔

  • @micraajgacal1434
    @micraajgacal1434 2 роки тому

    Ninkii gaariga amran katuuri rabay