Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part One

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 бер 2018
  • inji Quursi waa taxane gaaban oo ka saleeysan dhaqan fool xun oo soojireen ah iyo heyb sooc jahli xambaarsan. Reer Dudaaye iyo Ilmo Bustaale maxaa kala qabsan doona!! Daawasho wacan! Hana ilaawin inaad subscribe dhahdo channelka si aad u daawato qeybaha kale ee sheekada!

КОМЕНТАРІ • 387

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  6 років тому +110

    Dhamaan asxaabta UA-cam salaan qaali ah naga gudooma. Soomaalida waxaa lagu tilmaamaa umad isku midab ah, dhaqan ah, isku diin iyo mabda’ ah hadana waa umada kaliya ee aduunka ka faana shaqsi eey intaas wadaagaan amaba cilmi ahaan iyo asluuba kaga horeeya. Sidee dhaqankaas loo baabi’in karaa? Macquulse ma tahay in aan dadka ku qiimeeno wax uu yahay ee aanan fiirin cida uu ka dhashay?. Sinji Quursi waxeey wax yar ka taabaneeysaa dhaqankaas foosha xun ee idinkoo mahadsan dadka kale la wadaaga.
    Si aad ugu xirnaatid riwaayadaha fadlan subscribe channelka adagoo mahadsan!!!!

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 6 років тому +2

      Lkn dadkaan xunxun ee dadka walaalahooda eh yaso ,hadii xitaa boqolaal ruwaayad loo soo saaro iskuma badalaayaan,because diinti ayeeba adeecin
      So ilaahey hasoo hadeeyo

    • @DeeqaVideosProduction
      @DeeqaVideosProduction 6 років тому +3

      aad iyo aad yaan ugu mahadcelinayaa goobe iyo xaaskiisa laki markasta muuqalada tayada leh ee aad soo bandhigtaan iguna salaan maiza yareeey
      markale waxaan u mahadcelinayaa dhamaan asxbta ku taxan channelkan

    • @rodhoroble8390
      @rodhoroble8390 6 років тому +1

      ar laki igeyaa manshaallah allow kudaa

    • @shamsomahmudfarah5370
      @shamsomahmudfarah5370 6 років тому +1

      #Goobe Video Production thanks walal

    • @anabqorgab7554
      @anabqorgab7554 6 років тому +1

      walahay waa jeclahay riwadadihina
      lkn MA dhamaystirtaan wallo yaal please riwayada dhamaystira ooo gunta kagara flim da waa codsi mahadsanid

  • @mohamedkosar6923
    @mohamedkosar6923 6 років тому +157

    Inta Laki Xaji wacays Taageerta like ii saara

  • @aweesyuusuf4660
    @aweesyuusuf4660 6 років тому +29

    Wooow ya Salaam axsan film inta jiif jiif ku fiirsatay filmkan like igu qaaraama😁😁

  • @aaminacartan7747
    @aaminacartan7747 6 років тому +184

    Kkkkkk laki intaa tagerta like hayla dhafiina bila caleek

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 6 років тому +26

    Ilaahaw guri gabdho iskugu imaadaan baa hoogay
    Riwayadaan guri aan ogahay oo iso xasuusiye
    Allaw guriga Sodohdee iyo dumashideey iima geeyo balaayo laxinbadanyihiin!!!

  • @fAbz-bn3ls
    @fAbz-bn3ls 6 років тому +33

    Thank you goobe video production laki la aanted nuur maleh adduunkan love you mcnto 💖❤

  • @hassanmohammed3849
    @hassanmohammed3849 6 років тому +18

    alla guri hablo joogan waa nuuraya wlhi hays qabqabsadan mooye gurigay nuuriyan
    alla hanoodaayo hablaheena somaliyed

  • @ahlambrise9040
    @ahlambrise9040 6 років тому +8

    kkkkkkkkkkkkk.allah beerka maalin hooyo diiday aaaa inta faarax murtiile taaageerta codsi yaan like leeyla dhaafin

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 років тому +54

    Laki haji😝atirishada somalida💕

  • @bidhaanbeautychannel2861
    @bidhaanbeautychannel2861 6 років тому +2

    waa malinki igu horeysay an sinji qursi fiirsado ana jecleystay waliba zaid like iisaara asxaabta si an idinkugula tixnaado ana🖒

  • @ayang7089
    @ayang7089 6 років тому +84

    Ruwayadan sidan u sugayey ban ku dalay pls liketa igu deqa

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 6 років тому +17

    Wlhi Rageeda tihiin Reer Goobe Production Hambalyo Universal Qootodeedii Meel ayaad iska saarteen
    Ee soo badiye Ruwaayada

  • @juweeriamohamed9665
    @juweeriamohamed9665 6 років тому +10

    Xaawo kiin inta taagerta like iisaara

  • @umaimaabdullahi2408
    @umaimaabdullahi2408 6 років тому +14

    Ala laki wlhi wn jclahy aya numberkeda isiyo london joga gurigeda ugu tagi lahabe

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 6 років тому +1

    Dadka qaar sas waye ninka iyo nagta hadey is qaban ey qol iska galaan waxey modan in manta dhaan in isfushan yahiin🤣🤣😂😂😂😂 qofkii waxas arkey like haa saro

  • @sihaamabdullahi446
    @sihaamabdullahi446 6 років тому

    Best ruwaayaad waye Wlhi Nice part Two I can’t Weit

  • @Badgirl-po1fq
    @Badgirl-po1fq 6 років тому +14

    First 😘time an kowad noqty lol

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 років тому +8

    Wlhi gurigeena soo xasuustay hooyadeey soo xasuustay markaa nala gala celin jiray gabdho batay waa balaayo marna waa qeer 😂😂😂😂😂 wlhi inta badan dharka iyo hoosha isku dagaali jirnay 🤣🤣🤣🤣

    • @cayunka3237
      @cayunka3237 6 років тому

      Aaliyah Moalim muuse haddaan dharka isku dagaalnaa😂😂😂

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 років тому +1

    Labaad yo labaad HAWA kiin warkii yo Amina iftin houjeigeissa Hawa kiin Il a hoyo shanxaley badde kawarramii.hawakinn rufouhanadii gourrigaa iska heigaa Shido yo hanan best friends

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 6 років тому +1

    Thanks Goobe video waad kumahadsan tahay madadalada nohaysid thanks laki wakutagersanahay

  • @sakariyeabdirashid4442
    @sakariyeabdirashid4442 5 років тому

    ## hooyo subaga sidisaba hdii meel qaboow la dhigo waa adkada hdii meel kulul la dhigana waa dhalaalaa mrka hyo iskadaa shekada mlintii 👍👍👍👍😁😁😁😂😂😂😘😘😘😍😍😍 wllhi fnny wn ku qslay iyo hyo albtii ii soo gad mcnha mek up 👌👌👌💯✔

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 6 років тому +1

    Waa lacagti oo sarifan iyo midan sarifneyn kulahaa
    Faarax murtiile full respect

  • @hudaahmed2023
    @hudaahmed2023 6 років тому +2

    haye mantaba yaa igaso horeyay number one

  • @suadohassan3235
    @suadohassan3235 6 років тому

    Naaya wiilka shaah iigu keeen war garaac iyada may u keento
    Guriga maxay u joogtaa
    Laki haaji ruwaayada ayada kala wada wlh waan taageersanahy 😍😍😍😍😍

  • @khadiijoabdirahman2227
    @khadiijoabdirahman2227 6 років тому +1

    Waaaw cadi mahan shekadii qiyano dumar no so dhameya 🤗🤗🤗🤗

  • @zuuzxupi8012
    @zuuzxupi8012 6 років тому +3

    Laaki xaaji waa atiiirshada somaliyeed wlaaahi laki iyo xaawo kiin frx murtile shaxshaxley xanan iftiiin kuli frxad ku wraaa ❤️❤️

  • @queenhamduuch4566
    @queenhamduuch4566 6 років тому +19

    Liketa igu soo kaalmeeya plz and plz👊😍😘

  • @qalimrf9957
    @qalimrf9957 6 років тому +1

    Wax kale waaye waana sheeko mar kaste dhacdo qeybta 2aaad ayaan idinka sugeynaa insha allah

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 років тому +8

    Illahow guriga sodohdey haigeynin alla islaantu caqli badanaa cuntadada macaankeda an jeclahay ku teh xasha

  • @nasraismail1772
    @nasraismail1772 6 років тому

    Wllhi xafadaydii ayaan soo xasuustay guri gabdho badan qaylo🤣🤣🤣🤣🤣 iyo jiko la isku malin sanayo😂😂😂😂

  • @ugbaadimaan7024
    @ugbaadimaan7024 6 років тому +10

    Hhhhhhh Ma gabdh iga
    Horkenys ku laha gabdh
    Malinti ha lashekesn ku
    Laha sodoho masiba 🤣🤣🤣

  • @abdifitaahhassan3025
    @abdifitaahhassan3025 6 років тому +2

    san usogaaye leee😂😂txn yqey😘❤❤❤💯💯

  • @sacdiyaabdi9438
    @sacdiyaabdi9438 6 років тому +1

    Walalo goormaad sogalineeysaa qeybta 3xaad thanks

  • @itshumblequeen252
    @itshumblequeen252 6 років тому

    Inbdn ayaa sugaye thnks goobe production 😊

  • @mahamudalinur8730
    @mahamudalinur8730 6 років тому

    Walahi laki xaaji caadi ma,ahan I support

  • @yasinmed3678
    @yasinmed3678 6 років тому

    Mashaallah good film

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 6 років тому +3

    Ilaahayow sodoh aana la dagin iyo hablaheeda dhib badanaa

  • @MohamedAhmed-py7ke
    @MohamedAhmed-py7ke 6 років тому +1

    He is AmazinG Like💋

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 6 років тому

    Ruwaayad fiican waaaye
    Soomalida waaa doqomo,dadkee ku hoos noolyihiin ayee yasaayaan
    Cayayaano iga dheh

  • @incial262
    @incial262 6 років тому

    Subaga cadceeda hadii la dhigo uu dhalaalaa qabawga ladhigo uu adkadaa ee caatadani waa maxay maah maah daasi waa eray da'a wayn intii fahantay like

  • @user-qi3kv2ry3x
    @user-qi3kv2ry3x 6 років тому

    اول وحده

  • @malyunali8839
    @malyunali8839 6 років тому +3

    Atarishadan laki xaji 😍😍😍😍😍

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 6 років тому +5

    Walee sheekadaan waa igu socotaa

  • @sihaamsaciid7204
    @sihaamsaciid7204 6 років тому +21

    laki xaaji. caadi maaahan xaga jiliinka love you💓💓💓💓💓

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 років тому

    Waaaw waan sugaa qeebta labaad waan idin tageera

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 6 років тому +2

    Gaar ahaan laki qurux

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 6 років тому

    Dhesha haben le ka dhig kulaha 😂😂 mama shax shax ley caadi mahan

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 6 років тому

    Laki xaaji wx kale wllhi jileyn wa dhameysay viva laki

  • @aaminomuuse4432
    @aaminomuuse4432 6 років тому

    Waad dhamatay ku teh iidaba wiil hooyo dhashay ayeey so dhuuqday kkk midkee dhashaa la mac

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 6 років тому +1

    Waxaan ka heley sheekooyinkiina mash allah

  • @isteellamoha3617
    @isteellamoha3617 6 років тому +2

    Ludo star ee ka shidnthy miii

  • @eyluld544
    @eyluld544 6 років тому

    Bismillah 😱😱 Nin dhan siduu gabadha uu qabo u dhihi karaa ”nayaa” anshax xumo ilaahey baan kamagan galay farax murtiile oo kle

  • @user-nu4zu1kz6p
    @user-nu4zu1kz6p 6 років тому

    sheekadan hooyaday heesaa wlhi guri gabdho ku bato haaman ku uro lagu maah mahaa😃😃😃😃

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 років тому +11

    Laki xajii adarisho Ban uqiray wale like isara pila calyk 😂

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 6 років тому +1

    Kkkkk xaawo kiin kulaha qurux aniga la i waaye gurigaan dhan ma taalo😂

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 років тому +2

    Sheekada duhuraydaa waad ku dhalaalaysaa kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxbaa ka dhacay

  • @ifrahabdillahi2560
    @ifrahabdillahi2560 6 років тому

    qatar waa gobe thnks adi asxabtada

  • @maymuunsusan979
    @maymuunsusan979 6 років тому

    Waad mahdsntihiin dhammaan jilayaasha sheekadan waa niga mahdcelinayaa

  • @asmamohammud6742
    @asmamohammud6742 6 років тому

    laki,xaaji wax nool wrya ma,ana iqabta ku teh 😗😗😘😍😍love you naag nool

  • @tayloralbertson2057
    @tayloralbertson2057 6 років тому

    mash Allah wallhi waa suduh feecaan.

  • @ayaanmohamed29
    @ayaanmohamed29 6 років тому

    alla laki quruxey ruufiyaanimada ku fiicnidaa allow run hanooga dhigin laba islama joogteen

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 6 років тому

    Ilahyooow noloshayada ha xakamayn ya rabbi

  • @munaali460
    @munaali460 6 років тому +2

    Allah waa fuuray sheekada malintii jaaji farah murtile hahahahah

  • @msshajji6868
    @msshajji6868 6 років тому +3

    Like hadaan la ii siin caawa ma seexanayo 🙄

  • @fatumamohamed6086
    @fatumamohamed6086 6 років тому

    Manshallah jecliya.ruwayadahaGoobe.tv.waana.mahadsantihiin.dhammaantiin👍👍👀👂👂👄👄👄❤❤💘💘💘👌👌👌😍😍😍😍😍😍😍😍😍📸🎥🎬💘💘💘💘💘💘💘💘💘👈

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 років тому +1

    Masha Allah

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 6 років тому

    Kkkkjkkkkkkk balayo sodoh ladegtay walee way dhiban yihiin gabdhaha ladegan sodohday illahay ha unaxariisto nasiib uma yelan inan arko

  • @aminaali4519
    @aminaali4519 6 років тому

    Sax saxley cadi mahan

  • @rahmosheik2126
    @rahmosheik2126 6 років тому +1

    Laki I love you ❤️💕😘 sister

  • @rahmahappyabdinoorrahmahap2424
    @rahmahappyabdinoorrahmahap2424 6 років тому +4

    Illahayow dadkaas walaladeen dambigaan ka galnay hanoo cadabin adigaa awood lahe

    • @raxmoruun2574
      @raxmoruun2574 6 років тому

      Rahmahappy abdinoor Rahmahappy aaamin

  • @sadiikhshiekhhasssnomar9707
    @sadiikhshiekhhasssnomar9707 6 років тому

    Sheekada duhureyda ah waa ku dhalaalee kulahaa duqda caadi ma ahan 😀😀😀😀

  • @hamdiamiin9138
    @hamdiamiin9138 6 років тому

    I love u Laki caadi mahan wlhi laki unban udawada riwayada

  • @hindiaqalbidoolar5214
    @hindiaqalbidoolar5214 6 років тому

    Laki yaaaa hhhhh waan kaayabay salan iga gaarsiiyahhhh sherkada duhurkii jooji kulahaa hhhh

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 6 років тому +1

    Laki dartet lee ufirsanah wlh ilove laki

  • @faankakamaheloasadreerqard2112
    @faankakamaheloasadreerqard2112 6 років тому

    Hahahahahahaha funy waaye Shaxshaxley

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 6 років тому +2

    tii hore ma dhamaatay tasaa igu socotaye walina meel xasaasi ah aay noo maraaysay laki iyo xawo kiin qayanadii fashilantay ee xawo k 😁😁😁

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 6 років тому

    sheekadan waxeey iso xasuusisay xasuus hore

  • @nasrqduweexi1025
    @nasrqduweexi1025 6 років тому +3

    iskarfishaalada aan kahelaa laki noolow

  • @asmaaasmaa-kg6yt
    @asmaaasmaa-kg6yt 6 років тому

    laki xaaaaaji waceees jecliyaaaaaa

  • @oumalkhairebadar559
    @oumalkhairebadar559 6 років тому

    Finally!

  • @suheylaqueen1520
    @suheylaqueen1520 6 років тому

    Like laki h love u wlh

  • @ubahaliisha9119
    @ubahaliisha9119 6 років тому

    😂😂😂😂😂😂sheekada malanki iga da ku tee habenki uun sheekesta kk ku laha hhhhhhhh wlhi wan qosaly 😂😂😂😂😂😂

  • @inaboqran1841
    @inaboqran1841 6 років тому

    Laki ku haystaaa warkeeda badan I Liked😂😂😂😂

  • @ayaanbadanbashiir5473
    @ayaanbadanbashiir5473 6 років тому +1

    Faarax love Ku ahy

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 6 років тому

    Hhhhhhhh Farah murtile Hhhh wlh funny wayo 😂😂😂

  • @sucadasiman
    @sucadasiman 6 років тому

    Thanks so much

  • @nawaalsharmaake1969
    @nawaalsharmaake1969 6 років тому +5

    Xawa kiin wa fariid malintayda iga qalee kute

  • @ayanabdi6842
    @ayanabdi6842 6 років тому +2

    Hhhhhhhhhhhhh waxba kadhacay kulaha hooyana qolka hanoogutimado waxasameyneyno hanoosheegto

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 6 років тому

    I am too late wlh waan jiifey

  • @anababdul7733
    @anababdul7733 6 років тому

    Nice movie somali

  • @maryamhussien3695
    @maryamhussien3695 6 років тому +1

    Hhhhhhh guri gabdho kubadan yihiin maseer Lee waaye

  • @samiiracabdishakuur4588
    @samiiracabdishakuur4588 6 років тому

    Hhhhhhhhh Only Habeen kii Ayaan Sheekaysanaynaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iqlasmohammedaden2469
    @iqlasmohammedaden2469 6 років тому +12

    Sheekada duhurkiiya iga ilaali waad dhalaalaysa islaanta meel dheerby wx uga sheegty😂😂😂😂😂

    • @hanniabdihamidhashi2036
      @hanniabdihamidhashi2036 6 років тому

      fadumo mohammed aden Kii Fahmayaa Fahmaya Inta Kalena Loo Sheegi Maayo😅😅

    • @sharmaarkeabdi2915
      @sharmaarkeabdi2915 6 років тому

      Ani mafahmin cunug yaran ahay maxa laga wada abayo yaal idinka iga wa weyn

    • @yywvy7025
      @yywvy7025 6 років тому

      fadumo mohammed aden muu garan

    • @dhekoelmi5973
      @dhekoelmi5973 6 років тому

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk yarabi faarax murtile cadi mahan

    • @qalanjadaburco5410
      @qalanjadaburco5410 6 років тому

      Kkkkkk

  • @naciimosidcali8795
    @naciimosidcali8795 6 років тому

    First one

  • @ibraahimzulthan
    @ibraahimzulthan 6 років тому +1

    Wllhi riwaayadan in pdn zugaayay like ha la ii saaro

  • @user-tg4kb3so8o
    @user-tg4kb3so8o 6 років тому +1

    Qurux maa make up keeno
    Qurux waaloo dhashaa😂
    bum oo hada bum 💣👈
    ياهيك القصف يا بلاا😉😂💔

  • @naimomahamed6252
    @naimomahamed6252 6 років тому

    Waa qatar riwaayadan

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 6 років тому

    Hehehehe Hehehehe shekada duharadi iga jooji kulahaa maamada caadi maha😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifkanoloshawahoyomcn7213
    @ifkanoloshawahoyomcn7213 6 років тому

    wlh hooyadey soo xasuustay aaax gabdhow ha isku tuurtuurina howsha guriga sikastoo aad qabashadeeda ugu badantahay mar kasta hooyo ka farxi guri gabdha ku bateen faa'iido maleh aan maqli jiray

  • @arwacadey6986
    @arwacadey6986 6 років тому

    Goobe video nolada waligin