Sheeko Gaaban--Saaxiibteey, Muraayad Part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Waa filim cusub oo ka hadlaaya khlilaafka qoyska iyo xanuunka dhimirka ee Soomaalida qaarkeed ku dhaca, taas oo eey u dheertahay in xanuunki ceeb looga dhigo.

КОМЕНТАРІ • 615

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  6 років тому +161

    Sabti wanaagsan dhamaan asxaabta UA-cam! Hooyo dhibaateeysan, qurba ku nool, dad la’aan heeyso, xanuun u dheeryahay oo hadana kii ka agdhawaa dhibaato ku haayo maxaa ka xun. To be between a rock and a hard place aan maqli jiray. Hooyadaanse waxeey gashay between a rock, metal, a hard place in the bottom of the sea!!!
    Get ready your daango and Coca-Cola, sit back and don’t get emotional!!!!
    Pleaase subscribe hadaadan wali sameyn lana soco qeybta xigta!!!

    • @faankakamaheloasadreerqard2112
      @faankakamaheloasadreerqard2112 6 років тому

      Goobe Video Production
      Goobe thnx ina adeer saad noogu heelan tihiin baanu anaguna idiin jecel nahay xaaskaagana waan jeclahay Laki haji igu salaan iyo dhamaan teamka reer dudaaye

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 6 років тому

      Goobe Video Production mahadsnidiin goobe , ruwaayadihiin wacyagalinta ku2 dheehan

    • @rodawaiss1099
      @rodawaiss1099 6 років тому

      Aad baad u mahadsantyhiin

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  6 років тому

      Adaa Mudan Nimco....Mahadsanid!

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  6 років тому

      Sidoo kale Wll.

  • @sowdaissack4259
    @sowdaissack4259 6 років тому +67

    Calosha i xanuuntay inta aamina muse ka naxda like isara

    • @radiyacige2427
      @radiyacige2427 6 років тому +1

      Waaaa wax laga naxo rag ma jiro sanadkan

  • @prettysomali8578
    @prettysomali8578 6 років тому +184

    inta amina muuse jiliinkeeda jecel like ii saara

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 6 років тому +86

    Quraanka WA dawo ku dadalo somaliyey saladana badsa markas ma walaneysan walahi

  • @fathimo3363
    @fathimo3363 6 років тому +19

    sanay uwada washen gabdhahii qurbahaa ragbana walay nagow an raga kakaftonoo inta raga neceb like hala isaro

    • @nasronaley7274
      @nasronaley7274 5 років тому

      nimaka sanadkaan wee dhib badayihiin allow naga ahay dhibkooda

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 6 років тому +71

    Laki inta ka hesha sey wax u jisho like ii saara

  • @ismahaanadem841
    @ismahaanadem841 6 років тому +83

    Amina mouse😍
    Xalada haysata gabdhaha somaliyeed ayaad ka hadashay😓
    Raga somaliyeedow unaxa dumarkiina intaan la idinka tashan🙁

    • @nastehochanell3391
      @nastehochanell3391 6 років тому +3

      😭😭😭😭😭😭😭wlhi wan ooyay hooyo soomaliyeed oosidaan u dhiban majirtaaa illaheeey ha udhib yareeyo allaaaaaah subxaanallaaaah

    • @abshirobashir9857
      @abshirobashir9857 6 років тому +1

      Haa walhi

    • @mustafagk1270
      @mustafagk1270 6 років тому

      Haye wllo

  • @hamdanor9845
    @hamdanor9845 6 років тому +55

    Hooyo aamina muuse wahliya ku jaclhy oyintda I dhibayso nolow inta nolol jirto❤❤❤

  • @najaxmohamud5217
    @najaxmohamud5217 6 років тому +36

    Plz walalayal inta iga danbyso like ta ii sara inta sideydo kle meshan uso gashy iney commenti aqrido plz plz

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir 6 років тому +27

    Waanba sugayey filmka sxb muraayo part 2 thank you Asxaabta film ka sameysay

  • @maarifacollege-kenya1264
    @maarifacollege-kenya1264 6 років тому +14

    Walaahi aniga ayee igu dhacaday tanoo kale Alxm hada waa ka bogsday

  • @emraky8971
    @emraky8971 6 років тому +38

    Qofkii 50aaad Like isaar walalkey iyo wlshay❤️✨😢👏

  • @haaliabdi1820
    @haaliabdi1820 6 років тому +17

    Wlahi Riwaayadaan markaa fiirsado indhaheyga inlin ayaa ka timaado Allaah hooyoyinka u gargaaro waa dhacdaa qoysas badan oo somaliya oo guryahooda sidaas ka jirto waxan xasuustaa reer somali aan daris aheyn mamada guriga waxay dhihi jirtay ninkayga waligey magacayga si naxariis leh iiguma wicin wuxuu iigu yeera NAAYA oo kaliya xitaa haduu magacayga iigu yeero niyadaa ku dhisan lahaa marka uu guriga ka maqan yahay baa caruurteyda si xora u ciyaaran aniga ne Nafis yar dareema
    Markay ii sheekeneso waxan ku dhihi jiray wax kasta oo kugu dhaca Caruurtaada ku iloow
    Dhamaan rag iyo dumar inta dabeecada iyo dhaqanka ka xumaaday oo nolasha mugdigaa reerohoda ku dhisan yihiin Allah soo hanuuniyo inta farxada iyo wanaaga ku dhisan oo nolasha quruxda badan oo Aadanaha loogu nimceeyey ku jirtane Allah u siyaadiyo Aamiin

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 років тому +70

    Nimanka xun xun down inta igu racsansan like

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 6 років тому +8

    Mar baad wayahay aduun walal modaa ku jecel walhi mamo amiina muse waxaad ka hadlaysaa xaalad haysata dumarka somaliyeeed ilahoow mamoyinka somaliyeed dhibtaa ka duul qaad ameeen yaa rapi😢

    • @fartunabdi4398
      @fartunabdi4398 5 років тому

      Walee been ma ahan anigaa arkay dad ay kudhacday sida amino jilayso

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 6 років тому +14

    Amino muuso mashallah wad ka baxsatey jilitaan guul iyo hormar

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 6 років тому +10

    Io Hooyo kasta o Somaliyed Alle ha idin xafido Hooyooyin ♥️ 😭

  • @axmedcali3425
    @axmedcali3425 6 років тому +19

    raga soomaliyodow ogaada dumarka oo naxariista farxadooda ka tiliya wlahi riwayada waxaan ka turjumaysa hooyin soomaliyeed dhibato haysato allow dumarka u gargaar

  • @faizamahmed2327
    @faizamahmed2327 6 років тому +5

    Maan shaa allaah waa qiso xanuun badan aadan uga helay film kan aad iyo aad ayaa umahad san tihiin dhamaan jilayaashiina ❤👌

  • @hafsasweetie1304
    @hafsasweetie1304 6 років тому +17

    Saa ula oynaynay waan daalnaye isxaan nosameye ninka asago oyna haku dhamato riwayada😂

    • @miinadaahir971
      @miinadaahir971 6 років тому

      Hhhhhhhh sas waye

    • @asmaayuusuf6016
      @asmaayuusuf6016 6 років тому

      Run ayaa loo maleyaa walaahi filinkaan wee iga oohisay Amina

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 років тому +1

    Mouna darwoo ADIGA saxibta Wa kalagarhiyeh Mouna manoo Lahacti lagagaa garhiyeh Haa lagou oumouhyeh Mouna hajoirradii iska bihiiiiiiii good LUCK

  • @hafsaahmed1310
    @hafsaahmed1310 6 років тому +22

    Hooyo somaliyed xaladay ku suganthy ayaa laga had lay ragow hoos u eega xasaskiina
    Ax wan la ilmeyaay filinka

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 років тому +28

    Rag wa ragi hore hadan dhaho ceb mashegin raga dumarka xaar siyaw mad bilawden ciyarta naga dhafa ragena idin jacelnahe na ilashada hoyo abayo edo habo ayeey xaas waxan ahay hormudkii nolosha 😓😓😢😢 qumati ban u ilmeye wa arinta qurbaha dumarka qar ku hesata

    • @falisfalis1204
      @falisfalis1204 6 років тому

      Waa wax jiraa wallhi hooyo dhibatada allha ka saaro

  • @xluulacabdulaahi158
    @xluulacabdulaahi158 6 років тому +8

    Wa waxjiro wlh
    Xalada aan ku jirno
    Waye hadii aanahay
    Dumar wlh yaa rabii
    Noo soo jilci qalpiyada rageynaa

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 років тому +25

    First person
    Hdad agertoH comment
    Kygan like isar hno qli ❤🙏🙏🙏

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 6 років тому +13

    Thank you my dear brother GOOBE VIDEO PRODUCTION musalsalaadka aad samaysaan aad ayay muhiim uyihiin waayo waxay hormarinaayaan luuqadeena markle mhdsndiin fanaaniinteena soomaaliyeed

  • @edebsanadan6273
    @edebsanadan6273 6 років тому +5

    Mama amina xafidullaah hoyo wan kula oyaa markasta run ahaan aye ii tabataa ruwaayada thanks asxaabta kaso shaqeesay

  • @jeeswaano1666
    @jeeswaano1666 6 років тому +3

    MAAAAAAASHAAAAAA ALAAAAH. WAA WAX ISOO MARAY NAFTEEYDA WAXAANA KAGA BAXAY QURAAN AQRIS IYO CIBAADO BADAN WALAAHI NINKEYGII MAANTA ISAGA AYAA ITUUGO OO I HOOS IMAADAY. EE SAMIR IYO SALAATU LAYL. ILAAH LA SHEEKEEYSO UNA SHEEG WAX WALBO WAAD GUULEY SANIYE. HOOYO WALBO ALA U NAXARIISTO AAMIIIIIIIIIIN

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 5 років тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW Allah AKBAAR

  • @raaqiyaaydaruus1454
    @raaqiyaaydaruus1454 6 років тому +6

    Saaxiib laki oo kalaa qoftii hesho nasiib ee
    Leedahay

  • @degancaali4589
    @degancaali4589 6 років тому +6

    Amina wa runted mostaly sidas aya na heysata wlh wayo raga somaliyed inta badan wanaga xasasiyad beyka qadan lkn ilaah aya no maqan

  • @sihamhassan7131
    @sihamhassan7131 6 років тому +10

    aamina muuse sifiican ee riwaayada u jiloysaa ayadoo ooyin ugu cadahay mee noosoo duubte kkk waala dhacay

  • @aishahassan6335
    @aishahassan6335 6 років тому +19

    Wlh aad ayaan uka xumahay maamo aamino aniga ayay taas igu soo socotay lkn ilhy Ayaa iga qabtay hal cunug ayaan la jahwareera bal kwrn hooyo lix cunug lagu furay maxay dareemee qurubha dhibkeeda ledahay ilhy ha naga soo gaaro

    • @nasmoha6760
      @nasmoha6760 6 років тому

      Allah hakuu kaalmeeyo abaayo waan dareemikaraa anigaba 2 imlo ayaan kaligey ladaalaa dhacaa kaigey qurbaha 😢😢😢😢😢😢

    • @Mh-xe8pr
      @Mh-xe8pr 6 років тому

      Aaaaaaaaaaaaa allow uu gar gaar dumarkena somaliyed nimankne allow so hanuuni ya rabbi

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 6 років тому +10

    Part 2 saan usugaaye lee
    Ma ila sugeese thanks
    Sabti wacan Sxbtey Murayad

  • @user-rt3so9yt4k
    @user-rt3so9yt4k 6 років тому +1

    Aamin muuse run run matalayasaa gabdha somaliyeeda baa xaladaa aay ka hadlayaso ku sugana allah u fududeeyo inta xanuusana. Allah caafiyo.

  • @aminaibrahimsaid403
    @aminaibrahimsaid403 6 років тому

    masha Allah filimkan caadi maaha aad bn uga helay dhamaan jilayaasha adbn umahdsantihin laki xaaji weceys iyo Amina muuse sigaara utagera nolaada inbdn halkaa nooga siiwada thanks goobe

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa 6 років тому +1

    Ohh wlh aniko og inu film yahay aya ilin ika imatay hooyoyinken dhib kaste darten u maran alla hoyo haku cadabin😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ikraanbelbir4451
    @ikraanbelbir4451 6 років тому +16

    Dharbaaxo intuuu hogsiiyay hadana dumar keyna hiifo
    huruufo haraanti la daalay 😥😥
    😙 LAKI XAJI WACEES ❤

    • @iqlascadey3803
      @iqlascadey3803 6 років тому

      Shukri Belle abyo. Hestan. Lki magceda mataqana. Blz isoo jawabo hata taqanid

    • @DakeeyaHerbal123
      @DakeeyaHerbal123 5 років тому

      Shukri heestan yaa qaada wllo iisoo sheeg wll cida qaaday aadbaan uga helay runtiii

  • @fartajamac3512
    @fartajamac3512 6 років тому +7

    Walh amino muuse se u jecle ka yabay kal iyo lab ka thay wad ka baxsaty jaliinka wa xlda dhabta ah e hooyooyinka qar qurbaha ku hesta iilhow na. Adbadi inti ku jirtana ka sar ..pls isbuc wa nagu dheryahy uso dadajiga

  • @godisgodis1137
    @godisgodis1137 6 років тому +7

    Maasha Allah Amiino waa jilaa qatarah Meesha ka wad

  • @dheymanxassandheymanxassan9944
    @dheymanxassandheymanxassan9944 6 років тому +8

    ilaahow hoyoyinken janada hoy ugadhig amiin

  • @osob-137
    @osob-137 6 років тому +1

    asc aamina muse iyo laky xaaji waa iga oohiseen dhibaato aan soo maray baad I xusuusiseen laakinn wali gabdhaa ku jira illahay ha ka bixiyo hana caafiyo inta xanuunsan

  • @ehelcaashaq2055
    @ehelcaashaq2055 6 років тому +1

    Waaban morugoday xaqiiq.
    Waxaan moday xalad i haysaah.
    Alle dumarka ha u gar gaaro .
    Ragana xaqa ha fahansiyo.
    Waa la isku dhiban yahay.
    Ragina waa dhiben dumarki.
    Insha allah waa laga baxayaah hooyo ha ooyne aamus.

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 років тому +6

    Rurun leeba umaleyaa markaan maama amino firsanaayo oohin 😭😢 wlh bolywood ka in lagu dara waa

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 6 років тому +6

    Maryan marka maqlo Ani le isku modoya😩😩Necbiyaha Qof Oonayo inaa arko😢😭😭

  • @ayanosman8940
    @ayanosman8940 6 років тому +4

    wlhi qisoyinkn waa wx dhaca allow u kaalme gbdhaha somaliya

  • @queendhusseinsheikh579
    @queendhusseinsheikh579 6 років тому +3

    Laki song makes me emotional 😭😭

  • @maanosharif1443
    @maanosharif1443 6 років тому

    masha allah noso dhaqsada qaybta xigta wlhy wan kahelay dad qaali ah oo aan jeclahayna way jilayan welibana high level ah wey jilayan

  • @cadeeycadeey4096
    @cadeeycadeey4096 6 років тому +7

    hayaay laki heestaa ma cusubtahay noolaaw , women empowerment👊👊

  • @iimaanqube3323
    @iimaanqube3323 6 років тому +7

    Wlhi riwayadan dumarka somaliyed qarkod way kudhacdaa illhow uhili dumarka war ragow alle uga baqa dumarka

  • @xamdixisclahi5588
    @xamdixisclahi5588 6 років тому +2

    Wlhi waan la oyay Hooyo Aamina team Ken waxa sosarten xaqiiqada gabadheena ku heysato dunida aan xaqotiga ku nahay

  • @shukriyaafrah7039
    @shukriyaafrah7039 6 років тому

    Silicaan aduun waa jira runti waana loo bahna bulshada inloo soo bandhigo waad kumahadsan tihiin fananinta soomaliyeed ad iyo aad muna ilahey haka dhigo saxiib fican

  • @bellakiin
    @bellakiin 6 років тому

    walaalow Goobe adigaaba door weyn ka cayaaray oo markasta soo bandhigto waxyaabaha bulshada dhexdooda ka dhaco waa mahadsantahay hore u soco hankaaga heer sare ha gaaro bulshada ku baahan adi cml thnxxxxxxxxx jzkl

  • @hafsaidil4308
    @hafsaidil4308 6 років тому +1

    masha allah waa ruwayad wax jira ka hadleyso
    hooyoyinkane alle hano dhaafo inta dhibka heestane alle haka kor qaado
    Aaaamiin

  • @lovelakilove4261
    @lovelakilove4261 6 років тому +1

    Mamo Amino waa jila an cadi eheen wlhi guuleso 😍😍😍😍

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 6 років тому

    20 wali ma gaadhin filmkan wan ku xidhanahay ilmo ayuu iga keena runtii
    Amina jilataankeda waxa u dheer inay dareemayso camal ama ay xanuun noocas ah soo martay 😢
    Laki iyana saxib fiican ayay jilaysaa sidii somalidii hore camal ahaan jirtay 👂 waa mahadsanid tihiin sidaad u samaysen filmkan iyo goobe
    Wan idin salamaya inta la socota filmkan🙏

  • @dahraanmohamed6756
    @dahraanmohamed6756 6 років тому +6

    inta jilaaysha ah laki numer one

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 5 років тому

    Wallaahi gabadhan Waxeey jileeyso Waa run Xanuunkaan Gabar walaasheey Oo saaxiibtey Ah buu heestaa allow caafi

  • @ugbadyusuf5754
    @ugbadyusuf5754 6 років тому +2

    Thanks walal Moma Amina muse wan la murugoday Ax

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 років тому +1

    Goobe bro mahadsanid shekadan wan ka helney noo soo badsha

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 6 років тому +1

    😪😪😪 Hdi raggi somaliyed aan weheshanenay nogula dhaqmayan sidiii qof shasheya yaan weheshana yaan walaalesan Yaa garabnasiin doona hdi ayagi sidan yihiin😭😭😭. Wlh gabdho badn ayeey heesata arintan hda dhibato namarsinesan walbo dalkena nagu dhibteya qurba cidna ka aqan meel aad adesidna garanen wlh blh xanun wxe leedahy in aadbo nolosha nacdo😪😪
    Illhow rageena qalbiyadoda ku beer naxaris eey dumarkoda ugu naxaristan🙏🙏🙏🙏

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 6 років тому +4

    Wllhi waan la ooye mama amina waxaa kaloo imurjiye heesta laki waa wax dhaca runtiii

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 6 років тому

    Amina muse barteedada dhigtay jiliinka filimkan sidad u oneyso run ayanba modey wan kula qiirodey

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse 6 років тому +1

    maamo aamina ilaahay ha daayo balse waxad ogaatan raggow hooyoyinka iyo gabdhaha somaliyed runtii wa dumarka ugu qaalisan aduunka ee ilaalsada raggow

  • @أمعمار-غ9ذ
    @أمعمار-غ9ذ 5 років тому

    Amina qalbiheda dhawac hore uso garay aya jira riwayada wax ka horeya jira inta ila aragtay

  • @mariyaabdinoormaxamed304
    @mariyaabdinoormaxamed304 6 років тому +4

    Wllhi waan ooyay xanuun waaye hooyo dhibana ah

  • @sadiamustafisack8713
    @sadiamustafisack8713 6 років тому

    masha Allha wan ka helaa sheekan wlhi mark aye maam aamino muuse aye ooneso wlhi wn ooyaa waa wax jiro oo hooyo somaliyada oo adunka joogto hysto Ee Allha ha udhib dhaamo hooyooyinka somaliyda

  • @nimcoolad8511
    @nimcoolad8511 6 років тому +5

    Wlhi wad iga oysise alle naba tuso indho xumo

  • @jecliyaintaisjecel5725
    @jecliyaintaisjecel5725 6 років тому

    bisinka aamina maryaneey waad na beerqaday walahay filmkiba wan ilaway sayruntahan iska ooyey😭😭😭😭😭😭 haday sidaan dadku dhacday Alle haka saaro dhibta Anagana namatuso murugo dhan
    amina waheliye & laki xaji jilaa dhamays tiran👌 hore usocda👍

  • @rajiinaboolaybeauty
    @rajiinaboolaybeauty 6 років тому

    Asc asixabita samesay tariqidan filim kawen waa tariqi oo dumarkena kudhacada hadana lobahaniyahaine kuwan qatani dadikena Somalia plz waxa kabaxasada dumar iyo ragi tariqi

  • @sihaammaxamud7450
    @sihaammaxamud7450 6 років тому +4

    Ani markaan rabo in aan daawado rawaayadaan dhaxda baan maro kusoo xirtaa si aan oga helo awood aan kudaawado waxaan rajaynayaa in xalada Aamina muuse meel wacan ku danbeyso

    • @khadrayusuf3113
      @khadrayusuf3113 6 років тому +1

      kkkkkkkkkkkkkk waan iga qoslisay ana markaan daawanayo shukumaaana ayaan akta soo dhigtaa si aan ilinta iskaka tirtiro

  • @farhiyaladaninadahir8735
    @farhiyaladaninadahir8735 6 років тому +2

    Ragow dumaraka u naxarista
    Mama Amina waxa ka ooysiiye wax yar ma ahn 🙈🙈🙈

  • @zkram4972
    @zkram4972 6 років тому +6

    Goobe isbuucii 2 jeer maanooga dhigtaan week waanagu fogeyseen masha.alaah waa run waxa laga hadalaayo dal iyo dibadba waalagu dhiban yahay

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 років тому

    Wlh ruwayadan hooyooyinka dunida ayee kahadleysaaa qas ahan aniga hoyadeyda aye qabsate Alhamdulillah guul ayee kagarte waxn dhihi lahaa samraa sad helaaa karti io adeg halamujiyo dhibta halo adkesto ubadkana korsada one day one time adiguuu kuhos imanaaaa inshallah

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 6 років тому +1

    Waad mahadsantahay goobe waanka helay filmada aad noosoo daysaan salaan sare

  • @saharaabdi8151
    @saharaabdi8151 6 років тому +1

    Love this keep it up

  • @fartunfartun8948
    @fartunfartun8948 6 років тому +2

    Wallaahi wax run ah camal ayaan unaxay Maamo amino waa qof wax garato

  • @maymuunsusan979
    @maymuunsusan979 6 років тому +2

    Wlhi cabsi weeye alle ha u gar gaaro gabdhah somaliyeeda wiilshan alle ha soo hanuuniyo

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 6 років тому

    Amina oyin bay nagu dishay, ilinta intan leeg intay ka keenaysa

  • @bushronuur6397
    @bushronuur6397 6 років тому +15

    Ha ooyin ha'ooyin ha ooyine aaaamu farxadaada u haraaday hadaan ku waraabin

    • @zuhraabdullhi9118
      @zuhraabdullhi9118 6 років тому

      Waleee waruntaaa qofkasto qofkale farxadis waye maxaad noloshada u cadibee halqof

  • @faizaali5890
    @faizaali5890 6 років тому +1

    Thanks for sharing this
    Really really like

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 6 років тому +1

    Waaloyaal waa wax kajiro wadamadaan aan kunoolnahay waan kaxumahay xaqiiqdimaalin walbo aan araknaa xitaa qaarkood lamacaawinkaro waayo markahore waxoo kadheereynaa asxaabta iyi qofkasto oo ka akdhow wallaahi school aankashaqeeyaa waan fiirshaa caruurta soomaaliyeed gooni waan u caawiyaa hooyooyinkood weey dhibanyihiin dhibaato ayaa heeyso caruurta iyo hooyadood allamaxaa sameeynaa lacaglooma ogolo qof loonaogolo

    • @ehelcaashaq2055
      @ehelcaashaq2055 6 років тому

      Sahra Haji allah ku cawiyo walal adna saad u cawiso ubadkena .
      Insha allah dumarku waa ka baxayaan dhibkaan

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 років тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.Ax xalad xanun badan Mamo Amino muusee way IGA oohiisay

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 6 років тому +2

    wuuuuw waar wllo 76 aya igaso horeyay intan hurday like zhpyal

  • @NmcAbdi
    @NmcAbdi 6 років тому +3

    Amina muse waxay ka hadlayaas wax jira runti

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 6 років тому +7

    qofkasto xaladaas iyo tuka adagba ay haysato ilhow ka dul qaad

  • @tasliiminamohamed3382
    @tasliiminamohamed3382 6 років тому

    Wlhi waa iga ooyisay😭😭😭 mama amina muuse ilaheey hoyoyinka soomali oosan cml u dhiban dhibta haka qado amin

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 6 років тому

    Can y’all add ilhaan xarago iyo hawa kiin they make the video interesting more

  • @aishaart8804
    @aishaart8804 6 років тому

    Wlh waa qiso dhacdo markasto somali Ragooda Xaqa Allah ha tuso maba kasayaa xushmo xataa nakata haduu jacel yaha wuu is adkaan 😇😇😇

  • @maamobiibi758
    @maamobiibi758 5 років тому

    Amino muuse weheliye cadoow walaahi waxeey ila tahay hooyooyin badan oo somaliyeed in cashirkaan loo soo wada dhigay weliba ey murayada wax badan sidi saxiibtood ku oyeen taasi been ma ahan oo aniga ayeey igu dhacday anigoo weliba dalki joogo maalina aan qurbo tegin balse waa wax aan ka soo gudubnay adkeysi badan ka dib shekadaan ani ahaan waxaan u maleyaaba ineey iga hadleyso wax yaabo waayaheygii nolosha isoo maray SAXIIBTEEY MURAYAD.AAD AYAAN KUU SALAAMAY AMINO MUUSE WEHELIYE CADOOW

  • @amarabalilamarabalil595
    @amarabalilamarabalil595 6 років тому

    Allahayow hooyo mcn dambiged dhaaf inta dhimatana u naxariiso

  • @فرحمحمد-د7ش
    @فرحمحمد-د7ش 6 років тому +1

    Wlh run run aa mooda film kaan si aan cadi ehen na waa loo jilay

  • @MariaMaria-zd2bo
    @MariaMaria-zd2bo 6 років тому +1

    Wlh arin dhaba o gabdhaha somaaliyeed heesato wilasha Somalia naxarìsta iyo samarka noku ronada ax ax ax wlh amina wa Kula ooyay

  • @umamushtaaqfarhan5088
    @umamushtaaqfarhan5088 6 років тому

    Masha allaha filmkaad aad ayaaba ugu helaye maantadan wan sugeyye

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 років тому +2

    Waan.idinla.socda walle shekasan.si.dhab ah ayeey u jishay amina.muse.hore.usocda 👍😊

  • @dahraanmohamed6756
    @dahraanmohamed6756 6 років тому +2

    habyr amino wlhi runey u jishy ruwaaydaan keep going mammy

  • @ramla7295
    @ramla7295 6 років тому

    Mnsha allaah amina muuse weheliye somalinindaa kuwayn hblyo ugaara

  • @sabirinabdi5646
    @sabirinabdi5646 6 років тому +1

    Walahi waa murugo madan aloow inta jookto kurbaha kacad dhimka amiiiiiiin😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @sumayasiman315
    @sumayasiman315 6 років тому +1

    Wlhi mama aminoo muse waa runteda waxa ka ilmeysinayane waaa wax ey aragtaaay aniga xataa murayad ayan saxiibla ahaay oo lashekestaaaaa

  • @sabirinabdulkadir936
    @sabirinabdulkadir936 6 років тому +15

    Hesta laki walahi wanka heley please iishega asxabta hadad taqanin

    • @shamsonuur8081
      @shamsonuur8081 6 років тому

      sabirin abdulkadir aniga xitaa waan ka helay wlahi waan raadiyay abayo

    • @salmaosmaan750
      @salmaosmaan750 6 років тому

      Abaayo wali maso ana horay uraadiyay goobaa iishegay wan sugenaa

    • @susuali2868
      @susuali2868 6 років тому

      Anigaba waan ka helay wlh

    • @hamdimohamud2024
      @hamdimohamud2024 6 років тому

      sabirin abdulkadir wali mayso bixin dhahesay snpkeda

    • @sabirinabdulkadir936
      @sabirinabdulkadir936 6 років тому

      @@shamsonuur8081 inşalalh qali wan sugena

  • @dahraanmohamed6756
    @dahraanmohamed6756 6 років тому +1

    msha Alllh xanaan oo mageeda yahy Dr idil hdlkeeda waa la fahmooya yaa igu racsan.

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 6 років тому

      Waala fahmooyaa maxaa ka wataa bal inoo faahfaahi