QOSOL MA U BAAHAN TAHAY REER XAMAR & REER HARGEYSA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

КОМЕНТАРІ • 172

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 9 днів тому +11

    Masha Allah tabarakallah guuleyso abuukar mahdi❤❤❤❤🙌🙌

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 8 днів тому +4

    Ma sha Allah our best world Somali Director and best Comedian Abdulqadir AJ team Gurmad hambalyo iyo magaaladan Seattle Washington waxaan kasoo salaamaaya walaalahay reer hargaysa Filinka lasoo dhaqsada

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 6 днів тому +2

    Waa wax wanaagsan is dhaxgal ummad mid ah oo kala qoqobnaa in mudda ah... integration afka qalaad... Waa caafimaad dadka ha is bartaan oo ha ogaadaan inay mid yihiin.. Mansha Allaah ❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 днів тому +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 9 днів тому +4

    abukar mahdi welcom to hargysa masha allah filmantada wan wataa. mahadsanid

  • @moha786
    @moha786 5 днів тому +1

    Abukar Mahdi Real director with high professional standard 🎉❤

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 9 днів тому +6

    Abukar Mahdi iyo teamkaygii kuso dhawaynayaa hargeisa cadey masha allah Wan idin tabneyy xaqiiqtan
    Wow walalahay oo isku faraxsan wan idilna farxeyy ❤❤🫶🙏🫡

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 8 днів тому +8

    Mansha allah hala soo dhaweeyo hablaha quruxda badan ee muqdisho inooga yimi sifiican haloo soo dhaweeyo

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 10 днів тому +3

    mansha allah ku soo dhawaada hargaysa

  • @sacadaGalse
    @sacadaGalse 10 днів тому +5

    Masha Allah gurmad qaran 🎉🎉🎉

  • @Muhacarbiyo23
    @Muhacarbiyo23 2 дні тому

    Barbara kalaya WLL abokor❤❤

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 9 днів тому +1

    MashaAllh dadwada quruxbadan baalasooxulay rag iyo dumar.

  • @omaryareofficial1408
    @omaryareofficial1408 7 днів тому

    Mashallah team gurmad Hargaisa soo dhawaada

  • @UgbaadCabdirisaaq-t8v
    @UgbaadCabdirisaaq-t8v 9 днів тому

    Thnks abuukar mahdi 🎉❤. 😊

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 9 днів тому +1

    Jecliyaa gurmad qaran guuleysta, Abuker Mahdi iyo Aj oo aan aad u jeclahay jilliinkisa si gaara idiin salaameyaa ❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @ramlasaid5000
    @ramlasaid5000 9 днів тому +1

    Masha allah gurmad waa sugayna filimka

  • @IsraDayib-fw8fj
    @IsraDayib-fw8fj 9 днів тому +3

    Welcome abukar iyo kooxdaydii ku soo dhawaada my Home Hargaysa caday ❤

    • @xaawaxasan-h5g
      @xaawaxasan-h5g 8 днів тому

      welcom hargaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😂

  • @ZamzamXaaji-y7g
    @ZamzamXaaji-y7g 7 днів тому

    Gurayba haduu kujiro wan wata ❤😂

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 дні тому

    Wale nalagu soyac hargaisa hoogtay sunbasog shay alaha unaxaristo har gaisa iyo huwan 😢😢😢😢😢😢

  • @sahrodawo1369
    @sahrodawo1369 10 днів тому +1

    Masha allah🎉🎉 kooxda gurmad jira ojooga

  • @fatimomohamed8300
    @fatimomohamed8300 9 днів тому

    Masha allaah Horay usocda team gurmad qaran

  • @AyaanCllaahi-d4q
    @AyaanCllaahi-d4q 10 днів тому +3

    Waa sugi la ahy Filimka maaL abuukar mahdi dadkii horeyy ayaa ugu fiicnaa waxaan raJeynayaa kuwaNna inay fiican yihiiN in.a❤

  • @Saciida-o9o
    @Saciida-o9o 9 днів тому

    masha allh malmahan waanila waaye filimka laso dhaqsada team abukar mahdi

  • @hung3264
    @hung3264 9 днів тому

    Mashalaah elaahey ha u xafdiyo abukar

  • @missjano8249
    @missjano8249 8 днів тому

    Micad miganeh reer djibouti 🇩🇯 aha iyo reer saylac Ilahay ha u naxaristo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 днів тому +4

    Masha allhhh allxmduliilh walalkey abukar Mahdi kuligin Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BishaaroYuusuf-md1xy
    @BishaaroYuusuf-md1xy 9 днів тому +1

    M.a team gurmad waan idin salaamay dhamaantiin waliab Aj clqaadir iyo waxaan aad u jecelahay maxamed amiir oo aan halkan iiga muuqan waan idin salaamay dhamaantiin

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 9 днів тому

    😂😂😂😂 woow Well come back my team Gurmad waan jeclaa in aan joogo Hargeisa oo aan idinku soo dhaweeyo balse waan ka maqanay dalka ustaad Abukar mahdi mar hadaad la kulanatay Abwaan Guray Dool filmku waa macaan yay Reer waqooyi waa wada qawdgan😂😂

  • @foos81
    @foos81 9 днів тому +1

    Asc abuukar mahdi❤iyo anwar❤ej❤iyo dhamaan kooxda gurmad muqdisho iyo hargeysa &londen legent aniga qeybtee ii dhiibee abuukar mahdi ❤jaceylka ha waaro ❤👌❤️

  • @alideka4974
    @alideka4974 9 днів тому +1

    Masha allah gidin wad marysan wa ayo abobaka mahdi aya ini garab tagan

  • @CabdirashiidJaamac-j2q
    @CabdirashiidJaamac-j2q 9 днів тому

    Mash allah abukara oo haragasa jags isaka iyo koxadisi

  • @BarwaaqoMoha
    @BarwaaqoMoha 10 днів тому +3

    Adeer flimka la soo dhaqsada Ramadan baa soo dhow ee

  • @mohamedkeydsanehussein8428
    @mohamedkeydsanehussein8428 8 днів тому

    Boos waa diyaarsan yahau Swedisjka say tahuu u keenay sheeqal kulli maasha alaah

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 9 днів тому +1

    Abwaan guray soo funny 😂😂😂😂

  • @sahalyare3027
    @sahalyare3027 9 днів тому +1

    Adban idin salamayaa we miss you guys

  • @HassanAli-zp6nn
    @HassanAli-zp6nn 5 днів тому

    waa ku salaamayaa director abukar mahdi aduunka hada wax wax liskugu soo gudbiyaa filiman waciyi galin hadee ahaan laheyd iyo dhaqan ahaan laheyd intaba filim ahana baa loo soo gudbiyaa dalkeyna aad bay ugu yareed in filim wax liskugu gudbiyo walow ee sanadkii ugu danbeyay oo directoro soo baxaayaan bahashan qabyaalad ah filim halaga sameyo dadka somaliyeed cudurka Ugu weyn ee hesto waa qabyaalad

  • @Happyhmlaki
    @Happyhmlaki 9 днів тому

    Dadkeyga❤ nolada🥰

  • @funnyvideos.33
    @funnyvideos.33 7 днів тому

    Sxb somalidu wax bay baasaystaan illahay subxanallah watacaala wuxu iri wax ha baasaysanina sida kale somalida waswaaska ku badan

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 9 днів тому

    Aj salan sare abukar mahdi thanks 13:09

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 9 днів тому

    Team gurmad is back all welcome

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 днів тому

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim war dadka jinka iyo shaydaanka kadaaya

  • @khadarelmi9787
    @khadarelmi9787 23 години тому +1

    riwaayad cusub nosotay fatlay riwaayad cusub maal

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 9 днів тому +1

    Mantaa ma xalkuu ma cabsi cabsi baa my team

  • @JamaalAxmad-j8i
    @JamaalAxmad-j8i 3 дні тому

    Waxaan u fahmay mu salsal cusub
    Ma sidaasba abuukar

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 9 днів тому +2

    Lahjada is not easy ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍❤️👍👍👍👍

  • @MaxamuudAweys-yf7tc
    @MaxamuudAweys-yf7tc 9 днів тому

    🎉ejey akbar 🎉 caan bahay iyo fanan lajan🎉 salan🎉 sare kooxda gurmud🎉

  • @maxfuudtaabid7222
    @maxfuudtaabid7222 10 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @ayaanismaaciilayaanismaaci8656
    @ayaanismaaciilayaanismaaci8656 9 днів тому

    Gormaad nooo bilabeysaaan

  • @saharam6329
    @saharam6329 9 днів тому

    Dee Reer waqooyi iyo Reer Xamarba isku keenteene waa goorma fimlku

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 10 днів тому +2

    Ana u horeyo yes 😂

  • @rodaali169
    @rodaali169 9 днів тому

    Asc masugi karno intaad bilabysaan, abuubkar iyo gurmad qaran ❤

  • @saedyasin89
    @saedyasin89 6 днів тому

    Aryaaya abukar mahdi sidee 1.07m umaraya isakoo xidigii somaliyed ah ,waar mesha kakaca oo 2m an garsino❤

  • @AbdiwiliAhmed
    @AbdiwiliAhmed 10 днів тому +2

    Flim part 1

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 6 днів тому

    Abuukar Ma kii Hablihii Fanaaniintii Reer UK Barigii ka cabbanayeenbaa Misse waa Mid kalle

  • @umu-Akram
    @umu-Akram 9 днів тому +1

    Ich liebe dich❤ auch

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 9 днів тому +1

    👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @saidbodle
    @saidbodle 5 днів тому

    Waaaaw isdhexgalku waa mihiim waliba shacabka 2badaba. Lkn xukumadaha ayaa kala duwan lolz 😂😂❤

  • @Muhacarbiyo23
    @Muhacarbiyo23 2 дні тому

    Igu dara. Aan.

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 7 днів тому

    Wallahi Wa Best Runtii 😂 Geerida Dadku Ma Jecla Lakiin Wa Lama Huraan Geerida Runtii

  • @Miski62-w9k
    @Miski62-w9k 8 днів тому

    Abuukaro nasteexa qaran iyo mam feynuus yaaanan weyn bro

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 5 днів тому

    Xabeeblaha Heesta Aadan Miraheeda Qaadayaa Wuu Khalday Oo Afsoomaaliga Ma Yaqaannee Filimka Ka Reeb Abukar Mahdi

  • @sameer2mkt127
    @sameer2mkt127 9 днів тому

    Waan i din sgeynaa

  • @Ahmedqoob
    @Ahmedqoob 2 дні тому

    ABUKAR XAMARAAWIYIIN UUN IDIN DAAWAAN JIRE ANAGUNA MAR HADAAN KU SOO BIIRNAY WAA LOO DHAN YAHAY KAFTAN

  • @roblehhassan
    @roblehhassan 6 днів тому

    Asc abokar waxan ku weydiney imisa dhalinyaro oo rer jabuti ah bad ka xulatay no so dheg wa lagaga fadhiya mahadsanid

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 9 днів тому +1

    M.a rer wuqoyiga waba gob 😊

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 9 днів тому

    Jin walahi wan arkay

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 6 днів тому

    Abuukar Mahdi matalaadda aad baan ugu wanaagsanahay haddaad igu dhiirato inaan ku anfaci lahaa waan ogahay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 7 днів тому

    Siinsiyeeri. Us. Taalayaanig.

  • @123xamda
    @123xamda 9 днів тому

    Team abukar mahdi kuso dhawada hargaysa filimkana noolaso dhakhsada wanu idintabnay abwaan gurayna wuu ku jitaye❤🎉

  • @xamsexaliye9924
    @xamsexaliye9924 9 днів тому +1

    Anigaaa ayaa matalaya dhankaaas

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 6 днів тому

    Filimkaa acter kiisa ani ayaa diyaar ah jilida aad ayaan u aqaan jacayl iyo jilinka ba

  • @CCTCCT-g5o
    @CCTCCT-g5o 5 днів тому

    Cabdixamid carabiga kuhadli jira u xiisay

  • @missjano8249
    @missjano8249 8 днів тому

    Manta filim Hargeisa ka daagay awal djibouti 🇩🇯 iyo muqdhisho ahad

  • @true99s
    @true99s 7 днів тому

    Wan ragsaney

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 9 днів тому +2

    Salaamaad😭💔😂

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 9 днів тому +1

    Masha allha 😂😂keep tiim gurmad ❤❤❤❤

  • @abdishakurhassan8379
    @abdishakurhassan8379 9 днів тому

    Aj hargeysa miyuu joogaa

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 9 днів тому +1

    Wcome Hargeysa ku sodhowow hargeysa mfur burco soomaliLand

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 9 днів тому

    😂😂Jokar walahi waa Abdinqadir Aj caadi ma ahan

  • @Abwaansalan
    @Abwaansalan 9 днів тому +2

    Abdiqani caadi maha😂😂😅

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 8 днів тому

    Waxaa laga yaabaa in ay Xamar joogaan.
    Hargeisa in jilaayo ayaa laga yaabaa.

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 6 днів тому +1

    Qeeybta wasmada seed ku tahay?

  • @shuceebcabdiwarsame5874
    @shuceebcabdiwarsame5874 5 днів тому

    About karaw marsa meeday tariibka hada ahaa filmka mee ku jirine😢

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 4 дні тому

    Dad waalaan baan oon afkood iyo dhagahood is maqlin. Oo sida lo,ada ka danta leh wuxuu sheego ay dhamaantood wada rumeysataan.

  • @wwomann3
    @wwomann3 День тому

    Ya noo keenay waxan war wadankii farahu ka baxay

  • @abdiabdulleabikar3617
    @abdiabdulleabikar3617 6 днів тому

    Asc hore ayaa loo medlay sidii ruwaayadii if iyo aaqiro

  • @xamsexaliye9924
    @xamsexaliye9924 9 днів тому +2

    Dhimashada matalayah Ee igu soo qora

  • @FatumoMaxamuud-i5m
    @FatumoMaxamuud-i5m 6 днів тому

    Flim halaygu Daro weliba qaybta suugaanta haday kujirto

  • @abdiqaniaden8551
    @abdiqaniaden8551 8 днів тому

    Abukar Mahdi mudo 2sano ma daawan Chanelkaaga Xumaana ma ahayne Waxbarasho Buugagii Difaacashadaan kujiray hadase Am come Back ❤

  • @HibaaqAhmedGeenyomadow
    @HibaaqAhmedGeenyomadow 9 днів тому

    Abuukar Mahdi waan idin wada salaami huno but waxaan si qaas ah usalaamyaa inanka la yidhaah abdi qani

  • @Hodanhaji-d7l
    @Hodanhaji-d7l 8 днів тому

    Jigjiga nabsi bad ka gasheen 😢

  • @Bushrahassan-o6d
    @Bushrahassan-o6d 9 днів тому

    Filim miyaa sowadan 😅😅😅

  • @HothanMohet-ql3mn
    @HothanMohet-ql3mn 9 днів тому +1

    Wxn jecla inan jilayasha ka mid noqdo lkin waban is diwan galiye sidee wx u wada abubakar mahdi

  • @abdijibarmohamed2035
    @abdijibarmohamed2035 8 днів тому

    Abukar igu soo dar jila ayan ahee

  • @BaaltaagAli
    @BaaltaagAli 6 днів тому

    Abukar mahdiyo ina adeerow hadii aad garowe timaataan igu dar jilayaasha garowe

  • @HafsaAli-w6s
    @HafsaAli-w6s 9 днів тому

    Xashiish aa😂😂😂

  • @Zahruji-o8p
    @Zahruji-o8p 10 днів тому +1

    Walida Dj ay ku ficna funy😂😂

  • @hibocabdiqanidaahir2737
    @hibocabdiqanidaahir2737 9 днів тому

    Woow😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 днів тому

    Waa cajiib runtii 😂😅

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 9 днів тому

    Abuukar xagee jiraan kooxdaadii London ma Aragne,?Ma Hargeisa ayaad u soo baahatay?