Wareysi xiisa leh:Wiilkii AS jaceylka dartiis isku soo dhiibay ee xaaskisa Xabaiga dhexe kula kulmay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 68

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 години тому +49

    macquul matahy in aad gacantada qurux da bdn ugu raaxaysid saliga nabigena scw🥰

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 16 хвилин тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ ❤❤❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 51 хвилина тому +3

    Alle ha ku xiftiyo weriya codkiisan jeclahay is ilaali weriye illaahay cadowooga ha ka qabto 🙏🏼

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 години тому +10

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 4 години тому +14

    Maansha Allaah Fadumo sister waa sax wiilka ha aroos uu ku ilaawo haloo dhigo

  • @AyaanTasniim-ks8ec
    @AyaanTasniim-ks8ec Годину тому +4

    صلى الله عليه وسلم

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 3 години тому +10

    Masha Allah ❤

  • @MuuseNuur-c4r
    @MuuseNuur-c4r 2 години тому +4

    Scw

  • @SacdiyoSmn
    @SacdiyoSmn Годину тому +2

    insha'Allah ilahey wax qer qabo haka dhigo

  • @MariaXasan-t3w
    @MariaXasan-t3w Годину тому +3

    Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 години тому +3

    Waa xariif wiil kaas.

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher 4 години тому +6

    Faadumo c/qaadir xasan jeceyl kaasi sida ay is ku heli lahaayeen ku dadaal oo dowladda ay u sii deyn lahyd.mahadsanid

  • @LeyloAhmednuur
    @LeyloAhmednuur 2 години тому +2

    Masha allaah

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 години тому +3

    Jaceylku wa cajiib😮

  • @AkramSheikh-m9v
    @AkramSheikh-m9v 3 години тому +5

    Wareysi Xisa leeh

  • @MaxamedYare-h3e
    @MaxamedYare-h3e 5 годин тому +7

    Wareysi xisa badan

    • @HaweyeAadan
      @HaweyeAadan 5 годин тому

      Haa wuu xiisa badan yahay

  • @maankamuuse743
    @maankamuuse743 Годину тому +1

    Waathay uuuhuuh naga dhaaf wll

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Годину тому +3

    Waa nin rageed

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Годину тому +3

    Aad baan uga xumahay daycare ku dhacay dhalinyarada soomaaliyeed ee xagiyo xagaba ayaga lagu dhibaateynayo waxaan ku talinayaa in dad iyo dawladba laga hor tago xasuuqa ku socda dhaliyarada soomaliyeed

  • @AbshirMohammed-y8u
    @AbshirMohammed-y8u 4 години тому +3

    Thanks Abdukadir Ciise

  • @AbdullahiNuur-x8l
    @AbdullahiNuur-x8l 3 години тому +1

    Waa sax in,laga celiyo wey tarmayaan. Weyna badanayaan

  • @hyy610
    @hyy610 2 години тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Enjoynowthinklater
    @Enjoynowthinklater 6 хвилин тому

    Qalbi holcay😂

  • @BaderAlmer
    @BaderAlmer 2 години тому +1

    Waxaas mayaqaanan dowlad maahe ayagaa dhiibaayo lacagaana lasiisanaa xaqiiq alle haka badbaadiyo

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q 2 години тому +5

    Horta mamoyinka somaliyed bax kurigaga aad mexey u dhahaan weyba og yihiin waxa yaale dhibatade😂😂

    • @kkk-rh7hz
      @kkk-rh7hz 2 години тому

      Dhibaato ma taasho dheef baataasho oo ay soo arkeen maamooyinka marka gabdhahana waxay u rabaan dheeftaas😂

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y Годину тому

    As jaceylgalay 😢😅 wlhi jaceylka WA jiraa e haleyska jiro adaabo as kadaran😅😊

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 годин тому +5

    dad argagixisada naaga siinayo wa argsagixiso midakale dowlad iskuso dhiibin ee naagtisu rabay inu lacararo

  • @Afeeye
    @Afeeye 26 хвилин тому

    Magaca loo bixiyey ayaaba iga cajiibo 😂😂

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 Годину тому +1

    Love 🇸🇴🇸🇴👮👮✍️📩📩💯🤝👌👍🏽👈👈💯🤴🏻🧕🏻💯🤝🤝✊️✊️💯💯💯

  • @AxmedXirsi-g5d
    @AxmedXirsi-g5d Годину тому +1

    Jacelku layaab male halsiidayo

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 2 години тому

    Buugaa amiirka cas Ayaan idinka jecdaaladay dalsanay buugaa igu caawiya

  • @JaylaniCraxman
    @JaylaniCraxman Годину тому +1

    Ax

  • @AfraxGeedi
    @AfraxGeedi 4 години тому +2

    Dagaal toos ah ayaa la galayaa hadhowna waxaa la leeyahayay saxaafadda xorta ah

  • @FilsanXirsi-v8g
    @FilsanXirsi-v8g Годину тому +2

    Ilhy amarkiis ninkaan adigaaba xogo muhiim ah bixinaayo

  • @AbdiasisyusufNuryusuf
    @AbdiasisyusufNuryusuf 3 години тому +2

    Abshir waa in la qabto intaanu dad kale layn lana saaro maxkamaad gabadhana la baaro inta ay sahay iyo miinooyin gudbisey si looga hortago waxyeelada inkaar qabayaashaas.

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 5 годин тому +4

    Maxaa uga dhigaysaan macnihii inaa wiilkii waraysateen, beenta iska daaya TV wayn baa tihiine

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 4 години тому

    Kk xasan shiikh baa dan shacabka soomaaliyeed waala halaagaa waxba kama galin

  • @BarreAbdizafin
    @BarreAbdizafin 2 години тому

    Ceelbuur magalada jacaylka

  • @Thomaz_22
    @Thomaz_22 Годину тому

    De hadad labadiba midna ma haysine
    Inigu mxa iska waraysanaysan
    Mad na dhantan anaga 😂😂😂

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Годину тому

    Alshabaab aa jaceyl galay maa noo keenteen hadana 😂😂😂

  • @basaldiid8037
    @basaldiid8037 3 години тому +1

    2025

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 4 години тому

    Duf ala kubada

  • @CilmidadsheCaarif
    @CilmidadsheCaarif 2 години тому

    Dowladnimo hadey jirto dadkas xuriyadooda Hala siiyo nolashooda Hala kafalo qaado

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 години тому

    Iska jira nonkaas bisinka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 годин тому

    War dowladaba alshabaaba oo xata naagihi iyo nimanki argagixisada ee iswaayay bayba maxkamadu iskukeentay ee mardembe yaan la aamin dowlad kesheegan

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 5 годин тому

    BERITUU LABAANAAYEE MAXAA LAGA BUUNBUUNINAA SOOMAALI QIIRO JABAANEY, magaaladaa lagu deynaa beritaa maqlee khawaarijkii jaceelow ahaa waa isqarxiyay.

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 5 годин тому

      Yaa fasaxaayo waa inuu dhaqan celin soo maraa kadib ayaa la fasaxaa

  • @jallam
    @jallam 2 години тому

    War dadkaan ku haya aroos haloo dhigo ma oga miyaa ninkaan inuu khawaariij ahaa boqolal kun oo somali ahna ku maqanntahy ugu yaraan si ninkaan loo dhaqo waa in xabsi dheer loo diraa dhaqan celin loo sameeyaa

  • @JiicaGodleeye
    @JiicaGodleeye 6 годин тому +2

    lashabaab intarneed mahystaan mahanoo wanakan ee meehaad nooga fakalahayd diyaarso balan waaye inbaqtigaaga lagudulbaroorto biidnillaah wxiijihaadka taageersanow ismuujiya adinkaa soo maaliya iskalehe mujaahidiintana waxaan leenahay guuleysta meel kasto aadjoogtaan cadowgeenana boqnagooya inshalaah

    • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
      @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 5 годин тому +4

      Qawaarijta
      Allaah ha suuliyo
      Adigana
      Cadowgaa hadaa ka mid tahay
      Allaah ha ku qabto

    • @dr.mustafaturky3930
      @dr.mustafaturky3930 5 годин тому +3

      Comment radis waye ha u camirin walashy

    • @CabdiraxmanIbrahim-hb4yf
      @CabdiraxmanIbrahim-hb4yf 2 години тому

      Argugixisada naag laa xitaa waa ku ridnay 😂😂😂😂

    • @Zain341
      @Zain341 2 години тому

      Doofaar atention raadis tahay. Ma shacabka somalida laysmadooda jihaad ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 годин тому

    naag nin an qabin usocotay oo argagixiso ah miyada buun buunineysan war dowladu iyadaba alshabaaba

  • @Qays-studio
    @Qays-studio 4 години тому

    youtube.com/@qays-studio?si=JB1alBwwaJIvwNPm

  • @yahyeyasiin3199
    @yahyeyasiin3199 3 години тому

    ua-cam.com/video/DQT0oXCray4/v-deo.htmlsi=uJKkgI1tvUt9pdZF

  • @JaylaniCraxman
    @JaylaniCraxman Годину тому

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 Годину тому

    Love 🇸🇴🇸🇴🇧🇪🇧🇪💯🧕🏻💯👮✍️✍️📩👌👌👌👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽💯💯💯💯💯💯💯