LIIBAAN DOOR HEES QIIRO BADAN (HOOYO) LIVE STAGE 2024

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 28

  • @BarwaaqoHaybe
    @BarwaaqoHaybe Місяць тому +6

    Hooyadey mcaany ilaahay hku naxariisto 😭wan ku xiizey wlhy

  • @mohamedjamaali4094
    @mohamedjamaali4094 15 днів тому

    Hoooyo mcny ilahy igama ka hormariyo saaan noqon doono dabada walhy waaa xnun ilahy cimri dheer iyo cibaado suuban ku siiiiiiiiiiiiiii😢❤❤

  • @hassanahmedfiidow3726
    @hassanahmedfiidow3726 Місяць тому +4

    shadiya gabadh sharaf leh allaha ku xafido

  • @mustafemaskax8144
    @mustafemaskax8144 Місяць тому +2

    Macalin maxad sameysee alle haku daayo in badan boqorka laxanka iyo codka liiban door alle hadaayo hooyooyinka Soomaliyeed

  • @MaryanSharifabdullahi-vw5us
    @MaryanSharifabdullahi-vw5us 29 днів тому

    Intaad ii hiilisiyo Hooyoy
    Intaad Halgan iigashee
    Horaad i’jaqsiisay eed
    Hayaan Ila-soogashaan
    Hooyoy anigu Abidkeey halmaamin ❤😢
    Intaad ii hagar baxdiyo Hooyoy ❤😢
    Da’daal kasto ii hurteed Hooyoy
    Aawgeey hurdo waayi jirtay Hooyoy
    Dhaxama Hooyoy hooy iiga noqotaybaan
    Hooyoy dhabtii kuu igsoonahay
    Habeeyayy Hiiliyaay Hooyoy
    Hantida qureen hayaay Hooyoy
    Aduunka hantaaqo hamudan
    Aakhirana janada hawk-yari ku gaar hooyoy❤❤️🙏

  • @AbdiqaniLiban
    @AbdiqaniLiban 11 днів тому

    Hooyo mcn ❤❤

  • @phtumomohamtt9060
    @phtumomohamtt9060 Місяць тому

    Allhamdullilah dunida wxn ku heley hdiyad ugu qalisnyd wxu illhy igu manysty labdi hooyo dunida ugu qalisna ugu nxrista badn ugu qurxd badn hoyedey mcn deeqa Mohmud iyo hoyedey labd salda mohumed adunka hantaqa hamdunin akhirna jnada hawl yari ku gala my two Momms illhy hoyoynkena haa no deysta inta aay u nool yhin intay ka dhimtayna allh janda fardowsa ha idinka kulimiya😢❤❤🤲😭

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer Місяць тому +2

    Hooyaday mcneyyýyyy illahay hakuu naxariisto🤲🤲🤲😥😭 janada carafta badan.xuural cayn.ka noqo hooyooyyyyyyyyy😭😭😭😥😥😥 hooyo.mcn macaankeeda.qofkaan haysan uunbaa garan wllhi😭😭😥🤲

  • @yahyeshafiofficial2255
    @yahyeshafiofficial2255 Місяць тому +2

    Fanankan Mxa Hor Tagan Inu Muqdisho kala xirto❤

  • @ugbaadeisa7870
    @ugbaadeisa7870 15 днів тому

    Heeskan hooyaday baan u diray😢❤

  • @dayaxali4603
    @dayaxali4603 Місяць тому

    hooyo illaahay cimri dherer caafimiid taama haku siiyo illaahay hayga qaadin hooyo qlli

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 Місяць тому +1

    Allaha Xafido Hooyo Mcn ❤🎉Amiin

  • @user-bf4dp5yr7u
    @user-bf4dp5yr7u Місяць тому

    Hooyo mcn ale waxa ku dhiiba kuma tuso ❤❤

  • @cadka_lyrics
    @cadka_lyrics Місяць тому +1

    Hooyo mcn love you ❤🙏

  • @saabirsaska9907
    @saabirsaska9907 Місяць тому +1

    Libaan door❤

  • @NaciimoAbduqadir-ln1qq
    @NaciimoAbduqadir-ln1qq Місяць тому +1

    Hooyo mcn❤

  • @yuukeylyrics3622
    @yuukeylyrics3622 Місяць тому

    My hooyo❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Місяць тому +1

    Anaa uhoreeyo😂

  • @sumayosiman9697
    @sumayosiman9697 Місяць тому +1

    Aamin

  • @cabdiqaadirsaciid9094
    @cabdiqaadirsaciid9094 Місяць тому +1

    HOOYO MCN❤❤

  • @munamiracabdi1153
    @munamiracabdi1153 Місяць тому +1

    🎉🎉🎉

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Місяць тому +1

    Mommy ❤️ 👩 I love you ❤🫂❤️‍🩹

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Місяць тому

    M.a wll qali ba tihin so wada heesaha