SHAADIYO SHARAF FT ABDIFITAH YARE HEES ROMANTIC AH (WAXAA TAHAY GABADHA SANAD) 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 кві 2024
  • ERAYADA ABWAAN IIDOOR
    LAXANKA LIIBAAN DOOR
    MUSIC ABDIFATAH YARE
    CODKA SHAADIYO SHARAF FT ABDIFITAH YARE
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 83

  • @KoshinCumar-ug6fv
    @KoshinCumar-ug6fv 2 місяці тому +9

    Lamanaha sanadka 🎉❤ shaashka sharaftii dalkeena marna gabadha kali ee lacag noogu jecel wlhi wn jeclahay nolashiina allow aaan idin waayin shaxshada fankaay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MariaAxlam
    @MariaAxlam 2 місяці тому +14

    Wow marwadiii laheed heesta shaadiya guleysda❤

  • @razninadegan7044
    @razninadegan7044 2 місяці тому +23

    Shadia wax sogali weekgan sad unoqoto gbrtii 2 hesato 1 m adno we nogashe❤

    • @abdirizaksalaama
      @abdirizaksalaama 2 місяці тому +4

      Qoftan dhiig malaha iska daa yadaa jaaninka 1m haysatay lkn baashaal iyo meelo wareeg ayay ku mashquushay xaga qayrkeed tartan ku jiraan oo hadafkoda xaqiijinayaan

    • @Ftmazlx
      @Ftmazlx 2 місяці тому +3

      @@abdirizaksalaama oo taasi ma shaqadaada😅😅😅 dumar xisaabinta ragu may ku jirine

    • @Oontira123
      @Oontira123 Місяць тому +2

      @@Ftmazlx😂😂😂ma ila argty horta

    • @Ftmazlx
      @Ftmazlx Місяць тому +1

      @@Oontira123 waa arka inabti

  • @marwaaxamdey33
    @marwaaxamdey33 2 місяці тому +3

    Masha allah waxa idn rajna faxd abid cimrgn cawo godey alle km dhigo farxdi waa faxd bulshad mcnto shaadiyo ❤😊

  • @yaxyeabdi-vo2mr
    @yaxyeabdi-vo2mr 2 місяці тому +5

    Hees Hindi ah haday kugu so dhacday like ha ila dhafin

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE 2 місяці тому +5

    DUMA shaashka waxa Tahay GABADHA SANADKA❤❤

  • @user-fn8ln2ft7r
    @user-fn8ln2ft7r 2 місяці тому +1

    Lamanaha adunka wn anigu fana runty ❤❤😊

  • @user-dz1gk8sh5t
    @user-dz1gk8sh5t 2 місяці тому +2

    alla waa sidaan lawada haysan❤

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 2 місяці тому +6

    Hesaha Dumarka MA DhageYSTo KaliYA Markii Laga Rebo ShadiYa SHAraF Hesaheda Wa FAnanad Comodian ah oo Kaftan badan Nlww Sisi.👸♥️

  • @hamdayusuf6961
    @hamdayusuf6961 2 місяці тому +2

    Shaashka fanaanadeyda guulaysta adiyo xaajigaa inbadanba sugayay heestan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @eueuehehjene
    @eueuehehjene Місяць тому

    Dadka Soo Qorayo saliga nabiga iyo Quran meshan hees baa utimid ee joji inaa kusoo qado nabiga scw wasalam😢 like haku radsan plz

  • @aruncabdi3957
    @aruncabdi3957 2 місяці тому

    Shadiyo iyo abdifatah ❤ waxd tihin lamanah sanadka ❤❤inolada ❤

  • @user-gi2qr8hv8o
    @user-gi2qr8hv8o 2 місяці тому +1

    Awey hijjabkii subxnllah 😢😢😢

  • @Ftmazlx
    @Ftmazlx 2 місяці тому +2

    Na wala dee adiyo saygaaga😂😂 shadia sharafeeey😂

  • @user-wq8jl6me6v
    @user-wq8jl6me6v Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MadinaMahamoud
    @MadinaMahamoud Місяць тому

    Hesteydiii❤

  • @user-hu5yj4jh4u
    @user-hu5yj4jh4u Місяць тому

    Quruxda waa shadiyo❤

  • @asmaiftiin7875
    @asmaiftiin7875 Місяць тому

    Masha Allah barakalaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimajidomar1150
    @abdimajidomar1150 2 місяці тому +4

    Shaashka

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 місяці тому

    Mashaa Allah illaahoow nii dhoowr insha Allah qeer ayo ayo labadii jaceelka alloow ani jeecerlaa iqabtay🥰🌸🌺👋🎊🌸💙🌺🌺🎊🫶🥰🥰🥲

  • @ckariingaasti
    @ckariingaasti 2 місяці тому

    ❤❤iinoolaada lamanaha adunka ❤❤

  • @user-kf9hi7xb3b
    @user-kf9hi7xb3b 2 місяці тому

    Mash allah hbbty ❤❤❤

  • @yazan___cade_67
    @yazan___cade_67 2 місяці тому

    GuleysTa Lamaana HeyGa ❤🎉

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 2 місяці тому

    Hees saan cml ah soo horey uma qadin 2021 melahas

  • @IqrqAli
    @IqrqAli 2 місяці тому

    Shadiya rowayad nosodaa 😢❤

  • @user-du7mm3ef2k
    @user-du7mm3ef2k 2 місяці тому

    Isku waara qalpi❤

  • @user-lo9yg9xr6w
    @user-lo9yg9xr6w Місяць тому

    Woow mashal allha❤🎉😢😢😢😊

  • @bintiMaxamed-oq4kp
    @bintiMaxamed-oq4kp 2 місяці тому +1

    WwowW💋💋

  • @munamiracabdi1153
    @munamiracabdi1153 2 місяці тому +1

    Wwoww ❤

  • @abdihamidabdikadir2224
    @abdihamidabdikadir2224 22 дні тому

    ❤❤❤mshl

  • @BillanAxmed
    @BillanAxmed Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SucaadMohmed
    @SucaadMohmed 2 місяці тому

    Masha allha ❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiibnadan9044
    @abdullahiibnadan9044 2 місяці тому +1

    Qofki ogu horeye comment soqore ahaay likes 1m hala isiyooo

  • @user-ke6bp5cs2d
    @user-ke6bp5cs2d 2 місяці тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤MR ILOVE you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aymanarab5136
    @aymanarab5136 2 місяці тому

    Shaashakaaaaaa❤

  • @samsamaxmed5567
    @samsamaxmed5567 2 місяці тому

    Wxn hees maha waa gabay 😂😂

  • @yahyeshafiofficial2255
    @yahyeshafiofficial2255 2 місяці тому

    Heestan Hora lo Qadaye liiban door iyo shadiya qaday😮

  • @Feysaldheere16
    @Feysaldheere16 2 місяці тому

    Best song 🎉❤❤❤

  • @user-wq8jl6me6v
    @user-wq8jl6me6v Місяць тому

    😊😊😊😊😊😊

  • @user-tp2tt1bi9v
    @user-tp2tt1bi9v Місяць тому

    Shaashka❤

  • @IAk27
    @IAk27 2 місяці тому

    Ereyo uma jeedo lkn musiga iyo codka bes le la dhageysan karaa😂😂😂😂😂😂

  • @user-mq8hh6oq9x
    @user-mq8hh6oq9x 2 місяці тому

    Waw si kaste ifahanka❤❤❤❤❤😢😢😢😮😮😅😊😊😊😂🎉🎉🎉

  • @user-oj9et8cs8u
    @user-oj9et8cs8u 2 місяці тому

    Kuweygii❤

  • @AMIINofficial45
    @AMIINofficial45 2 місяці тому

    Shadiyo reply isogal qof ka ugu horeyaya

  • @nickofficial1962
    @nickofficial1962 2 місяці тому

    Jah heesta sanadka lamanah sanadkan

  • @fadumomaxamed4238
    @fadumomaxamed4238 2 місяці тому

    Woww

  • @Akmiiro
    @Akmiiro 2 місяці тому

    Lmanahygiii😊

  • @deeqyarechanel4853
    @deeqyarechanel4853 2 місяці тому

    Wan ku tagera sister ❤

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 2 місяці тому

    Jah waan ka helay ❤❤

  • @SuubaneMaxamed-vz5ub
    @SuubaneMaxamed-vz5ub 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @SuubaneMaxamed-vz5ub
    @SuubaneMaxamed-vz5ub 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bt9pm5wt8v
    @user-bt9pm5wt8v 2 місяці тому

    Wawoo shadiyo

    • @user-bt9pm5wt8v
      @user-bt9pm5wt8v 2 місяці тому

      from Djibouti 🇩🇯 Ada ayad Ku targera Adi iyo abdifatah

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @IkranIbrahim-fs3co
    @IkranIbrahim-fs3co Місяць тому

    ❤❤❤😂😂😊😊

  • @maxamedciiseengciise5138
    @maxamedciiseengciise5138 Місяць тому

    Heesti hindiga aha muziga 😅

  • @Sntaarka
    @Sntaarka 2 місяці тому

    Jh kusoco ppe ❤🎉

  • @Inaomar3239
    @Inaomar3239 2 місяці тому

    Heesta waad naga Soo daaHizeen LamaanaHeyga❤️🫶🏾🫶🏾🫶🏾🫶🏾

  • @FahadOsman
    @FahadOsman 2 місяці тому +3

    Abdifatah
    👇
    Adiga usameysan quruxda
    Simantaa ugu daaran muuqa
    Sowjadaa uwanaagsan dunida
    Waxa tahay gabadhi sanadka
    Shaadiyo
    👇
    Adiga uhoreeya saaka
    Samaanta uheysta nuurka
    Adaa ugu weyn sameynta oo
    Waxa tahay wiilki sanadka
    Abdifatah
    👇
    Sidaan ku jeclahay gaarka
    Majiraan cid suureyso
    Shaadiyo
    👇
    Ma sifeeyo abid uunka
    Si kastaba isfahankeyna
    Waa siraad lawada heysan
    Abdifatah
    👇
    Adiga iga suulsha murugta
    Geenyada ku saxiixan qalbiga
    Qaalida iga saartay fikirkee
    Waxa tahay gabadhi sanadka
    Shaadiyo
    👇
    Adiga dhax sabeeyey laabta
    Jaceylna ku sooray ruuxda
    Alla adaa ugu roon sxbow
    Waxa tahay wiilki sanadka

  • @user-wx6nw7vq2j
    @user-wx6nw7vq2j 2 місяці тому

    Inta maalin dawatay One Like

  • @user-wq8jl6me6v
    @user-wq8jl6me6v Місяць тому

    😅😅🎉🎉😂😂❤❤❤😅😅

  • @ZiyamedMed
    @ZiyamedMed Місяць тому

    Quen c mon avi ton taillé es super mais a toi décide apropo les vetment de poulo ya de fw ti exagère ton planning de sortir relaxé bb

  • @AbdulahiMuumin
    @AbdulahiMuumin 2 місяці тому

    Waaya waaya miyayaa nin naagkala qabo iyo naag nin kala qabo hadana labadooda isqaba🎉😂😂

  • @MustalifoMustalifo
    @MustalifoMustalifo 2 місяці тому

    Ala sa usagyey hestan 😢😂

  • @cabeycr6088
    @cabeycr6088 2 місяці тому

    Waad naga so dahesn hesta 😊

  • @user-wc1pb2cu6j
    @user-wc1pb2cu6j 2 місяці тому

    Naa hooyo amiira naa Haa kaa sareeyso hoogto waxa soo gali meesha

  • @user-pg3we1mu5c
    @user-pg3we1mu5c 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @AbdiazizAhmed-rj1qw
    @AbdiazizAhmed-rj1qw 2 місяці тому

    Hi abayo

  • @Aminsaam
    @Aminsaam 2 місяці тому

    Heestu iney kala kacayso aya modayey lkn hada waxba uma jeedi beh 🤔🤣

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 Місяць тому

    😂😂

  • @abdullahiibnadan9044
    @abdullahiibnadan9044 2 місяці тому

    Balse Hess Hindi ba igu sodacdee balse maxasusto hadhanee ya ishegi karo

  • @IbraahimXuseen-ul5xb
    @IbraahimXuseen-ul5xb 2 місяці тому

    Waxaan cod miyaa cabdi fitaahow War 0ne xbet saaro ama luuqa iska dhig ee ka carar

  • @user-zv6sm4eh1u
    @user-zv6sm4eh1u 2 місяці тому

    Hda m sidana heesa codxuma qpfkan ay dabada kwado

  • @AbdulahiMuumin
    @AbdulahiMuumin 2 місяці тому

    Nin naak kala qabo iyo naag ninkala qabo hadana labadoodi isqabaan 😂
    Hoolamiyaa sidii carigii camal😂

  • @user-my6qr4ke9v
    @user-my6qr4ke9v Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤