FAHMI HEEGO | JIIDH WAA DARENKEE HOOYO | 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2023
  • Erayada C/qadir huriye
    Laxanka iyo Codka Fahmi Heego
    Music Serabtaa On The beat
    / qc7l7lj6
    fahmi_abdilahi_...
    fahmiheego.a...

КОМЕНТАРІ • 90

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego  5 місяців тому +8

    Hooyo mcn Alle hayno dayo dadka inta Ay hoyoyin kodka dhintana Alle naxariisti janno haka waraabiyo 🙏🏼

  • @queenhuthasharaf3343
    @queenhuthasharaf3343 8 місяців тому +6

    Waan ooyay wllhi isma lihi qof kaa hooyo wanaagsan ayaa jira alxmdulilah ilaahow kugu mahadaa❤

  • @ikranibrahim8678
    @ikranibrahim8678 8 місяців тому +16

    Hooyaday waxan wayay anoo yar😢
    Dhib iyo rafaad badan umaray darted wlhi
    Ilaa imaka oon waynaaday Wan ooya dhibaatoda
    Booski hooyaday cidna ima buuxin
    Ani iyo walalahy waa kala lunay
    Midba meel.ku nool yhy
    😢😢ilaahow nolol khyr qabta oo aan Ani iyo walalhy iskugu nimaadno

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego  8 місяців тому +5

      Amiin wall ilahay waxwalpa sad jeceshihin Haydinka dhigo O idinko Nabad qaba haysukin keeno 🤲🏼

    • @muwaheip_apdihakem123
      @muwaheip_apdihakem123 8 місяців тому

      Tolayyy rabow nollol khayr qabtan ku waydiyey adiga iyo wlalalhaba❤

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE 8 місяців тому +6

    Jiidh waa dareenkee Hooyo
    Hooy durugsanaan Hooyo
    Damqashey igelisaa Hooyo😢😢
    I❤U MAMII 👸 👑 ❤❤
    Tnx my Bro FAHMI✌️💜💜🙏

  • @samatarmahamud1509
    @samatarmahamud1509 3 місяці тому +5

    Alllha kuu naxariisto hoooyo mcn 😭😭😭👸❤️🤲

  • @HibaMukhtarmaxamuud
    @HibaMukhtarmaxamuud 2 години тому

    Ilahayoww duruufta iheysiyo daalka nasteex igubadal 😭🙌🏼

  • @abdikhayre5831
    @abdikhayre5831 3 години тому

    Ilahow ku naxariso 😢 my mum

  • @RaxmaFaaraX-tp2lr
    @RaxmaFaaraX-tp2lr 6 місяців тому +4

    Hooyo mcneyy Ilaahay haykaa daayo 😢❤🎉 love you mama fav song

  • @Nuura-se7gc
    @Nuura-se7gc 4 місяці тому +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢hoyo durugsanantan damqashay igalisaa ilahy ha unaxariisto mamo

  • @user-gd2et7qj4w
    @user-gd2et7qj4w 3 місяці тому +2

    Hooyo mcn allha kucafiyo❤❤❤🎉

  • @user-bf9fu2ju4w
    @user-bf9fu2ju4w 2 місяці тому +5

    Nin ki hooyadi kadhimty allh haunxristo iinti kle hawdayo😮❤❤

  • @LeelefCawil
    @LeelefCawil 3 місяці тому +2

    Hooyo mcn alle hku naxariisto waan ku xiisay hooyo janadii allle hkaaa waraabiyo igu soo duceeya walalayaalموم😭💔😰🙏

  • @InaalixasanIndhojacayl
    @InaalixasanIndhojacayl 6 місяців тому +2

    Allah ku naxristo hoyo mcn waxan wayay hoyaday ano yar ila hada wax j dhamay silic
    Walal i dar yel ma hysto edo iyo hbo iyo abti iyo ader fican ma hysto😢😢 mudo 15 sno hal mqr afkayga kam so bixin erayga hoyo😢😢😢

    • @user-li1ro6ib5w
      @user-li1ro6ib5w 2 місяці тому

      Alow qalbiga kuu daji alha kuu gargaaro🤲🤲🤲🤦‍♂️🤦‍♂️😭😭😭😭😭

  • @paba_hashiak2792
    @paba_hashiak2792 7 місяців тому +3

    Fariin kaaga socota hooyo
    Kala sare daaraha aakhiro
    Kii lagu dagaad ahaydoo
    Kun ka doruqsan asaagii
    Ka kalmudan dunidee
    Kun dhaanaw deeqsi hooyo
    Ku dawray eebahay hooyo
    Kaa ilaali dagane hooyo
    Ku dakee dookhaa hooyo
    Dacar kuma haleesho hooyo

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 8 місяців тому +3

    8:16
    19/10/2023
    Ano wx bdn sugayay si an igu nafiso ama wahel oga dhigto hestan wxn daremay ine tahy heesta kaliya i samesay xili xuna an arkay ani ii xuma xilikas mnta dhan wn sona allha iga aqabale ano og in laso dhigayo so bxeso mnta hdna wn iska celinayay mrka afuray wardi u aqristay hoyadey mcn ayaan dhagesanya😭😭
    Jiidh wa darenke hooyo 😭
    Hooyo kala durugsanti hooyo😢
    damqashe i galisa hooyo💔😭
    Hooyo dabacsananti hooyo😢😭
    Damal igo hadhkagi hooyo😭♥️
    Iyo diiranantii maamo❤️😭
    So maan daraaseyn hooyo💔😭😭
    Wn ku xiisay nolosheydiyey allha ku naxaristo 13/5/2023 hbnki an wayay nolosheydi hooyo mcn wn ku jclhy alle janadisa wasac haga dhigo🤲🤲😭😭
    Wn ogahy ine ficnen blse wxn u arka nafis ama wahel

  • @NasraQuuq
    @NasraQuuq 2 місяці тому +1

    Wan ku xsiiy hooyo mcn wan ku jeclo ❤

  • @FaadumoFiikooni
    @FaadumoFiikooni Місяць тому +2

    Hesta wey dhamatey lkn ilamteyda mahan mid dhamaneysa hooyo qali allow janadii kugee😢

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego  Місяць тому +2

      Amiin wall mcn ilahay naxariistisi janno Haka warabiyo 😭

    • @FaadumoFiikooni
      @FaadumoFiikooni 25 днів тому +1

      @@Fahmi_Heegoamiin yaarabi🤲🏻☝🏻😭😔

  • @sophiamohamed1344
    @sophiamohamed1344 8 місяців тому +2

    Hooyo mcney ❤🥺🤲

  • @user-mp7im1qi7z
    @user-mp7im1qi7z 8 місяців тому +2

    Ifka dawadaydayy ❤️😭 dhaayo donistaydayy tuu manku donaayy 😭❤️ duzha igu xampartayy maamo❤😭

  • @user-li1ro6ib5w
    @user-li1ro6ib5w 2 місяці тому

    Ale hoooyo mcnto alow kuu naxriiso aaqro iyo aduunka mamii alow nodaah intii dhimaty unaxriiso 🤲🤲🤦‍♂️😭😭

  • @Hinaal7420
    @Hinaal7420 8 місяців тому +3

    Dareen aaan laga Sheekeyn Karin Weye Fogantedu iyo Xiiso Aan Xad Laheyn Aniga Boos Weyn ayeeey Nolasheyda Ku Ledahay jaceylka aan u qabo Hadda ayaa ka badan Midka aan u Qabey Markey ila Joogtey Waxyabo Badan oo Aan Markaas Fahmin Ayaaa Fahmey Haddaa Wan is Qomomeyey wax walba oo Difaac iga ahaan lahaydana aniga ayeey ugu dhaceen Runtii uma Maleynayo waxa ka xanuun badan oo aan Dareemi Lahaa oo aan geerida ahayn ineey jiran wax walba ayeey iga qaalisan tahay heestana mudo sugeeyey si aan wakhtiga aan u xiso u dhageysto Mar kale wan sugii doona inaan dhageysto anigoo dhabteda ku jiifa Hoooyooo😭😭💔

  • @mahadqorane2994
    @mahadqorane2994 Місяць тому

    Dhamanten allh Hooyo. McN. Hainodayo huuno😊😊😊

  • @IfraxAbshir
    @IfraxAbshir 8 місяців тому +2

    Hooyo macaanto

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 5 місяців тому +1

    Hooyo mcn aad bn kuugu xiisay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassan__KaskeY
    @hassan__KaskeY 8 місяців тому +4

    The one only heego 😍❤️

  • @alishukrihassan
    @alishukrihassan 7 місяців тому +1

    Jidh dareenkee hooyo
    Hooyo durugsanantii hooyo
    Damqashay i gelisaa hooyo❤

  • @naemaaden
    @naemaaden 6 місяців тому +1

    Hooyo la'aanta waxa dareemi kara qof waayey hooyadii qofkii aan jecla qabri buu galee rabiyow qalbiga iiga reeb 29/11/2023 maalintad dunida igu cidlaysay😢😢😢 maxan u xiisay kalmadii hooyo 😢😢😢

    • @LiibaanxusenCumar
      @LiibaanxusenCumar 5 місяців тому

      Ale haw Naxariisto😢 wllo kaliya u ducee wll adna mustaqbal wanaagsan baan kuu rajaynaya

    • @Ahmett-Faisal
      @Ahmett-Faisal 17 днів тому

      Alle hawnaxariisto😢 hooyo walal markasta waxad sameysa u ducee sadaqana u bixi hadii aad gacanta wax ku haysid walal 😢😢💯

  • @havzaqaali4562
    @havzaqaali4562 Місяць тому +1

    Abaal badaneyy hooyo❤ alle hayka daayo🥹 adiga hooyo io aabe ba noo noqoday anagaha wxan ku nahay walal aabe io hooyabah ❤️🥹alleh wxan kaga barayayh in isku keen daayo cadow io nacabah alleh inooma jabiyo aduunku waa ayaane alleh inama kala fogeeyo🤲🏻alleh qalinka haku fududeeyo amiin noloshydiyeey

  • @crahmanhashiahmed185
    @crahmanhashiahmed185 8 місяців тому +2

    Dugsigan dugsanayay
    Dain nolasha ku badi
    Erayo culus

  • @nashadsaed9836
    @nashadsaed9836 8 місяців тому +2

    Hooyo mcn 💋👸🏻😢

  • @user-mf6xr5yr7v
    @user-mf6xr5yr7v 8 місяців тому +2

    Mama macaan mashaa allah

  • @SabrinaAbdi-os1dj
    @SabrinaAbdi-os1dj 21 день тому

    Ilahey hooyadey ha ikeeno 😢

  • @AsmoMohamuud
    @AsmoMohamuud 19 днів тому

    Hooyo mcn allaha ikadayo❤❤❤❤

  • @AsmaAyan-xn9mz
    @AsmaAyan-xn9mz 8 місяців тому +1

    Hooyo mcn wa jaceylka ❤

  • @RaaxoFaarax-dy2mo
    @RaaxoFaarax-dy2mo 2 місяці тому

    Mnsha allha hoyo mcnto allha ku dhowro 💕 ♥️

  • @hanacabdi711
    @hanacabdi711 6 місяців тому +1

    Jidhawadarenke hooyo hooyo durugasana ta da maqashey igalisa hooyo😢❤

  • @RuweidahassanAbdlle
    @RuweidahassanAbdlle 16 днів тому

    HEetaan qalbigee IGA xanuujisaaa mana dhaafi kari😢💔

  • @faadumomohamud7900
    @faadumomohamud7900 4 місяці тому +1

    Heesatn wy itaabatyyy hooyadayy 8sano kla maqanahyy wlhi mom wkuu xisayyyy jano duniyeyyyy 6:30 hbeenimo an dhgysanyaa
    Hoooyo durug sanntan hooyooo I've U mcneyyyy 🥺🤍🙏

  • @user-yx5du8tu6h
    @user-yx5du8tu6h 4 місяці тому +1

    Heestn wy itaabatyy hooyaday wxa kla mqnahyy 8sano kabadan hooyo wlhi wn kuu xisayyy 🥲🙏 Hooyo durugsasntaaan hooyooo
    Hooyoooooooh jno duniyeyyyyy I've U mcneyyyy🥺🤍

  • @nasradiriye8507
    @nasradiriye8507 7 місяців тому +1

    Hoyadey mcney lbo malmood anan kula hdlin bn lamurugsnhy bl kwrn hdn kuwayo hyo illahow hna kla qarin 😢❤

  • @ifraaxcumar8316
    @ifraaxcumar8316 8 місяців тому +1

    hooyo jacayLkeeda qof aan helin kwrn siduu dareemayaa😭

  • @bilanmaxamed2322
    @bilanmaxamed2322 Місяць тому

    😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔 allow ii caafi hooyo

  • @user-pw9gv8si8x
    @user-pw9gv8si8x 6 місяців тому +1

    Hooyo mcn❤

  • @Abdiwali-mr8ns
    @Abdiwali-mr8ns 26 днів тому

    Hooyo Mcn ❤

  • @user-fh5wk5ck3d
    @user-fh5wk5ck3d 8 місяців тому +1

    Masha Allah hooyo mcn momo ❤❤❤

  • @NaimoMohamed-um4ks
    @NaimoMohamed-um4ks 4 місяці тому

    Hooyo mcn ilaahay ha ikaa dhowro mommy 🤲🏻😫😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 7 місяців тому +2

    Hooyo mcny 😢😢😢❤

  • @MunaYousuf-qz7lc
    @MunaYousuf-qz7lc Місяць тому

    Allah ika dayo mom❤

  • @liibaanopaama6013
    @liibaanopaama6013 8 місяців тому +1

    Hooyo mcn ❤😢

  • @xaawoibraahim7124
    @xaawoibraahim7124 Місяць тому

    Hooyo mcn aanto💋👸😢

  • @hamdayasin09
    @hamdayasin09 8 місяців тому +1

    Hooyoy kuu xiisay wlhi 😭

  • @WaledOmer-rh2hv
    @WaledOmer-rh2hv 4 місяці тому +1

    Hooyo macan

  • @user-kr9og7by8w
    @user-kr9og7by8w 4 місяці тому

    Hooyo mcn🥺allah ika daayo

  • @nuurakhadar505
    @nuurakhadar505 3 місяці тому +2

    😭😭😭😭🥹nasiib ka iyo danta qurbaha ikentay agteda kaman tagen hooyo jano wlhi

  • @user-ne6ct5pi3d
    @user-ne6ct5pi3d 4 місяці тому

    Hoyo alle ha ika cafi hoyo 😢 mcn

  • @NaimaFarah-mr1zz
    @NaimaFarah-mr1zz 8 місяців тому +1

    HOOOYO

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 4 місяці тому +1

    Daain baan ka tuuga
    Dacalkaaga hooyoy
    Inan door kugu dago
    Oo la dugsado dabeylaha😢

  • @clrashiid3548
    @clrashiid3548 8 місяців тому +1

    😢😢😢

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal 20 днів тому

    😢😢😢😢😢 hooyo😢

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 місяців тому +1

    🌹🌹🌹♥️

  • @najaxmahad4101
    @najaxmahad4101 5 місяців тому +2

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedyare5301
    @mohamedyare5301 26 днів тому

    😢😢😢😢❤

  • @user-jn9ml3hk9m
    @user-jn9ml3hk9m 7 місяців тому +1

    Hooyomcn lol you 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @daganabdi1405
    @daganabdi1405 8 місяців тому +1

    nimcaan hilaac or

  • @sakariye-rc6ic7do2g
    @sakariye-rc6ic7do2g 8 місяців тому +1

    My big pro

  • @Maraima-
    @Maraima- 25 днів тому

    2 sano anoo jira baan wayay hooyadey hadana wxaan u taba ama ugu xiisa sidii inaan shalay wayay iyo inan dareenkeeda hooyonimo soo arkay ma aqaan sababta hadii aad hooyo haysan lahayd tolow see noloshadu ahaan lahayd baan is waydiiya markan talo iyo tusaale u baahno wn iska ooya wxaan is dhahaa hadii aad hooyo haysan lahayd wax badan baad u sheegi lahayd oo uga sheekayn lahayd walbi waad ku nafisi lahyd ma jiro qof hadii aad wax u sheegato ku aaminaya ilaa hooyada mooye cidna wax uma sheego wayo wxn is dhahaa cidna ku fahmi mayso hooyadey dabadeed ayeeydey baa isoo korisey iyadana waan wayay hbenkan wayay wxn ku ooyey ayeeyo kaligey bn noqdey cid danbo iga fikirta heli maayo aduunka mar kale cidlan ku noqdey yaa iga fikiri doona dabadaa yaa waxa xun iyo waxa SAN ii kala sheegi dooni qof kasta indhuhu iga daawan sax iyo khaladba ma helayo qof i dhaha see tahay iyo mxaa ku suganthy mar labaad waxaa noqdey hooyo la aanti markan labada sano jirey ilmada caawa indhahayga say uga baxday ilahay unbaa og lkn marka hooyadey iyo ayeeydey iyagon ila jogin wn u sheega wax walba ilahow qalbiga iga reeb 😭😭😭💔💔🙈👩‍👧👩‍👧

  • @user-kh5gp5jn9e
    @user-kh5gp5jn9e 16 днів тому

    Mommy ❤❤

  • @AyupClle-ji1sx
    @AyupClle-ji1sx 22 дні тому

    hooyomcn, 😂💔

  • @shukri-ubax2850
    @shukri-ubax2850 3 місяці тому +1

    😭🥲🥲🥲🥲

  • @fahmoali5772
    @fahmoali5772 8 місяців тому +1

    Nasiib uma yeelan inan tellkeyga ku seefgareeyo magaca hooyo mcn😭😭😭😭😭

  • @iqraidil944
    @iqraidil944 6 місяців тому +1

    Hoyo mcn wan kujeclhy alle waxan kakabarya inaad kunolato nolol faraxad badan madaremi karta hadad ikatagtay sidaa noqonyo hada ayan ka marmin daqiqad quro wan kujeclhy hoyo mcn allha ikadayo 😢😢

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 8 місяців тому +3

    8:16
    19/10/2023
    Ano wx bdn sugayay si an igu nafiso ama wahel oga dhigto hestan wxn daremay ine tahy heesta kaliya i samesay xili xuna an arkay ani ii xuma xilikas mnta dhan wn sona allha iga aqabale ano og in laso dhigayo so bxeso mnta hdna wn iska celinayay mrka afuray wardi u aqristay hoyadey mcn ayaan dhagesanya😭😭
    Jiidh wa darenke hooyo 😭
    Hooyo kala durugsanti hooyo😢
    damqashe i galisa hooyo💔😭
    Hooyo dabacsananti hooyo😢😭
    Damal igo hadhkagi hooyo😭♥️
    Iyo diiranantii maamo❤️😭
    So maan daraaseyn hooyo💔😭😭
    Wn ku xiisay nolosheydiyey allha ku naxaristo 13/5/2023 hbnki an wayay nolosheydi hooyo mcn wn ku jclhy alle janadisa wasac haga dhigo🤲🤲😭😭
    Wn ogahy ine ficnen blse wxn u arka nafis ama wahel

    • @Fahmi_Heego
      @Fahmi_Heego  8 місяців тому +2

      Wall ilahay Naxariisti janno Haka warabiyo Adiga iyo dhamaan family kinana qalpiga haydinka rebo Hooyo 😭

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 8 місяців тому +1

      @@Fahmi_Heego Amiin yarabi 🤲🤲😭jazakllh wll noso badi hesaha qalbi tabadka ah fanan🙏

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 8 місяців тому +1

    8:16
    19/10/2023
    Ano wx bdn sugayay si an igu nafiso ama wahel oga dhigto hestan wxn daremay ine tahy heesta kaliya i samesay xili xuna an arkay ani ii xuma xilikas mnta dhan wn sona allha iga aqabale ano og in laso dhigayo so bxeso mnta hdna wn iska celinayay mrka afuray wardi u aqristay hoyadey mcn ayaan dhagesanya😭😭
    Jiidh wa darenke hooyo 😭
    Hooyo kala durugsanti hooyo😢
    damqashe i galisa hooyo💔😭
    Hooyo dabacsananti hooyo😢😭
    Damal igo hadhkagi hooyo😭♥️
    Iyo diiranantii maamo❤️😭
    So maan daraaseyn hooyo💔😭😭
    Wn ku xiisay nolosheydiyey allha ku naxaristo 13/5/2023 hbnki an wayay nolosheydi hooyo mcn wn ku jclhy alle janadisa wasac haga dhigo🤲🤲😭😭
    Wn ogahy ine ficnen blse wxn u arka nafis ama wahel