SAKARIYE KOBCIYE ( SIDAA IIGA WAR HAYSO) LIVE STAGE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 місяці тому +3

    Heestan Abwaanka Sameeyey Waa Sakariye Kobciye Lkn Abdijibar gacaliye ayaa Kusoo Baxaya Laba Midba MUSIC-ga Oo Macalinkii MAFTUUX CADCEED U Tumey Iyo Codka Oo Uu Inyar Kaan sakariye Ka Weyn yahay lkn Laxanka Iyo Ereyadaba ninkan iska Leh Ninba ninbaa Ka weyne 😂

  • @Aminsaam
    @Aminsaam 3 місяці тому +3

    Sakariye kobciye
    Ereyo iyo laxan ugu kaaley
    Lkn codka xooga ka dhiman
    Hadu cod mcn lee yhy best fanan ayu noqon laha ✊🏽

    • @xareedbileofficial3878
      @xareedbileofficial3878 3 місяці тому +1

      Sxb adaa dhagoola ee ninkan cod uma dhimana

    • @Waakii904
      @Waakii904 3 місяці тому

      Ninkan hadii uu Bilaa cod yhy mabaa jiro qof cod macaani 😂😂😂

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 3 місяці тому +12

    Inta heestan cabdijibaar gacaliye kusoo aragtay maxad ledihin

    • @mohamedamiinabdihashi8019
      @mohamedamiinabdihashi8019 3 місяці тому

      Sxp page kaan labaad kobciye ku heesaayo Gacaliye wuu kahadalay ooo weedhahaan odhan maayo Gacaliye, saas oo tahana heestu waa isku laxan.
      Afkaaga kama waayo
      Weedho aad umacaane
      Waxaan maanta ku leeyahay
      Wacaneeybab naftayduuu
      La'aantaa waxba maaaha
      Waxyahayga dhanbaaaa
      Wardi kuu aqriyooooo
      Sidhabaad ugu wayntee
      Yay ku waayin naftaydu.

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 3 місяці тому +4

    Team no music 🎶 ❤

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi je taime toi habibi AR ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedWaladii-lb4mv
    @AxmedWaladii-lb4mv 3 місяці тому +4

    Erayada laxanka codka iyo music
    Wllhi way fadhiyaan 😮😮
    T

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 3 місяці тому +2

    Sowkii abdijibaar qaadayey maxa qaldan😂

  • @hamdaabdelkadir8821
    @hamdaabdelkadir8821 3 місяці тому +2

    Codkiisu ma xuma lknAbdijibaarbaa kaga soo baxaya heesta 😮

  • @ayanlejr1854
    @ayanlejr1854 3 місяці тому

    WlO cabdi jibaar baa ka cod macan wlhi lkn aduu abwaan heer sare ah ayad tahy

  • @NoName-mp6kz
    @NoName-mp6kz 3 місяці тому +2

    Shaadiyo waaa amxaaro heesta markuu abdijabar soo qaadaya ayee soo galinee inti horane wey heesatay naagtan laangaada ah si beee u cuqdadeesan tahah

    • @mohamedwali9760
      @mohamedwali9760 3 місяці тому

      🤣

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 3 місяці тому

      Adeer maskinta wax ogtahy malahan astaan ayaa baŕnaamijka duubtey soona galiso heesaha abdifitaah ayana barnaamijka diyaariyay qoftan magaca chanalka mooye xabad ma oga ina fahantaa rajeena

  • @suleekhacaliguuleed9795
    @suleekhacaliguuleed9795 3 місяці тому

    MUSIC ABDIFATAX KII MAFTUUX CADCEED BUU BARYAHAN BUU TUMAYAH EE MACALIN BUUU NOQDAY😂❤

  • @ruqiyahassan5437
    @ruqiyahassan5437 3 місяці тому +2

    Hambalyo coming soon 1000000 million k followers ❤❤❤from Minneapolis

  • @MaxamedXadde
    @MaxamedXadde 3 місяці тому +1

    Shaadiya coop rite saaro heestaan waa laisku haystaaye

  • @KhadarCalih
    @KhadarCalih Місяць тому

    Big man zakariye kobciye

  • @ABWAAN-SADAAM-CK
    @ABWAAN-SADAAM-CK 3 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nacimaabdi2664
    @nacimaabdi2664 3 місяці тому +2

    Anigaa uhoreeya like 👍🏾 👌

  • @khaalidmahrez3779
    @khaalidmahrez3779 3 місяці тому

    Gacaliyaa heesta kuzoo baxay E ninkan laxamadiizìi Haku Laab To

  • @MaahirMahamed01
    @MaahirMahamed01 3 місяці тому

    😊😊😊😊😊

  • @abdiazizmohamed6961
    @abdiazizmohamed6961 3 місяці тому

    heestu ma sidanay umacaanayd, ninkii dheera heesta waa kuciyaaray walahi!

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime toi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MariaaliMohamud
    @MariaaliMohamud 3 місяці тому

    Shashka iyanta wax maso dhigtid maxa ku gu dhece aqwn

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 3 місяці тому

    BIG LEGEND KOBCIYE

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 3 місяці тому

    1:02pm
    9/6/2024
    Hees wa dhaftay😢❤️

  • @marymanmohamed3297
    @marymanmohamed3297 3 місяці тому

    Hesta cabdijibara ba kuso baxay

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 3 місяці тому

    Waw kobciye ina adeer wax baad sameysay

  • @XariiroXasanmaxamed
    @XariiroXasanmaxamed 3 місяці тому

    Shaaadiyo 1m hala abayo man wa ku jeclahay ❤️‍🔥 ❤️ love you

  • @deeqamohamedodawa7484
    @deeqamohamedodawa7484 3 місяці тому

    Shaadiyo 1m hala gaarsiyo

  • @munajama5436
    @munajama5436 3 місяці тому

    ❤🌷❤

  • @Mohamethka21
    @Mohamethka21 3 місяці тому

    Wof❤

  • @mohamedAhmed-yd6bt
    @mohamedAhmed-yd6bt 3 місяці тому

    Waaw wa hees iyo bar

  • @mohamedAhmed-yd6bt
    @mohamedAhmed-yd6bt 3 місяці тому

    Waa hees iyo bar

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 3 місяці тому

    Mashallah

  • @QueenlakiLaki
    @QueenlakiLaki 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @issaAli-gk1ym
    @issaAli-gk1ym 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @MounaHoussein-rd2lu
    @MounaHoussein-rd2lu 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi ok habobi❤❤❤❤

  • @HodanCaano
    @HodanCaano 3 місяці тому

    Heesta mala hid qaraca ya yahay