Nin jacayl silsilad seeto uga dhigay dookha sidkaye😢 Saxashiyo qofan saxar kula jaclayn adna soodh aflihiyo sunta ha uga tudhin ❤ Ezh qiyasak Liibaan door
adunka qofka u jclaa asagoo isilciyay anoo wli adunka u jcl aso isilcinaayo ayaa alle iga waday adunka kuwayay noloshisa jclkisa dhib iyo xanun badana usomaray balse mantay wuw iga hooseya wax walbow aha wan cafiyay janadi allah inow nagu kulmiyo ayan ka baryaa madama an adunka ku wayay allow qabrigiisa u wasici oo janadii igee geezigan jeclaa colad daahir 🥺😭🤲
Erayadda 100%100 Laxanka Codka Music waali cas Heestan waxaan dhageysatay aniga oo seexan rabo waxaa 11:34 daqiiqo 2023 Aniga wey iga owsisay wlh aniga lee og wax an la ooyay sorry qof waliba wax jecel Allah ha usahlo
Waala yaabay war ninkani waaaba sun wllhi wuu dareen hadlayaa wllhi wan ilmeeyay libaax keep going sxp shaadiyay adna hor mar wacan ayaan ku leeyahay walashey
A legend is rising! Liibaan Door is a talented young artist. His unique and dulcet voice is really amazing and unmatched. Let's give him a thumbs up. 👏👏👏
Isasii nimcada iida sirqaha Waqtiga ku sida u kusacida Waxa sooli muud Lpx liban door Am listening at 6:21 pm noon Date : 28:04:2023 Hada iiga danbyso like haa ilaa dhafin ❤
24/4/2023 11:36Pm baan dawanaya waxay wada qadatay daremadaydii angagay oo waxan daremayaa xitta in ay xasuusaha xanuunka badan ay wax ku daremayan wayo waa hore ayaan modayey in ay dhinteen oo ay iga suuleen anyway Habeenkayga ayey qastay yeelkoze😢😢😢😢😢😢😢
Abwanka hestan sodayi xasidsana 😢😢. Lur iyo Ciiil ....... 24/4/2023. Koley cawa waxan darema Allah unba og ciid kale on ushegta majirto ee qofkasto oo TU adun iyo TU jaceylka la ildaran Allah usahlo muradkisa 😢😢
Waqtigii ugu habboona aayay sobaxday its pleasure to hear coz am still hidden my love and i life with pain , am willing to success one day my queen m a j k 💙😥
War Heestan Waan Jclhy Ee Si Aan Marwalba U Dhagaysto Lovta Igu Xasuusiya 🔥😊
Jacayl aqoon liibaan jacaylku waanoocaa
NABIGEEN MUXAMED AAN KU SALIINO WLLYL Salallaahu calaayhi wasalam salallaahu calaayhi wasalam salallaahu calaayhi wasalam salallaahu calaayhi wasalam salallaahu calaayhi wasalam
libaan codba ku jira wllh abdifitax yare na wuu ku fara yareystay heesta music ba saran wllh❤😮
Heesha la qadayo inta badan ninka iska leh
Ereyada iyo laxanka liibaan door
Fanan iyo abwaan laxamiiste 😢 hees dareen leh
Qorshooyinki aan lahaa
Markuu qalbigii jabaa
Qalibay oo wada Nacee
Qofkale haka ridin jar-dheer.
Shax Shax Ali ✍
Waaba aragtee like dhac kusii 👍 boqortooyo🥰
Like bis mahe kabdna mudanthy wll😘
@@maryanelmi-cw9jy sharaf iyo karaamo🥰👋
Wiilku cod macana Mansha allh 😢 waxa Mesha takan oo dhan cod kuma garan ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestaan Waxaan siiyey 1000%1000 waayo Waa sida dadka is jecel isuladhaqmaan markii midood jacaylku kuhoreeyo Waan Kuwataa Liiban Door
Waxaan dhageystay 10 jeer walina kama dhargin waan iska oo yey waayo jacaalkan Aniguu ila nool yahay Hada oo lajoogo ahha❤❤❤❤❤❤❤❤
Wooooow
❤❤❤❤
Iskasoo sir siro
Qalbi kuu sasaban
Sanka laab ka tolan
Ku dul soco walaal 😥☹
Nin jacayl silsilad seeto uga dhigay dookha sidkaye😢
Saxashiyo qofan saxar kula jaclayn adna soodh aflihiyo sunta ha uga tudhin ❤
Ezh qiyasak Liibaan door
Wow
🫡
@@cabdiqanibaarud8979 ❓
adunka qofka u jclaa asagoo isilciyay anoo wli adunka u jcl aso isilcinaayo ayaa alle iga waday adunka kuwayay noloshisa jclkisa dhib iyo xanun badana usomaray balse mantay wuw iga hooseya wax walbow aha wan cafiyay janadi allah inow nagu kulmiyo ayan ka baryaa madama an adunka ku wayay allow qabrigiisa u wasici oo janadii igee geezigan jeclaa colad daahir 🥺😭🤲
Amiin bayo😢
😰😰😰😰💔
Sory iska cafi walal
😢😢😢Amiin illahey ha unaxariisto
Erayadda 100%100
Laxanka
Codka
Music waali cas
Heestan waxaan dhageysatay aniga oo seexan rabo waxaa 11:34 daqiiqo 2023
Aniga wey iga owsisay wlh aniga lee og wax an la ooyay sorry qof waliba wax jecel Allah ha usahlo
Ax ... sorry 😢
Sorry 😢
Ma dareento silic naf jacayl sixree 💔 saxashiyo qof aan saxar kula jacalyn adana sodha afliyo sunta ha ugu tudhin😭
Waala yaabay war ninkani waaaba sun wllhi wuu dareen hadlayaa wllhi wan ilmeeyay libaax keep going sxp shaadiyay adna hor mar wacan ayaan ku leeyahay walashey
Barnamijkan heestan oo kaliya ka sugayey wllhi boqorka codka liiban door 💯❤
Anigaa kulamid ah wll liibaan door ma jiro wakhtigan fanaan la cod ah
@@wehelashaq3368 really wllhi 🤗
Zido kle walhi
Wllhi waa run heesta kaliya ee ku jirtey aheyd
Kligey lee moodaye qofka sugaye 😂😂
Liibaan Door dadka qaar waxay magaciisa ku barteen hees ereyadeeda iyo laxankeeda lakin wiilkaan cod ayaa ku jiro.
Keep going. 👍🏾💯
Cod ayaan kubartay Wlhi Anigu wax la cod ah na wali maan Arag
Waleeee haaaa war maan ogayn wll Ninka cod Iyo laxan unbaan ku ogaaye ileen Waa waawaynka
Adoo qalanjo ah miyaad jeedaa
Iska soo sirsiro
Qalbi ku sasaban 💔
Sanka labka tolan
Kudul soco wll😢😢
Ma dareento silic naf jcyl sixree💔💔💔💔😭😭😭
hestaan 50 mar waan dawaday ilaheey amarkiis😢😢😢
A legend is rising!
Liibaan Door is a talented young artist. His unique and dulcet voice is really amazing and unmatched. Let's give him a thumbs up. 👏👏👏
Woow
❤
@@ismaip583and gy
😢😢😢 1:47
😮
Isasii nimcada iida sirqaha
Waqtiga ku sida u kusacida
Waxa sooli muud
Lpx liban door
Am listening at 6:21 pm noon
Date : 28:04:2023
Hada iiga danbyso like haa ilaa dhafin ❤
78
Liban idoor waan sugaye wlhi waaa layabey codka iyo laxanka waa igu dishey kep going brother waan ku wata ✌
Keep going
Waa hees dareenkeyga aad moodo inay ka hadlayso jacayl aan islahaa waa ku daayey baaba isoo xuzuuzisay isi sii nimcada idaa sirqaha 😢😢😢😢😢
Heesa qalbi❤iga laga curiyay waa tanoo kale Wan wata hestaan
iska soo sir siro
Qalbi kuu sasaban
Ku dulsoco walaal
😢😢😢😢😢😢😢
Fanka Muqdisho wiilka furahaya u haya liiban door iyo Abdi ftx wilka music samada galiyay laba garac 😂
Liibaan door heesihiisa. Dareen bayliyihiin😭
Tobanle masha'allaah daganaa😘
Waxaan dawanayaa 10/4/2024 hijri 1shwl dadku waay ciidayan lkn anigu xanuun aan qalbiga ka daremayo awgii ilmada iga socota😢
Zorry mcn😢😢
Saxashiyo qofkan saxar kula jeclayn sodh iyo adna sunta hawga tudhin in addis ababa
24/4/2023 11:36Pm baan dawanaya waxay wada qadatay daremadaydii angagay oo waxan daremayaa xitta in ay xasuusaha xanuunka badan ay wax ku daremayan wayo waa hore ayaan modayey in ay dhinteen oo ay iga suuleen anyway Habeenkayga ayey qastay yeelkoze😢😢😢😢😢😢😢
Waan kula daawanaya heestan aniga xita sibey ii tabanesa 🥺💔
Wankula dawnyna bugso ilahay idamki dhamanten waynu wada bugna😢😢😭🤲
Nin jaceyl silsilad seeta uga dhigey dooqaa sidkatey umaley sagsaaag😢wayyyyyy adna soof afliyo iyo sunta ha uga turin
Liiban door emotional song wlhy hees dareenkeda wadata ☹ISASII NIMCADA IIDAA SIRQAHA ♥️😥kabax
Ax waan ooyey 😢😢
Abaayo mcn kula mid ayaan ahay aniga 2015.2019.2021.2023.2024 shansano qalbi jab ku noolaa waayo kii udambeysay waxa uu ahaa sanadkaan waayo qofkaa dunida uku jeclaa qof kale ika guursatay darteedna silac umaray lkn abaalkeyga ka dhigtay qalbi jab weyn jaceyl dhan waan ka quustay hadii uu abwaan jiri lahaa qisadeyda waan usheegan lahaa lkn ma heysto 😢😢😢😢😢😢😢
Yaa illaahii isma lahayn heestan oo kalaa hadhey walaahi. 🙆♂️
Heestani waxay soo baxdey Ciidkii waxaana qaada fanaan layidhaahdo LIIBAAN DOOR, heesta magaceedana waxaa la dhahaa "isa sii nimcada iidaa sirqaha".
Waxaa ku dhacay laxan aad u cajiiba iyo ereyo calayk calayk ❤
Waaaw ismalahayn
Heestanoo kalaa hadhy wlhi
Wiilkan waa talanted
Markey daqiqada mareyso 1:57 illa 2:6 music Abdi fatax inu yahay shaki iga galay 🎉🎉
Isa sii nimcada ii daa sirqaha wakhtigaa ku sida oo ku saacidee😭😭😭😭
allow alle😭😭😭😭😭
shaadiyoy abwaanka hestan curiyay magacis hes ban ka rabaaye❤ libaan doorna wan salaamaa
Waa Liban door
Wa isaga uuun
Liibaan door walaahi hibo dhab ah ayuu leyahay oon ka badbadin ahayn hore u soco saaxiib Guulayso insha Allah
Isa sii nimcada ii daa sirqaha what an emotional song keep going legend you are the best of all singers
King of city libaan door mowgarowshow ogtihiin reer muqdishoow❤
Libaan laba heesod oo magaceyga ah ayan ka haya mahadsanid🥰❤
Shaadiyo adigah iyo fananka sandka liiban doorr hees banu idinka sugayna ninkani waa abwaan+laxamiyste+fanaan+position ❤❤❤🎉🎉🎉
Shaadiyo is not easy wlhi.
Liibaan asagaa season kaan boqorka codka haysta✅
Saxashiyo Qofaan Saxar Kula Jecleen Adna Suun Afliyo Sunta Ha Ugu Turin
Madareento silic Naf Jaceyl sixreelike hada Qalbiga ka dhawacantahey
Dokha sigtaaye u ma lahii siksag.
Saxaasiyo qofan saxar kula jclyen adna soodh aflihoyo sunta ha uga tudhin waaawo🤌
Wlhi wan heystaa qofan saxashiyo u qurin saxar
Fankaba Haloodayo wllhi liibaan door iyo C.C.shaah
Yaa ila qaba🤣🖐
aniga wlhi kula qabo😂
Jah markow music ina adeer tumay wa iska sidan ❤😊🔥
Kudul soco wll inta wali jcl arag lkn ugu baxdo heesaha jeceel😂😂❤
Hesta aigagathan❤Liban door ses wah yeshay wankuwata niyow ❤❤❤❤
Ma dareento silic😢
Naf jacayl sixree💔
Broken heart 😢😢😢
Liban Door Wuxu badalay Labsalax ......... Goat Fanka Muqdisho
Gacana u taagay heesaha dhanba sameeyay barnaamijkaan wlh xamar raga usoo baxay c.fitaaxna music caadi ahyn
@@khaalidjr2691
Meesha lagahaystay xamar fankeedu muusiga ayuu ahaa furinle ayeyna u hoos fariisteen wiil fara dahaba soo baxay.
Heestaan 70 jeer baan hal mar dhagaystay.❤
Xxxx
Jaceyl cimrigiisa waa cawaqib xun yahay💔🥺🖤
Waaw A/fataax yare fire🎉ilyan waa musician waaw ❤codka ❤
Mirihi hg codki mj music abgaal that’s what i call collaboration 🎉
Codkii dishiishe
Barnajimkaan heestanbaba nabartay sikle ugu manan warhaynin codka liiban door waxaba igala yaabadan music 🎶 kada abdifataha yare war ninka goormu sidaan gcnta ufarisay o uu fara dahab noqday cajaaib 🏃♂️ 🏃♂️ 🏃♂️ 🏃♂️
Waa ardadii furinle saan maqlay
Isasii nimcada iida sirqaha waqtiga kusida ookusacide waxan zuulin mawd 😢😢😢😢19/12/2023 4:50 salasa😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxaana hees wey dhaaftee wax kle Maan u bixino
Liiban door ugaz fanka ayaa kubahan💯✅️
Liban door ma dishiishe mise waa warsangali 🤔
War muqdisho fananin cod shidan ayaa usoo baxay ❤
Naf soodh afliyo sunta looga turin💔
😢😢😢😢 heesta heesha afsomaliga lagu qaaday baan oran karaa war idoo raaca bal ❤
Wllhi liibaan door waa legand cod mcn boqorka codka hadaan dhaho ku dimbaabi maayo kaaga darane waa hees yaqaan khibrad u leh fanka iyo fanaanimada waxaa moodaabe inuu 30 sano kabadan faanaan soo ahaa hadaa maqasho hebel talent buu lee yahay waa liibaan oo kale fanaan buuxo cod mcn leh deganan leh ninnku ku dhaco wllhi inuusan somali ku jirin waqtigan la joogo marki laga reebo fanaaninta waa weyn sida lafoole iyo dalmar yare ahmed rasta nimcaan hilaac dadkaa buu ku level yahy xitaa ma mudno in lala meel dhigo fanaan hada soo baxaayo intuu fanka ku jjro waa wax gaaban lkn cod buu la soo share tagay iyo hibo faneed legandery💯❣🙏
Ma allah gulyso Huunp❤❤❤❤❤
Ma dareento silic
Naf jacayl sixree💔🥺
Alfanaan abdifatax yare wad nagawaloysa horay usoco ayaad ayan ku taagera hor mar ayan ku rajeyna wll
20 jeer in kabadan ayaan ku ceshtey illahayo qofkasto wax jecel u sahal helitaanka rajadiisa
Fanku waa hibo Ilaahay baxsho Liibaan waa Fannaan Cajiib ah.
War kan cod waaku dhamaaday wow
Abwanka hestan sodayi xasidsana 😢😢. Lur iyo Ciiil .......
24/4/2023. Koley cawa waxan darema Allah unba og ciid kale on ushegta majirto ee qofkasto oo TU adun iyo TU jaceylka la ildaran Allah usahlo muradkisa 😢😢
Aamiin yaa rabi
Isaga lee waaye abwaanka iyo laxamiistahaba. War ninku waa holac 🔥
Qalanjo ma xanuun baa kaa soo maray allaha kuu booga dhayo
Ku dul soco wll😮
Abdi fataxa yare gantada alaha kubara keyo masha Allah mustikadi adi mahan
😢💔🥺🤦♂️ Sunta Hawga Tuudhin.....
Hees way dhaafty tan❤
Hees qiiro leh ninka kaliya ee fananinta katagero🌹🌹❤️
Codka gariiray libaan door cod waa kugu dhaanye hooyga fanka kaalay fankagu haa kala kece meshaad joogta faniinta waay laa hadhaaye
ereyaada Wx mooda ani inaa qoree qisada heestan ani 😩 xalada kuu suganahy kaa hadl qof aaa ila 2016 Dezember aa uu sixaranahy 😩 jacelka waab sixir 2023 laa marya ragi dhana waa nacaya asii moyee qof adunka inaa jooga mab modoo asiina mab ii fahamoo kora ila hoosa uula hadle 😊 😩 waxa daremay iina jaclka yahay waxa xuuun heesa kasto wx mood ani ina igaa hadlesa
Waxiii meesha soo galay heeso tan iyo tiii lafoole ayuun baan hyaaaa ❤❤❤❤❤
Kulamid ahay saxb wllhi dadka codka leh halo daayo heesaha tobanle iyo dayax dalnuurshana waa sugeynaa inta kale caafiyo
Saxa shiyo qof aan silic kula jecelayan adna soodh af liyo sunta hawga tudhin😢
Subxaanallaah, gabadhan is walaaqaysaa ayaa halaysay masraxii. War isku xishooda gabdhaha is walaaqa Oo cawradooda baneeya. Ka fariista meesha. Fanaaniintii ayaa si fiican Oo deggan heesta ula socdo. Iyadoo xishood iyo deganaan laga Rabat ayey is walaaqaysaa!
My dumashi shadia keep going legend igu wayn sxp qaaliya libaan salaan gobeed
Boqorka Codka Gayiga Liibaan Door Legend Hees Iyo Badh 🔥😍
Tiktok ilaa iga soo ractey mx iga firin ii cimamad hee
Liibaan door the legend laxamayste Wayne ❤❤❤❤
Codka, Laxanka, Musicga wax kale 😢
Ninkan sidaan usugayay liibaan door zxbkay fanaan Iyo badh Cabdi fataax yarihii hore Ee fanka Cabdi fataaxan hadda musiga garaacaya Iyo dhawr qof oo kale Sida siciid taariikh iwm mooyee fanaan lacod ah wali waan raadinayaa ninkan.
Soodaa Shaadiyo Dumashi ❤
Sxb waxan layaabay sida isku fikir unahay markuu heesta joojiyo codka riinka ah muusica laraaciyo waxu kala mid yahay c.fitax yarehi hore
C.fitax yarahaan wuxu kla mid yhy codka aan qeylada ahyn oo hoosna jirin
Siciid taarikhna waaba isku nuuc
Ani heestan lee sugaaayay
@@axmedkaafi7941 aad Iyo aad masuul isku bar baan fanka ka nuugnaa .
Thank wll❤🙏
mn sh alah gulyso sxp liiban door❤
Waa sida hada I ahaysato ka turjumaysa heestan😢😢😢😢😢
Libaan Door Fanaan aan Taageero
Dj Caadi ma ahan Macalin weyn
Abdifatah Yare
WAKHTIGAA KUSIDA
OO KUSAACIDEE
WAXA SUULIN MAWD
😢😢😢
Waa ku wataa libaan door 😂😂😂 waxaa kugu badashey boskii aarka saacadan 6 jeer kugu cesh ceshtey kugu qatey broo salan gobeed lkn ilkaha naga dhaq 😮
Nin ilkaha dhaqan fanka taariikhba Kuma lahan libaax.😁
Fanan Liiban door wax kale❤
Hees Iyo Bar Good Job Liibaan door
Waqtigii ugu habboona aayay sobaxday its pleasure to hear coz am still hidden my love and i life with pain , am willing to success one day my queen m a j k 💙😥
Somaliyeey Ninkaan mxaa loogu dhagan yhy
Erayo
Laxan
Cod
Ninkaan anigu waan sii daayay
Maheesijirin inta abadan.
Ereyo iyo laxan sameen jiray.
2:00 cabdifitah see na yeeelaysaa
Music nagu canaanatey
Wll nmo waa guull wala liyal ❤❤❤❤
Amazing song👏 🙀
Liiban door codkii raga sx hargaysa kaalay fankaagu cirkuu mari doonaye
Cabdi fitaax 🔥
Yaa salaam dhiga hubka waxani hees way dhaaftay codkana waxba lagama qaban karo fanaankani jacaylka halkiisa ayuu ugu tagaaa dhawrka hees ee uu qaadayba waaa qiiro iyo oohin qulqulaya axey ax😂
Liibaan door fanaan dhif ah weeye runtii