LIIBAAN DOOR IYO SAFIYO M DAAHIR | WAAD IGU HABOONTAHAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 чер 2021
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
    ERAYADII: ABWAAN ISMAIL HASSAN SALAH
    LAXANKII: LIIBAAN DOOR
    CODADKII: LIIBAAN DOOR IYO SAFIYO M DAAHIR
    MUSIC BY: CABDI ABIIB
    VOCAL RECORDING BY: MOHAMED KAADHERI
    CAMERA BY: GOODAX
    EDITED BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 197

  • @somowfahimoofficial7471
    @somowfahimoofficial7471 3 роки тому +50

    Waaaaaaw inta labo jeer ku soo ceshatey like

  • @mulkishariif8041
    @mulkishariif8041 2 роки тому +16

    Tiktok kasoo raacay
    Hadaan hadal mcn iyo kuugu habo halbowlaha ma iii hagar baxeesaaa👌

  • @queenhafsa7564
    @queenhafsa7564 2 роки тому +17

    Codad waa dhaafeen makala dhacaan inkastoo wiilka codkiisu igagadanyahay,😍😍👏

  • @mahdimahamed1050
    @mahdimahamed1050 3 роки тому +18

    Liibaan door codkiisu waaba Caabi mire dacar oo bartan taagan inantana Hodan abdirahmanbay aad iskugu soo cod eeg yihiin 😂😂👋👋 Malahayga weeye intaasina 👍

  • @mahdimahamed1050
    @mahdimahamed1050 3 роки тому +52

    La iskama heesee waatan hees dadkii heesi karayay ee talenten ka ahaa wadata well done guys wali fankii waa nool yahay 👏👏👋👋💐💐🙏

  • @caderashid9188
    @caderashid9188 2 роки тому +5

    Heestan inta tiktok kuso aragte hada like wa dhankina waaaw hees mcn

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 2 роки тому +7

    •hadaann Hadal macan iyo
    •Kugu habo halbawlaha
    •Hasaawe kula galo ma i hagar baxaysa🥰❤️

  • @cadceedadanlaqe4864
    @cadceedadanlaqe4864 3 роки тому +6

    M.a Muqalkaa Mo oyee Hees Kamacan Wali Madhageysan Wallahi 🔒🔒

  • @suhaibahmed3589
    @suhaibahmed3589 2 роки тому +8

    Wow! Fanaaniintan halkay ku qarsoonaayeen! Beryahan danbe dad sidan u heesa maba arag.

  • @qaawaneofficial6507
    @qaawaneofficial6507 2 роки тому +8

    30 semtember 2021 habeen qamiis ah Caasimadii muqdisho 03:40 habeenimo baan dhageysanaa axsan hees ❤️

  • @samiraabanur7015
    @samiraabanur7015 3 роки тому +43

    Wiilkan caawo igu horeysa wlhi waa fanaan codkisa banaanka yaal keep going my brother fanka codkaga ku joog

    • @mohamedtracking2136
      @mohamedtracking2136 3 роки тому +2

      Ninkaan waa ninka maanta dhalinta oogu cod macaan laakin waxbaa hor taagan magaran
      Hadaad aragto isagoo qaadaya heestii tubeec kol waad soo xasuusan tubeec

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 3 роки тому +1

      @@mohamedtracking2136 ana hada firinaayo

    • @zakihilaac3569
      @zakihilaac3569 2 роки тому +1

      @@mohamedtracking2136 wana a abwan io laxamayste heesta qalanjo dalamar io nimcaaan asaga laxanka ereyadaba leh

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 роки тому +8

    walaahi fanaanin dadkaan oo kalaan u aqaan soomaaalay heestaan kun ha lagaarsiiyo wax aan macno lahayn waad dhagaysataaan

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 3 роки тому +22

    Codad cajiib ah bay leeyihiin labaduba siiba liibaan door 🔥

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 3 роки тому +8

    Maansha Allah Safiyo cadeey my sister Qaali allow isha xaasidka kaa qabo

  • @harameinaweis
    @harameinaweis 2 роки тому +8

    Wow hees iyo cod qurux badan waa in aad u dhalataa maahan waxaad iska yeeleeysid 👍👍👍

  • @captainmo77
    @captainmo77 3 роки тому +6

    ,Laxanka dagen,codka guuxaya weliba turukada leh. axsan fanaan
    Hees iyo badh hore usocda labadiinuba makaladhacdaane.

  • @asiyamohamed390
    @asiyamohamed390 2 роки тому +4

    Wallee wiilkaan codkiisa wanla dhacay iyo gabadhaba ❤️❤️❤️❤️

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo 3 роки тому +5

    Hees shidan fanan cod halasiya leh liiban Jama horey u soco

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL 3 роки тому +8

    Wooow indhawala codadkaan oo kale dhagaheyga kuma maqalan nice song

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 3 роки тому +6

    abwaanka erayo cajiib ayuu u alifay fanaaniintan codadka macaan

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 2 роки тому +8

    Mnsha allah wllky liibaan cod baa kugu dhane hoygiii fanka kaalay waa hubaal in lagu soo saari doonee inantuna kaama dhacdo hore usoo wado 🤣

  • @hanixasan5467
    @hanixasan5467 2 роки тому +2

    Heestan tiktok kaso racay qofba laba bari kasugayay jawab yaaqada wllal hadu iso jawaby ayyy wiilka codba kudhan gabadhuna kama dhacdo😘❤

  • @abdihassan893
    @abdihassan893 2 роки тому +9

    Heesta shalay aan maqlay 💯 jeer waan dhageystay runtii
    Adaa Hida iyo Haldoora Hablaha Soomaaliyed Hoodo iyo sharaftii lahoo Horyalkii quruxdan Sida 🔥✌🏾

    • @haboonmohamed7429
      @haboonmohamed7429 Рік тому

      Hamun laguma sexde
      Nasab hadii aan hostage
      Hana qad Jacel leh
      Halyeygii Raga tahy
      Waad igu Haboon tahy

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 3 роки тому +2

    Liiban door fanka codkiiso ayuu ku joogaa sxp qali inlow inta nolol jirto Sxp qali

  • @samiraabanur7015
    @samiraabanur7015 3 роки тому +12

    Masha allah cod waaku dhamaday labadoda qataroos ❤❤❤

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 2 роки тому +6

    Waa laba hoobal oo cod cajiiba lagu galladay🔥 runtii waan lacajabay😱talantaaligan❤️

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 3 роки тому +21

    Liban Jama Studio Big In SamaLia 👑

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 роки тому +3

    Hees hees dhaaftay.
    Saafi bureeqo ,
    Ninkani fanaan waa ku banaanyahay walahi codka halaasiya oooooheeeeey oh!!!!

  • @yasirahmed9750
    @yasirahmed9750 2 місяці тому

    Supper fanan waaye wilkan wlhi .... keep going boss alweys ..2 diinaba star

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 роки тому +3

    liiban door nin qaali ah cod iyo safiyo

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 5 місяців тому

    Hesstan maba aqonine qoftayda manta isa so sartay wanba jecladay wax walbo dhankeda iga imada si khasan u jeclada ❤ hadaan calaf ikaa siin cadowgaa u noloow 😊ayaan😊

  • @hibaaqabuukar1530
    @hibaaqabuukar1530 3 роки тому +7

    Safiyo iyadaa leh sanad koobka fanaanka sanadka

  • @geseyguhaad3249
    @geseyguhaad3249 2 роки тому +3

    Ax axyaa hees Wlhi from tiktok😍😍😍

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 2 роки тому +4

    War yarka cod ayuu haya wllh bro ninka codkan kaa qabtay markasta ka qabso horay uso

  • @umusudays758
    @umusudays758 2 роки тому +2

    Wlhi gotalantigii aad ku so baxday ayaan hada dawanayay safiyo keep going abayo

  • @luulabuukar7111
    @luulabuukar7111 3 роки тому +9

    Waw wlshy safia iyo wllky hes io bar waliba cod ad u mcn

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 3 роки тому +4

    Legend Liibaan Door wiil Bari isaga oo Puntland ukala xiran tahay ayaan ogaa safiya iyadana kama dhacdo woooow axsan heees

  • @qadrocumar8937
    @qadrocumar8937 3 роки тому +5

    Heestii caalamka ayn kaa hayaa safka iyo liibaab

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 роки тому +5

    wiilkaan codkiis caadi ma ahan wooooooooooooow 👏👏👏👏👋

  • @mojaadiiriye9017
    @mojaadiiriye9017 2 роки тому +4

    Hadaan hadal macaan iyo
    Kugu habo halbowlaha
    Hasawe kulagalo
    Ma ii hagar babysat ❤💋❤

  • @guofficial280
    @guofficial280 3 роки тому +2

    Wwwwww axsan cod libaan abdiasiis liban door iyo safiyo m. Daahir guulaysta

  • @amriitakhaan4242
    @amriitakhaan4242 2 роки тому +2

    Ay ay liiban door🥺😋

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 3 роки тому +5

    Wooooow Boqorada Fanka Wllshy Safiyo mohamed Daahir Guul Wacan Horey u Soco Wll qaali

  • @ikraanaragsan1904
    @ikraanaragsan1904 2 роки тому +2

    Iska hees loma heso dadki fanka logu tala galay waa kuwan wilka bananka maray codkisa👌💯

  • @trap9532
    @trap9532 3 роки тому +10

    Faanan kan waa iga gadan yhy

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 2 роки тому +3

    13.10.2021 Ano single ah baan dhagsanya 😟

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 2 роки тому +5

    Siduu codkoodu u macaan yahay iyo sidaanay caan u ahayn ismaba laha

  • @abdurahmanali1019
    @abdurahmanali1019 3 роки тому +5

    Axsan hees labada fanaanba codkooda waa iga gadan yahay 🙏🏽

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 роки тому +3

    Ninka kaliyeen miqdisho ka tirsado
    Libaan door

  • @haniali4142
    @haniali4142 Рік тому +1

    Heestan inta tiktok kasoo aragty hi😢❤😂

  • @MohamedKadheeri
    @MohamedKadheeri 3 роки тому +7

    waaaaw safiyo iyo libaan waan idin wataa

  • @xasancabaas823
    @xasancabaas823 2 роки тому +2

    Qoftaaan , Deeqo Axmed u cod ekaaa

  • @hibaaqabuukar1530
    @hibaaqabuukar1530 3 роки тому +5

    Abwaanka erayo qiima keh ayuu sameeyay

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 2 роки тому +2

    Hesta cadimaha wakahelay😘😘😘😘😘💯💯💯💯💯💯❤❤

  • @rumaanbashiir2144
    @rumaanbashiir2144 3 місяці тому +1

    Libaan haldoor wan jeclahay😢 wlh wiilkan ilahayow Ila kulmi

  • @Sacdiabadio
    @Sacdiabadio 2 роки тому +4

    Amazing wllhi codba ku dhamady dadkan ♥️🥰

  • @ikrannakata6078
    @ikrannakata6078 3 роки тому +9

    Waaaaaw axlan cod iyo hees qalbiga uroon

  • @mrmohammedgeedi8572
    @mrmohammedgeedi8572 3 роки тому +13

    Liibaan jamac best romantic song ever thnks

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +1

    Waa heesihi la yaqaan wlh 🙆‍♂️ 2008 dsdkii heesi jiray bay dhaweeyen 🔥 Dadkaan cml baa la dhagaystaa ❤

  • @umumeyzxuseen5884
    @umumeyzxuseen5884 3 роки тому +8

    Leysma xaqiree labaduba cood wu ku dhamaday💯🥀💕 ♥

  • @sugulemohamed3706
    @sugulemohamed3706 3 роки тому +2

    Ish claa talantaaali io cod 💯❤️

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 3 роки тому +2

    Waaaw inaba caadi mahan runtii kal iyo laab weyan daadax 🙏🏼🙏🏼

  • @theblackdr.phillip9330
    @theblackdr.phillip9330 3 роки тому +4

    Liiban jama 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾 yet another 🔥🔥song.

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 2 роки тому +5

    Ugu danbeyn wa heley 06/10/21
    Somalidu malayacniga jeceshay heestan io views kedu isma laha sanadadan ba cododkan ma dhageysan cimamdoda wan dhigay

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 2 роки тому +1

    Wiilka codkiisa😣💉

  • @abasssheikh4921
    @abasssheikh4921 2 роки тому +2

    fanaaniin dhamastiran walhi dhabtii caadi

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 2 роки тому +3

    Hesta koriskeda cadi maha wllh

  • @fardosocabdi3841
    @fardosocabdi3841 2 роки тому +1

    Tiki tik iniga so racy liban hory usoc wll

  • @ayanlegure8
    @ayanlegure8 2 роки тому +3

    Jacel dhabtaha ❤️❤️❤️😍😍😍

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 3 роки тому +6

    Liibaan door sxb hargeysa soo salaan bal nin codkaan leh hadana aanan saameyn weyn laheen muqdisho lee laga helaa walaahi war bal in mudaa hargeysa tag

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 3 роки тому +3

    Woow safiya really waa fanaanad cod tolmoon Hambalyo abaayo🌹❤

  • @najaadiinacadceed3065
    @najaadiinacadceed3065 2 роки тому +3

    Libaan codkiisa💯

  • @TIKTOK4472
    @TIKTOK4472 3 роки тому +2

    Liibaan Studio Jag Waaye

  • @safiyamohamed7096
    @safiyamohamed7096 2 роки тому +2

    Eshcala hees io fananiin qaliya keep going sister and brothers ❤😍😍

  • @tusmalyrics
    @tusmalyrics 2 роки тому +6

    Complete artists 👌🥰

  • @fatushosman9796
    @fatushosman9796 3 роки тому +3

    Wwwww isha Cala hees iyo baadh 🥰💯

  • @gut7965
    @gut7965 3 роки тому +2

    Gawarta wiilkaan maa qawa masha alah uur iney leedahay inta ila aragty

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +3

    Axsan caleeg What a voice. Emotional.

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 2 роки тому +1

    Inanatii edaday nimac cabdi

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 3 роки тому +5

    lamaanaha qarniga

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 3 роки тому +6

    safiyo codkeeda waa ashqaraar

  • @mohadalka4357
    @mohadalka4357 3 роки тому +5

    Legend of legend king liban dor boqorka codka ❤️👑✌️

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 3 роки тому +5

    Legend libaan door iyo safia

  • @HIFTEMEDIA5881
    @HIFTEMEDIA5881 3 роки тому +3

    Adeer lengend hore soco libaan door ✌🙏

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 3 роки тому +5

    Ninkaan maxaa gadaal uhaysta waxyaabahan makarafoonka gurtay qof cod kugaadha malahaan laakiin wuu dansanyahay maxaa jira ninkaan yaa gacan bidixaynahaya

    • @abdirizakful
      @abdirizakful 3 роки тому +1

      Ninkan waa fanaan cod
      Mcn oo
      Laxamayste ah heesta qalanjo ee nimcaan iyo Dalmar isaga
      U qoray ereyada iyo laxanka

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial912 3 роки тому +7

    Woow🔥🤘

  • @ayanabdulahi9538
    @ayanabdulahi9538 3 роки тому +2

    Wwww cooka cadi mahan liban iyo safiyo ❤❤❤

  • @abdukadirwarsame2942
    @abdukadirwarsame2942 2 роки тому +5

    Ppp🥰

  • @safainuabdi2507
    @safainuabdi2507 2 роки тому +4

    Inta kasoo aragtay Tiktok gacanta soo taagta

  • @bukhaarilabawaranle9102
    @bukhaarilabawaranle9102 3 роки тому +8

    Inta ila soo radisay heesta nimcn iyo dalmar u qadeen safiya tusmo ninkii eryda iyo lxnka mcn sary waa ninkan
    ... wlle ninkni maan ogyne waa wax kle lyskma hesee

  • @nimcofaysal7170
    @nimcofaysal7170 3 роки тому +1

    Waaaaw waa mcn o Dareen jacyl leh keeb going bro

  • @saxaafcilmi
    @saxaafcilmi 3 роки тому +2

    fanaaniin hada maqasho wa kuwan kuwa u qalma

  • @ahmednour9316
    @ahmednour9316 Місяць тому

    😮woow codkN top ten

  • @ladnanabdilahi1984
    @ladnanabdilahi1984 3 роки тому +1

    Waaaaaw manshallah axax jaceel

  • @canabquruxsan5752
    @canabquruxsan5752 2 роки тому +3

    Safiya and liibaan ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 2 роки тому +3

    Tiktokga inta kaso raadisay like

  • @baabaaofficial8458
    @baabaaofficial8458 3 роки тому +10

    Vedo heesan rapaa inad nosoo galiiso

  • @drsxamdiaxmed8473
    @drsxamdiaxmed8473 Рік тому

    Ninka cod waa dhaaftay ....lk❤😊

  • @kafiyaugaas6947
    @kafiyaugaas6947 2 роки тому +1

    Wow mnshllh wlhi cod mcn uleyaxy wilkan

  • @asmakhaliil7722
    @asmakhaliil7722 2 роки тому +1

    Labada fananba walhi cod ba Ku dhamaday