Wareysi kulul: Sheekh Cali Wajiis hada ka hor waxaa fagaare ka taageertay kooxda Shabaab Part1
Вставка
- Опубліковано 2 гру 2024
- Wareysi kulul "Sheekh hada ka hor waxaa fagaare ka taageertay kooxda AS"
Waa qeybta 1-aad wareysiga Sheekh Cali Maxamuud "Wajiis".
#caliwajiis
Rabi ka cabso iyo Rag iska dhici meel ma wadagalaan ayuu wadaa shiikha
Waa runtiis shiikh cali wajiis
Xaqqa waa sheegee waana beenihee
Mareykan qaranimada & diinta weerar kuma ahan miyaa & kuwa ushaqeeya
Waa isburinayaa adigaa khawaarij ah
Haye
SHEIKH CALI WAJISOW WARKAGU ISMA SAARA WIILKA YARKAA OO WERIYAHAA AYAA RUNT RUNTA KAAGA DHOW ALLE KA BAQ IYO RAG ISKA CELI MEEL MAWADA GALAAN INTAA ISLEEDAHAY ISKA BERI YEEL SHABAAB DIINTA ALLE HAKU XADGUDBIN ALLE KA BAQ
Ictisaam waa kaadibiin cali wajiis waa ictisaam culimana maha waa siyaasi
Markuu ruta sheegi jiray waaye kkkk
Kkkk
Wuxu isku aadinayo fiiri shalay wuxu lahaa diintaan looma keenin konkaan lagu dabakho
Isku wada xir wareysigaan ado mahadsan
Look at he’s face Wlah wa qosleh😂😂😂😂😂😂😂😂
Dhagarqabe iyo dhagarqabe walayaabay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Wlah wa qosleh😂
😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nagaha gurigedeey kujirtaa qudbo jimco majediso taniyan muxadaro ooy sigoni isuguyertan misjidka arki jiray hadana inta fadhiga kudukata hadana lugohooda kusocdaan qaarna jifanay sona jedo suxsaneen sokur lajiftaa wacdiga lagudareen haiman ladhaheen hanayeelin sidaas
Sharci qabil haisbarto saldhig utaagan ukala garqaden intuu kugado karoro xeer yalo naagey mahadli kartid shabab aamusan saldhigyadi mid duureed intaa lagudilin iskadil ilen qabil keen xeeraa uyal meel iskadanbeen hadeey tahay xiradiin melatarigaa sooceshan laheeden turki lacag amerikaan nimadhax taaleen ganacsatadin kuma faanteen luqada lacagta laguhadla hori waxa arki jirnay hargeeyso talefoon nabarkis qof afsomali kushegto laga waayay ee hadiyad lagubixinaya uuqatay nin naag somali qabo coldoon uusoogudbinaaya hargeyso ganacsato laguqasaray galigana macalimin keenay xiro turki afkodana kuqora gobaha iskulada garka uleyihin lacagta amerikanka mamulaha macalinminta ee masarida ineey keeneen madama hargeysa saldhig kadhigteen mamulayasha masar
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wlah qosleh
Waar odayga waad Ka nixisee. Naxdintiisa ayaan kaaga baqayaa. Uu naxay hhhhhhhhh
Dhaqa islaantaada kacoo tuka hadey kutiraah lagamayelo ul eey wadatay kurigoda kakentay xoolaha iney kugu raacdo lagamayeelo waalaga jabiya qurbaha boqolkiba sagaashan talada guriga naagtaa leh hadana inwax siyihin inteegarta beyada cidwalbo kabaqeysaa wax wax ushegay malaha wax kashaqeysanay wax kusinaya sida wax umasabido kubaraay wadankaga wax wax kuushegaa kahelee wax wax kusiyo makaheleysid
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallaahi weriyuhu rakwaayee su,aal kuhaboon ayaadweydiisay anti culamaa,ussuu,
Sheikha marka yeesho jeeb wayn dhib kaan ayuu lee yahay oo aduun yada raaco