Qanso SomaliTv
Qanso SomaliTv
  • 6 708
  • 89 938 642

Відео

DEG:DEG Xildhaanada Digil iyo Mirif leh oo wacad ku maray inay talaabo qaadi doonan hadii aan la
Переглядів 178Місяць тому
DEG:DEG Xildhaanada Digil iyo Mirif leh oo wacad ku maray inay talaabo qaadi doonan hadii aan la magacaabin Reysalwasaare kuxigeen 2aad iyo wararkii udanbeeyay ee Dalka ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
DEG:DEG Wararkii ugu danbeeyay ee Dalka iyo Dibadda
Переглядів 201Місяць тому
DEG:DEG Wararkii ugu danbeeyay ee Dalka iyo Dibadda ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
DEG:DEG Warar dheeri ah oo kasoo kordhay hubkii la dhacay iyo Galmudug oo aastay fariintii Dowladda
Переглядів 199Місяць тому
DEG:DEG Wararkii ugu danbeeyay ee Dalka iyo Dibada | Abdinasir JK ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
DEG DEG MEYDKA & MUQDISHUEhelada maydadka ku aasan qabuuraha Iskuul Booliisiya magaalada
Переглядів 7032 місяці тому
DEG DEG MEYDKA & MUQDISHUEhelada maydadka ku aasan qabuuraha Iskuul Booliisiya magaalada
DEG DEG VILA SOMALIA OO CEEB KALA KULANTAY MARKABKI TURKIGA EE KUSOO XIRTAY DEKEDA MUQDISHO & UJEEDK
Переглядів 1,5 тис.4 місяці тому
★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
FARMAAJO OO KENYA LAGU ARKAY XASAN SHEEKH OO YAABAN ISBAHEYSIGII UGU WEYNA ABID MUCAARADKA OO SOCDA
Переглядів 7354 місяці тому
FARMAAJO OO KENYA LAGU ARKAY XASAN SHEEKH OO YAABAN ISBAHEYSIGII UGU WEYNA ABID MUCAARADKA OO SOCDA
Qisadda: Bilan Osman Gabdhii diinta difaaci jirtay ee Dabinka loo dhigay & Cadaymaha Ninkii cunsuri
Переглядів 9854 місяці тому
Qisadda: Bilan Osman Gabdhii diinta difaaci jirtay ee Dabinka loo dhigay & Cadaymaha Ninkii cunsuri
DEG DEG ILKACASE QAYS | FANKA KABIXI DOONO | MALIN DHAW |
Переглядів 7504 місяці тому
★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
Ilhan Omar oo Afur usamesay Muslimiinta ku dhaqan Magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota |
Переглядів 3964 місяці тому
★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
Shacabka Minneapolis Aragtida sonkiyo ciida ee Suuqa mall ka Carmel Minneapolis MN Mohammed Abdulahi
Переглядів 4834 місяці тому
★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 SUBSCRIBE SAAR WALAAL
Qisooyinka Dadkii Tawbad keenay part1 Sh Abdirisak Hashi
Переглядів 3485 місяців тому
Qisooyinka Dadkii Tawbad keenay part1 Sh Abdirisak Hashi
Abwanad Ayaan kabaa | Ereyo Album soo socda hordhac u ah.🫣
Переглядів 4635 місяців тому
Abwanad Ayaan kabaa | Ereyo Album soo socda hordhac u ah.🫣
DEG DEG : Ilhan Omar oo ka hadashay Muuse biiximarkii ugu horeysay arinta badda Fariina u dirtay
Переглядів 4 тис.6 місяців тому
DEG DEG : Ilhan Omar oo ka hadashay Muuse biiximarkii ugu horeysay arinta badda Fariina u dirtay
LAANDHARE MUDUG ARINTA MOROCCO KAHADLAY REER MUDUG ISHELAY SHEEKO QOSOL BADAN !
Переглядів 2727 місяців тому
LAANDHARE MUDUG ARINTA MOROCCO KAHADLAY REER MUDUG ISHELAY SHEEKO QOSOL BADAN !
Sheikh Hassan Dahir Aways Oo Aad uga Xanaaqay Badda Muuse biixi siiyay Ethiopia
Переглядів 66 тис.7 місяців тому
Sheikh Hassan Dahir Aways Oo Aad uga Xanaaqay Badda Muuse biixi siiyay Ethiopia
WASIIRO KHADIIJO WAA TUMO | WAA GERI XANUN BADAN | Alow unaxariiso
Переглядів 4018 місяців тому
WASIIRO KHADIIJO WAA TUMO | WAA GERI XANUN BADAN | Alow unaxariiso
Sheikh Hassan Dhooye oo Xaflada kaga hadlay Calamada Kala noca lasamesanyo
Переглядів 3629 місяців тому
Sheikh Hassan Dhooye oo Xaflada kaga hadlay Calamada Kala noca lasamesanyo
Robot Kabayeeri Ka ah Maqaayad, Robot Waiters in Belfast Uk
Переглядів 312Рік тому
Robot Kabayeeri Ka ah Maqaayad, Robot Waiters in Belfast Uk
Dublin City center, Ireland
Переглядів 242Рік тому
Dublin City center, Ireland
DEG DEG Qasaas Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska
Переглядів 1,4 тис.Рік тому
DEG DEG Qasaas Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska
Nin U eg Madaxweyne Siyaad Barre oo Muqdisho lagu arkay
Переглядів 10 тис.Рік тому
Nin U eg Madaxweyne Siyaad Barre oo Muqdisho lagu arkay
Fanaanka Abshir Gaarane oo Shabaab-nimadii lagu eedeeyay darteed ayaa shaqooyin badan loogu diiday
Переглядів 12 тис.Рік тому
Fanaanka Abshir Gaarane oo Shabaab-nimadii lagu eedeeyay darteed ayaa shaqooyin badan loogu diiday
Xog xasaasi ah “Muqtaar Roobow inta aan lasoo xirin waxaa isoo wacay Fahad Yaasiin "Sh Cali Wajiis
Переглядів 39 тис.Рік тому
Xog xasaasi ah “Muqtaar Roobow inta aan lasoo xirin waxaa isoo wacay Fahad Yaasiin "Sh Cali Wajiis
Sheekh Cali wajiis Farmaajo Waxan kula taliyay in Itoobiya lo isticmaalin qabadshada Axmed Madoobe
Переглядів 10 тис.Рік тому
Sheekh Cali wajiis Farmaajo Waxan kula taliyay in Itoobiya lo isticmaalin qabadshada Axmed Madoobe
Wareysi kulul: Sheekh Cali Wajiis hada ka hor waxaa fagaare ka taageertay kooxda Shabaab Part1
Переглядів 14 тис.Рік тому
Wareysi kulul: Sheekh Cali Wajiis hada ka hor waxaa fagaare ka taageertay kooxda Shabaab Part1
Sheekh Umal "Somaliland wey ku fashilantay amniga Laascaanood sugidiisa "
Переглядів 22 тис.Рік тому
Sheekh Umal "Somaliland wey ku fashilantay amniga Laascaanood sugidiisa "
Deg Deg Dagaal culus oo saaka ah ka qarxay mar kale Laascanood, Somaliland oo la jabiyay dagalka
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Deg Deg Dagaal culus oo saaka ah ka qarxay mar kale Laascanood, Somaliland oo la jabiyay dagalka
Qisada Ninkii Naagta Iska dhigay Masjidka Xaafada Islii Nairobi Maya issa
Переглядів 9 тис.Рік тому
Qisada Ninkii Naagta Iska dhigay Masjidka Xaafada Islii Nairobi Maya issa
Sheekh Mustafe Oo Fariin adag u diray Reer laascanood iyo Somaliland
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
Sheekh Mustafe Oo Fariin adag u diray Reer laascanood iyo Somaliland

КОМЕНТАРІ

  • @katragesey4140
    @katragesey4140 6 годин тому

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun odagaan qabiil suge waaye amarkii ilaaheyna wuu diidaayaa xaguu u socdaa ilaahow diinteena macaan nagu sug

  • @FartunHassan-k3w
    @FartunHassan-k3w 16 годин тому

    Allaha u naxriisto shikh maxamed rashaad

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 дні тому

    Aad baan uga xumahay dhibka ku dhacay gabdhaheenii sharafta lahaa

  • @BushraCali-qv3oz
    @BushraCali-qv3oz 3 дні тому

    23/8/2024 aduunyo

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 днів тому

    Cali daacuunka la sheego ma kanaa walaahi inad dacuuud qabto wey kaa muuqataa qabiil caaay uun baad halkan la fadhidaa

  • @youmoha8200
    @youmoha8200 5 днів тому

    kutubtoda udaaya hee hadeysan musliimin ahen..fatxul baari iyo minhaaj iyo majmuuc iyo arbacin... culimada diinta usokhidmeyse 99% wa ashaacira....hadiba imam nawawi iyo ibn xajar casqalani eysan ahlussuna aheen ma wahabiyo mujassima ah sida umal aa noqonaya ahlussuna

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 5 днів тому

    Hadalka ah nabi muxamad scw nuur buu ahaa waa masalo khuraafa ah wax kajirana malaha nabigu scw wuxuu ahaa bani aadam waxaana laga abuuray uun dhooba sida anagaba naloo abuuray marka masladaas waa khuraafat aan waxba kajirin

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 6 днів тому

    Kan waa shaydaan qabiilayste ah kan umada halaga qabto

  • @ApdiFitaahApdi
    @ApdiFitaahApdi 6 днів тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @AbdirabbiAdan
    @AbdirabbiAdan 6 днів тому

    Ani ayayday wey nooshahay 110 jirtaaa

  • @AbdirabbiAdan
    @AbdirabbiAdan 6 днів тому

    Allahu akbar waxa uu dhashay 1894 yacni sayadii xiligisii buu noola.uu ka warqabay

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 6 днів тому

    tujaarta wasiirada xildhibaanada madaxweynaha inta isku dartaan dhaliyarada beylahda ah astura xalane dhalinyaro faafineysa diinta shedhaanka oo hada kasocota mareykan iyo qarbi oo dhan ayaa wariyayaal soo saareen iyo khaniisyo ah sidey rabtaa dowladu iney aduunka gaaraan oo waliba ay xamar soogalasn ay faxaas faafiyaan soomaaliya caro ilaah oo culus ayaa ku dhacdey ilaahey ha ka yasiro

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 6 днів тому

    sheekhow ilmaan gabdho iyo wiilalba leh dorooga iyo hoteelda lagu gadayo meel intey ku xareeyaan ma islaaxinayaan wakhti umahayaan dowladu ee waxaad tiraahdaa guur jamaaci ah inta u sameysaan iyo meel sida warshad yar ay ka shaqeeyaan waxa ay dowladnimadu u socon la dahey waa waxaas oo u jeedaan oyna wax ka qabaney iyo isdil aan dhamaaneyn bal dhinac aslixiya si carada ilaahey idiinka yaraato

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 6 днів тому

    أحسنت 😊

  • @user-bw1dc1uz9o
    @user-bw1dc1uz9o 6 днів тому

    Kani waa dameer iska hadlaya oo cuqdad qabeen ah dawladii somalia dawladka dambaysayba lawaa nacas dhiman weeyaan

  • @cawil252
    @cawil252 7 днів тому

    Dhulkaa lala jaray muxu dad aan waxba galabsan laayay😅😅😅😅

  • @RiyaaqabdiShukri
    @RiyaaqabdiShukri 7 днів тому

    Shaikh Ii weydiya xaskeyga ayaa kudhahay gabdha Tambo gurikaan hadii keento waad IGA furan tahay Aan dhahay hadee kento Mey furmeysaa

  • @Somowgurey
    @Somowgurey 8 днів тому

    Shekh hasaaaan runtaa kama.gaanbado lpx weehe

  • @CabdiJaamac-y7b
    @CabdiJaamac-y7b 8 днів тому

    masha alah sheekh alaha ku barakeyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 днів тому

    Yawaye, Familyyyyyy Systems Ya Caisha Y Caisha ooriyareey murwodumaroo yariisEEy iyo Say sawj murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey QatraayEEy Cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey

  • @QaaliyeyQaaliyey
    @QaaliyeyQaaliyey 8 днів тому

    Bismilahi Allahu majanibna sheydhan wajanibu sheydhana marasaqtana 🤲🤲🤲

  • @fifitheflowerpot
    @fifitheflowerpot 10 днів тому

    May Allah Subhana wa ta ala grant you a highest rank in jannah Ameen. ❤

  • @amirismaacil2592
    @amirismaacil2592 10 днів тому

    Inta 2026 dawaanaysaa

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 10 днів тому

    xijaabka waa dhaqan carab noogu yimid waa sax islaamka ka horna waa jiray qofkii intaas dhahay in la gaaleeysiiyo waa qalad ween. waxaan u jeedaa kuwa caamada loola baxay oo sida kondobka la isticmaalo in wixii wadaad ka maqlaanba horay ka qaadanayaan.

  • @user-kf7pd3pd7k
    @user-kf7pd3pd7k 10 днів тому

    Abti sorry wlhi waan ku jacelahay. Soomaliya waxa ku badan. Dadka walaladu lacag ka doortay abti intan ku jacel baa ka badan ❤

  • @user-le6kj8vi3e
    @user-le6kj8vi3e 11 днів тому

    Haa

  • @siciidmaxamed2281
    @siciidmaxamed2281 11 днів тому

    War hedhe warabaha sida wax ulenaya ma sunta leraho furdan e waraba logu tala galy geysan deganadas o hilib ama nef baqtiyey logu daro😮

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 11 днів тому

    Allaah xafido sheekheena xassaan

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 12 днів тому

    Ma jiro 122 sano. Odagu waa khalkhalay oo xaqiiqadii iyo huuhaadii baa iskaga qaldamay

  • @AdanKer-q9o
    @AdanKer-q9o 13 днів тому

    Iilahow sheikhan adi dartaa ayan uu jecladay uu naxariiiso

  • @HothanSheikh
    @HothanSheikh 13 днів тому

    Asc

  • @ClfataaxAadam
    @ClfataaxAadam 13 днів тому

    Inta 2028 daawaNaya Wan idin saLaamAY

  • @nasirmohamed1589
    @nasirmohamed1589 13 днів тому

    Benta iskadaa ilahay kacabso

  • @nasirmohamed1589
    @nasirmohamed1589 13 днів тому

    Hoyadaa was adiga ayaan gus hainin

  • @Xudayfah19
    @Xudayfah19 14 днів тому

    Siyuudi baa yidhi kitaabka (ashbah wannadair) ayuu ku qoray. Hadaba shekh siyudi jaahil tadka shekh iskaga dhigay miyaa, mise waa khaain ka ben shegay cilmigisa. War ilaahay ka baq, wax aadan garanaynin lagama hadlo. (Ma garanayo) hakugu filnaato. Kolley waanba ku arkayo mas'alada maba garanayside hadad ubahato in shekhu kaa jaahil mixiyo halkan kaso dawo sharaxadiisa ua-cam.com/video/IKwpCFgnWD8/v-deo.htmlsi=z8gZbyExZd9H5Eqx

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 14 днів тому

    Scw scw scw ❤️

  • @RahmoAbdulle-tp2wo
    @RahmoAbdulle-tp2wo 14 днів тому

    Waaaw and I have been

  • @user-hn1it5kr8b
    @user-hn1it5kr8b 15 днів тому

    Allayarxamu sheekhunaa ismaciil maxamuud cigaaal

  • @allakaweenmedia9248
    @allakaweenmedia9248 15 днів тому

    Subxanalah.samir.iyo.iman.alehakasiyo😢😢😢😢😢

  • @UmalkhayrMuuse-vl2eg
    @UmalkhayrMuuse-vl2eg 15 днів тому

    Ameen ya rab.

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 15 днів тому

    Mar keey lee yihiin somalia nu qab sa nee na. Yee ka sd kaan jireen. Wlh waan qow ri ci lahaa. Inaan xabad ku dhuf teen. Intaan qabto ayaan qow ri ci lahaa. Kadib na intaan bada ku tuuro . Ayaan libaaxa bada ku jira siin lahaa. Waxaa u raa ya. Na tuug sanaya. Ka ba ha noo ba laa sha ya. Raan shin kaan reeb no cu naya. Ayaa muuse biixi iyo wax la caqli ah. Ku da fa daas. Nim cad ilahay nasii yey.. ku leh kaa ley oromo i gu mee so. Bad baan ku sii nayaa. Ama kaa kii ree nayaa. Ciidan keenso.

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 15 днів тому

    Bal waxa muuse biixi iyo kuwa la soc da. Waxa ay noo kee nayaaan. Eega.

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e 15 днів тому

    Naagta hooyadeed guska Laqeeybsaneeyso oo hadana kufaraxsan iLaa uur Loo yeeLay ayadaa dhiLo ah Ee raga yaan La xag xaganin Wixii dhiLo ah haLa waso Dhiibato dhiiga maLaho Maxaa yeeLay meey sheegto Ninka naagta eey u noqotay Oo iska haaysto Hadeeysan Rabin War ayadaa rabtaa wasmaad Xaraanta ee daaya haLa wasee Maxishootada sharmuutada ah oo hooyadeed ninka ka Xoogtay

  • @user-co9vr5nh7b
    @user-co9vr5nh7b 16 днів тому

    Allow i sahal😢❤

  • @hibaaqaxmed5257
    @hibaaqaxmed5257 16 днів тому

    mash alah

  • @cabdulahicabdi2729
    @cabdulahicabdi2729 17 днів тому

    M.a m.a❤❤❤

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 17 днів тому

    Nin aan isago maqan is mehersanay hadi aan kala noqono anagoon is arkin maa ciida laygu leyaay bal iso sheega

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 18 днів тому

    sheikh i.n alle mit wnks cald aigu dare lkn ani wan isogahye cabsi nafta iga qadeso iyo xshot😂