*_يوم تبلى السرائر_* ومهما تكن عند امرئ من خليقة== وإِن خالها تخفى على الناس تعلم ومن لا يزل يستحمل الناس نَفسه == ولا يغنها يوما من الدهر يسأَم ومهما كان للإنسان من خلق فظن أنه يخفى على الناس علم ولم يَخْفَى اللهم استرني فوق الأرض وتحت الأرض ويوم العرض عليك. اللهم استرنا بسترك الجميل، ولا تفضحنا بين خلقك ولا تخزنا يوم القيامة
Ilaahaybaa lashifey alxamdulilaahi Shikh Xassan Xuseen ayaa hadda ka hor sheegey in ninkani wajiyo badan lkn waan dhago adeegney alxamdulilaah walee mardanbe diin iiguma soo gambatid alle weyne ayaa ku kashifey xumaanta qabyaaladda Quran ka ah ee ummada kale fogeyneysaa adoo diin sheeganaya subxalanalaahi
Wadaad ahow ama calmaani ahow soomali waa wada qabiilaystayaal hadda ninkaan waxuu ku faraxsan yahay ama uu doonayaa in xilka waddanka oo dhan reerkiisa loo dhiibo haddii kale kulahaa dawladnimadii nuur cadde ayaa ku dheelay oo xilalkii reera kale u dhiibay waa ninkii diinta lagu tuhmaayey haddu sidan u hadlayo soomali xaalkeeda ma dhawa.
Waxaa mahad iska leh qofkii duubey ee kadhifey ninkan diinta ku ganbanayey ee jiran naceyb ka dad muslimiin ehrlkiisa in uu qabyaalad uugu kala eexdosubxaanalaahi
Wax secret ah oo hadalkiisa iiga muuqdo maleh waa hadal reer dhexdooda ku xisaabtamaya inay qayb libaax ka helaan awoodaha dowlada waana hadal run ah oon been abuur ahayn cali wajiisna macsuum ma aha waa bin aadam waana nin abgaal ah oo raba in reer kiisu helaan qayb libaax kkkkk weliba wuxuu iloobay maqaamkii muqdisho oo meel la saaray lana ansixiyey laakiin dadkale ciidayeen.kkk
ILAHAY AYAA KASHIFAY DALINKII SHEEKHA SHEEGANAYEY EE LABAAD SOMALILAND HALAGU JIHAADO HAWIYOW HORE AYEY SOMALIYU UGU MAHMAHDAY SOMALIDU BEEN MA MAHMAHADO WAXAAN UGA SOCDA MARKA SOMALIDU IS XAMANAYSO HAWIYE WAXAA LOO NISBEEYA DAD BILAA AQLIYA OO AAN FAHMO WANAGSAN AAN LAHAYN WAXAN UGA SOCDA MARKA SHEEKH CALINA OO HELUDIINA SHEEGANAYA SIDAN UU HADLAYO QAAR KU TAGEERAN OO AY KU RACAAN SIDAN UU U HADLEY EE MUNAFAQADA IYO ISKAHORKEENKA UMADA SOMALIYEED EE QABLAYADAYSAN MAHA CALAMADIHII CULUMADA ABA QOFWAYN OO SHEGANAYA SHEEKH CALINA MA HABOINA IN SHEEKH LOOGU YEEDHO
Shikh cali wajiisow jawaabtaan hoo 1.cali geedi wasiirka 1aad buu Ahaa wasiirna waa shaqaale Cidii uu shaqaalaha u ahaa Ayaa xilalka abgaal siisay Abgaal shan ku tolo shana ku raac Waqooyiga xamar ayay ahayd Oo abgaalku daganaa Habargidir dakadii xamar Intii ay xirtay ayay cisalay dhabrka abgaal raran jireen C.lahi yuusuf ka hor xamar habar gidir bay u shidnayd Ma.dheere isaga oo qoxootiya Oo xasan daahir ka cararaya C.yuusuf ayaa iska cafiyay Oo baydhabo ku soo dhaweeyay xilkaad shegasana U magacaabay Waxaad tiri xoogaa cumar maxamuud ah baa xamar joogay Cli wajiisaw Japan shiinaha Oo dhan bay qabsatay oo gumaysatay Marka xogaagaas cumar maxamuud ayaa sababay In abgaal villa somaaliya soo Dhex istaagaan oo waliba madaxwayne meel loo saaro Aan laga daba hadlin Cli wajiisaw culimo iyo caamo Hawiye mid ha ogaado Ninkii ka nixi lahaa iyo kii Ku faxi lahaa xamar mj Albaabaduu isugu dhuftay Hala ogaado Xamar waa kawaan aan naflaha loogu naxariisan Oo bohol dhurwaa ah Waxaad u qixi doontaa pl Adigoo ka qaxaya kuwa dad kuu xiga ama baantuuga ku Biir oo tanzaanya u guur
Cajiib, horemar ay sameeyeen ma sheegin markay meesha wada qabsadeen, haddana wakhti dahabi ah buu ku sheegay. Miqiyaasku ma in reerku jagooyin badan ku nagacaaban yihiin baa, mise waa in mar hadday taladii qabteen inay wadanka ama intooduun wax la taaban karo u qabtaan baa? Caqligu markuu yar yahay waa kaa tirada uun eegaya halkuu tayada ka eegi lahaa!
Ilaaheyow qeyr badan si Sh. Wajiis! Mudulood ha nolaado!
Eygii ku dhay u sheeg qabyaaliste u madda isku diro cali sheeydaan qabyaaliste ilmHaada uma nexeeyst miyaa waa dilaa saqiirka nafta alle kaaqaad 🎉🎉🎉🎉🎉
*_يوم تبلى السرائر_*
ومهما تكن عند امرئ من خليقة== وإِن خالها تخفى على الناس تعلم
ومن لا يزل يستحمل الناس نَفسه == ولا يغنها يوما من الدهر يسأَم
ومهما كان للإنسان من خلق فظن أنه يخفى على الناس علم ولم يَخْفَى
اللهم استرني فوق الأرض وتحت الأرض ويوم العرض عليك. اللهم استرنا بسترك الجميل، ولا تفضحنا بين خلقك ولا تخزنا يوم القيامة
Mxa sir ah marka wax jiro lee sheegay ma sir ayaa maqasheen hada?
H.g😢
Ilaahaybaa lashifey alxamdulilaahi Shikh Xassan Xuseen ayaa hadda ka hor sheegey in ninkani wajiyo badan lkn waan dhago adeegney alxamdulilaah walee mardanbe diin iiguma soo gambatid alle weyne ayaa ku kashifey xumaanta qabyaaladda Quran ka ah ee ummada kale fogeyneysaa adoo diin sheeganaya subxalanalaahi
Cali wajiis meeshu sheekh ku noqdey ayn layaabanahy
Wadaad ahow ama calmaani ahow soomali waa wada qabiilaystayaal hadda ninkaan waxuu ku faraxsan yahay ama uu doonayaa in xilka waddanka oo dhan reerkiisa loo dhiibo haddii kale kulahaa dawladnimadii nuur cadde ayaa ku dheelay oo xilalkii reera kale u dhiibay waa ninkii diinta lagu tuhmaayey haddu sidan u hadlayo soomali xaalkeeda ma dhawa.
Wajiisoow Maanta ka bacdi, talo ahaan sheekh haku soo shaqo tegin waa kaa qaraxday . ILLAAHAY u toobad keen umada muslimiinta qabyaalada kala bax
Sheekadaa ilmahaa ka ooyaye naga baandhee sheekh
Saqiirkii wuu amuusiyaay muxu ka sameyaay
Saqiirku Wuxuu u ooyey waxaad sheegayso qaabdaradeeda adoo shiikh ah aloow nacafi
Ninkan qofkii sheekh yiraahdo Dhabi ahanti waan layaabaa
Sheikh cali siyaasi ayuu noqday
Cali nijaas bilaash lowma dhiihin
Warkaas Waa dhibaato waxaasna Waa sax waxaan leeyahay hadii qacligiinu uu saas yahay waligiin waxba gaarimaysaan waxaan hubaa inaad tihiin wax jiran
Yaaaab somaliyo ilaah ha u naxariisto
Waxaa mahad iska leh qofkii duubey ee kadhifey ninkan diinta ku ganbanayey ee jiran naceyb ka dad muslimiin ehrlkiisa in uu qabyaalad uugu kala eexdosubxaanalaahi
Waxaa cajiiba shiiķha marna inoowsan kahadlin wax cadaalada qabyaalad unboow kahadlay cali wajiisoow siyaasi iska noqo
Hada kadib waxaa la arki doonaa
Shiiqa beel hebel
Waxaa o dhan waxaa ka daran wuxuu qanjaruuftay saqiirkii looga tegay
Dagaalki 4 billaad dhiib oo keyney. Iyo dagaalki 2006 ceyr Mogadishu ka ligiis kabsadeey wadaadkaan genaraal gebra u hilmameey
Horta shiiqu ma ogyahay in xisaabtu is bedelayso marka madaxweyne nin abgaala noqdo
Sh Cali hadduu runta sheegay maxaa lagu haystaa.
Sheekhu wax jira ayuu sheegay iyo sida wax udheceen.
Cali wajiz hadalkan ma danbi baa. Inta hos kashaqeyneyso qabyalada kashqeyneysa ayaa badan
Wax secret ah oo hadalkiisa iiga muuqdo maleh waa hadal reer dhexdooda ku xisaabtamaya inay qayb libaax ka helaan awoodaha dowlada waana hadal run ah oon been abuur ahayn cali wajiisna macsuum ma aha waa bin aadam waana nin abgaal ah oo raba in reer kiisu helaan qayb libaax kkkkk weliba wuxuu iloobay maqaamkii muqdisho oo meel la saaray lana ansixiyey laakiin dadkale ciidayeen.kkk
Ala cunuga miskiinka muu aamusiyo waaba dilaayaa subxaanallaah 😢😢😢
ALAA KUU MAQAN WELEE WELIGAA DAD’DANBE SHEIKH NIMO UMA HOR FARIISATID WAQTIGAGII WAA DHAMAADAY EE SIFIICAN HUBKAAGA U QAADO NAB NAB BEELE
ILAHAY AYAA KASHIFAY DALINKII SHEEKHA SHEEGANAYEY EE LABAAD SOMALILAND HALAGU JIHAADO HAWIYOW HORE AYEY SOMALIYU UGU MAHMAHDAY SOMALIDU BEEN MA MAHMAHADO WAXAAN UGA SOCDA MARKA SOMALIDU IS XAMANAYSO HAWIYE WAXAA LOO NISBEEYA DAD BILAA AQLIYA OO AAN FAHMO WANAGSAN AAN LAHAYN WAXAN UGA SOCDA MARKA SHEEKH CALINA OO HELUDIINA SHEEGANAYA SIDAN UU HADLAYO QAAR KU TAGEERAN OO AY KU RACAAN SIDAN UU U HADLEY EE MUNAFAQADA IYO ISKAHORKEENKA UMADA SOMALIYEED EE QABLAYADAYSAN MAHA CALAMADIHII CULUMADA ABA QOFWAYN OO SHEGANAYA SHEEKH CALINA MA HABOINA IN SHEEKH LOOGU YEEDHO
Dad baa oranaya ninkaan waa wadaad. Waxaa ka buuxda cuqdad iyo qabyaalad. Xaggee Darood jooga, hiraab buu cuqdaddaas ka qabaa
Sheeikh toolkis kama jana taago
Ceeb badanaa
Sheekha yaan lagu fogaan waa ramadaane. Sheekhu siyaasadda korkuu ka daawaday. Markaa sidii uu u arkayey buu sheegay. Wixiisu waa faallo. Kelmeddaa Cuqdada reer hebel uun baa sheekha ka dhacday.
in kastoo madaxdawayne xasan sharaf mudanyahay hadana cali wajiis yaa waydiiya madaxnimada dhan ba waxa idinka dhigay waa habargidir lkn awal waa lugu ogaay formaajo intaadad biyaha u geeynadiin maa dadkaada u doodid adoo sharaf leh ........ HG waaba dowlad hadiiba laga caaabayo meel walbo😄
Hhhhh sheekh Ali wajiz waa udhamaatye
Wadaadii ayaa sidaan u fakaraayo maxaad moodeysaa dadka. Yaa iiga jawaabikara caawa. Waxa aad adiga ka heleysid hadii jagootinka oo dhan reerkaaga la siiyo? Amni, nabad iyo barwaaqo ma heleynaa?
Shacabka waxba kama faaidaayo aan e aheen qasaaro…….. wadanka waxa qasey waa odiyaal qabiil iyo wadaad isku sheeg….. bal fiiri maxeey ka rabaan farmaajo odiyashaan maalinkasa canaayo nin midane ah oo madaxweyna hore ah…… aniga reer muqdisho ayaan ahay waxaan aaminaanahay soomalinimada qabiil iyo qurun waxba iima taraayo aniga iyo dhamaan umada somaliyeed
Nuur cade yuu ahaa
Abgaal cismaan, allah ya raxma
Midkaan Waa qaainu wadan kitaabku Ku qabay waxaad tahay Nin Xun
Kan hada wadaad miyaa
Cajiib
Hala yabina cali wajiis farmajo ayuu waxuu uhaha kava qaad dadna habar gidirba inka dhigtay hadiina shiiqoodii Saan yahay camdooda maxad kasugaysan habrgidir maliina iyo dhiigina waa labanaystay wax fahma oo magldan idinkay hantidiinii tala ee isdifaca👨🏾🎨
😂😂😂😂 shekha caruurta ka qabta
😂😂😂😂😂
unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay waxaan maqlih jiray Qof bahan gob ma Ahah kkkk nocan bah u wadadah Somali kk
Cali nijaas dhe
Cali nijaas bilaash lowma oroon 😂😂😂😂
So embarrassing Abgal stealing posts for the Somali state! Somalia belongs to Somali 🇸🇴 Not abgal or any clan
Shikh cali wajiisow jawaabtaan hoo
1.cali geedi wasiirka 1aad buu
Ahaa wasiirna waa shaqaale
Cidii uu shaqaalaha u ahaa
Ayaa xilalka abgaal siisay
Abgaal shan ku tolo shana ku raac
Waqooyiga xamar ayay ahayd
Oo abgaalku daganaa
Habargidir dakadii xamar
Intii ay xirtay ayay cisalay
dhabrka abgaal raran jireen
C.lahi yuusuf ka hor xamar habar gidir bay u shidnayd
Ma.dheere isaga oo qoxootiya
Oo xasan daahir ka cararaya
C.yuusuf ayaa iska cafiyay
Oo baydhabo ku soo dhaweeyay xilkaad shegasana
U magacaabay
Waxaad tiri xoogaa cumar
maxamuud ah baa xamar
joogay
Cli wajiisaw Japan shiinaha
Oo dhan bay qabsatay oo gumaysatay
Marka xogaagaas cumar
maxamuud ayaa sababay
In abgaal villa somaaliya soo
Dhex istaagaan oo waliba
madaxwayne meel loo saaro
Aan laga daba hadlin
Cli wajiisaw culimo iyo caamo
Hawiye mid ha ogaado
Ninkii ka nixi lahaa iyo kii
Ku faxi lahaa
xamar mj
Albaabaduu isugu dhuftay
Hala ogaado
Xamar waa kawaan aan
naflaha loogu naxariisan
Oo bohol dhurwaa ah
Waxaad u qixi doontaa pl
Adigoo ka qaxaya kuwa dad
kuu xiga ama baantuuga ku
Biir oo tanzaanya u guur
AB Mar Kasta Xamar isa Ku Bashaali Jiray Maxamed Dheere Xamar 8 Dagmo Ilaa Shabelaha Dhexe Ilaa Hiiran Fiidow Ayu Maamulaaye Dagada Ceel Macaan Aya Shaqeyneysay AB Warsan Str Aya Heystay Kofurta Dagada Kaliya Ow Shaqeyso Ayey Eheyd Bashiir Rage Ilabor iyo Dagad Ayu Heystay Ceel Cade Ow Shaidalka Kaso Dago HG Shabelaha Hose Isbaaara Utiilay iyo Inyar Ow Kismayo Marexan Shaqaala U Ahay Warsanagali Bashir Raage Iyo Abukar Cumar Cadan Dagaalkoda Aad Ka Faideysatay Maxakmada ceyr iyo Warsangali Aa Wadeyn Marka Anugu Hogamiya Koxed Iyo Dowlad Mid Kastaba Waa Ii Shidneyd Xamr Xiryaha Ciidamada Axad Ka Dagantahay Caadado Kulaabo
Cajiib, horemar ay sameeyeen ma sheegin markay meesha wada qabsadeen, haddana wakhti dahabi ah buu ku sheegay. Miqiyaasku ma in reerku jagooyin badan ku nagacaaban yihiin baa, mise waa in mar hadday taladii qabteen inay wadanka ama intooduun wax la taaban karo u qabtaan baa?
Caqligu markuu yar yahay waa kaa tirada uun eegaya halkuu tayada ka eegi lahaa!
Odeygi xarmajo ah ya magala joogo, lacaag bu siyeey oo yiri orood HG caay sii ee HG xassan sheikh uu mucarado
Sheeq labowajiile 😂
Sheekadaa ilmahaa ka ooyaye naga baandhee sheekh