Cabdullahi, Sh Hassan waa lagend, wariyuhuna, waraysigiisu waa khad, Wax qabadkii Xassan Sheikh ii sheeg, dhaliishiisana ha ii sheegin. Waa a Cabdullahi In aan Xassan waxba qaban, . Boob uuun baan lagu xasuustaa iyo 30 hit 30 million haysta iyo Kuwait mamay.
Waa halyeey Hawiye ee hadana ah Ruug cadaa ah. Vivo xisbiga Nabada Iyo Nolol.
Hadii aan heli lahayn 50 nin oo isagoi kale ah
I don’t know this guy is a man of his word he gained my respect
WAA GEESI SIYAASIGAN
CADULAHI SHEEKH
RUNTA CADEEYA MASHALAAH
MUDA DHEER WARARKISA
DAWADAY
WARIYAHA
WAA WARIYE RUNTA DADKA WAYDIIYA
WARASIYADISA WAA CLASSIC
MASHALAAH.
QOFKA SOMALIGA WADANI INUU YAHAY
WAXAA LAGU GARTAA
KUWA HADALKA RUNTA KA SHEGA.
MASHALAAH
Ninkaan taariiqdiisa hore ma aqaano lkn waa nin karmeed mashallah💪🏾🇸🇴
Mashallah Abdullahi Sheikh si wanagsan ayu isaga dhiciyey Wariyaha
One of the honest politician I ever seen
C/llaha sh xasn
Wa ku salmya
Wariye fantastic ah noqo intaad is leedahay baad af libaax dalaq dhahdey magaraneysaa horta qofka aad wareysaneso hhh beteriga kaamirada ayaan soo iloobay qofkii dhahaye soo ma'ihid adigu hhh
MaanshaAllaah Cabdullaahi Sheekh
Xassan, waa geesi af tahan,
Waxuu mudan yahay inuu
Noqdo waayo waa nin isku falsoon
Sida iga muuqataa waa nin mudan
Darajo sare,
Dalsan please put on your UA-cam channel
Wariye professional ah waaye wariyaha su'aalaha dad ka maskax doda ka guuxaayo ayuu weeydiyaa mar waliba
Wilkan wa warye
Qatar ah
Si an cadi ahyn
ayu warysta
Siyasinta
Cabdullah is funny and amazing
Wariyaan waxaan ku jecelhy wuxuu leeyahay (Critical question) su'aal xasaasi ah 😩. Sidoo kale Cabdullahi waa aftahan buuxa iskuna kalsoon.
Mataan
Ninkaan hal sual oo isku mid ah ayuu waydiinayaa aniga waa ku xanaaqi lahaa. Nasiib daro lama dooran cabdulahi .
Suasha ah why UK isku dhiibtay jawab fiican ayow ka bixiyay runtii
Waayo waa nin isku kalsoon
Muuqaalkaan see ku heshay Dalsan channelkeeda kuma arkine.
😂wax wanaaga oo xasan qabtay ma xasuusto
Qof dhihi karto majirto qaro afar dollar waala gadaa dagaalna waa lagalaa lol
🙂🙂🙂🙂
Wariyahan wanjecelahay waxan ku jecelahay wariye waxan soxasustay 1977 ragiwagasnola nolow
Cabdullahi, Sh Hassan waa lagend, wariyuhuna, waraysigiisu waa khad, Wax qabadkii Xassan Sheikh ii sheeg, dhaliishiisana ha ii sheegin. Waa a Cabdullahi In aan Xassan waxba qaban, . Boob uuun baan lagu xasuustaa iyo 30 hit 30 million haysta iyo Kuwait mamay.
Waxaa calooshu ila xanuunaysaa ninka ka badiyay waa waxkasta oo ka qaldan somaaliya waxay ahayd inuu xabsi ku jiro