Xog xasaasi ah “Muqtaar Roobow inta aan lasoo xirin waxaa isoo wacay Fahad Yaasiin "Sh Cali Wajiis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Xog xasaasi ah “inta aan lasoo xirin #MuqtaarRoobow baa waxaa isoo wacay #FahadYaasiin oo iyiri maad la hadashid Roobow oo Baydhabo jooga”
    Waa qeybta 3-aad ee wareysiga La taliyaha arrimaha Diinta ee Farmaajo iyo hada oo Xasan Sheekh ah, waa #SheekhCaliWajiis అద్భుతమైన.

КОМЕНТАРІ • 56

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 Рік тому +8

    Culimo sidaa uhadlaysa ayadaaba dalka dumiyaa kawarn suu uhadlayo Allah umada haydinkaqabto

  • @omerovali4725
    @omerovali4725 Рік тому

    salaadda oo lagu jiro ayay is waraysanayaan
    cali wajiiz sheekh maaha waa mujrim

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому +1

    Nabiga C/s/w Waxoo Noo Sheegay Hadaad Aragtaan Wadaad Dowlad Iyo Amiir , Meesha Ee Joogaan Ninka Markasta Taga Iska Ialaaliya , Ali Wajiis Umada Ilaah Hakaa Qabto Adiga Iyo Bashiir Slaad Ictisaam .

    • @Bile9879
      @Bile9879 Рік тому

      ASC WALAL XADIISKA WAAN XASUUSTA LAKIN SI FIICAN UMA FAHMIN HADALKAAS UU NABIGA YIRI IFAHANSII

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Рік тому +2

    Waa xil doon!

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Рік тому +1

    Hadaba abnixumo iyo askartii oo dhalinyaradii leynayso isbaaro ayaan ku noolnahay ilahey ha nookeeno madax daacada

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Рік тому +1

    SHEEKH HORTA WAAD MAHADSAN TAHAY LAAKIIN CARUURTAADA IN AYKU BADBAADAYAAN DALKAAN IYO JAHADA LOOSOCDO MA,KUU MUUQATAA KHAABKA DALKAAN

  • @nooraadanmaxamud9434
    @nooraadanmaxamud9434 Рік тому +1

    MAASHA ALLAAH

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo sheekh

  • @nomadchannel2823
    @nomadchannel2823 Рік тому +1

    After watching and listening carefully, I conclude that Ali wajis is just part of the cartels in Somalia.

  • @aligelle6706
    @aligelle6706 Рік тому

    Mashallah sheekh mahadsanid

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Рік тому

    Mnsha allah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Very interesting interview

  • @falxad9358
    @falxad9358 Рік тому

    Wallee aakhiro xisaab waa jirtaa

  • @mohamedhussein4002
    @mohamedhussein4002 Рік тому +1

    Its mean sheikh your the one who strategizing that plan

    • @Somalitravel
      @Somalitravel Рік тому +1

      I came to that conclusion. He was one of the trusted enabler.

    • @midnimomedia198
      @midnimomedia198 Рік тому

      Somalia inaga isku muuqaana qabyaalad, dawlad gudaga iyo dibadaba laga hadadayo miya heer gaari karta!!!! Cajiib. ilaahow no gargaar. Aamiin

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 Рік тому +1

    Subhanalaah waxa ben lo sheka si loo helo wax la cuno ama si qabiili camal benta sida wax lo shekayo

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Рік тому

      Nin Kan maaha sheikh daarood oo beenlow ah v

  • @mohammadhussein-bille2179
    @mohammadhussein-bille2179 Рік тому +1

    Qoom markuu damiirkoodu dhinto oo ilahay ilowaan, mid ayaga kamida oo ilahay iyo akhiro toona an aqon ayaa ilahay shiikhooda iyo madaxdooda ka dhigaa, tusaalahaasaa kugu filan
    Ani maaba juuq leh adinkaaba jaribane🤔

  • @khadraahmed8660
    @khadraahmed8660 Рік тому +1

    Maraykan iyo reer galbeen midan uma ogola qof alqaa icda ah xil iska daaye xitaa inuu hawaysto ee waxuusan fahamin munaafinadooda!!!!

  • @Waa-ani
    @Waa-ani Рік тому

    Areey tan Hassan Sh iyo mooryanta warkeeda na sii!

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Рік тому +1

    Shiekhii Farmaajo hadana ma Ina Xasan baa😂😂😂

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Рік тому +1

      Ahmed kulow abdi nabar iyo naxdin oo sheekh u ahaa hassan woo gamay group kaan

  • @deeqaadan8686
    @deeqaadan8686 Рік тому

    Fahad yasin khad ma isticmaali jirin

  • @hassanmadyerow
    @hassanmadyerow Рік тому

    Sheikhan wa iga Bess mant kadib

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Рік тому

    Cali wajis wuxuu soojediyay in robow kursiga lagaboobo kadibna loo been guuro oo soomaalida lagu dhaho waa laga guuleystay sidaas maxaqbaa mase yahay war nin sheekh sheeganayo,oo hadana kuye aniga iyo asaga salafi ayaan kuwada jirnaa,cajiib

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    Kuwan culimoh ha ku sheegin waa mafiyoh iyo moryan dhaqan xumoh kulah jirah dowlad ku shegah somaliyah

  • @nooraadanmaxamud9434
    @nooraadanmaxamud9434 Рік тому

    Xaaji Ali

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому +1

    Ali Wajiis Hadaa Ilaahey Ka Baqeyso Wareysigaan Maxaa Usoo Gudbi Weyse, Markee Joogeen Nabar Iyo Naxdin? Dowlada Madaxweyne H SH M Weji Ka Sameyse Maa Is Dhahee Ileen Wareysigaan Waa Mid 2023 Aa Noo Soo Gudbisay.

    • @deqah
      @deqah Рік тому

      Waqtigi farmajo wadadkena waa uu cabsanayey marka hada dadku waa xor Allaha xafido Madaxweyne Xasan Sheikh Amiin Amiin Allahuma

  • @Somalitravel
    @Somalitravel Рік тому +1

    After watching current Sheikh videos, I came to conclusion that he was one of enabler of the mooryaantii who went on strike on tribal lines. He is finally showing his real tribal colors.
    Presidential advisors are not allowed to disclosed privilege information.

  • @maryami2299
    @maryami2299 Рік тому

    Hada xasan ma dawladgoboleed buu hayaa ma qabiil buu heshiis la yahay

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 місяці тому

    Tug tuug benaleh cali gaal

  • @kadroable
    @kadroable Рік тому +3

    Haday kuwa xukunka yimid ahaan lahaayeen kuwa dhaama ama ka haboon Farmaajo iyo Fahad haddalkaga waa u garaabi lahayn balse ilaa hadda ka dar oo dibidhal baan aragnaa!!!

  • @abdisheikh6175
    @abdisheikh6175 6 місяців тому

    waa amir khawaarij kan ugu beenta iyo nifaaqa badan. isaga ayaa u fatwoonayey fahad oo dhahay dadka laay. waxaa uu hhadda sheegaaya muxuu markaas u sheegi waaye. tuug weeye, hadba daalimka villa somalia madax ka noqdo laaluush ka qaato

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Рік тому

    Dilaaga ka mid ahaa dadkii aad saadaalisay (FAHAD WAAYE , DILAAGA QARSOON).

  • @MohamedSheikh-km5mg
    @MohamedSheikh-km5mg Рік тому

    Oday qooyskooda faaninaya iga dheh.

  • @deeqaadan8686
    @deeqaadan8686 Рік тому

    Sheikhan hadalkiisa waxan ka dareemay ciyaal weerada inuu la dhacsan yahay
    Walaahi farmaajo ayuu daba dhilif u aha

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому

    Soomali meeldan igasogash watagi karna askaraa seero leh inaga shacabaa nahay somali itey farteda qorin dowladaha wax udhigi jiray soofaragaliyeen dowladaha sudan kuharereysan kadibna kenay jamalcabdinasir alahwaclan dowlad hishiso inanoqotan mideysan nabar tanko cidan midwalbo cidukenay kasaro meshaan

  • @xamzash8184
    @xamzash8184 Рік тому

    Sheekhow salafigaan aad ku dhegan tahay, ma fahmin miyaa waqtigiisu dhamaaday ee lagu kala tegay.

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 Рік тому

    Kani been iyo booto badanaa
    Meel kasta ku jire miyaan
    Waa call box

  • @abdimoallin842
    @abdimoallin842 Рік тому

    Nasiib darooy somali waa kan wadaad bililiqo ku baaqaya. cajaaib cajaaib,

  • @harunbashir8125
    @harunbashir8125 Рік тому

    Culumadii aya san u hadleyso oo qabiil iyo kala sar sar umadaded ka buxa wadanka su ku hagagaya marka

  • @maryami2299
    @maryami2299 Рік тому

    Show shariif tuna walaahi hada muxuu hayaa markuu xasan yimid muxuu u cararay meeye mudulood kii shirayay wuxu qabiilbayahsayeen

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Рік тому

    Qodobkaa sadexaad ee aad ku tidhi waad ku xuntihiin, iyagu kumay xumayne waxa tusaale dhab ah ku xun muuse biixii wasiiradiisa iyo dadkay kasoo jeedaan ismaba yaqanaan kkkkkkk

  • @jubb90
    @jubb90 Рік тому

    War wuxu been badanaa sixun u dhimo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    Maxaa Biil Laguu Siiye Dowlad Kama Tirsanid? C B B Aa Aheyd Wee Iska Cadahay. Wahaabi Xaaraan Cuna Adiga Uguma Horeysid ,

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Рік тому

    Waa nin tuug ah oo aan dowladnimo rabin, qabyaaladeey ba, waxa soomaali la haray waa kan oo kale oo shiiq iska dhiga oo ayaa waddanka baabi'iyey

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 Рік тому

    Wallahil cathiim waa dajjaal benala ah , qabyaaladiste, diin lawe ah ,
    Malinba ninka shaha u shuba Yuu u hesaa.
    Hadalkan intu farmajo jogy mxu u dhihi wayey

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Рік тому

    Wahabigaan wuxuu na leeyahay nin an Tolkiisa ahayn Xamar ma joogi karo

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Рік тому +1

      Ahmed Kuulow Abdi Taas Waaku Saxsan Yahay Magaalo Kasta Dad Aaleh, Laakiin wahaabi ilaah ha cirib tiro waaka soo horjeedaa somalia dhibka ayagaa gaarsiiye

    • @deqah
      @deqah Рік тому

      @@user-de6lm4wn9c Sax waa runtaa