M.DAYAX QOFBAA DUNIDII NACSIISEY HEES CUSUB 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2022
  • #ereyadii asma cali maal#
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 73

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 роки тому +12

    Waalid somalYED baann ahay kor ii qaadaa youtuber keyga adeer

  • @shamakc.m.c4820
    @shamakc.m.c4820 2 роки тому +11

    Abawaanada Erayada SameeyseY wn Salamayaa 🖐 Amiish Alli Maal 💓✊

  • @cabdikariimqabyo-diid1633
    @cabdikariimqabyo-diid1633 2 роки тому +4

    Dhacdooyinka iyo dareenada caynkan ah haddii sidan oo kale heeso looga curin lahaa boogo badan baa dhaymi lahaa.🥲
    Asmish Cali Maal oo aan suugaanteeda iyo qisadeedaba ka war hayo ayaa dawadan inoo hibaysaye mahad ha mudnaato.

  • @fartuunmohamed3775
    @fartuunmohamed3775 Рік тому +3

    Hadan ku suganahay dhibse malahan wanka baxaya qof qalbiga wanaagsan waxu lakulma xanun iyo murug ilaahasa u qoray wanka baxaya insha allah 🥺🥺💔❤️‍🩹

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 2 роки тому +3

    waa Dareen Dhaba Heestan way gadan Tahay intaan isku aragti Nahay isma dhaafno
    😆😆

  • @moparicapdizamett2123
    @moparicapdizamett2123 2 роки тому +4

    uGu DambaynTii HeesTan Waxan Sugaba Waa Timi
    Mohamed Dayax Fanaan Xadhkihiisa Jiitay🔥💪

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 2 роки тому +3

    Legend legend helay axsan fanaan iyo weliba musician qaali ah oo gacan wanagsan jira zxbayaal

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 11 місяців тому

    Qalqaali adoonahaanin
    Qalbigadhibtakubaahin
    Qaracan naftusoohmin
    Qanaacoaadangaadhin
    Qiiliyo sababteedawaayin
    Qasnadaankugusoohay iyo
    Qaraarkaankaagadhay adi
    Qotodiisq anoon kuubahin
    Qufuley maankiyoxiskii
    Qawlkiyo sawitkaaagayiil

  • @SucaadAadan-xz8eg
    @SucaadAadan-xz8eg 11 днів тому

    Ax yaa hees😢

  • @abdirazhiidahmed5724
    @abdirazhiidahmed5724 2 роки тому +4

    Ugu danbayn waxan subaga waan kaa hayaa MahadsaniD pro digale yare ninka nabaray in music laga hadal siiyo after qaraami dayax asna wuu nawalaya
    ❤️❤️❤️🙏🙏🤚

  • @abwaancaydaruusburcaawi71
    @abwaancaydaruusburcaawi71 2 роки тому +2

    Axyaa hees xagu kamaray damirku
    Allfanaan maxamed dayax
    Digaale yare oo isna music 🎶 macan ku ladhay

  • @cumarcr561
    @cumarcr561 2 роки тому +2

    Woooooow waxanaa hees iyo badha ah
    Music 100/100
    Laxanka 100/100
    Erayada 100/100
    Codka 100/100
    Digaale waxba lagaama qaban karo legend

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 10 місяців тому +2

    Xumaa horta dooristaadu 😢
    dhibtaad ila doonataaye 😬
    maxaa dookhyahoow ku qaatay🥺

  • @ayanle_
    @ayanle_ 2 роки тому +1

    Run aHaantii waa ereyo dareen leh😫

    • @muunacateye1291
      @muunacateye1291 2 роки тому

      In badan sugaye heestan 😭😭😭😭😭😭

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 2 роки тому +3

    Xumaa horta dooristaadu
    dhibtaad ila doonataaye
    maxaa dookhyahoow ku qaatay.

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 2 роки тому +1

    Digaale Yare Music Musig Rasiinkiisii Weeye Heestani Waalayaabay Ustaaaaad Iyo Top Best Fanaan

  • @ayaandhalad6361
    @ayaandhalad6361 Рік тому +1

    Legend heestan hees udhiganta wan wayey

  • @AloNeGirl49
    @AloNeGirl49 Місяць тому

    Ilmada iga so dareertay😢
    Sootan daankeyga qoysay 😢
    Miyaan dadku ila arken😢 2x
    Naf kuudiiran baad cidlesay😢
    Aheey doqonimadaada😢
    Qofba dunidii nacsiisay💔 2x
    Marka is iraa dulqaado😢
    Daqiiqad ka maamrmi waayo😢
    Ayaa dabka igu shidaaye 😢
    Xaguu kaa maray damiirku😢 2x
    Xumaa horta dooristaadu😢
    Dhibtaad ila doonataaye😢
    Maxaa dooqyahow kuqaday💔2x
    Waheey dibin daabyadeyda😢
    Miyaan ruux ila dareemin😢
    Maxaa nololey isdiiday😩 2x
    Marka is iraa dulqaado😢
    Daqiiqad kamaarmi waayo😢
    Ayaa dabka igu shidaaye😢
    Xaguu kaamaray damiirku💔😩2x

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 роки тому +2

    Digale yre music 🥰

  • @samiiraipdu3215
    @samiiraipdu3215 2 роки тому +2

    Keep going wlljy maxamed sicid maxamed shide

  • @farhiyaahmed6135
    @farhiyaahmed6135 2 роки тому +1

    Heestani in aniga igu soctaa la modaa runtii😪

  • @ugaaskareerka8986
    @ugaaskareerka8986 2 роки тому +2

    All fanan moha dayax legend

  • @rodokhurshe3941
    @rodokhurshe3941 2 роки тому +1

    waaaw caadi mahan heestan sameyn weyn baya igu leedahay xaqiiq

  • @fatimaabdiwali6039
    @fatimaabdiwali6039 Рік тому +1

    Maxa nololey is diidan

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 роки тому +1

    Wa hees mcn calalcal iyo murugo leh dad badan aye tabanysa

  • @qalabjaantube5438
    @qalabjaantube5438 2 роки тому +1

    maxamed siciid maxamed dayax fanaanka sanadka 2020
    axyaa hees keep going sxb

  • @cawiyemayaabo7657
    @cawiyemayaabo7657 2 роки тому

    Miyaan dadku ila arkayn😭😢😥
    Raga waxa kaliya cilaa waa dumarka

  • @HodanMaria
    @HodanMaria Рік тому

    Ahaay doqoniimadaada
    Qof baad dunidi nacsiisay
    Hees dareenkeega wadata
    6 July 2023 4:40 midhidh habeen khamiisi soo galayso arbacana sii baxayso❤

  • @RaxmoQueen-gk8ws
    @RaxmoQueen-gk8ws 10 місяців тому

    😢 3:08

  • @bilebaajiyo1159
    @bilebaajiyo1159 2 роки тому +2

    dayax hirgalay asma ma mooda inaad heesta igu tala gashay wlashay maxaa nolol is diidan la yaab la yaab

  • @cabdirasaaqbashiir2166
    @cabdirasaaqbashiir2166 2 роки тому

    Maxamed dayax ninkan codkisu waa fadhiya

  • @xamdushaxmed9228
    @xamdushaxmed9228 2 роки тому +1

    Amish Ali maal. ABWANADA Erayada🥰
    Dhibtaad Ila doonataaye maxaa dookhyohow Ku qaaday🥲🥲
    1/21/2022😳

  • @abdidoolarinaismaacil4067
    @abdidoolarinaismaacil4067 Рік тому

    2 fanaan ee isku cod eg ee heesi hi hore soo nooleyay

  • @user-ni1gl8ym5n
    @user-ni1gl8ym5n 11 місяців тому

    Heesaha calacal ka ah waa laguhu talagaly 3:51

  • @user-xv6zl7hi6m
    @user-xv6zl7hi6m 6 місяців тому

    😢😢mxa nololey is diidan 💔😭

  • @apdisalaanmohamoud8825
    @apdisalaanmohamoud8825 2 роки тому

    Degaale yare ..macalin abihii
    Waxba lagama qaban karo libaax

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 роки тому

    Digal yare bro thnk

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 2 роки тому +1

    Qof baa dunidii nacsiisay

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 роки тому

    Durriyaddii waayahan danbe baroor baa kasoo yeeraysa un e’ waa maxay qiiradan baas 😉

  • @ducaysa1769
    @ducaysa1769 2 роки тому

    Mhdsanid wll digale yare hestan wn sugayy 🥰

  • @user-ni1gl8ym5n
    @user-ni1gl8ym5n 11 місяців тому

    Heesaha calacal ka ah waa laguhu talagaly

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 роки тому

    Heart tech song 😰😰😰😰😰
    Ifeeling Love❤❤❤❤💟💟💟🙆‍♀️

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 2 роки тому +1

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @nasraelminasriina1368
    @nasraelminasriina1368 2 роки тому

    Ax ya dareen heart broken. 💔💔🙈

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 роки тому

    Dayaxa_fanka bro hore usoco

  • @najmamursalmohamuud9974
    @najmamursalmohamuud9974 Рік тому

    Qofba Dunidii nacsiisay😭😭

  • @munoaxmedabdulleulusow3011
    @munoaxmedabdulleulusow3011 2 роки тому

    Waxba kadhacy wllka ilinta cesho ayn leyahy

  • @sacdaaxmed8419
    @sacdaaxmed8419 2 роки тому

    Ma alh dayax fanan buuxa ❤❤❤💥💥😍

  • @hamdaapdirahman7965
    @hamdaapdirahman7965 2 роки тому

    Markan is idha dulqaado😥💔

  • @mohibra9033
    @mohibra9033 2 роки тому +1

    no style
    no cod
    But Ereyada Good
    Play Back Good.

  • @najahyasin9526
    @najahyasin9526 2 роки тому

    😭😭qofbaa dunidii nacsisay

  • @sultanofficial3800
    @sultanofficial3800 2 роки тому

    Wlhi blhi its what I feel right ✅ now ...but
    ..

  • @abdallaabdi4283
    @abdallaabdi4283 2 роки тому

    Waxad iga mutaysatay inan dagalkaga ku xidhnaado hestan awadeed ee soo badi kuwa qalbiga tabanya

  • @cismanlaylo3188
    @cismanlaylo3188 Рік тому

    Qofbaa dunidii nacsiisey🥲🥲🥲🥲

  • @user-ru1yv7ev1o
    @user-ru1yv7ev1o 10 місяців тому

    Ax add ban aga helayy add bay iixanunjisay😢😢

  • @nuuraabdalh1738
    @nuuraabdalh1738 2 роки тому

    maxmamed siciid maxmad shide

  • @yosal5814
    @yosal5814 2 роки тому

    Wan sugayay wllhi

  • @abdallasaleban4033
    @abdallasaleban4033 2 роки тому +1

    Sorry heestan waxay ku fiicnanlahay qof dumaro oo qaada sinan ka dhadhanzan-karno micnaha Erayada

  • @jabartiguure5384
    @jabartiguure5384 2 роки тому +7

    Heestan 🍺 Jawi macaan ku dhagaysan 🎶 2022 😓 😰 ❤
    Inta jacayl helay 👍 saara
    Inta uu helina comment

    • @zamzamupdi2695
      @zamzamupdi2695 2 роки тому

      😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

    • @zamzamupdi2695
      @zamzamupdi2695 2 роки тому

      Wlahi heeest wn ilmeey 😥😥😥😥😥😥😥ax

  • @ugaaskareerka8986
    @ugaaskareerka8986 2 роки тому

    Heestaan sugayayba haday so baxday

  • @gday9659
    @gday9659 2 роки тому

    Digaale Yare waxaad tahay hoyga heesaha macaan. Mahadsanid.

  • @nasraelminasriina1368
    @nasraelminasriina1368 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umalkhayrcabdi9352
    @umalkhayrcabdi9352 2 роки тому

    Z3

  • @ruqiyoabdiraham4263
    @ruqiyoabdiraham4263 2 роки тому

    💞💞💞

  • @ahmedcagaf5437
    @ahmedcagaf5437 2 роки тому

    Saciid qalinlow kuu cod ekaa ma wallka baa

  • @AA-ut5wb
    @AA-ut5wb 2 роки тому +1

    💋💔💞❤️ 𝐇𝐨𝐫𝐞𝐲 𝐮𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐁𝐫𝐭𝐡𝐞𝐫𝐬

  • @AA-ut5wb
    @AA-ut5wb 2 роки тому +4

    𝐌𝐞𝐞𝐬𝐡𝐢 𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐒𝐢𝐜𝐢𝐢𝐝 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐥𝐞 𝐀𝐡𝐚𝐚 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐚 ❤️💞🖐️💕 𝐀𝐱 𝐘𝐚𝐚 𝐅𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐡 𝐳𝐡𝐩 𝐃𝐢𝐠𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐘𝐚𝐫𝐞 𝐌𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐀𝐫𝐚𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐍𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐜𝐢𝐢𝐝 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐥𝐞 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐅𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐁𝐮𝐮𝐱𝐚 𝐘𝐚𝐡𝐚𝐲