SICIID QALINE HEES ALLA WAAYAYEEY WALBAHAARAYEEY XASUUSTII JAYLAANI ABUKAR JAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 січ 2022
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
    Name Digaale Yare
    Producer / Musician /
    UA-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 637

  • @cawilmaraweyne7537
    @cawilmaraweyne7537 Рік тому +99

    21/02/2023.
    Maalin talaado ah
    Saacaduna eey tahay 4:25 pm oo galabnimo aya kismayo ku casariyeysanaaya heestaan. ✌️👊

  • @amiinshiine4661
    @amiinshiine4661 Рік тому +43

    Nin jacayl wareemayoo
    Waagii guduudtaba
    Wanaagadu jeclaaye
    Dadka waydiiyaan ahay
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰
    Kii aan waraystaba
    Aniguu i waansha
    Waali igu tilmaama
    Walwal igu abuuraaye
    😍😍😍😍😍
    Aniguna warkoodiyo
    Wacdi uma dhagtaago
    Wabiyada bulhaamiyo
    Shinbirahaan waraysataaye
    🤩🤩🤩🤩🤩
    Alla waayeey wal bahaaraye
    Igu wiirsay caashaqu
    Yaan ka waheshadaa
    💘💘💘💘💘
    Nin jacayl wareemayoo
    Waagii guduudtaba
    Waabay la jiifoo
    Waa warayda ku hayaan ahay
    💝💝💝💝💝
    Waa waax dabiibayo
    Wadaadada quraanka
    Watiin iisaaroo
    Wacdi igala quustee
    💖💖💖💖💖
    Wadduxaa walaylaan
    Wadka kaaban celinayn
    Dabaylaha wareegiyo
    Geedahaaan waraysta
    ❣️❣️❣️❣️❣️
    Alla waayeey walbahaarayeey
    Igu wiirsay caashaqu
    Yaan ka waheshadaa
    💔💔💔💔💔

    • @CashocismaannuurCayuush
      @CashocismaannuurCayuush 11 місяців тому +1

      Dhal jacayl

    • @AqroMan
      @AqroMan Місяць тому

      Wali igu talmama wal wal igu abura😢😢😢

    • @MaryamaQaasim
      @MaryamaQaasim Місяць тому

      Rfjvmzgkrtkckz❤❤❤❤❤❤namaste 🙏 😢

  • @muxudinmaxamed6584
    @muxudinmaxamed6584 Рік тому +30

    17/1/2023
    Jaceyl Aan la xanuunsado ma arag Hadane alle waxan Kabaryaa inana Qof Dhawac ugeysan Sido kle Ana Gabadh fcn oo Daacad Allah ii Sahlo ♥ ❤
    Wllaheygow inta Qisooyinka Kudhaceen Allah Ha idiin bogadhayo Guur xalala Allah ha idin sahlo Anigoon Jaceyl iheyn Hadane Xanuunka Wllhyga Qalbiga lagadilay ey Dareemayan Wanla Dareema Allow qalbiyadeena ilali 😭

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 роки тому +64

    Wiilkan waa nin akhlaaq badan oo degen runtii fanka inu galo waan ka xumahay.

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 7 місяців тому +8

    Waxaa rajeynaa Gabadha aan jeclahay, in uusan jacaylkeena naga xumaan. Waxaa ahay qofka kaliyee hal qof bartay halkii qofna is dhawradaan Hadda iyadda Holland bay ku nooshayy anna Xamar baa ku noolahay .
    Tariikhda 11/12/ 2023.
    Waxaa rajeynaa In qoralkaan Tariikh noqdo 10 sanno kadib iyo haddii la noolyahay halkuu ku biyo shubto aan ogaaddo.

    • @yahyalighter
      @yahyalighter 3 місяці тому

      Halku buu kubiyo shuptay hda wllo😂

  • @ayaanleipraahimsalaad-hm9zs
    @ayaanleipraahimsalaad-hm9zs Рік тому +8

    Ala waayeyyyyy walpahaarayeyyyyyy 🥺💕 arbaca 8/3/2023 samaleel sariirtayda dusheeda ayaan ku dhagayzanayey wanan zii zexanayey 😇🤟🖐

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +20

    Hore u soco siciid qalinle wiil cod haya, inantaas ag taagan siciid ee Ifrah toolmon nafteydaa ka hesha codkeeda iyo labiskeedaba.🥰👍👏♥️

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 2 роки тому +1

      Aad ayey u cod macaan tahay balse ma haysato abwaan

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому +2

      @@ahmedmahfoud3471 abwaano wey buuxaan halka ay joogto ee waa dhako jale oo hada aynaan fahmeyn inagu koley qabyaalad wax kaga dar

  • @maajidkariim5097
    @maajidkariim5097 Рік тому +6

    Alla waayayee shm wal bahaarayee igu wiirsay caashaquye yaan ka weheshadaa 🥺❤️

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 роки тому +21

    Heestan walaahay waa xasuus waxay har iyo habeen ka bixi jirtay idacadaha Puntland Daljir, SBC iyo Midnimo 2002. Album-kii Sirmaqabe Allow sahal qisa cajiiba ayeey ahayd😭😭 true history!

    • @Mohamed-cc4ep
      @Mohamed-cc4ep Рік тому +1

      Idaacaddii Midnimo haddii aad xasuusati ex Boosaaso ayaa tahay. 🙏🏻

    • @mariamabdiqadir3072
      @mariamabdiqadir3072 9 місяців тому

      Rer boosaaso asal ah

  • @faadumodheman7020
    @faadumodheman7020 2 роки тому +17

    Inta TikTok ku aragto soo raadisay sidaydoo kale

  • @user-rl7ed4zw7c
    @user-rl7ed4zw7c 6 місяців тому +3

    Ah yaa jaceyl❤❤❤❤🎉🎉🫂🙈🫶🫀💋🤦‍♀️🥰😇

  • @gaatirfamily3007
    @gaatirfamily3007 2 роки тому +26

    Qof jacayl qalbigiisa taabtay ama qof waayey ayaa dareemi Kara heestaan oo kale no every one ☝️ markii aad wayday qofkaa dunida u jeclayd ayaad xanuunka dhabtaa dareemaysaa adiga oo is ilowsinaaya hadana qalbigaga dheel dheel lagama saari Kartid 🚶🏾‍♂️🚶🏾‍♂️🚶🏾‍♂️🤞🤞

    • @happyabdi8471
      @happyabdi8471 2 роки тому

      Waa run wllhi waxan wayey 19_6_22
      Xanuun badana
      Waxanan dhagaysanaya
      22_6_22

    • @lilmufti344
      @lilmufti344 2 роки тому

      kulaqabaaaaa bro😓💔

    • @cudonapdulahi130
      @cudonapdulahi130 Рік тому

      Xaqiiq wlhi💔😭

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 6 місяців тому

      xaqiiq wlhi 20 years ka hor walina ma ilaawo si kasto lo kala dheerado 💔😢😢

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 роки тому +10

    Walhi waa legend ninkaan siciid qalinle iyo mcln digaale yare another level 2055 ayuu tumayaaa music loguu talaa galaay

    • @naimajama7709
      @naimajama7709 2 роки тому +1

      Oo mo nolanaya Maxa intaso dhan danbiga u daba dhigaysa 😂🥺

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming Рік тому

      ​@@naimajama77091 year kadiib😂

  • @ckhadaraxmadkhaliif596
    @ckhadaraxmadkhaliif596 2 роки тому +13

    Waxn fanan waa dhaafy. ❣❣😘😘

  • @mohamedadenomar2909
    @mohamedadenomar2909 2 роки тому +5

    Jaceylka qaar wa xanun aan laga bogsanin 7 sano kadib markan xaasle noqde hadana nafta wali wey qusani la dahay si ubu jaceylka qaar dadka qalbiga uga naafaye first love never forget

    • @aaminacabdiqadir5203
      @aaminacabdiqadir5203 Рік тому

      Xaqiiq wlhi kula mid ahy inkasto xaas ahy hda ma illawo jcelka dhibtana aan so maray hdana calfan marka rerkeyga ninkle isiiiyen ugu danbeyn wuu waashay 😭😭😭😭wlhi xanun daran allh ha caafiyo

  • @ubahraage8507
    @ubahraage8507 2 роки тому +5

    Keep going siciid qalinle fanan lahupo 💋♥️💟💘💋

  • @abdishakurabdi3327
    @abdishakurabdi3327 2 роки тому +6

    Ax ax ax ax ax aloow noookaadaa saciid nooloow in badan cod dareenleh oo ku qaada heeesahiisa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👌

  • @BuulCaws
    @BuulCaws Рік тому +4

    Aad iyo aad ayuu u cod wanaagsan yahay wiilkani, Dadka qaarna way iska ciyaan oo waa la heesaa ayay maqleen Dadna sida wiilkan oo kale ilaahay ayaa haybad u siiyay cod wanaagsan.

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +11

    HEESTAN WAAN XASUUSTAA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭LAAKIIN WAAN KA BODSADEY SANADO HORE 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

    • @janaadahmed784
      @janaadahmed784 2 роки тому +1

      Qolkiyo oohinta kla saar hun

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

      @@janaadahmed784 WAXAAN KA WADAA JACAYLKAYGA MAR MAR WAA IGA HOOSAA LAAKIIN HADA WAXAAN HAYSTA JACAYL AAD U FARXAD BADEN.💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞M.TABAARIK.

    • @xuseenabuukarmacalin3269
      @xuseenabuukarmacalin3269 Рік тому +1

      Asc

    • @xuseenabuukarmacalin3269
      @xuseenabuukarmacalin3269 Рік тому

      @@kamalkhaldoun5949 hnzzdbhsgsvkkavcdvh

    • @DuniyoyuusufIbraahim
      @DuniyoyuusufIbraahim Місяць тому

      Aszceeed🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎁🎁🎁🎁👑🎁🎁🎁👑👑🌏🌏🌏🌏🌏🌏🌏🌏🌏😊

  • @IsemalKadra
    @IsemalKadra 5 місяців тому +2

    Wooow siicid❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @choukriaden-ic6br
    @choukriaden-ic6br 6 місяців тому +2

    Bien siicid qaline ❤

  • @yayafrh8978
    @yayafrh8978 2 роки тому +10

    Siciid markaan hees culus ayaa qabsatay codkaaga makusoo baxayo heestaan qof cod Dhuuban ayaa lahaa oo kusoo bixi lahaa

  • @taariikh.6870
    @taariikh.6870 Рік тому +7

    This song make me emotional i don’t know why?. And isn’t concerned me.

  • @shirwacoogle659
    @shirwacoogle659 2 роки тому +9

    Sxb digaale yare heesihii Sirmaqabe dhammantood dib haloosoo cusboonaysiyo❤️

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 2 роки тому +4

    25/7/2022 mudo Laga joogo 7bilood mawada hadlin qofti aan jecla sababo xanaaaq awgeeeed sababtedana ma garan karo qof iska leh wxy u badan tahay in aaan anigu qaldanahay I miss you my honey😭😭😭😭😭😭

    • @ikranhadhiyee4534
      @ikranhadhiyee4534 Рік тому +2

      malinkaas malin walan bay ahayd xirir aan bila bay 2020/8/11 ban malinkaa dhama day 25/7/2022 💔😢

    • @mawliidomermilano4663
      @mawliidomermilano4663 Рік тому

      @@ikranhadhiyee4534 xasuusaha qaar waxay Qalbiyadeena ku reeban waxyaabo aanad awoodin in aad xamisho jacaylooooooow aabaha was😢

  • @CabdiCabdi-td4ii
    @CabdiCabdi-td4ii 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤walee waa hees

  • @xamdaahmed4874
    @xamdaahmed4874 2 роки тому +39

    Jacaylku waa xanuun nin aan 1 sano wada soconay ayaa iga tagay 21/5/2022 💔😭💔 yuotube ka markaan soo galo h es calaacal ah oohina unbaa raadiya wlhi 💔😭💔 xasuustiisa inuu ilaahay iga maydho iso duceeya

    • @axmedjaamac2346
      @axmedjaamac2346 2 роки тому +6

      danbiga kaliya eee aad leeday waxa weeye inaad qalbi wanaagsan oo nadiifa leeday maanta jacaylku waaa ciyaar qofkii maskaxda ka ciyaaraa guulaysanayo qofkii qalbiga ka ciyaaraana fashilmayo alle hakuu booga dhayo wllo

    • @maankamaanka6780
      @maankamaanka6780 2 роки тому +8

      1 sano Alxmd dheh daba qabasho ledahay ani 9sano isjecleen i cidleeye😭

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 2 роки тому +1

      @@maankamaanka6780 😭😭💔alla Huuno Ma runtaabaa😭💔 alla Beerka wlhy Ilin Baa Igu soo Istaaktay😭💔Sorry Huuno😭💔Badal Kheer qaba Insha allaah👏❤️

    • @xuseenabdirisaaqxuseen4143
      @xuseenabdirisaaqxuseen4143 Рік тому +2

      Aniga isoo qabo

    • @maankamaanka6780
      @maankamaanka6780 Рік тому +2

      @@abdinasir____k9909 aamiin walaalkey

  • @kowsarayanle4576
    @kowsarayanle4576 2 роки тому +5

    Heestan iyo ninkanba wa iga dhexbaxenee heesta wan hayayeeh ninka iii raadshoy

  • @ramadanaliomar4623
    @ramadanaliomar4623 11 місяців тому +1

    love gabadha gabasarka gaduudan wadato weey ka muuqataa ineey reer fiican ka timid mansha allah

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Рік тому +4

    3:28 buu is ogaaday in la duubayo wuu baxay marki hore maskiin 😢😢❤

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 2 роки тому +2

    Xasusaaha iyo jacelkaa waa wayoo badaanaa alaa yacizak codkaa macaana saciid alhaa haku barakeyo

  • @ubahcabdulahi8039
    @ubahcabdulahi8039 2 роки тому +2

    Ayyyy cod mcn ilahey ha ku xafido abwe

  • @qamaraliomar3567
    @qamaraliomar3567 2 місяці тому

    😢 hees qalbi taabat ah xasuus medan xili ayaan ku xasuustaa heestan heesihii horaaa jiro oo dareenka ka turjamaa. Kuwa hada ebar waaye.

  • @abdifatahhassan168
    @abdifatahhassan168 2 роки тому +18

    Brother you are one of the great singners

  • @mahamoudmohamed8259
    @mahamoudmohamed8259 2 роки тому +15

    The Best Song In This year 2022 Thank You My Bro Keep Going QalinleYare

  • @alishakiib2602
    @alishakiib2602 2 роки тому +7

    Siciid qalinle the best 1

  • @user-ld2jz6pu6y
    @user-ld2jz6pu6y 2 дні тому

    Saciid qalinle fanan kayga ❤❤❤❤❤

  • @MohamedOmar-jx9ym
    @MohamedOmar-jx9ym 2 роки тому +2

    fanaan mustaqbal wanagsan leh keep goong pro

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 2 роки тому +5

    Hees xasuus gaar ah igu leh🥺😥😥💔💔

  • @hanafarxan
    @hanafarxan 10 місяців тому +3

    illahayow quluubta io qalbiga ii qabooji adaa waynoo waaxidee🤲😫9/9/2023 subax jimca

  • @user-gm4pp2yz1s
    @user-gm4pp2yz1s Рік тому +3

    Who is still listening this song
    Waa maalin Axed ah taariikhdu tahy 16/7/2023 //!! Time .5::30 pm galabnimo

  • @user-qj7iu9tg2e
    @user-qj7iu9tg2e 6 місяців тому

    Emotional song and great man❤❤saciid qalinle ❤❤😊

  • @ahmedxuseenmohamed9885
    @ahmedxuseenmohamed9885 2 роки тому +1

    Saciid qalinle fanan waa dhaafay wlh waa hassan aadan oo yar

  • @mahamedsaid7934
    @mahamedsaid7934 2 роки тому +16

    Heestan titoka ayan ku arkaya marksan halka u soocarayay

  • @janaadahmed784
    @janaadahmed784 2 роки тому +5

    💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭 walhi heestan markan dhagaysaty wn oyy qiso dhaba ka hadlaysaa

  • @mohiadin9355
    @mohiadin9355 2 роки тому +8

    Alfanan Sicid C/Saq qalinle Nin aan toon iyo cod lagu gaadhan FaNan Dhab ah
    💯

  • @a123xamse
    @a123xamse 2 роки тому +1

    Zxpky marna wllky siciid abdirisaq qalinle keep going zxp

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL 2 роки тому +2

    Yasalàam ustad digaale.yare gacanta alaha kuu barakeyo

  • @CabdiraxmanBisle-qx7id
    @CabdiraxmanBisle-qx7id 10 місяців тому +1

    maalin isniin ah 11/9/2022❤️ heestaan aad baan u jeclahy💔🥺

  • @ShaakirmystafeMaxamuud
    @ShaakirmystafeMaxamuud 3 місяці тому +1

    Inankii inamada inamo iskuma jiraane siciid qalinle legend bother

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 2 роки тому +1

    Jah jah cod layaableh zhp sre qalinle iyo digaale yare

  • @hassanmataan4605
    @hassanmataan4605 Рік тому +1

    Iyadoo ijecel ayan kuu ciyaaray lkn manta waa ka qoomamenaya markii aan arkay iyado la guursanaayo waxan soo xasuuustay siday igu wanaagsaneed eey ii daryeeli jiitay mar walbana way igu soo lalamatta ilahw iga masax xasuusteeda iyadana awlaad baari sii ammin yaa rabi🤲🥲

  • @CabdirisaaqIsaaqcali
    @CabdirisaaqIsaaqcali 4 місяці тому +1

    16/3/2024
    Habeen axad soogaleysa
    Isla axaduna soon ay thy
    I love this song

  • @ionsi1
    @ionsi1 Рік тому +2

    Qisada heesta yaa xog ka haaya oo soo qoraayo 😢

    • @abdirahmansaed3847
      @abdirahmansaed3847 8 місяців тому

      Nin jaylani la yirahdo oo reer xamar ahaa maqayadna ku haystay boosaaso ayaa jecladay gabadh reer boosaso ah kadib wa loo diiday waana la jirdiley heestan ayuu alifey xiliyaduna wa ilaa 2000 _2003

  • @SUPERNAJMO
    @SUPERNAJMO 2 роки тому +4

    Waqti xun baan ku jiraa isoo duceeya plz😰💔😰💔

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 2 роки тому +1

      Allaha ka saaro dhibka ku haysta sister baryada ilaahayna badi

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 2 роки тому

      Alle hakaa Saaro sis inshallh noloshu wanaagsanaan

  • @MilkiileCali-ei4ip
    @MilkiileCali-ei4ip Рік тому +11

    ليس الجمال في الكلمات ولكن الجمال الصوت المطرب

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 Рік тому

      I wish u could understand the lyrics! Both are beautiful

    • @maxmudxareed1345
      @maxmudxareed1345 10 місяців тому +1

      هل فهمت الكلمات

    • @MilkiileCali-ei4ip
      @MilkiileCali-ei4ip 10 місяців тому +1

      @@maxmudxareed1345 لقد فهمتها

    • @Kingciska4
      @Kingciska4 7 місяців тому

      Excellent ❤

  • @jeylaaniabukar5389
    @jeylaaniabukar5389 2 роки тому +2

    Siciid qalinle horusoco sxb aad iyo aad anoo horey kuutaageersana codkaagi SIFIICAN ayaad heesta keentay horuso fankaaga sxb guul

  • @xasanaj
    @xasanaj Місяць тому +1

    ❤❤❤❤ wan watah

  • @yasinabdilahi2932
    @yasinabdilahi2932 2 роки тому +2

    the best song 2022 allfana horay u soco codka alle hakuu barakeeyo

  • @saadoali6886
    @saadoali6886 Рік тому +4

    Jaaah so emotinal 😢

  • @XidagaSanadka
    @XidagaSanadka 13 днів тому

    Sanadka jaceel 20. 7 2024 kusodhowada. Dhalayero🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyo1122
    @sacdiyo1122 Рік тому +1

    30/6/2023
    Malinimo jumca
    Sacadu Aay tahay 16:48 galabnimo
    Waxan idinka so salamay cabudwaq cadan yar 🥰👋🥀

  • @user-kd8vq3sk3f
    @user-kd8vq3sk3f 5 днів тому

    Dad badan aya heestan dawan doona 10 sanno ka dib ❤

  • @sharmakehassan7710
    @sharmakehassan7710 19 днів тому

    hees xasuus 15 agu 2004 qoftoo igawayn jeceel waali ah igubaartay aniga dhan dhulka ayay igugaarcday heestaan saq dhaxe dhagaysan jiray ayadoo sxbkay igaraacday

  • @Jooncamir
    @Jooncamir 8 місяців тому +2

    Dadka ayaa kaqariyaa Darenkayka Naftaydana Anikay iga Qarisa xanunKayka😢
    SANADO ayay igu qadata in aan SharXi wayo Culuska uu Qalpikayku DareMaayo 😢
    MajiRo Jacayl iMahaYo Nacayp Kaliya Waxan sheeki karaa inaa Xamila ahay 😢 Culeskan Dadka Iga dhax saRay Aniga 😢
    Hadana Qof uma shariXikaRo
    Hadalna Kuma Qexi Karo
    Sapapta Iyo culeeska Holaca Qalpikayka kashidmaya Kolay ma yahay mid Dami doono Majiraa Ruux ani ilamida See aniga Nolosha maxay Qapkan Wajigan igu soo wajahday😢😢😢😢
    Xanun walpo murugo kasta ada sapap u ahaa in aan ahado Adoon hapenkasta lapta kakupanaya😢😢😢

    • @user-rh5qh9xe6u
      @user-rh5qh9xe6u 6 днів тому

      Wxn rajynaya inaad ka cfmdo xnnka wllo😢

  • @bookhrich3045
    @bookhrich3045 2 роки тому +4

    Alla waayeyeeeey walbaharayeeeey 🥺💔👋

  • @yaxyecabdi3781
    @yaxyecabdi3781 Рік тому +1

    Hestan marka marqamaya dhagaystaa 10/1/2022😢❤

  • @AbdifitahHassan-hl7su
    @AbdifitahHassan-hl7su 21 день тому

    Ala maxay xasuus reeb tahy heesti ugu horeysay odhayi jirtay qalbiya badano jabay

  • @maxamedali5024
    @maxamedali5024 2 роки тому

    Ustaad digaale yare Boqorka musics

  • @raxmoaxmed9389
    @raxmoaxmed9389 2 роки тому +7

    Best song 2022 fananka sanadka siciid qalinle🤴❤🥰🥰

  • @abdifataahmohindho4030
    @abdifataahmohindho4030 2 роки тому +7

    What a song emotional song

  • @cismancabdule5288
    @cismancabdule5288 Рік тому +1

    super pawer🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸 war isoo raca super pawer🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸 war isoo raca😇😇😇😇😇😇

  • @YousophAbdi
    @YousophAbdi 19 днів тому

    Maalin Isniin 19 February galabnimo anigo xnuunsan ayaa laygu dhahy xriirkena inta ayu ku egyhy anigoon godop geysan 💔😔😪

  • @khadaraden7936
    @khadaraden7936 11 місяців тому +1

    Mid kamida heesaha ugu macaan ee calaalka ee dadka qalbiga lagala tagay daawo ka dhigteen, hadaad jeceshahay adiguna Like!

  • @ilhanwais6246
    @ilhanwais6246 7 місяців тому +1

    Heesta iyo codkisa wa great ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muusebiic5957
    @muusebiic5957 2 роки тому +1

    Suu gabadha ugo fagaadaybaaba kahelay wllhi alla haku daayo😇😇😇😇😇

  • @xaajigubadlexkhaliif5014
    @xaajigubadlexkhaliif5014 2 роки тому +1

    Kii aan waraystaba anigu iwansha
    Waaali igutilmaamaa.
    Wal.wal igu iburaaye
    Aniguna warkodiyo.
    Wacdi uma dhagtago.
    Wabiyada bUlhaamiYo shimbirahaan waraystaaaye calaacal.badana aa😭

  • @xamdimaxamed5603
    @xamdimaxamed5603 2 роки тому +2

    Allah wayayeey walbaharaye🥺😰😭

  • @WARJANO
    @WARJANO Рік тому

    besti fanaan waye siciid qalinle runt wuu shidan cada cajiiba leeyah

  • @sayidcabdinouh2039
    @sayidcabdinouh2039 Рік тому +11

    Emotional music 🎵 ❤💢💯👈

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 2 роки тому +5

    Siciid Qalinle Fanaan DhamaYztiran

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 2 роки тому +14

    Ninjacayl wareemayoo
    Waagiguduutaba wanaaga
    U jeclaaye dadka waydiiyan ahay
    Kii aan waratstaba anigu
    Iwaansha waaliugu tilmaama
    Walwel igu abuurayee
    Aniguna warkoodiyo
    Wacdi ima dhagtaagiyo
    Wabiyada bilxaamiyo
    Shinbirahan wareystaaye
    Alla waayayeey walbahaarayey
    igu wiirsay caashaqu
    Yaan ka weheshada ye
    Siciid qalinle fanaan hipo faneed leh
    Xasuusti jaylaani

  • @mustafecabdirahmaan211
    @mustafecabdirahmaan211 Рік тому +7

    This song is so amazing 👏 😍

  • @sakariyecawil9024
    @sakariyecawil9024 2 роки тому +1

    Heestii dunida siciid qalinle keep going pro

  • @shukrimaxamed9793
    @shukrimaxamed9793 Рік тому +1

    heestan qiso ka qabsadey Gabar aan qaraabo ahayn
    waxy dhiganeysay Dugsiga dhexe wxy ahayd gabar aqlaaq leh Dagan Dareeenku wa cajiib waxay jcl u qaaday wiil Ay izku class ayeen Kadip mxa dhacay Wiilki wA ay iz Fahmeen waxay U Sheegatay Jecelkedi wu ka aqbalay Mudo markey wada socden Xita Iyadu meysan Lahyn meel Ay kala Hadasho ama Mobel Schoolka ayyey Xeli Hore labaduba iman Jiren Si ay Isku warestan Xaladaha mudo kadip waxa ay Uzo Gudben Dugsiga Sare Fasalka 11 Ayey Isku dayeen Iney Iz Guursadaan Maadama uu asna Jcl U qaaday saaidna Isugu baahden Wiilki wa uu zoo doontay Gabdhi lkn mxa dhacay waxa U diiday Gabdhi Cideeda Arimo qabiil Awgood Gabadhi Xita waxa lga Jaray wax barashadi waxy Kuzo koobmatay Gurigii mar mar ay Soo Fakan Jirtay Xiliga barega meelihi lagu arki Jirayna Tagi Jirtay Maadama Aysan Heysan Izgaarsin ay kla Xirirto Ugu dambeyn Gabdhi wiilki waa ay iiz waayen Lkm Gabdhi mar walpa Heestan Ayey ku waalned HEESTA markaas Codka waxa laha Cumar showli Iyada waxy U dulqadan weyday xususaha Wiilkey jecleyd Heestana waa mid dareen Gooni Ah wadato lkn Gabdhi Habeen Habenada ka mida waa Ay Iz dishay Iyado Gabtay Sunta Dhibta Ee Xayawanadka Waxay Noqotay Qof Aan Miir lhyn Mudo Bdn Isbital lgu Hayey hdda Wa ay Fiican Thy Lkn weli ma Guursan Waxayna Ka niyad Jabtay Iney Xaas Noqota ragiyo dhana Waxy U aragtay Cadow

  • @user-hs1ou2ir4y
    @user-hs1ou2ir4y 8 місяців тому

    Alla wayayey walbaharayey😢

  • @maxamedanfaraxfamli7013
    @maxamedanfaraxfamli7013 7 місяців тому

    Ala habenku igu xuma o igu adaga 20 23 12 16 haben sabtiya ayan dhagaysanaya hestan qofkan jecelana wu iga tahirbay 😢😢😢😢😢😢

  • @fadumoelminuur189
    @fadumoelminuur189 9 місяців тому +2

    heestaan waa heesteyda❤

  • @xasanzilva6538
    @xasanzilva6538 2 роки тому +1

    Ala wayaye walbaharaye
    Igu wiirsay cashaqo
    Yaa ka weheshda
    😥😭❤

  • @OsmaanAliiSaneey-ob2rs
    @OsmaanAliiSaneey-ob2rs 9 місяців тому

    Qofkii aan wareestaba
    Anigu i walaa wal wal
    Igu abuura
    Ala waayayy wal baharaye
    Igu wiirsay Waqtigu yaan ka weheshadaaaa 😢😢😭😭😭😭

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Рік тому

    Ala wayaayee walbaharayee igu weershay cashaqu yaan ka weheshadaa nin Jeceyl wareersho waaGii gaduuda 🌅 wawareeyda ku hayee wayay wax dabiibo wadada Quran walduXa waleeyli laiga kala daarlo aduunyada igu yaraadeee 😢😢❤️😭

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 2 роки тому +2

    Xasuus aniga oo yar aya dhagaysanjiray heestaan

  • @diinimaxamed66
    @diinimaxamed66 2 роки тому

    Masha alha sicid qalile horay uu soco zxp

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax949 2 роки тому

    Kii aan waraystaba. anigu iwaansha
    Wali igu tilmaama. Walwal igu abuura😢😢😢😢😢 legend reer hargaisa ah wllhy kutagera zhp Allah haku daayo🥰🥰

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 2 роки тому

      Waa ree garoowe wiilku hargaysana waa halkuu fankiisa kusoobandhigay dambigiibu kalasoo fogaaday garoowe hargaysuna danbajiyay

  • @mxamuttismaciil690
    @mxamuttismaciil690 Рік тому +1

    Codkaa mcn waxaa kamacaan adoo Quraanka illahay ku akhriya

  • @XidagaSanadka
    @XidagaSanadka 13 днів тому

    Xidaga jecel ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 роки тому +2

    Wiilkaan cod baa Alla ku shubey manshallah 👍👏

  • @ahmedqaylo3424
    @ahmedqaylo3424 2 роки тому +2

    Fanaan fanka usoo baxay siciid Qalinle 💥💥💥

    • @shakir15
      @shakir15 2 роки тому

      Waxkale lamadan jeclan aan xamaTas ahayn

  • @madarmaxamed2455
    @madarmaxamed2455 2 роки тому +3

    Waa hees aad umcn wan kahelay 💖

  • @ccaziizcalishiikh-yo5cs
    @ccaziizcalishiikh-yo5cs 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ aniguna warkoogii wacdi uma dhegtaagee❤❤❤❤❤❤