Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MAXAMED DAYAX U SOOLAABO NOLOSHAYDA OFFICAIL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 чер 2022
  • EREYADA: JAAMAC TIXLE
    LAXANKA:DAB JACAYL
    MUSIC AYUUB HAARUUN
    CAMERA & EDITED: AHMED GT
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 75

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +30

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED ❤

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 2 роки тому +13

    Heestan viewska intan leeg uma qalanto
    Fanan cod macan misana erayada laxanka iyo musica wa top

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 роки тому +1

      haa wlhy ani intaan sugayyba maaha sanad kudhawaad wlhy wasugayy heeskaa

  • @MunasarXasanXaayoow
    @MunasarXasanXaayoow 8 місяців тому +5

    😢side qof iga marme uga baryi kara inu kuso labto nolosheyda😢darenkaba ima sinayo ina nolosheyda qof uso baryo Mya wlhi wan la xanuun sanaan kara lee waxan uhaayo 😢

  • @hafsahousseindjama3241
    @hafsahousseindjama3241 Рік тому +3

    Walama huraan ruuxa
    Naftu ay lahaysayee
    Adoon igu lamanaanin
    Maladnanayee kalay
    Usoo labo noloshayda🥺😭😭😭

  • @Oska-iz2qf
    @Oska-iz2qf 2 роки тому +1

    Reeer wuuqooY cimamadodaaa la lamaa haaYsan karooo xaga faanka. M. Dayax. Hees iga deh🔥🔥🔥💯💯💯

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 8 місяців тому

    Mucjisada fanka weeye ninkani
    Voice 100/100
    Melody 100/100
    Iyo erayaba ninkani waa top waana fanaankaan ka tageero fanka somalida iyo Ka hargeisa ba

  • @Maygaag.junior
    @Maygaag.junior 2 роки тому +2

    Best singer dayaxii gobolkii ragga

  • @maaxfilms5182
    @maaxfilms5182 2 роки тому +2

    Keep going intii reer burcoh Isso raaac

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 27 днів тому

    Habibi je t'aime toi habibi

  • @fetahpoi1816
    @fetahpoi1816 2 роки тому +3

    Magaca heesta isoo jiitay zxpyL nin daqran aan ahaye🤝🤦‍♂️😂

  • @mushtaaqmohamed9732
    @mushtaaqmohamed9732 2 роки тому +1

    Maxamed dayax viva pro walhy way igu socota heesta 🌺💯❤❤

  • @Burjifilms247
    @Burjifilms247 2 роки тому +2

    Best song keep going bro📸🎤🔥

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 2 роки тому +2

    Maxamed dayax in the building 👑📿
    👑👑👑👑💯💯💯📿📿📿📿👊👊👊🎁

  • @muusiga
    @muusiga 2 роки тому

    Legend maxamed Dayax waan kaa hayaa heestan sxb

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 20 днів тому

    U soo laabo nolshayda😢

  • @munahasan163
    @munahasan163 2 роки тому

    Wow caadi maaha👏

  • @farxamusa686
    @farxamusa686 2 роки тому +1

    wow wow this song 👏❤️

  • @qadanmaxamed5545
    @qadanmaxamed5545 2 роки тому +1

    Bast song keep going

  • @buuxshetv4290
    @buuxshetv4290 2 роки тому

    Wala yaabay tani hees ka wayn duni kale❤️

  • @haboondaahir483
    @haboondaahir483 2 роки тому +2

    Hit song 🎵 ♥

  • @abdisamedibraahin9295
    @abdisamedibraahin9295 2 роки тому

    Mohamed Dayax chp Go forward🙏

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 2 роки тому

    Legend Maxamed dayax

  • @dirhamcumar2810
    @dirhamcumar2810 2 роки тому

    Hees Kuso Biirtay Waadhka Caaashaqa 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤💘
    Libiqsiga indhaha daalay
    Ee malin iyo laylba
    Raba laaca aragaaga
    Miyaad luun tir garan wayday

  • @user-qq7oh3yn2i
    @user-qq7oh3yn2i 10 місяців тому

    Hees iyo badh😢❤weeye

  • @elyasabdullahi9647
    @elyasabdullahi9647 2 роки тому

    M.Dayax Laxankiisa Diyaarsana Walow Dab Jaceyl isna Laxamiiste Fadhiya Yahey.

  • @israinanour4367
    @israinanour4367 2 роки тому

    Maxamed Dayaxow wll vive mon frère que j'aimais toujours tu sera devant tout 🥰 ❤❤❤❤💖💖💖💋💋💋💯💯💯❤❤

  • @abwaankanbaal1147
    @abwaankanbaal1147 2 роки тому

    Ma ladanaanyee kaalay u soo laabo noloshayda maxamed dayax 🙏

  • @ubaxxasan1734
    @ubaxxasan1734 2 роки тому

    eesh cala hees ✅✅✅🎊🎋🎋🎄🎊🎀🎀🥊🥊🥊🥊🥊🔊🔊🔉🔉🔈🎙📣📢📯🎸📻📲📲🎺🎛🎤📞🎻☎️📲📱🥁📱📱📻🎷🔔🎶🔔🎵🔕

  • @yacquubguureofficial5843
    @yacquubguureofficial5843 2 роки тому +1

    Musician Ayuub Haruun gacmo dahab🎹🥁🎼🎧

  • @khowladagan8199
    @khowladagan8199 Рік тому

    Heestan wlhi si xoog bay I taabtay 😢😢😢

  • @norbilmusic3549
    @norbilmusic3549 2 роки тому +1

    DaYaX ❤😭

  • @khadarnikki
    @khadarnikki 2 роки тому

    masha allah cod nin wayn

  • @caliyasiinmaxamuud3577
    @caliyasiinmaxamuud3577 2 роки тому

    Keep going

  • @claahiyaxye2977
    @claahiyaxye2977 2 роки тому

    Wlhy melban adhiga kuwada raci jirnaywlhu wiilka

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Рік тому +1

    Markaad nuglaato ee jacaylku kugu rakaato wad odhan iiso laabo intaad ilawdo wuxu qofkaasi ku yeelay

  • @deeqsidalka8
    @deeqsidalka8 2 роки тому

    Nawad iyo warsan waaye heesta kal iyo laab

  • @xuseencalimaxamad2328
    @xuseencalimaxamad2328 2 роки тому +1

    Pezt zong wllhi hawraar thanKz

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 роки тому

    wlhy inbadan bn sugaaty heeskaan

  • @xamdicabdi1991
    @xamdicabdi1991 2 роки тому

    Mnsh alaha coda dahab

  • @maryamjibro8828
    @maryamjibro8828 2 роки тому

    Usoo labo noloshayda 😭

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 2 роки тому

    Ma ladnaanayee kaalay usoo laabo nolosheyda🛌🙋‍♂️🤦‍♀️🥺

  • @mushtaaqcabdi1653
    @mushtaaqcabdi1653 2 роки тому

    M.a😍😍

  • @user-iy5zv1gm8e
    @user-iy5zv1gm8e 2 місяці тому

    Walahi o bilahi heestan habeen baan dareen dhagaystay waliba si qalbiyana wiil aan jecla ayaan kashakisiiyey isagadhigay mid jaakidhaysa wuuxanaaqay saa isla habeenkiibuu telka dansaday hadhowna wuxuu idhahay waxaad caawa samaynaysay ayaansamaynayey cml waan jaakidhayey 😂😂😂😂😂😂

  • @ayanfamily2001
    @ayanfamily2001 2 роки тому

    Woow Hesmcn

  • @nuuradiinabdirasheid6478
    @nuuradiinabdirasheid6478 2 роки тому

    Frist one

  • @naciimocabdi4
    @naciimocabdi4 2 роки тому +1

    Legend maxamed dayax

  • @ifrahayanle9992
    @ifrahayanle9992 2 роки тому

    Waaw hadal karmayso heestu moh dayaax

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 2 роки тому

    Hit🔥 Song Keep going My Pro ☝❤

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 2 роки тому +3

    Qof goan ki gaadhy inuu ka tago waligaa ha ka Barton inuu kuso lpto si walpooy kugu adgthy noshu wa run jcylku wa xanuun blse wx walpa sharfyda kga ficn.

  • @alfananzoverahmed856
    @alfananzoverahmed856 2 роки тому

    Maxamed dayax hore usoco wllky hit song u soo laabo noloshayda😔😩

  • @marwofiican4205
    @marwofiican4205 2 роки тому

    Qalbi lula weeye tani 🤦‍♂️

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 роки тому +3

    Walama huran
    Ruuxa naftu ey la heysaye
    Adon igu lamananin
    Malad nanaye kalay
    Uso laabo nolosheyda
    Calacalka sanadk maxamed dayax🤣🤣🙏

  • @apdirahmanofficial__
    @apdirahmanofficial__ 2 роки тому

    M.a

  • @ubuxjamac7854
    @ubuxjamac7854 2 роки тому +1

    Hees ku so biirtay hospitalka boholyowga

  • @hibaaqdarajo9935
    @hibaaqdarajo9935 2 роки тому

    Hore usoco wll dayax

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 2 роки тому

    FANAN BUUXA CODKAGA MALAPA ZHP

  • @darajapoidarajapoi5674
    @darajapoidarajapoi5674 2 роки тому

    Haigu solaban plz 🙏😢

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube 2 роки тому

    legend

  • @sucaad1439
    @sucaad1439 2 роки тому

    wooow❤️❤️

  • @ahmedtoosane6141
    @ahmedtoosane6141 Рік тому

    Wjj

  • @khaliilkosar1036
    @khaliilkosar1036 2 роки тому

    Qofki 10aad

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 2 роки тому

    Waaaw

  • @abdaa8152
    @abdaa8152 2 роки тому +2

    Waa lama huraan ruuxa
    Naftu ay la haysaaye
    Adoon igu lamaananin
    Ma ladnaanayee kaaley
    Usoo laabo nolosheyda😒

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 2 роки тому

    Wow

  • @moustaphadjamafarah7385
    @moustaphadjamafarah7385 2 роки тому

    J connais ni ta maison ni tes contacts donc j ss demoraliser. J ss tjrs dans la pauvretè et dans la chaleur. J ss sans boulot et sans toi. J sais pas koi faire.

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 2 роки тому

    Mohamed Tobanle-ka Hargeisa waa ninka sanidkaiba 3 Hess laso qada. Codkisa wax kaleto runti.

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 8 місяців тому

    Heeesta😢🥹

  • @sharmaxasan8539
    @sharmaxasan8539 2 роки тому

    🥰😭❤️💝💚🙏❤️❤️❤️❤️