SICIID QALINLE l SULEEKHA ADAA LABAYNI l SAHAN TV NEW YEAR SHOW 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2020
  • -- Barnaamijka Caweyska Sanadka Cusub Sahan Tv --
    ______________Sponsored_____________
    - Hargeisa Suit House
    - Hass Petroleum
    - Star Box Hotel
    - Anas Tailor
    ______________Soosaare_____________
    - Sakariye Sudaysi
    - Muna Dahabo
    ______________Edited By_____________
    - NG Talasame
    - C/waasac Khadar
    ______________Camera Crew_____________
    - Xamse Xareed
    - Ibraahim Joker
    - Farxaan Gaacnuug
    - C/waasac Khadar
    - Mustafe Caska (PH)
    - NG Talasame
    _____________Protocol Crew___________
    - Khaalid Aleeli
    - Axmed Midnimo
    - Axmed Dool
    - C/wahaab Cirguje
    ___Sound Hardware & EFX Director______
    - NG Talasame
    - C/waasac Khadar
    __________Martida Barnaamijka_________
    - Kooxda Fanaaniinta Dayax Band
    - Kooxda Dhaqanka Dalmar Band
    ____________Special Thanks___________
    - Daaha Gaas (Gudoomiyaha Dayax Band)
    - Axmed Heello (Gudoomiyaha Sahan TV)
    - Badri Koosaar
    - Barwaaqo Hassan
    - Maxamuud C/raxmaan
    -------- HAPPY NEW YEAR ------
    © All Rights Reserved By
    SAHAN TV 2020
    Hargeisa Somaliland

КОМЕНТАРІ • 105

  • @shaakirali1415
    @shaakirali1415 4 роки тому +13

    Fanaan aan lasimo sabankan hadeer jooga majiro alfanan siciid qalinle keep going sxb qli

  • @abdulaahiaxmed2279
    @abdulaahiaxmed2279 4 роки тому +1

    Hiiif! S.Qalinle💯💯💯🙋‍♂️ tp tn fnn😍
    Samantu wll wahelkga weye❤🥰😘

  • @APSHIRINHO18
    @APSHIRINHO18 Рік тому

    Saciid waligaa noolow

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому +1

    Wow waxaasa heesa mansha alaah wow xasan adanka 2020 hore usoco

  • @MMATvs
    @MMATvs 4 роки тому +3

    Maaansha allaaah waxaaas ayaaa fanaaan la dhahaaa

  • @idreesmohamed1588
    @idreesmohamed1588 4 роки тому +5

    Libaaxii ciise maxamuud

  • @asmaqdaahir1751
    @asmaqdaahir1751 2 роки тому

    Sulekha is my sister

  • @mustaphaali9381
    @mustaphaali9381 4 роки тому +5

    Ciise maxamuud iyo putland meel sara. Lakiin fanaanku waa fanaan somaliyeed. Somalay qabyalad kataga. Waliba waxan lahadlayaa dayarta so maligned

    • @ahmedabdi2065
      @ahmedabdi2065 4 роки тому

      Walalal waa fanaan soomaaliyeed ama sida cigaal ama iskalaaji ma siciid markaa qabyaalad iska daa

    • @fiihimbashir6986
      @fiihimbashir6986 4 роки тому

      Sax wll qabyalad ma wacno faidana maleh

  • @jawaharosman6690
    @jawaharosman6690 4 роки тому +1

    Aarka ciise maxamuud hore usoco qalinle

  • @user-vl3gj2uc8m
    @user-vl3gj2uc8m Рік тому

    Qaraaaaami miyaaaaaaaaa ijgf

  • @aaminaabdi5444
    @aaminaabdi5444 4 роки тому +4

    Codwayn iyo macn

  • @xiinfaniin7757
    @xiinfaniin7757 4 роки тому +1

    Eesh cala hees and voice👌👌👌👌

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 роки тому +3

    Ababaay yaa qalinle jr

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +2

    Saciid qalinle ❤❤

  • @jawaahirabdi272
    @jawaahirabdi272 4 роки тому +2

    qurux isaga iyo codkaba

  • @idirisibrahim9556
    @idirisibrahim9556 4 роки тому +6

    Omg what a voice 🤷‍♂️🔥🔥🔥🌎💋🙈🤛🤛🤛🤛🤛🤛🔥🔥💯💯💯💯💯💯💯hore usoco

  • @muzdalifamuzdalifa126
    @muzdalifamuzdalifa126 4 роки тому +3

    Wilka abdi jibar gacaliye ah dhererkisa wa said mashalaha

  • @caashamuuse6310
    @caashamuuse6310 3 роки тому

    Sicid qalinle aleh haku dayo wan ku tagera

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 4 роки тому +1

    Ziciid Qalinle Fanaan TagaY

  • @daahirdooli3839
    @daahirdooli3839 3 роки тому

    maga cagu wa liban sheekh axmed ayan sodhigin hortada

  • @cabdicasiismaxamed427
    @cabdicasiismaxamed427 Рік тому

    ayaan soo dhigi hortaada

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 роки тому

    Keep going siciida muuse ismaciil qalinle

  • @zaaraahmett7238
    @zaaraahmett7238 4 роки тому +2

    Qalinle❤

  • @abdiqanihajjihassan2291
    @abdiqanihajjihassan2291 4 роки тому

    5/4/2020 kampla Uganda✋

  • @samsamomer217
    @samsamomer217 3 роки тому

    Woow cod ad uu macaan siciid qalinle

  • @sheikhumul2792
    @sheikhumul2792 4 роки тому

    Dirisle Cabdi ka so arkey wlhi cod mcn ayuu leyhy

  • @KulmiyeDaacad
    @KulmiyeDaacad 4 місяці тому

    Wakulesanay

  • @muzdalifamuzdalifa126
    @muzdalifamuzdalifa126 4 роки тому +15

    Siciid qalinle horta wa fanan dhamays tiran hadana heesihisu aad uma gadman waxan kula talinya inuu marka uu hees so sarayo Chanels ka caanka oo dadka badan ku xidhan yihin uuku duubo wayo majiro fanan codkugu gadha horumar wacan banku rajynaya walal

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 3 роки тому

      Waa yaryhy wll fananku gortuu mudo fanka ka jiro buu taageero yesha lkn gabanku waa soo socda inshallah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому +5

    Wiilkan midho fiican haloosameeyo weedhsame laabsalax awaye wiilka maygacan qabtaan

  • @aminaabdalle291
    @aminaabdalle291 2 роки тому

    Waaw Caadimahansuleeqalbayn

  • @faraxj5329
    @faraxj5329 3 роки тому

    Wax kale woooow

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +10

    Laba nin midna lama gaari Karo cabdi hani xaashi iyo siiciid qalinle

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 роки тому +1

    Wiilka yari sidu ciyaraya😂😂😂😂😂😂

  • @crixmaanaarka9494
    @crixmaanaarka9494 2 роки тому

    Keep going Lph

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 4 роки тому +5

    What a music🔥🔥

  • @xamsaibrahim6269
    @xamsaibrahim6269 4 роки тому +12

    laan dheere maxamud salebaan ah Nin Raged Inader

  • @amiiraaxmed7426
    @amiiraaxmed7426 4 роки тому +1

    Manzhalaaaaaa kuhayztaa vodka💞💞

  • @dreamstory4426
    @dreamstory4426 4 роки тому

    Saciid qalinle mucjiso faneed

  • @updyrizackak5071
    @updyrizackak5071 4 роки тому

    Siciid qalinle FananKii FananinTa Taagero Puuxda Pro

  • @cabdifataax3829
    @cabdifataax3829 4 роки тому +2

    FAADSOBAXAY...SICID.QALINLE
    HOROWSOCO.LIBAX.YAR

  • @suleekhaomar9289
    @suleekhaomar9289 4 роки тому

    degan

  • @ahmedlampard5443
    @ahmedlampard5443 4 роки тому +7

    Joof io Jawharad + Cod mcha allah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому

    Xidig soobaxay

  • @daahirdooli3839
    @daahirdooli3839 3 роки тому

    saduq gal gacay lka

  • @MuchoSuavo
    @MuchoSuavo 4 роки тому +1

    This rules

  • @maykalelmi1289
    @maykalelmi1289 4 роки тому

    M.a horay usoco

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 4 роки тому +1

    Hi

  • @daahirdooli3839
    @daahirdooli3839 3 роки тому

    libax bata hay sicid sucado sharaf dada wete salug licasha qanu weye

  • @ibrahimabdi8702
    @ibrahimabdi8702 4 роки тому

    Ebe cod waa seyaay wuxu bedalay aden samatar

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 4 роки тому +8

    Ninkani cosbuu leeeyahay lkn midha ma haysto iyo abwaan heeso u sameeya
    Samaantu weheelkaaga weeye xishoodku saldhigaaga weeye
    Ma sheekaa mise waa qosol
    Xagay loola kacaa tolow.

  • @MMATvs
    @MMATvs 4 роки тому

    Eeshcalaaa laxan

  • @avvvvo7000
    @avvvvo7000 4 роки тому +4

    Wiilka codkiisa caadiga ah ee uu ku hadlo muu ku heeso? inshallah, intaa ha iska soo hagaajiyo

    • @markalemidnimo3859
      @markalemidnimo3859 4 роки тому +1

      Codkee ayuu ku hadlaa

    • @avvvvo7000
      @avvvvo7000 4 роки тому

      @@markalemidnimo3859 Mid safeex ah.
      Markuu heesayo na wuu yara badala codkiisa, oo wuu cuslaysiiyaa.
      Codkiisa naturalka ah ayuu ku sii fiicnaan lahaa

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +1

      @@avvvvo7000 haaa waan arkay cod weyn ayuuu isku dhiba haa waxa fiican inuuu codkiisa caafiga ah ku heeso

    • @mubarakbashka8262
      @mubarakbashka8262 4 роки тому +2

      Farxiya kabayare codkeda cadiga ah iyo kay ku heesto ma isku egyihin
      Way jiran dad nocs oo kale ah oo labo dhumod leh

    • @fiihimbashir6986
      @fiihimbashir6986 4 роки тому

      Mnsh Allah wa hibo illahy siye qof codkisa bad badalikara

  • @munaawad3412
    @munaawad3412 3 роки тому

    Boqorka codka

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +2

    Cod macan wana jeclyhaya

  • @bashirismail2730
    @bashirismail2730 2 роки тому

    Wa samatarka manta Qalinle ❤❤❤🙏🙏

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому

    Suleekha adaa labyn miyuu yidhi😫
    Means naag labaad😁😂😂😂

    • @mohamedosmanjama8734
      @mohamedosmanjama8734 4 роки тому

      😂😂

    • @abdiazizhassanbashir5021
      @abdiazizhassanbashir5021 4 роки тому

      Wooooow Faanan iga dhee siciid qalinle wiil qaaliya noolow

    • @osmansadiq5603
      @osmansadiq5603 4 роки тому

      Suleekha adaa labayn means qurux dii Suleekha oo kale ayuu u jedaa

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 4 роки тому +3

      K k k k xataa 4 xataa waa qabi karaa cunugan codkuu qaar ku riminaa

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 4 роки тому

      @@osmansadiq5603
      Maaha Naagaa joogta adna waa lagu wadaa maahinoo
      Ar see waaye heeska waa ku dheeleysiine

  • @zaideerash9128
    @zaideerash9128 4 роки тому

    ua-cam.com/video/JFwGtoJVoWw/v-deo.html
    Daawo adaa yaabi doone