Fanaanada Haniyeeyta oo qalbi hadashay. Jacaylkii guul daraystay iyo nabsigii ay gashay 🥹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @hh6ijgg
    @hh6ijgg 10 місяців тому +6

    Ilahow u naxariisto wiilkii😢😢😢

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 9 місяців тому +1

    Haniyeeti u ducee markaad xasuusato adigana ilaahay cafes iyo raxmad weyn ayan kaga rajaynayaa inshaa ALLAAH

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 10 місяців тому +15

    Nabsi waa wax aad uxun waliga qof bini aadam ah haka galin hadadan rabin halu gayn aniga layga galay hadana waan sugayaa qofkaas inuu nabsigaygu ka harin inta noloshiisa ka harsan

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 9 місяців тому +1

      😭😭dhab umaadan jeclaan hadaadba dhibaato la rabto nabsi anigaa galay alx ilaahay qofba si buu uga dhigaa nabsiga keygu wuxuu ahaa inaan garowsaday qof inaan dayacay ijecel 😭😭erey walba ayaa micno ii sameeya hada uu barigaa idhihi jiray guur buu iga dalbaday Markaasaa sheeko nimeedyadii u maleyay numberka hooyo Iso dir buu idhahay wan udiray last time kii baan iri oo hada makaa dhab baa suu yiri Haa walahi kadibna inta cayay ban block saaray walahi anoo block saaray buu sidaa ku harinoo hooyuu wacay oo hooyadii u dirsaday hooyaa itiri wiilkaasa iga kaa soo doontaye ma rabtaa markaasaan iri ha iila imaan ciyaalada warkoda hooyo markasay hooyo iga tagtay number kale ayuu iga soo galay abaayo inteebaan la’ahay nin baan ahay ku dhaqan kara ku dhisan kara si sharaf leh adigu inta caayay baan block saaray 😭😭😭 ale waxan uga mahadiyaa inaan garowsan khaladkeyga asoo dhintay walahi 9 bilood markaan block ku hayay walashey buu hayay numberkeedaa ka arki jiray wuxu statuska saranayo anyway hadalada micnaha ii sameeyay hada lkn markaas aanan dareen saneen baa wuxuu ahaa oo aa hadana ku keenay hadalkaaga😭 Kawthar nabsigayga Ale hakaa hayo waxaan dareemayo inaad dareentid ma rabo lkn dee ale waa xaqsoore 😭😭wan dareemay sheeko dheer weye qoral kuma so koobi karo

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 9 місяців тому

      @@kawtharabdulahi3871 walaahi abaayooy waan jeclaa hadadaa baan jeclahay lkn maanta haduu idhaho aan iskuso noqono kama yeeleen xumaan maba dhihi karo buu igu sameeyey waa iceebeeyey wuxuuna isaga kay dhigayey qof aad uwanaagsan mana cafinayo
      Mida kale qofka hadaadan rabin marka aad is barataanba dheh wll mid kale alle hakuu sahlo kuma rabo kumana qasbanid inaad jacaylkisa uraacdo nabsina kaa heli maayo lkn qofkii intaad usheekayso guur la gaarto hadana block saar waa dhibaato qofkasi isu gaystay mida ugu muhiimsan baa waxay tahay in wax walba qadar alle yihiin oo lagaba yaabo qofkaa kala tagteen inaan khayrba isugu kiin jirin

  • @faadumaomar-hv7dl
    @faadumaomar-hv7dl 10 місяців тому +1

    ilaahey ha u naxriisto abyo

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 10 місяців тому +4

    Waa wax fiican inuu qofku kagaraabo qalad uu galay laaakiin waxaa kawanaagsan marka hore inaad kafiirsatid wax aad leedahay iyo wax aad sameeyneeyso.

  • @Siddiiq
    @Siddiiq 9 місяців тому

    Heestaa wiilku (AHUN) u soo duubay iyo abwaakeeda noo sheeg?

  • @AElmi-pc6rn
    @AElmi-pc6rn 10 місяців тому +4

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤
    Doofaaro naaguhu jcylka ayey kuwaalam yihiin wayna beer jilicsanyihiin mararka qaar.

  • @hodanismail2559
    @hodanismail2559 10 місяців тому +1

    Alle ha u naxariisto

  • @hoodoabdirahman3766
    @hoodoabdirahman3766 10 місяців тому +2

    Asma jacayil we love you ❤

  • @Mia-ll5di
    @Mia-ll5di 10 місяців тому

    yaaaa ninkii ku jiri waa ku kufsaniya ba nabsi ka gashay? mise aniga waaalan+

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 10 місяців тому +1

    Khayr ayay uhayd oo ilaahay ayaa udooray in aanu guur adiga oo Haniyaytaa ah kula wadaagin waayo ilmaha ilhay kaasiiyo waxa lagayabilahaa in aad fasahaadiso sidaadookale oo bilaadiin noqdo

  • @MohamedJibriladen
    @MohamedJibriladen 9 місяців тому

    Jaceelku waanabr damqashubadan madhamaduwaligi❤

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 9 місяців тому

    Habaarkii aabheed as helay waayo Sheikh as dhalay 😢

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 10 місяців тому +1

    Haniyey aerphone ka miyay iska saarto hadalki ba wuu googa aya

  • @abdiagn7653
    @abdiagn7653 9 місяців тому

    That is reality

  • @simonhaji2463
    @simonhaji2463 10 місяців тому +6

    Oh qadaree ehed any way allaha u naxriisto😭❤️‍🩹

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 9 місяців тому

    Allah hani aniga UK kuwazay wlhi qoftan 7 biiloda waku gursana kuwazi jiiray qoftan hadiba uso dhawado oo salaxo isma cilin karto lugaha kala qadeysa waba nacay marki danbe san u garaaci jiry😂🤷‍♂️🤦‍♀️❓✌🙈

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 10 місяців тому

    Salam that's true history of your life it nice 100 million loves enjoy

  • @safiyadaahir-6320
    @safiyadaahir-6320 10 місяців тому

    Asma ❤❤

  • @danjire7605
    @danjire7605 10 місяців тому

    Naagtan waxa ku madhan garabkeeda mudooyinkaan danbe ayey aragtay waayo aragnimada in lagugu baneeyo.
    Sidaa ayey ku xasuusatay kii ay hore ugu banaysay oo aan maanta xataa waxba iyada u tari karin.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 10 місяців тому +2

    Gabadhii qalfoofta aheyd😂ee Beri fanaanada noqotey😂!!!!weeyaannnnnn!! wey yara naaxday iminka 😂!!

  • @Nastehokalif
    @Nastehokalif 9 місяців тому

    😢😢😢😢😢

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 9 місяців тому

    Walaahay waa qiso murugo leh it’s so sad 😢😢😢😢

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 9 місяців тому

    Anaa joogo aryaa cun cun ma jiro hablooy

  • @najaxSaleebaan-er7mb
    @najaxSaleebaan-er7mb 10 місяців тому +2

    Qiso xanuun badan. Waaye😢

  • @mohamedbashir5633
    @mohamedbashir5633 10 місяців тому

    Very sorry eash

  • @Wardajb
    @Wardajb 10 місяців тому +7

    inataad niyada u dhisi lahayd ileen wa qof xanuunsan ayad niyada kasi jabisay islaan xun baad tahay oo bilaa naxariis ah sidee ad ugu jeesjestay xitaa hadanad rabin guurkisa hadal wanagsan bad kula hadli lahayd

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 10 місяців тому +1

      Maxaa u leedahay islaan?

    • @Munadalac
      @Munadalac 10 місяців тому +5

      Islaan mey gaarin waa gabar ee adiga maxaa lakululaatey?

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 10 місяців тому

      @@fardosa1236waa ISLAAN DEE !! hadaa ma 18 year’s baa??

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 8 місяців тому +1

      ​@@Munadalac islaan wiilasha gabdhaha oo dhanay iska dhahan

  • @hayatmohamud123
    @hayatmohamud123 10 місяців тому

    Asmaay abwaankii qisadiisa soo gali gacalo

  • @MushtaqDucale
    @MushtaqDucale 10 місяців тому

    Qaybta 2 soogali Asmaay

  • @KhadarÀbdi-r3r
    @KhadarÀbdi-r3r 10 місяців тому

    Hani

  • @NajahCabdulaahi-bb9ty
    @NajahCabdulaahi-bb9ty 10 місяців тому +4

    Haniyeeta wan iska jclhy walashey

  • @mushtaaqAbdiMushtaaqAbdi-er1jg
    @mushtaaqAbdiMushtaaqAbdi-er1jg 10 місяців тому +3

    Film ka qor shuru khan u dhiib😅

  • @HODANDhoof
    @HODANDhoof 10 місяців тому +1

    😢😢😢😢

  • @hawoyare1587
    @hawoyare1587 10 місяців тому

    wllshei qaali wan ku tageera🥰

  • @naziinabdulhi3742
    @naziinabdulhi3742 10 місяців тому +2

    Abayooy markasta wan ilmeeyaa oon meshaada imado😢

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 10 місяців тому

      Maxaad la ilmeysaa?? Ma XADIIS💞💘baad DHEGEYSAN???

  • @faadumaomar-hv7dl
    @faadumaomar-hv7dl 10 місяців тому

    Adigane ilaahey qalbiga kuu qawoojiyo😅😅😅

  • @AishaGoonle
    @AishaGoonle 10 місяців тому

    😢😢

  • @mukhtarmaxamed5988
    @mukhtarmaxamed5988 9 місяців тому

    Hani heesti

  • @muna6298
    @muna6298 10 місяців тому +1

    So badi indr bila calayk qisoyinka😢

    • @aaliasuleiman
      @aaliasuleiman 10 місяців тому

      adiga iska ilaaali inaderrr 😂😂😂

    • @muna6298
      @muna6298 10 місяців тому

      @@aaliasuleiman maxay iska ilaliya wakhtigaga haigu mashqulin

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 10 місяців тому

    😢😮😢😢

  • @MohamedJibriladen
    @MohamedJibriladen 9 місяців тому

    Asma kadxasustjaceelka

  • @yusufahmed9715
    @yusufahmed9715 9 місяців тому

    Waxay ka hadlayso cilmi nafsiga waa sax dumarku waa cadaw weligaa qalbigaaga ha u furin walaw aanay gacantaada aanay ku jirin oo ay kaga dhacayso mid aad ku aragtay meel baad ka heleysaa iyagu sidaas maha inta badan waa inay taqaan ama maslaxo ugu jirta raga ayey ku yiraahdaan ku arko ku caashaqay miya waxaaga ma oga in raga sidaas loo abuuray.

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 10 місяців тому +8

    Kkkk
    Gabdhihii. Soomaalida waqtigii waxbarsho & skills ay baran lahaayeen waxay Ku bedesheen khiyaali , jaceel iyo bood bood , iyo qas qas la marsado .
    Stop this shit , and go to school for your tomorrow Life.

    • @hafsaahmed1882
      @hafsaahmed1882 10 місяців тому +2

      Wlhi wa la yaabanay dumarkan maxa ka khaldan😂😂 tan ba u daran qof kasta odhanaysa jacayl ka sheke

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 10 місяців тому

      @@hafsaahmed1882
      Waa yaab waxa gabdhaheenii nolosha khiyaaliga ee tick-tock taala ugu dhamaadeen.

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 10 місяців тому +4

      intaas hade ku mashquulren adiga kusii mashquulay inaad dumarka ku mashquushid maxa ku baray arimaha dumarka

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 10 місяців тому

      @@SuntaFaaraxmajopasto58
      Inaan wax usheego gabdhaha waa waajibka ragga saaran waayo waa qayb ka mid ah , bulshadana muhiim u ah jiritaankooda .

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 10 місяців тому

      @@ismailyusuf415 ma ada waajib iskaga dhigay ileen cidna dambigeed ma qaadeyse cid kale hada waajib isi saareyso tan Raga iska saar mida dumarka cid kuuma diraan 24/7 shaqo aan dumarka eheen Raga soomalida maba garanayan

  • @barwaaqoahmed3168
    @barwaaqoahmed3168 10 місяців тому

    😢😢😢😢 ax qali qoso xanun bada

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 9 місяців тому

    Dhalinyarnimo

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 10 місяців тому

    43 ayaan ahey

  • @CigaalCigaal-yc6xx
    @CigaalCigaal-yc6xx 10 місяців тому

    😅❤

  • @SaredoIlyas
    @SaredoIlyas 10 місяців тому +1

    Frist commentaires 😅

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 10 місяців тому

    Wiilkii ma noolyahay

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  10 місяців тому +3

      Maya walaalo cancer ayuu u dhintay ilahay ha u naxariisto

    • @badriahussein8291
      @badriahussein8291 10 місяців тому +3

      @@Asmadaaus Oh my God Allah ha u naxariisto soo sad

  • @yusufahmed9848
    @yusufahmed9848 10 місяців тому

    Asmo ale ka baqoo xijaabku waa kugu waajib

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 10 місяців тому

    Goorgaab aaway Horta

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 10 місяців тому +1

    Midaa dambe maxey tahay jeedjeeska ey kahadleyso bacdamaa ey ogaatay inuu jiran yahay. Gani rubi dhiman iga dheh .

  • @geeljire4798
    @geeljire4798 9 місяців тому

    Yartaan shidan mida cadanku guursadey miyaa kalay miyey walneyd maxay quruxda u fogeysay

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 9 місяців тому +2

      Way u egtahay anigu ayadi ban modayy😂😂

  • @dhabeelawil9217
    @dhabeelawil9217 10 місяців тому

    Asma qisada soo dhamystir wlal

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  10 місяців тому +5

      Haye caawaan waraysanayaa part 2 ayaan soo galin inshallah 💜

    • @dhabeelawil9217
      @dhabeelawil9217 10 місяців тому

      Hye Qlbi thnks❤

  • @sucaadclaahi3116
    @sucaadclaahi3116 10 місяців тому

    ll

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw 10 місяців тому

    Eedo been waa noo sheegtay maqaayadana waa noo camirray ka soco hhhhh

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 9 місяців тому

      dada ayaad cuqdad kaa qaday wllo allah haku sakhiro waa nabar allah ku gadh siye haa warwarin raga waa ceeb inaay is yareyane ceeb ceeb

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 10 місяців тому

    Dhamaan waa sidaa naagaha soomalidu ragow hadaad naag ka daba carartid xataa hadaad dhimato hadhow sidanbay kaaga sheekayn .muhiumadu waa qofna ha aaminin walipa naag soomaliyed

  • @hamunaluminanakupenda8459
    @hamunaluminanakupenda8459 9 місяців тому

    😢😢😢😢😢

  • @MushtaqDucale
    @MushtaqDucale 10 місяців тому

    Qaybta 2 soogali Asmaay

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 10 місяців тому

    😢😢😢😢😢

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 10 місяців тому

    😢😢😢😢😢