" Waxaan Qorayaa Buug la yidhaa Waayihii Adkaa......" Xiis Xarago | Barnaamijka Fanka ee HCTV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Barnaamijka Fanka ee #HCTV_Hornsat_2022.
    Soosaare: Samsam Daahir Khayre (Samsam Sharaf)
    Martida : Xiis Xarago.
    Camera : Mustafe Muhumed
    Cabdicasiis Caabi
    Nagiib Maxamed
    Editing : Mustafe Muhumed Nour
    Special Thanks:
    Ayaanle Cabdi Cismaan Buuni
    Yaxye Cabdilaahi
    Xamse Aadan Xaddi
    Muxiyodiin Faysal Maxamed
    Sayid Maxamed Cumar
    Hoodo Maxamed Jaamac
    Bishaaro Cabdi Jaamac
    Ismahaan Samriye
    Nashaad Farxaan Cali.

КОМЕНТАРІ • 196

  • @jihaanadem8252
    @jihaanadem8252 Рік тому +11

    Xiis xarago huuno ad ban ku taagera noloshuna waxay ka hilisa gabadha caqliga iyo kartida bdn ee quruxda bdn eee horay usoco pyh oo sidaa u faraxsanoow🥺♥️♥️♥️👸

  • @boqoradabeertajiifta9139
    @boqoradabeertajiifta9139 Рік тому +10

    2021-2022 was my worst year , but alhamdilaha waxan qaradhadh ku gaarey inaan nafteydaa ka jeclaado, qof aan ogeyn qiyma hayga 🥰🥰🥰

  • @nimcohappy4567
    @nimcohappy4567 Рік тому +22

    Please barnaajikan part 2 kasoo sameeyey wan helay wlhi fananadan ♥️ keep going xiis xarago. My sister

    • @faadumoyuusuf1415
      @faadumoyuusuf1415 Рік тому

      Sax waye samsamy nago sharaf bart2 blz ciis wakuwataa wllhi 🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ikraanmohamed4180
    @ikraanmohamed4180 Рік тому +24

    Alleh calamo ha ka mujiyo qofkaas waxayaro xariirta ka o hiyey😢😢

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 Рік тому +1

      Awalbo mid u qalma ma ahayn balayo qalfoof ah bu ahaa

    • @asmacadey5757
      @asmacadey5757 Рік тому

      @@khadraciise2044 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Рік тому +12

    Gabadhaan yar waa Fariid horta Cod base lehna waa ay Leedahay iyo hibo fun runtii qurux iyo sowt wow Amazing xiis xarago keep going huuno😍👍

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 Рік тому +12

    Ax wlhi waa waxyar oo daacada ilahay haku siiyo qofkagii💔

  • @danaheedkufilan4855
    @danaheedkufilan4855 Рік тому +6

    Macalimadaydiiih wlhi waa ku wataaaa
    Taladadana waan qaatay
    👸🏻🥺

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому +6

    Qalbi jabayoo adkayso wax kale weeye heestaaan Wlllhi maba daaayo xiis xarago hore usoco wlllo

  • @noorhanmohmud6882
    @noorhanmohmud6882 Рік тому +13

    Naag is baratay wlhi inaad qalbi jabtaa mar ay ku anfacayso ayaa jirta waayo qoimahaga iyo waxaad u qalanto iyo naftaadu waxy mudan tahay ayad baranaysaa noloshu waa duruuz malintaad niyad kabto maad qasaarin ee waayo iyo wax arag ayey kuu tahay 😢

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Рік тому +8

    Wllhi waa xanun marka lagu qalbi jabiyo balse wxad ka faiideysa karti badan 🥺🥺💔

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan9578 Рік тому +6

    Walaahi Marbaan Saa Inan taasi Kashekaynayso Kujireey Balse Illhy Baan Ku Gefay Oo Qofbaan Noloshaydi Ku Xidhay Dhamayd Iyo Mustaqbalkaygi Anoo Illhy Nawada Abuurtay Alx Hada Illhy Baan Ulaaabtay Farxadii Marka Ibilaabata Kujira Maalinba Maalin Iga Quruxbadan Alllah Mahadleh😊🤲❤

  • @quruxsan7486
    @quruxsan7486 Рік тому +7

    walshay qurux waxsi midh uma noqonysid qalbigaga ilasho ❤️❤️❤️

  • @ayaanaaadan4849
    @ayaanaaadan4849 Рік тому +6

    Calaacalkeeda markuu tvgii ka yaabay buu edit kaga lagaga jarjaray maxaa ka qaldan gabadha meeshu waa media way ku nafistayba😳😳😳😳

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Рік тому +6

    Masha Allah waa qalanjo gabadh waad halaysa nin kuhanat

  • @aminasaeed2998
    @aminasaeed2998 Рік тому +10

    Dunida waxa ugu nasiib badan qof gartey qiimihiisa
    Huuno horey usoco caqiliga iyo kartida kugu duugana Allah kuu ziyaadsho..

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 Рік тому +1

      Na ha waalin' Qiimaheedu ma inay sidan ay tahayba Balaayada bila xishoodka

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 Рік тому +15

    waxaan arkay ay qaar badan oo fcbk wareejinaya oo leh siday u dhalatay 2002, waxaan leyay hada fadhiga ka kaca oo guursada si ubadkiinu idiin lekaado inantan anuu aqoon uma lihi lakiin 20 jir way noqon kartaa sababtoo ah aniga ayaa ku guursaday 14 jir 2002 kolkay dhalatay walaahi 20 kolkaan jiray dadayda qofka i waydiiya waan kala xishoon jiray waan is waynayn jiray waayo ilmahayga 5 jir buu ahaa inan tana waan lekaa oo hilib laha hada alhamdulilaa qaar baa i yidhaa maxaad cuntaa maba gaboowdide hhhh waa hadoon 34 jiro waayo kolkaa horay modeyeen inaan 30 jiro hhhhhhhh kolkaa dadku isku si uma koraan inantani hadaynu noolnahay sidaas ayay ahaan doonta ilaa 15 sano oo hanbe hadanay yadu is boobin onay hawlo kale galin takale ee labaad hooyooyinkeen badanaa yari bay ku guursan jireen 15 laga yabay 20 jirkooda inay 4 ama 5 caruura haystaan hadana ciyaal baa layska arkaa 20 jirku hhhhhhhh meesha ka shaqo taga.

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Рік тому +2

      InAdeer maxaa lashaqa tagaa ragba majiraan oo noloshaba daacad u ah marka guurka maanta jiraa waa kafiirso oo haku dad dagin shaqeeso waxbaro si.aad caruurtaada aad ukorsato ninba aadan isku haleen

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Рік тому

      @@runkahadasho8495
      Caruurtan aad wax u baran doontid ee aad korin doontid , majin baa kaa dhalaya mise marka hore ayuu ku talagal kaaguba yahay inaad ninka caruur uun ka hesho hadhow i fur tidhaahdo, sida hadal kaaga ka muuqata, hadafkaagu waa wuxun dhal si`aan laguu odhan waa waxma dhasho lkn matihid qof future dheri u muuqdo, adiga waxba kaama gelin dadka nasiibku ka xumaaday iyo islaamo social media ka hadla balse inta badan ee iyaga oo yar yar dhaqda family qaaliya noqo, hadaad way naatayna hana xiijin ee iska cibaadayso.
      Been ka hadashooy🤔Waxaad tahay qof nolosha werwer kasii qaba, waxanad tahay sidaad sheegtay qof ninka ay hoos jiifsato aan marka horeba kalsooni ku qabin waayo waxad tidhi si`aanad iskuba halayn ninka. marka isku halayn la`aani kugu sii qufilan tahay , talow maxaad rabtaa?

  • @sadribuulle5592
    @sadribuulle5592 Рік тому +5

    Maasha allh xiis aad baN kuu tageraa

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 7 місяців тому +1

    Inad iska dafto aya ila fican aniga hadi adan dafan aniga waxan ku dahaya wad cud macan tahay waana ku tagara 20 ka ad shagaso ayan ku jira ❤

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому +4

    Yurub geenyo keen wll sam sam sharafeey ama Khaalid dhoobo wllo

  • @amiirahaldhaaa
    @amiirahaldhaaa 5 місяців тому +1

    Masha allah walashy xiis xarago

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 Рік тому +3

    Xiis xarago naag adag o waayo arag ah inee tahay wan u qiray 💪👈

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 Рік тому +12

    idiris wlhi inanta kamaad xishoon😭🙈💘

  • @ayaanhaybe8599
    @ayaanhaybe8599 Рік тому +9

    Sorry 💔💔🤲 Alleh SWT qalbiyga haaku qaboojiyo 💔🤲

  • @anabetaabukar185
    @anabetaabukar185 Рік тому +8

    Waxan maqlijuray jcylka qasilba laga cabaa inta run moday ba cabay qasil wa anigi nefsan wayey🤣🤣

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 Рік тому +1

      😂😂😂😂😭😭alla manooli oo runa huno

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 Рік тому +3

    shadiyo sharaf pro max wlh codkashekada wax kasta

  • @matamntafunny6528
    @matamntafunny6528 Рік тому +5

    samsam sharaF ex best fanan just best wariYe🥰

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +4

    Gabadhaan waxbaa kasoo gaadhay jacaylka midkii IDRISS DABCASAR ku bahdilay doqonku ayay ka qiirootay ee ha u jabin baan ku leeyahay QURUXEY😘

  • @dr3110
    @dr3110 Рік тому +1

    Qurux badan waxad moodaa inay heestu adiga ila hadalyso
    Qalbiga jabayoow adkayso💔

  • @shushu2370
    @shushu2370 Рік тому +3

    Fananad fanny ah waaye maha jacal kuteh fariid fck nin somli jaclkiisa horey usoco abayo ala lamberkeda mey nosoqoran an kawaya shubane abyo qurux codkar mnshllh💋❤🌹

  • @nadiajamal3776
    @nadiajamal3776 Рік тому +3

    Ilaahay ha kuu kabo qalbiga. Marxaladdii labaad ayey maraysaa, way qoomamoonaysaa, masuuliyadda wixii dhacay badidooda ayey isa saaraysaa. Wakhtiga yaa gadaal u celiya ayey iskula faqaysaa. Qofkii soo maray ayuunbaa fahmi kara xaalkeeda. Adayg iyo waayo-arag-nimo ayaad ka dhaxli doontaa xaaladdan waanad ka gudbaysaa idan alle.

  • @bilanabdi542
    @bilanabdi542 Рік тому +5

    Please part 2 kaso sameey wallo

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +2

    xiis iyo zamzam laba hablod an jeclahay❤🌏

  • @asmaibrahim6053
    @asmaibrahim6053 Рік тому +6

    Ax wlhi waa qof qalbi wangsan lkn ninkasi doqon ayu ahaa

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 Рік тому +8

    Gabdhaha Qurxoon iyo qalbi jabka maxaa Walaalo ka dhigay Horta 🥹💔

    • @foosiyamaxamuud6936
      @foosiyamaxamuud6936 Рік тому +6

      Waliba kudarsoo gabadh kastoo Qurxoon ninka ay doorato ama qlbiga ka jibiyaaa waa daasad aanad dariiq ka qadaten

    • @Malapey
      @Malapey Рік тому +1

      Wax naga qaldanba raga kuwa ugu araga daranbanu jeclana weliba 😂

  • @aftahcabdilaahi1999
    @aftahcabdilaahi1999 Рік тому +2

    Lkn. Wad FudududaY is Yara daji zxp KuNa so Faniskaaga AHaY😇🥰

  • @ifrahhilsan1224
    @ifrahhilsan1224 Рік тому +1

    Wlee anaga yaab aragnay 😂😂😂😂

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar Рік тому +3

    Waa runted Walhi qofna haa u noqon adoon 😂

  • @Hammi_.
    @Hammi_. Рік тому +4

    War ragas way soo badanayan wle😂

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 Рік тому +4

    Wari gabadhu shaadiya sharaf u cod Iyo muuq ekaa

    • @ayanahmed8784
      @ayanahmed8784 Рік тому +1

      Aniga xita way ila cod egtahay lkn waa xabeebta yar🥰🌹

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    HORE USOCO AMA HORMARI FANKAAGA INTAAD DUNIDAAN KU NOOSHAHAY HA KA CAAJISIN DAD BADAN BAA TAAGEERO KUU AH OO AAN KA MID AHAY

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    HAYE WAA ANIGA XIIS XARAGO

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 7 місяців тому

    Dagasta gabada wax badan ayay ku guul darasatay

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +4

    Zam zam waa fanaanad iyo wariye aad u qiima badan waxba lagama qaban karo

  • @aaminahuzen2167
    @aaminahuzen2167 Рік тому +2

    Jacaylow 🥺

  • @nimcocabdi3910
    @nimcocabdi3910 Рік тому +1

    Alla mxn xiriir iyo jacaylba nacay

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому +2

    Aniga barnaamijkan oo kle ma layga qabanayaaa plz

  • @ifrahmohamoud2431
    @ifrahmohamoud2431 Рік тому +4

    Inantu Miyay Soo Waalatay Waraysigii Sowtan Ku Nafistay Inay Fan Keeda Uun Ku Eekaato Bay Ahayd Meeshu Ma Noloshaada Ka Sheeke Baa La Yidhi

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 Рік тому

      You're so funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walahi wada iga qosliseya

  • @najaxsuleiman5014
    @najaxsuleiman5014 Рік тому +3

    Wan kula qabaa xiis xarago inanad is raacin qof biniaadama

  • @dr.mohamedbiihi113
    @dr.mohamedbiihi113 Рік тому +1

    In laga hadashiiyo waa dawo runtii, samsam waa ay ku mahadsan tahay waayo inta ay waramayso waa ku ladnaansho.!

  • @hooyomcnto2902
    @hooyomcnto2902 Рік тому +3

    Haaa walhi mcnto waa run qoof walbo wuu soomary sorry 😓😓😓😓😭😭😭😭😭😍😍😍😍

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Рік тому

    56:12--56:20 Mashallah!

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id Рік тому +2

    hadda islaantan ma 18 jirbaa😅

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 Рік тому

    Inaaptiday Qaali xiis maxamed axmed cali Abtigay intuu dhalay ayaan kugu jecelahay 🥰😘💋😘🥰😍💯❤💜🫂

  • @najmaxuseenxirsi794
    @najmaxuseenxirsi794 Рік тому +1

    Ala muxuu ciilay ina rag waji maleh wllhi😪😪nafsigagu wuu hilaya kas

  • @nadiiirooo8093
    @nadiiirooo8093 Рік тому +4

    Idirs nacas ayu ahaaa gabdhaaasi qlbiga ka jabiyey

  • @cadceedmediapro6142
    @cadceedmediapro6142 Рік тому +3

    Jacaylow 🥺 true love never be old ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @muhanadabiib7687
    @muhanadabiib7687 Рік тому +2

    She is smart xiis xarago wow masha Allah

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    ILOVE YOU

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Рік тому

    Wllo kaas hadad nooshay nin hamoodin jacaylkuna wuu kaa dhamaane

  • @idilismaelahmedidilismaela7543

    Woow maschaallah 😘 😘 zamzam

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 Рік тому +2

    We need to know her background as a fan first. We’re she grew up etc? She is smart but hurt! Wixi ku so maray ka maydho

  • @kayseziciid2474
    @kayseziciid2474 Рік тому

    Masha laah

  • @user-vl3gj2uc8m
    @user-vl3gj2uc8m Рік тому

    MAANSHA Allh

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Рік тому +1

    Fariidnimo ayaa ka muuqata Xiis qofaan nolishisa wax soo jeclaani waa qof kala dhiman waayo aragnimo inay inan yar tahay way ka muuqataa beena maaha

  • @falastiinxasannuur4992
    @falastiinxasannuur4992 Рік тому

    Sacdiyo sharaf ayee iskucod yihiin💯

  • @muscabapdiqadir2477
    @muscabapdiqadir2477 Рік тому +3

    xiis wlhi Inay Cid la dhalaty ama Garab HAYSATO lama Moodo wlhi Lkin Aduun yada Ayaa saaas iska ah Nin kii Hore Qalbiga uga jabiyey xumaa

  • @xaaligeele158
    @xaaligeele158 Рік тому +1

    Inantu way quruxbadantahay codkeduna wa wow lkn
    makeupkaa dilay inay bilaa makeup kuso fadhisato bay ahayd ama hargeisa special makeup arts aado

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    4DEC2022 BYE

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    MAALINTAN AAD BARNAAMISHKAN AAD U DUUBEYSAY HORN CABLE TV OO AAD BUUDKA XIDHAN TAHAY

  • @biyaayo
    @biyaayo Рік тому +3

    Ninkii saa ugalay baa tvga ka shaqeyee maxay kasoo doontay

  • @noorhanmohmud6882
    @noorhanmohmud6882 Рік тому +1

    Adduunkan imika qalbigaga cidna ha siinina waayo qofna adigu ma lihid so meel aad kaso kaban karto ha dhaafina

  • @hanayar6902
    @hanayar6902 Рік тому

    20 jir nin kaga soo cabadiyey😅😅😅😅😅

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 Рік тому +3

    Subxaanallaah, ilaahoow ceebahayaga astur

  • @abdialimedo8889
    @abdialimedo8889 Рік тому

    Xiis I am Amazing walahi

  • @xukunmohamedxukunmaxamed1255

    Hmmm aar yaa ilmahan oo kle soo casuuman jiray xishoodkiipa ka tagyyy

  • @nalk3753
    @nalk3753 Рік тому

    Xiis heesa haagga waa in aan dhagaystaa

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому +2

    😰😰😰😰😰😭😭xiis xarago true voice wlhi bilh tolhi😭😭😰😰😰😰

  • @entertainmentprogram7960
    @entertainmentprogram7960 Рік тому +1

    Fananada codka inoo so qabo Haboon noora voice of the year 2022

  • @bashiirmaxamed2562
    @bashiirmaxamed2562 Рік тому

    Wad kibri badan taa wll xiis xarago

  • @nimconimco9679
    @nimconimco9679 Рік тому +1

    Part two ❤👀

  • @saadajiilaneh3159
    @saadajiilaneh3159 Рік тому

    Allah à cafyo runti wa cawrad iska bugta ! !

  • @zayidali9960
    @zayidali9960 Рік тому

    Wan kugu daqramaye qali maxad i

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Рік тому +1

    Ax miskiin walahi wan la ooyay lkn waxksta quruxdaada ku ilowxiisey nag kula mida o kaa qrux badan oo ka fariidsan oo ka strong ah majirto wxkasta ku ilow quruxdu ilahy ku siiayay nin danabana haw jabin be strong always is asturna nina qaawani laguma soo jiite ninkii hore ku xumey adoo noloshaada mel saara un kaga gulausan karta calalkana iska yaradaa hno jcylkisana delete gare waku ka❤️🙏

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c 7 місяців тому

    Subxanllha

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 Рік тому

    True kalaam xiis

  • @nimkal5559
    @nimkal5559 Рік тому +1

    Rag dartood ayaad jirkaga iyo quruxda Illahay ku siiyey aad tusineysa

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 Рік тому

    Aftahanimada intaas leeg iyo Gabadhnimadeeda xulka ahbaan ka yaabay.

  • @shaaticade8418
    @shaaticade8418 Рік тому +2

    Gabadha jaceylaa looga baxay sorry huna

  • @RahiimaIlkacas-zj3wg
    @RahiimaIlkacas-zj3wg Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nalk3753
    @nalk3753 Рік тому

    Wlli jidh Bay haysaa xaax bbe

    • @supplier892
      @supplier892 Рік тому

      Waar nio maxaa kaa Si ah. Funny wlhi 😂
      Haa wlhi jidh ayaa ku yaala qofta

  • @Hodan984
    @Hodan984 Рік тому

    Xisey wLi waxbaa daremeysaa allh ku fududeyo

  • @dacawmedia1269
    @dacawmedia1269 Рік тому

    ma siidaan baad marka macalimada jacaylka
    ku sheegaynaysa jacaylka cusuriyada ka
    Daa ciyaal Baad Tashaye
    Hadii nin ku nacay wll qarbaa ku jeclaane
    cusuriyadaa intaa leeg iska daa

  • @UmuMaidaFAbdi
    @UmuMaidaFAbdi Рік тому

    Mushkilada ayaa haysata dumarku markayna aqoon baran cilmigu qofka waxuu siiyaa han iyo wado aad ambition kaaga ku rumeyn karto

  • @yusuf123somali
    @yusuf123somali Рік тому +4

    Qoftan qofkii qofka dhiganaaye waayo taLOw 😂😊

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 7 місяців тому

    Maya maya shako dada waa il adagi musa bixi e bada u gatay iyo oromo u shagtay e Raga iyo dumarka ha isku dirin hada adiga guul darasatay kada halka

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    MA XUSUUSAN KADHAA NIGISKII AAD WADATEY OK

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    (1)HADA IMINKADAN AAN KUU SOO QORAYO QORAALKAN MA II SHEEGI KADHAA SAACADAN AAN JOOGNO NIGISKA AAD XIDHAN TAHAY KALADHKIISA OK HADII AADAN WADAN WAAD II SHEEGI KADHAA OK WAAN KULA KAFTAMAYAA OK MANA DOONAYO IN AAN SII FOGAADO HEESAHA SII XOOJI AMA SII WAD BAAN KUUGULA TALIN TAHAA ILOVE YOU

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Рік тому

    Jacayl ima hayo iyo heeso jacayl ah
    Isma qabtaan adoo dilan ba .....

  • @khaalidcabdiraxmaan5526
    @khaalidcabdiraxmaan5526 Рік тому +1

  • @abshiraybakar904
    @abshiraybakar904 Рік тому +1

    Waw