FAANKA FICILA NOO DHEER IYO SANA .RIDWAN MIYA QALADKA LEH MASE GABARTA WAX AQOON.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 216

  • @Noura-s7b
    @Noura-s7b День тому +14

    نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 5نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم 00967،717354582 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل في من يقول اني نصابه من الافضل عندما لا تعلم ضروف الخارين تلتزم الصمت لا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا يتصلبي فديو ويشوف وضعنا لنفسه;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€(/)'|\€\>|\≧≫;;/:;-/;;!;?;"????✓]}>♡>]}]♡}]\♡>]}>×}✓\×}♡}♡×\♡}]♡+♡+=:-)+♡=♡+=]>♡♡+==++♡+==+✓=✓÷++✓=++÷+✓

    • @nastehafaroole1217
      @nastehafaroole1217 День тому

      Horta qofkan meelkasta maxaa taagey waa yaabaye meelkasta wn ku arkaa

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 День тому +21

    From somaliland hargaysa ❤😂😂😂
    Viva Galmudug ❤waa idin wadanaa
    Inkastoo aan anigu ahay heer burco
    Galmudug waan iswadanaa ❤

  • @11naa44
    @11naa44 День тому +5

    Qof walba wxu raba inu iska hadlo abyo ayadon wx aqoon ayey hadleysa dadka an garaneyn galmudug wa half mudug iyo galgadud oo la isku daray gabdha na tuuloyin ayey tirineysa education is very important

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 День тому +8

    Dumashyilkaga Hg waxpo kama shegi karoo waaa Ree Xidhdkagay lakin naga Xisho ano naag Daarood eh😢😢😢😢😢❤❤ buntiland Xita mayaraystoo

    • @naciimamohaa6562
      @naciimamohaa6562 День тому +1

      Naaa maxey kasheegtey Puntland🤣🤔xamdi.
      Oo inee puntland iyo Galmudug ey galmudug hormarsantehe maa diidantehe😂 soo shido mcnei chanelkaan Galmuduh iyo Puntland kalama lahan Xamdane kama xigtide😂

  • @rayaanclaahi854
    @rayaanclaahi854 День тому +3

    Markaan runta ka hadlo xamdi waa qof ilaahey yaqaan aqoona lleh tasaana keyneyso iney dadkeeda kaduwantahy wan ku wataa wall❤🎉

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 День тому +2

    Matabaan waa Hiraan waan marey Gorceel aan ka qadeyey waan uriyaaqey love you dadkeygii❤ gobalda waan wada jecelahay dhabtii

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 День тому +5

    Soomaaliya soomaali baaleh soomaaliyana horumar iyo barwaaqo gaari meyso intey jiraan maamul goboleed iyo intey qabyaalad wax ku qeybsanaayaan

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 День тому +7

    Guul gabadh reer Galmudug qof kaa horeeya majiro horey usoco I love you 💕 gabadh Galmudug 🎉🎉 reer Gaalkacyo .walaal dowladii hore ee dhacdey wadan soomaaliya dhul badkii iyo tirakoob dad oo xaq ah masameyn hadaad fiirisid inta gaalkacyo waa mudug Garoowana waa nugaal oo isku muuqda labo gobol laga dhigey oo Hobyo oo gaalkacyo u dhaweyn oo bada heysata iyo Xaradheere bad haysata afberwaaqo bad heysta intaa oo meyl u jira mudug layiri mudug baad katersen tihiin Waa in bedka iyo tiro koobka dib loogu noqdaa oo lasaxaa. 18 kii gobol ee beenta la xerxariiqey dowlad ladii duntey beyraacdey hada iyo tirakoob dad iyo bedba haloo diyaar garoobo 2025 iyo wixii ka horeey wabilaahi towfiiq. Qore indheer garad

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 День тому +5

    Norwegian wey leeyihiin hees calan waana National sang JA VI ELESKER DETTE LANDET.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому +2

      @@hamdixiischannel1482 norweji kamunka miyaa hees calanleh mase wadanka.

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День тому +4

    Masha allah abaayo ilaaheey ha ku xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День тому +2

    Masha"Allah Abaay Xamdi 🎉 Horay U Soco 🎉

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 День тому +2

    Reer adeeradey waa dad wada funny ah wlhi gabarteena faraha ka qaad ridwaanow haddi kale waa laguu yaabaaaaa maamul Goboleed Galmudug ka hormorsan maba jirto kwrama heeee 😂😂😂😂

  • @SundusSaid-w9t
    @SundusSaid-w9t День тому +3

    Haw ceb qarin indho adeyg mahe waa aqon la an school geya wll

  • @YaldisMaxamed
    @YaldisMaxamed День тому +2

    Xamdiyee indha adeyka kuwad waad heysaa halkaas kahay😂😂😂❤❤

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz День тому +4

    Puntland waaba wadan xata hormuud ma isticmaalan teda kale faanka fil no dheer iyaga dhaha wax barta reer badiye tihiine galmudug waa gobol iyo bar galgaduud iyo mudug qaybtiis hobyo iyo galkacyo xafad kamida baraxlay ladhaho

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 День тому +2

    Hadmdi funny baa tahay walahi qosol baa tahay😂😂😂😂😂

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 День тому +2

    Reer galmudug waan wan wataa gar iyo gardaraba ahaday nagamid ahaan lahaayeen marhoran citiraafka helilahaynba sow waxa nagamaqan ba sow waa idha adaygaa 😂

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 20 годин тому +1

    Horta xamideey puntland ma timi somaliland waa reer abtigay waxaa ka dhul wayn kana laami badan puntland

  • @canabcasal6775
    @canabcasal6775 16 годин тому +1

    Pudlan waa labo gobol iyo bar waana 1bari 2nugaal iyo haaf muduga galmudugna waa hal gobol iyo bar waana 1 galgaduud iyo haaf muduga malafahmay

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 День тому +2

    Kkkkkkk HG waa balaayo loo baahanyahay gabadhaas Soomaali badan ayey ka qosolsiisey anigoo kasoo jeeda koonfur galbeed mahadsanid ayaan leeyahay ha u joojin sidaa kuwad dheh kkkkk.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому

      @@mohamedahmed4511 😂😂😂😂somali Hg u joogin qosol kama dhargi laheyn 😂😂

  • @umualma2451
    @umualma2451 День тому +3

    Galmudug waa indha adkaygi oo mamulo 💯✅

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 22 години тому

    Waxaa leenahay magacyo badan iljeex indha fagiig indha bowd ku jiro anaa kula leh iyo qaar kaloo badan

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 День тому +2

    Ficilka maad wax ku qabsatan kulahaa qabiil ma naqan aduun hg lee dahy qabiil ma naqan😂😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому

      @@saeynbmaxmed6770 😂😂😂😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 День тому +4

    Maaahaa allaah guuleeso gaber isku kalsoon saa ayaan kaa rabaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowziaali3942
    @fowziaali3942 День тому +1

    Puntland waa 3 gobol hada aya 5 gobol laga dhigay
    Jubaland waa 3 gobol
    Konfurgalbed waa 3 gobol
    Hirshabele 2 gobol
    Galmudug waa 1.5 gobol

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan День тому

    Anigu waxan ku qosley markey tiri heesta calanka galmudug waa gaal jabiye geesiga galmudug 😁😁

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 День тому +2

    Hg guul smli wayn guul

  • @NastexoAxmad-yq4lo
    @NastexoAxmad-yq4lo День тому

    Ugu danbeyn nolosha leydinku qabtay inta fana islaheden😂

  • @bahjomohamed7272
    @bahjomohamed7272 День тому +4

    Bari, mudug , nugaal, Karkar,sanaag intasa puntland

  • @aniizelmi7652
    @aniizelmi7652 День тому +2

    Naa 2 kaliya anigoo ah ayaan aduunka afla kala bax galmudug

  • @fadumaweyrah9478
    @fadumaweyrah9478 53 хвилини тому

    Karkar Bari bay ka go day wll

  • @fatmahuriye20
    @fatmahuriye20 20 годин тому

    Hamdiyeey manta dhiqada waa dhaax fahiidiin 😂😂😂😊

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg День тому +4

    From burco wlhy waan wataa reer muduga aniga reer somalilnta kale waxay na dhahaan reer burco baa nogu inadha adag lkn wlhy aniga reer galmudug baa naga daraan waan idin wataa gulusta ❤😂😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому +4

      @@DeeqaFarah-vr1kg shib iga dhex wax naga indha adag ma jiran 🤣🤣🤣

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg День тому

      @@yuuuuga1 somalida kale waaynu iskaag dhawnayhy mela badan awgeeda anigu love baan idinku ahya ❤️😂😂

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr День тому +1

    😂😂😂😂😂 wallahi qosol iguma harin

  • @fadumonuur9692
    @fadumonuur9692 19 годин тому

    Asc diyar ayaan u ahay xabiibti garbo iyo calool ayan qati kataganahay 😂😂😂😂ee xiliga aad bilabeyso nala so socodsii

  • @munojama9198
    @munojama9198 День тому +2

    Hhhhh funny baadtahay

  • @FarxiyoMaxamed-cj5rm
    @FarxiyoMaxamed-cj5rm День тому +1

    Kgs waa 3 gobol jupland waa 3 gobol hiirshabel waa 2 gobol somaliland waa 5 gobol pudland waa 4gobol iyo bar

  • @nimcoahmed3363
    @nimcoahmed3363 День тому +2

    Kkkkk xamdiyey adigama naga qosliyay thanks indha adaygu ha shaqeeyo naag isku kalsoon love u ina adeer ❤❤❤❤

  • @shukremohamed5386
    @shukremohamed5386 День тому +2

    Puntland waa Nugaal, Bari iyo half Mudug. Kar kar ma jiro wax la dhaho hadaanan gadaashey la sameeyn

    • @MuhiimAhmed-v8c
      @MuhiimAhmed-v8c День тому

      Ma 90 gii kadib baad dhalateyilleen 90 gii wax ka danbeeyey gobolo lama Sameyne

    • @11naa44
      @11naa44 День тому

      Karkar wa qardho gadasha aya la sameyey sanaag na qeyb

    • @MuhiimAhmed-v8c
      @MuhiimAhmed-v8c 23 години тому

      @@11naa44 Nugaal, Bari, Mudug, Sool iyo Sanaag. soo baro taariiqda

    • @11naa44
      @11naa44 18 годин тому

      @@MuhiimAhmed-v8c puntland is puntland khatumo is khatumo wxd u baahanty update

  • @qamarcantoob2965
    @qamarcantoob2965 19 годин тому

    Kiina wx brtay iyo kiina aan baran mxaa same kadhigay dmshiyaalkey waaba funny 😂

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia День тому +1

    Gabada inda adeegeda ayaamba gartay ineey sayd cali walashiis tahay😂😂😂😂😂

  • @SamsamSamsam-o8b
    @SamsamSamsam-o8b День тому +1

    Hhĥhh wlhi waaa meerkat qudha ee isaaaq is shabahaan habar gidirtu indha adag firfiroonida kartiiida geesi nimada hhhhhh fariiid naag dhulkeeda difaacanaysaa

  • @FatimaHassan-v8m
    @FatimaHassan-v8m День тому +1

    Xamdiyey sacadan hada xiranthy magaceed qalbiyey❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому

      @@FatimaHassan-v8m mockberg

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 21 годину тому

    Wlhi xamadiyey runta kugu jecelahay ❤❤❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis День тому +1

    Puntland awal 5 gobol baa lagu asaasaay hadana waa 4 gobol sanaan bari mudug nugaal . Karkaar mahaahhan gobol 18 kamid ah lkn Puntland baa bari kajartay
    Markii lajoogo Puntland na hada 7 gobol bari .sanaag . Mudug. Karkaar .nugaal . Garda fuul .haylan 3 daas aydaa ku darsatay siyaadbare markii loo eegana 4 gobol sool waa ka go ay oo 5 ku ahaa

  • @ayankhalif4504
    @ayankhalif4504 День тому

    Mashaa Allah

  • @FalastiinAhmadHersi
    @FalastiinAhmadHersi День тому +1

    Gado ,Jubbahoose iyo Jubbada dhexe . Jubbaland..
    Shabeeladda hoose , Baay iyo Bakool Koonfur galbeed.
    Gal- Mudug : Gobol iyo bar . Udhigma Qaran dhan . Ciyaar doon galmudugnimada

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي День тому +2

    😂😂😂😂

  • @munamohamedali8643
    @munamohamedali8643 День тому +1

    Hamdi qurux abayo waan bilaabayo lkn Ina aderey garbihii weey I kala baxeexn walhi alx abayo ad baan waxa ugu dareemay lkn garbo xanuun walhi caloosha noo soo geli

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому +1

      @@munamohamedali8643 wax fcn waaye abyo Wigan nasan dona

    • @munamohamedali8643
      @munamohamedali8643 День тому

      @@yuuuuga1 insha allh quruxey ❤❤❤

  • @bahjomohamed7272
    @bahjomohamed7272 День тому +1

    Alla qosol badanaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @hope5124
    @hope5124 День тому +1

    Hamdi umadeena matihid jabkiina kuqoslee miyaa😂 indha adeeyga ayee qeyb katahay

  • @ريحانهحسن-ظ6ي
    @ريحانهحسن-ظ6ي День тому

    Adiga laftirkaaga dhinacaa kala haysaa 😂😂😂
    Ar reer mudugaaa

  • @NasraUbax
    @NasraUbax День тому +1

    Naa wuxu fariidsanaa wey marsiisey dee saacadaa laga bilaabo Togdheer toban milyanaa kunool😂😂😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому

      @@NasraUbax 💪😂😂😂😂Xaqiiq

  • @shamsoali3803
    @shamsoali3803 День тому +1

  • @bahjomohamed7272
    @bahjomohamed7272 День тому +1

    Bari, mudug , nugaal, Karkar,sanad intasa puntland

  • @Aliishas
    @Aliishas День тому

    Hhhhh waa sax kuteh school baa idin furayna ilma adeer😂😂

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 День тому +1

    Hamda xaadir tababarka 21:34

  • @AshaHussen-j9m
    @AshaHussen-j9m День тому

    Horta yaa qabiil waydiiyey degaan bala waydiiyee wa wax qabiil ka dhex guuxayo😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 години тому

    😂😂😂tan galmudug ayaa madax maray aduunka oo dhan bay u haysata

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 День тому

    Inadeerta waxba ma garaneyn mana aqaan ceeb maha ee waxkale noo sheeg tan kale ridwan interview buu sameynayey weliba si saxa

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 День тому

    Caruurta school u dira galmudug lahayne😂

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh День тому

    Aniga ma aqaano soomaali iyo afaaraha gobolgobolkeeda laakiin gabadhaan suureheeda waa ka helay kkkkkk

  • @Mooiokk
    @Mooiokk День тому +1

    Gabdha wax hala baro indha adeeg mesha ma yaale u ceeb qari is dhahoso lkn ma shaqeynayso

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 День тому

    Puntland. Markaan shirnay. Aan tashaney. Hart gang. Waxaan ku heshiiney. Bari. Nugaal. Mudug. Sool. Sanaag. Cayn. Hadan. Waxaa naga. Baxay. Sool. Iyo. Cayn oo la baxday. Khaatumo angu. Hadaan reer puntland nahay. Waxan ku. Darsaney. Karkaar. Hayland

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 День тому

    Inshaa Allah xamdi diyaar ayaanu nahay soogali taree inka❤

  • @naimahassan3668
    @naimahassan3668 День тому +1

    😂

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 22 години тому

    Xamdiyey waaku taageeraa ilaa dumaashedeenaa tahay qoftu waa faankii oo qof ah

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 42 хвилини тому

    Waan idin wataa 😂😂😂😂😂😂

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 День тому

    Xamdi training waa kaa muqda abyo waa ku qurux badnatahy

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 День тому +1

    Tan yari waaba funny 😂😂

  • @HawasMohamed
    @HawasMohamed 21 годину тому

    Xamdi adiga xitaa waxa dhadhanka iyo macanka uyeelaya hadalkada waa dhiiga kugu jiire galmudugnimada 😂

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr День тому

    Fartaa iitagan qaali

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp День тому +1

    Indha adagaa gbdhu caadi maaha😂😂😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 День тому +1

    Butland waa nugaal iyo Bari mudug oo bar ah

  • @halimasaada
    @halimasaada День тому

    Hamdaay ina adeer ileen fariidnimada iyo run kahadalka cidaa u ahayd kuman ogene, ina adeerten dhul badanay nasisay😂😂😂an iska aqbalno ciririgay naga bixisy😂😂

  • @fartunmohamed6925
    @fartunmohamed6925 21 годину тому

    reer galmudugoow anagaba reer pl hada nahay 19 gobol baa nahay hhh yaa anagaba naga indho adag.

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v День тому

    Faaanka reerkee utahay 😂😂😂😂😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День тому

    Puntland daarood iyo hawiye iyo dir ayaan kakoobantahay

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz 16 годин тому

    Naaaa wuu dhahay wlh xamdiyeey cali aadan muumin

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 20 годин тому

    Xamdiyay karkaar gadaal baa laga sameeyay maadaama gobolka bari aad uwayn yahay lkn dawladii hore hal gobol buu ahaa

  • @amranbarkhadcali672
    @amranbarkhadcali672 День тому

    Anba anoo imtxn kaso bxy 9o buuqsan iga qoslisy😂 wlllhi ano reer puntland ah dadka waba ka xanaqeen ani kun jeer dawade😂

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 День тому

    Fiqshini waa hawiye. Khaatumeey dagaan

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 День тому

    Reer gal mudug way indho adag yihin uun ban maqli jiray cawan tos u arkay indho adaygi o qofa😂

  • @cudooncabdullahi3284
    @cudooncabdullahi3284 День тому

    Ina adeer dwlad nahay anagu hadaa reeer galmudug nahay from reer Xaaji Saleebaan hahhahaahah

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail День тому

    Bari Sool sanaag cayn gardafuur karkaar nugaal mudug

  • @DeeqoCabdi-gu5dp
    @DeeqoCabdi-gu5dp День тому

    Yes qaali soo gali

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 День тому +1

    Naa heedhe away routine kii 😂ani waxan maigu socdaane 😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  День тому +1

      @@salmomaxamedsanaag6220 😂😂😂😂waan idinka sina bari iyo treninga cusub qalbi

    • @salmomaxamedsanaag6220
      @salmomaxamedsanaag6220 День тому

      @@yuuuuga1 Haa sasa rabaa wlhi treninga waa ku heesta nolaw yaa qee qalbi uuumac

  • @aminaabdulle7444
    @aminaabdulle7444 23 години тому

    Yes nooso gali please

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День тому

    Gabadha xanuun puntland ayaa kudhacay marka inay puntland yasto ayay katahay

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День тому +1

    Waa runte

  • @SacdaapdiwaliDige
    @SacdaapdiwaliDige 4 години тому

    Nayaa waad walatey Somalia somali land kamahormarsana walahey waxbarta nilimakaro😂

  • @Xaawo-p4s
    @Xaawo-p4s День тому

    Puntland waa 3 gobol halka galmudug tahay 1.5gobol galguduud iyo bar mudug ah

  • @CaishaAbdi-o8r
    @CaishaAbdi-o8r День тому

    Naag landhera h.g Lee saan uhadalikaro😂

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k День тому

    Noloshaa nalku qabtay walee bilaash nalooma dhihin indha adagaa ma hg baa anaa isla yaabanaa kuwa iga daran baaban arkaa😂😂😂

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq День тому +2

    Putland Waa Mudug Nugaal Bari iyo Sanaag Soolna hada ayey ka baxday karkaar waa maamul goboledada ku badsado goboladi labo u kala qaybiyey karkaar wa qayb ka mida bari sida hayland ay u thy Qayb ka mida sanaag lkn sida saxda ah 18 ka soomaliya Sool marka laga reebo Sanaag Bari Nugaal iyo half Mudug waa 4taas wll

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 День тому +1

    From somaliland waa runteed gabadhaasi waa geesiyad aduunka galmudug wax loodhigaa majiro soomalidakle markey faanayaan looma fiirsado lama dabo galo maxaa gabadhan lagarabaa wllo kusoco waa runta galmudug soomaliya oodhan eyey kamiisaan weyntahey

    • @Mooiokk
      @Mooiokk День тому +1

      Galmudug hal qabiil ma dago

    • @MaryamxajiMaxamed
      @MaryamxajiMaxamed 3 години тому

      Somali nacaybka waxaa idiin dheer jaahil nimo iyo indha cadees
      Waxbarta oo hankiinu ha dhaafo rer hebel io gobolaysi 🫠

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День тому

    Puntland waa mudug nugaal bari sanaag iyo sool iyo qayb together kamida

    • @11naa44
      @11naa44 День тому

      Sool iyo sanag wa khatumo update iska dhig

  • @naimamohamud6208
    @naimamohamud6208 День тому

    Gobolka mudug waa 5 dagmo
    Glkio
    Jariiban
    Goldogob
    Hobyo
    Xarardhere
    Galkio waxay kadagan hal xafad oo kliya
    Sido kale waxa jira 3 dagmo oo kale lkn xiligi siyad bare aan dagmoyin ahayn
    Garacad oo dakada Somalia ugu wayn uguna hormarsan ka dhisan tahay
    Bacaadwayn
    Xarfo
    Kuwasna Waa puntlnd so barka galmudug shegayan waba hobyo io xaradhere majority waa laga badan yhy
    Mudug oo 2 dagmo kaliya ka daganyihin galmudug
    Nugal
    Karkaar
    Bari
    Gardafuu oo caluula casimad u tahay lkn aan la xisabin waye puntld sidas ukala baro Xamdi’ye😂😅

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 День тому +1

    Way hamda 🤣🤣🤣Galmudug wan salamaya From somaliland somaliland❤👍

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 День тому

    Waan kaxumahey dimaashidey iney kala garan weyday magacyada gobolada iyo degmooyinka