Mahadsanid Agasime Guled. Shacab Soomaliyeed si weyn ayey u dhagaystaan Barnamijyadaada, xogaha iyo Talooyinka aad kusoo khatinto markasta. Once again Thank you Mudane 🙏 .
Mar hadii aad tahay qof aan waxba dawladnimo ka aqoonin waxaan oo kale iyo wax ka xun inay dhacasn walaal aad baad u mahadsan tahay hadlkazguna wuu I murug galiyey soomaali rabi ha badbaadsho meel xun bey ku socotaaye
Walal dadkan in kacaan waxaa ka dhow in ay meedka soo kaco taasi dadkan waa dad maskax ahan u gumaysan taasi oo every day wax aan qabyaalad aheen maskax dooda kujirin subxllah
Mahadsanid Runtii waxaan u bahanahay dad badan oo Qibradada oo kale leh Fahmina kara wax yalaha manta ka socda Geeska Afrika iyo Caalamka oo dhah TALO iska ilaali shirqolada Itobiyanka iyo kuwa ku shaqeeya Shaqo wanagsan
❤si fican baad u sharaxday laakin Hassan sheekh in Somaliya ka danbeynayso u malayn maayo, anigu waxaan ku talin lahaa in dalka oo dhan Ethiopia lagu wareejiyo oo Abiy Ahmed madaxweyne inoo noqdo, intii Hassan sheekh dawlada jeebka ku sidan lahaa ee kolba diyaarad la fuulo,
Waad nala hadashaye maxaan galnaa ninkii wax qaban lahaa ayagaas sidaas daciifka u ah yaa hub u sitee ma hubkaan la qaadanaa oo waligeen ma isdilnaa oo hadaan hada isdil wax ku xaliya is niraahno cadawgii sow jaanis kale mahelin war tanoo kale
Aad bad u mahadsantahay mudane suugaan carbeed walaal ka mid ahayd: waad maqashiin lahayd haddaad wax nool la hadlaysid, Laakiin waxaad la hadlaysid nafba kuma jirto. Markaan saa leeyahay waan hubaa Soomaalidu macdanteeda aad in ay u sarrayso Wuxi muuddo dheer ku dhacayay ayay la tabaalaysantahay, waase dhuxul danbas huwan ee marna haka caajisin.
Taliye suul nuug shabab baa gacanta kuhaaya mana ladilin lkn barito ayaad arki doontaan asagoo idin la dagaalamayo ha oynina ninkaas kaamirana lama horkeenin
Horta masawika waa lawada arkey laakinse qofka somaliga ah marka uusan xil hayn waxaas iyo wax lamida ayuu soo bandhiga marka uu xil qabtana amaan buu ku badalaa marka amaad xil doon tahay oo aad marka lagu siiyo aad amaan la jidbotaa sida hassan sheekh sida sambalooshe ali balcad ina fiqi iyo qaarkalo badan
Talo inayna gacanta inoogu jirin oo jaajuus iyo tuugo wadankii u gacan galay waad na tustay mahadsanid masuul
Tan 2aad shabaab wiilasha somaliya iney wada dhameeyaan marabaam yeelkadeeda waxaan arkay video wiil dawajeex wata oo ciidan badan oo udhow aaanan dileynin waan ilmeyy 😢waxeyna aheyd cowsweyne
Waa sax video gaas Coowswene waye madilaayo wlhi waa run
Basaas sanbalooshe
Mahadsanid Agasime Guled. Shacab Soomaliyeed si weyn ayey u dhagaystaan Barnamijyadaada, xogaha iyo Talooyinka aad kusoo khatinto markasta. Once again Thank you Mudane 🙏 .
Si weyn baan ugu xirnahay barnaamijyadaada mudane🎉
Khabiir Abdulsalam Gulled
Mudane Mahadsanid
Abdisalan xageen kaala soo xiriirnaa waxaa nahay dhalinta dhaxalreeb .. kacdoon waa lama huraan we want you to ...
Walhi waa nin wax badan ifahansiyay aqoon yahan ah good job
Mar hadii aad tahay qof aan waxba dawladnimo ka aqoonin waxaan oo kale iyo wax ka xun inay dhacasn walaal aad baad u mahadsan tahay hadlkazguna wuu I murug galiyey soomaali rabi ha badbaadsho meel xun bey ku socotaaye
Walal dadkan in kacaan waxaa ka dhow in ay meedka soo kaco taasi dadkan waa dad maskax ahan u gumaysan taasi oo every day wax aan qabyaalad aheen maskax dooda kujirin subxllah
Guuleedow Guuleysa
Wiil Gedo
waa khaa'inul waddan
Thanks guuleed wax badan bad ifisa runtii dalkan kaam marmo
Duli weeye jaajuusin ah oon xitaa aqoonin inay sharaftooda ilaashadaan aan dignity lahayn
Oo waliba jaahiliin ah rabi xaqa ha tuso ummadana rabi ha ka qabto soomaaliyana jaajuus qabiil ku adeeganayaa halkas dhigay
Waa Aqoon La’aan Iyo Dad aan Uqalmin Shaqadooda Iyo Weliba Wadaniyad La ‘aan.
Mahadsanid Runtii waxaan u bahanahay dad badan oo Qibradada oo kale leh Fahmina kara wax yalaha manta ka socda Geeska Afrika iyo Caalamka oo dhah TALO iska ilaali shirqolada Itobiyanka iyo kuwa ku shaqeeya Shaqo wanagsan
Great security analysis brother. Happy New Year
Barnaamijyada soo badi hala soo daahin
Masuul khabiir sare wax xaqiiq ah baad sheegtay
Taliyaha Sirdoonka ❤ guul iyo gobanimo Ayaan leeyahay wafdigii uw horseed uw ka ahaa taliyaha sirdoonka Qaranka fashilka jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya ee qawaarijta arxanka Daran caqabadana ku ah jiritaanka midnimada iyo horumarka shacabka soomaaliyeed somali somali baa iskaleh shisheeye kal kaalka gacan bir ah Ayaan iskaga qabaneynaa 5ta soomaali oo hishiis ah dunidana hishiis la ah Daaqsigana hishiis ku ah is jecel weeye ujeedada ❤
Ninkaan taliyaha aad ku shegtay asaga jaajuus ah so ninkii qalbi dhagax dhiibay ma ahaan
Hooyadaa iyo Soomaalinimada ba was, yaa Ximaar.
Siritii qaranka ayuu bixinayey!
Passport diplomasi Itoobiyaan ayuu haystaa SANBALOOSHE
Kooxda Culusow Gurguurte maalin walba Fashil bay dhex fadhiyaan
Xaqiiq. Walee wax badan baad ogtahay.
Way cadahay Sanbalshe waa jaajuus Wuxuu haystay sha
May be he is informative !
Sanabalosha baria hore ayaan sheegey jajuusa Ethiopian bariigi hor
La magaceba ninkan 2016 araka in
Xabashiiya yahay asalakisii horea
Inta manku gajaysanyay guuli waa wali 😢
WADMAHADSANTAHAY LAKIIN MARMAR AYAD ISKAMAGTA FARMAJO CADAYMONA MAKENTID ANIGU WAXAN AM IN SANAHAY KHAYNUL WADANKA INAN UMADA LOQARIN NIN ANEDLAHAYNA ANLAXAGXAGAN NINKI DALDHISAYEY IYO KADUMINAYANA LAKALA BARTO
Waa women Who love too much.
Ina abti Wa kusalamay wanadada allaha nugu anfaco
5 caag waa
Dadka Mdxn Xasan Shekh qabiilka ku taageerayow was maqla.
Qarkaan u saaranahay kala tag. Kala guur siyasadeed...
❤si fican baad u sharaxday laakin Hassan sheekh in Somaliya ka danbeynayso u malayn maayo, anigu waxaan ku talin lahaa in dalka oo dhan Ethiopia lagu wareejiyo oo Abiy Ahmed madaxweyne inoo noqdo, intii Hassan sheekh dawlada jeebka ku sidan lahaa ee kolba diyaarad la fuulo,
Nacas afwayne abiye ahmed sideen dowlad madax banaan ugu warijina anaga oo dhexdeena ka cararayna
@AbdirahmanMahad-hh3yf adeer wax dawlad somaliyeed oo madax banaan ma jirto, Hassan sheekh Jubaland, Puntland, Somaliland, konfur galbeed midna ma tagi karo ee aaway dalka madax banaan ee aad ka shekeynayso, Abiy Ahmed wuu tagi karaa dhamaan Ethiopia,
Sanbalolshe io kuwalafadhiya
Waun ithobiyan ithobiyan lafadhiya al xaqiiq ✅
warun xogrunad ka hadashay ilahey hakuxafido
Walaahi waa waxajiraaohadataagan waaruunta
Waxaan ahay shaqsi aad kuu dhagaystah wax badan baa nooga bayaamis labadan sawir iyo dardaaranka aad soomali u soo dirtay qofkasta oo muwaadin ah dalkiisa waxaa ka saaran masuuliyad ah in uu ilaashado
Wuxuu u soo hor maray si uu u gudbiyo xogo qarsoodi ah
Waa informer ama adeege..
Waa sax Analaysis kaagu waxaa sawirka qaaday Tvga iyo Bogiisa soo geliyey Ridwaan Hasan taliyaha insa Ethiopia
Kuligood waa wada ja waasiis macal gurguurte. Wadan ka ja waa siis amxaaro iyo gaalo oo dhan
Sanbololshe Ethiopia ayu ushaqeyn jiray waa hore dad badan aya yaqaano arintan
Xasan gurgurte iyo wixii lamida qofkii dowladnimo ka sugaya waa qof maalincadey riyoonaya.
Ninkaan sanbaloolshe waa Lawakaarle somaliya shirka ugamaqeebgelin lkn warbixinta somaliya ayuukashifaaye
Dadkii xasan iyo waxa la midka ah dalka u dhiibey sow kama aadan mid ahayn, yaad u sheegaysaa naacdan iyo qiirada beenta ah yaase wax kaa dhegeysanaya horta caaclow.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad nala hadashaye maxaan galnaa ninkii wax qaban lahaa ayagaas sidaas daciifka u ah yaa hub u sitee ma hubkaan la qaadanaa oo waligeen ma isdilnaa oo hadaan hada isdil wax ku xaliya is niraahno cadawgii sow jaanis kale mahelin war tanoo kale
Faqi wuxuu u bassasas dwlada maser,,balcad iyo sanboolashe waxay u shaqeeyaan Itoobiya,wasiirtitoog waa Emaaraad Xasan sh na kuligood buu u shaqeeyaa
Danguud Media Waxaad ka soo hadashaa abaalka Burundi sheeganeyso in ay soomalida u gashay iyo abaalkii iyaga loo galay waagii kacaanka!
Mahadsanid
Somalia Reer ayay u fadhisaa
SIDA SAWIRKAN KA MUUQDA SIRDOONKA ETHIOPIA WAXAY DHUUXAYAAN SIRTA AMA WARBIXINTA UU SIINAYO TALIYAHA SIRDOONKA MUQDISHO OO AAN FILAYO INUU LEEYAHAY DALKA REERKAYAGA AYAA QABSADAY.
Kurasta lagu fadhiyo way lala duwan yihin labada sawir.
Thank you we knew that Sanboloshe is Ethiopian agent
Warkaas awalba nagama qarsooneyn adeer
Dhaliishaan ku eg xilka waxba kuu tarimeyso
Ok
Cali balcad iyo sanbolooshe labada waa jaajuusiin.
Malayacni iyo mala awaal
Heer waxay gartay sawirada la falanqeyo sxb waxad u danledahay mahin somali waxha qabsato lakin waxad radineysaa waxlagu mucarado madaxda dalka dhaman umada somaliyed wey ogtahay in siyasiyiinta dalka dhaman hiyiin koba qad shisheye hadana SAS oytahay waxa besla sugaa ama damirku markuso labta mucadad iyo muxafid labaduba Dan somaliyed Iskuma hayan ee danahoda ay Isku dagalsan hiyiin
Mahadsanid C/salaan
Bal is bar-bardhig ku samee dawaladii hore iyo tan maanta joogtah?
Habargidir mucaaradnimo xumaa
Sanbolal she Ethiopian citizen ship ma aha miyaa dual citizenship???? I think so
Agaasime abdisalaan Han siyaasaded oo dhalin yarada soomaaliyed ku dhisto ma leyahy
Aad bad u mahadsantahay mudane suugaan carbeed walaal ka mid ahayd: waad maqashiin lahayd haddaad wax nool la hadlaysid, Laakiin waxaad la hadlaysid nafba kuma jirto. Markaan saa leeyahay waan hubaa Soomaalidu macdanteeda aad in ay u sarrayso Wuxi muuddo dheer ku dhacayay ayay la tabaalaysantahay, waase dhuxul danbas huwan ee marna haka caajisin.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jaajuus sanbaloolshe iyo sxbdiis oo kulmay una tashanaya umadda dagaha iyo indhaha la ee somaliyeed dhahsiinay ka goantahay aamusnaada waligiin
Sanbaloolshe isagaaba basaas itoopiya u shaqeeya ah
Taliye suul nuug shabab baa gacanta kuhaaya mana ladilin lkn barito ayaad arki doontaan asagoo idin la dagaalamayo ha oynina ninkaas kaamirana lama horkeenin
War ninkan qarandumiskan ma isnadaysan wareysigisa
😂😂😂 marka hore ba somali dawlad kama jirin ilahay ano maqan madax wayno oo shacabkisa bobayo maa wax ka soge😢
Xasan baa farriin ceeb ah oo uu sanbalooshe kaliya u sheegay waa jabin sharci iyo khayani qaran
Sawirka isku dhar mabaqabe miyuu soobadashay Mise adiga ayaa been noosheegaayo.
Yaa dortay xasan sheikh waasiyaasinta adiga la mid ahaa ayaa kenay siyaasinta somalida waa laba wada sima kaaro haa na wareerin
Xaqiiqa waxay tani na tusaysaysaa khiyaamo qaranimada laga galayo laguna qancinayo waxay rabto Ethiopia
Maxuu 😂 ufadhistay miyey maree manta
Taliye nabad sugis oo heesta diplomas passport Ethiopia ah anaga manawalaa sidee warbaahinada uga hadlin arinkaa Somalia alle umaqan sheekada mafahmin😅😅😅😅😅😅😅
Ee wiilashiina awaaye mujaahidiinta alshabaab ayaga cadowga idinka dhicinaayo ee garabsiiya
Sanbalooshe ninkii ithopia u dirsaday ayaba nin liita ah odaygaas waa jaajuus wayn oo ithopian ah
Waxa hada inoo muuqda wax quruxbadan maha meel walba waxaa ka socda dagaal qabiil hubkii dawlada ayaa faraha ka baxay haday ahaan lahayd rasaas iyo qoryo ciidannkii loo diyaariyey qaranka somaliyeed waxaa lagu kala qaybiyey reer reer markaa hadii la waayo dawladnimo somliyeed oo dadka isku haysa waxaan qabaa in lakala tashadaa
Sawir ayaan sidaan jeecelahay ku faasili dambe waxan ahayan kama qadaysiid
Horta masawika waa lawada arkey laakinse qofka somaliga ah marka uusan xil hayn waxaas iyo wax lamida ayuu soo bandhiga marka uu xil qabtana amaan buu ku badalaa marka amaad xil doon tahay oo aad marka lagu siiyo aad amaan la jidbotaa sida hassan sheekh sida sambalooshe ali balcad ina fiqi iyo qaarkalo badan
Sanbaloolshe sootuu shaqaalaha Itoobiya ku jiray ma wax cusubaa inuu Camiil yahay kaligiina maahan
Asc wrwb shalay Farmaajo sidaa ayaad ugu dhaganeed Maanta Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud sidoo kale Somaliya Dantaa ayaad ka hadashaa ummadda Soomaaliyeed weey ku yaqaanaan
Mapkan gadaashada suran ee aad Ethiopian ka ugu xalaalaynayso gobolka Ogaden maad meesha ka qaadid ma sidaan baad Sirdoon kusoo noqotay? Adigu wax fahan intaadan wax falanqayn.
C/kariim, mahad sanid inaad indhaha SHACABKA u further, lkn, HADDUU XAZAN TUUG DAAROOD AHAAN LAHAA WXAAN KULA FILAYAA INUUSAN SII FADHIYEEN, OO QABYAALAD AYAA LOOLA TEGI LAHAA, SIDII FARMAAJO TUSAALE AHAAN... HADDABA WAA MXAY FARQIGA U DHEXEEYA..?? BADBAADADA DALKA /DIINTA IYODADKABA...?? MXAAN SUGEYSAAN???
Allah ka baq ha iska hadlin
Waa doqon iyo tuug
Been iyo mala awaal ayaad ku haysaa meshaan wax aad falanqayso ma haysid
he's double agency
Mas'uul dowladeed isagoo dalkiisa ka maqan, joogana dalka uu martida u yahay inuu shir gaar ah qabta sina uma bannaana, waliba sirdoon😮😮😮😮😮.
Waa shaqada Xasan & teamkiisa
sunb. can not meet alone with foreign agency,
Mid waa la og yahay san baloolsh inuu ushaqayo
Sabolshe Hadana Basapor Etopian Ah Ayuu Hestaa Markasuu Matalayaa Qaran Somaliyed
Hadal waxaa socda siriyas ah waliba suaalo ayuu ka jawaba yaa warbixin tu wey dhamatey lkn maxaad sidaas usameysey iyo waxas maxay udhacen weyo waxa socda midda kele sanbaloshe waa siyasi kursi don ah lkn Ethiopia iyagu kursi iyo siyasad tona shaqakuma lahan aa waa saraakiil qaran keliya shaqadoda ayey xogasarayan dalkoda
Hhh
Maxaa xiga sanadka cusub ee dawlada somalia 2025?jawaabta waxaan kasugnaa prof abdisalaan guuleed
Somaliyeey toos qof Hurdaa toosa Somali waa dhinteen toosimaayaan
Dadkaan isuma arkaan inay yihiin labo dawladood oosiman waxay uyihiin gacanyare waagi hore gabraa sidaas umaamulayay
sawirada iskumid ma ahan
Qofkaaaan meesha wuxuu u tagay Dana ugaar ah asaga iyo group ka xamar fadhiya
Sanbalooshe waligii ayaa la ogaa inuu ushaqeeyo ethiopia