E46. Maamul Wanaag Podcast I Heshiiska Siyaasadeed ee Soomaaliya & Isbedellada Ku Dhici Kara 2025
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Maamulka awoodda doorashada Soomaaliya waxaa ka dhashay is qabqabsi siyaasadeed oo la xiriira hannaanka doorashadu u dhacayso ka dib markii ay Dowladda Federaalka sheegtay in ay koobaan doonaan Xisbiayada siyaasadeed ee dalka, waxaana taasi ay abuurtay cabsi weyn oo aqoonyahanka Soomaaliyeed ay ka qabaan halka ay ku dambeyn karto Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya.
Qeybtan 46-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Dr Afyare Cabdi Cilmi ayaa ku gorfeynaya geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya iyo isbedellada dhici kara heshiiska siyaasadeed sanadka 2025.
(0:00:) Marxaladaha ay soo martay Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya
(13:00:) Dadaallada socda ee wax looga beddelayo heshiiska siyaasadeed
(19:06:) Dagaalka Raskambooni muxuu ka dhashay?
(21:50:) Maxaa keenay in saaxadda siyaasadda Soomaaliya soo yaraato?
(27:07:) Doorashooyinka iyo waxa iska beddeli kara heshiiska siyaasadeed ee Soomaaliya sanadka 2025
(31:44:) Xiriirka dowladda federaalka & dowlad-goboleedyada Puntland & Jubaland & maqnaanshaha kaalinta beesha caalamka
(38:20:) Saddex caqabad oo haysta hirgelinta wax-ka-beddelka heshiiska siyaasadeed & Dastuurka cusub
(43:03:) Muxuu yahay xalka?
#SomaliPublicAgenda #MaamulWanaagPodcast
AF-YARE Cilmi He is one of our intellectual .
Salaan kadib waa barnamijyadiina waa heer sare aan ka faaiidnay lakin maadama af somali uu ku baxaayo noo jilciya erayada Englishka ee martida iyo wariyaha ay adeegsanayaan intii suurta gal ah mahadsanidiin
Labo dowlad iyo in caasimad cusub la helo lahurimaayo
Afyare iyo CCW midkood yaa inooga dhigo madaxwayne
What does he mean by Sool Barri???
Salaamo caleykum xalka soomaali waxaa laga raadinooya meel qalad.
Xalka waa in aan illaaheey u labano.oo aan qaadano shareecada islamka.fedaraal waxaa nii keenay cadowgiina.
Sow tan diinta isku qarxineyno side ugu labana noqeex
Wariyuhu qudbad miyuu jeedinayaa
Somali dagaal ayay aaday, dawladnimo waa ku heshiin wayeen.