FALANQEYNTA JIMCAHA: GOORMAA LAGA BAXAYAA BAAHIDA AMNI EE CIIDAN SHISHEEYE?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому +1

    Markhaati waxaanu kanahay in Gen Tuuryare inuu yahay aqoonyahay,aftahan waliba aragti dheer,Gen horay u soco.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому +3

    Somaliya heshiis majiro haddii aan Majeerteen ayasan Madaxweyne noqon laakiin Somali waa isbaratay.

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 День тому +1

    Nin shalay isagoo doorasho ku yimid ku baxay doorasho haddana ku soo laabtay isla doorasho. Haddaan la aaminin yaa la aaminaa ? Ha guuleysto Madaweyne Xasan sheekh tuugna ha jabo

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 День тому +1

    Waabeen maalinkasta ciidan waan dhisan karnaa

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 День тому +1

    War Gabadha Samiiro ah unbaa wax garaneysa ee dadkan waalan iska daa

  • @isamaancumarcilmiyaash9586
    @isamaancumarcilmiyaash9586 День тому +1

    xildhibaankaan doqonka ah ee cadiifad qabyaalad hadlayo oo kale ha ku soo darin HBN waxan ildhibaan mahan doqonka ah qabiil ku imaday moye aqoon malahan ildhibankan

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c День тому

      Reer puntland dalka iyagaa shalay soo haleeyey oo madaxweeyne cabdirashiid dilay. Waxaana ka dhashay afgambi ciidan iyo digteeytar waxaa kaloo eey reer puntland sameeyeen jabhado ineey kasoo abaabuleen cadawga soomaaliya illaa iminkana eey dhibaato ku yihiin doowladnimada soomaaliya waxeeyna doonayaan dalku inaanu doowlad helin inta eey iyagu ka talinayaan laakiin soomaali weey aragtaa waxna uma dhiibanayaan daalimiinta qaai'niinta ah

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c День тому

      Wiilkaan reer puntland xal kama hadlayee dhibaatada eey dalka ku hayaan ayuu qiranayaa. Laakiin soomaali idiinma xayirnaaneeyso weey idinka soconeeysaa ama xeeydaabka ka riima ama haka riimina alle ummada idinka qabaye. Mujrimiinyahay

  • @MaryamSuudi
    @MaryamSuudi День тому

    Aniga waxaan ahey muwaadin qurubaha kunool in mudo ah. Waan tabayaa wadankeyga. Waxaan qabaa in dhamaan ciidamada shisheeye la,ga saaro wadanka waana in ladhiso ciidan xoogan oo Soomaaliyeed. Inta taas lagahelayo wadanka wuuqasnanayaa. Allow toosi Rabbi talo kufilan.

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 День тому

    Soomaali oo dhan waa ARGAGIXISO

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c День тому

    Reer puntland waxeey share eey ka yihiin dhaqaalaha eey doowladaha qaataan si aan looga bixina waxeey hor-taaganyihiin doowladnimo dhisanta iyo ciidan soomaaliyeed oo dhisma waxaa daliil u'ahmajiraan soomaali kale oo xabasho iyo muran ka keena doowlad soomaaliyeed oo dhisanta

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 День тому

    Ilaahay baan idinku dhaarshay bal madaxweyne ha Somalia soo Xasan Sheekh Maxamuud ma aha marka uu hadlayo ee uu marba gees eego tuug inuu yahay danbi baarayaasha police ka weey garan lahaayeen.

  • @farxaankulmiye4645
    @farxaankulmiye4645 День тому

    Asc Mowliid, fadlan isku day inaad joojiso cayilinta dheer ee suaasha si aad waqtiga u beekhaamisid
    Thanks

  • @shabeelmohamedabdi9305
    @shabeelmohamedabdi9305 День тому

    wali runta ka aadan sheegin dhamaantiin intay taas jirtana lama helaayo daawada

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 День тому

    Walaahay wadanka Hadii [ QABIILia] loo bixin lahaa meel loogu soo hagaago ayuu yeelan lahaa

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 День тому

    Ciidanka sharciga lagu hagayo ma waxaa laga rabaa (b/dowlada dhexe (t) dowlada goboleedka (j) dowladaha dariska ah.

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe День тому

    1:29:18

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 День тому

    Somalia wadan la dhoho ma jiro ee wadanka waxaa la dhahaa [ QABIIL] beesha caalamku waa ineey Go'aan ka Gaadho wadankan la qaybiyo qayb Kenya la siiyo qayb Ethiopia qayb Djibouti oo lagu kala tago oo xaarka iyo qurunka aduunkii wuu ku wareeray.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому

    Qabiil loojoojinmaayo waayo SomaliBritish- Somaliland ayaa lagasocday.

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe День тому

    Af soomali kuhadla

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 День тому

    Marka Xamse oo doqon inuu yahay ciyaalka hal sano jirka arkaan see Reysalwazaare looga dhigay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День тому

    Maalinta Hawiye iyo Daarood ogaadaan in ay yihiin dad walaalo ah oo wada dhashay oo somalinimadu ka faido badan tahay qabiilka, markaasay somaliya noqon dontaa wadan isku filan amnigiisa taasina dhici mayso ilaa yoomu qiyaamaha

  • @shabeelmohamedabdi9305
    @shabeelmohamedabdi9305 День тому

    waxaa soo gagay dad cadiifeysan

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 День тому

    Inta meeshaan lahadashey run kameysan sheegin ciidankii FARMAAJO Dhisney ragii kaladirey kuwaan mishin kulaayey baad waxweydiineysaa ama fakarka lagujabiyey qabey
    Danta goonidaa oo farmaajo kalahaa maxey tahey????

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому

    Waar Mowliidow Tastuurkii Garoowe1 iyi Garoowe 2 ,rag difaacaya ayaad nookeentay,Mj rag fahansan kusoodar hadda kaddib
    😅

  • @WaberiFatouma
    @WaberiFatouma День тому

    Dalla jabuuti xadhikley ba gumeysi kuhayo ee fadlan ka hadla

  • @ahmedjama5351
    @ahmedjama5351 День тому

    Moqdisho hadii caasimada 10 sano si kumeel gaadh ah looga badalo malaga yaabaa in ciidan somali leedahay lawareegto amniga magalo ka yar moqdisho ?

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c День тому

      Barakada alle kaa qaad ciidan magaalo miyaa laga hadlayaa mise ciidan soomaaliyeed? Cudurka aad qabtaan ayuu dalka ka hagaagi waayey alle idinkama bixiyee

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi День тому

    Markuu xasan dhiiqo xiilka ka taagoo😅😅😅😅